GARNAQSI: Sidee ayuu ku bilowday dagaalkii 77 ee Soomaaliya iyo Itoobiya? Qeybta 2-aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 07. 2019
  • Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

Komentáře • 198

  • @Abdi_Hamiid
    @Abdi_Hamiid Před 6 měsíci +2

    Team 2024

  • @hassanhiir9969
    @hassanhiir9969 Před 6 měsíci +3

    War waxani wariye maahyd wuu horbadyaa qofka wa la dhagaysta

  • @CabdixakinCeelabe-en1bw
    @CabdixakinCeelabe-en1bw Před rokem +2

    Alle ha u naxariisto halyayadii somaliyeed dagaalkaas ku dhintay

  • @omarsasab2698
    @omarsasab2698 Před 4 lety +3

    Odaygan fan badana waxuw meshan la soo faristay cali samatar aniga ka ficna Waxan ognahay. Askar maskin ah in aw dilay waa nacas doqon isma qarsho

  • @abdinasirksa9363
    @abdinasirksa9363 Před 4 lety +8

    Duqaaan faan badnaa wax walbo fikirkeeda anaa leh ayuu taagan yhy gacanaa kuu taagay

    • @calibashka3836
      @calibashka3836 Před 3 lety +2

      Waaa sax awoowgeey allaaha unaxariistee ayeey isla soo shaqeeyeen aaba iiiga aheekeeey inuu maskax badnaaay beeen maaava

    • @omarmohammed6797
      @omarmohammed6797 Před 10 měsíci +2

      Jananka inu maskaxdii dagalka qof walba ayaa ogee, oo adiga halkee ku bal-baleysa? 😤😤

  • @al-macrifa6739
    @al-macrifa6739 Před 3 lety +6

    Ilaahow kuu naxariiso maanta waa mayd

  • @dahirmohamedhashi9859
    @dahirmohamedhashi9859 Před 4 lety +5

    Yaab ma dagaalkii 77 uu ka sheekeynayaa mase taariikh nololeedkiisa.
    Waxaan dhageystay c.lahi yuusuf oo ka sheekeynayo marna kama maqal galaal isna is faanin meyn ee dad kale iyo guulo ayuu sheegayay.
    Cilmi haduu haayo haduu dalka ku badbaadin lahaa iyagu qabriyay la galeene

    • @cabdilaahi48
      @cabdilaahi48 Před 4 lety +2

      dahir mohamed hashi clahi yusuf isma faninin ba tiri oo dad kale ayu kahadlayay alaha unaxariste raga u kahadlayay wexey ahayen gananka galal cidamadana anago dhalin yaro ah ba kujirnay oo gashan dhiga ku xareysneyn Oona lasoconay waxwalba ganaral galaal ganankii ugu sareyay uguna qiimaha badnaa buu ahaa uguna aqonta badna afxumada uu kuhadlayo waligii sidabuu aha Malin ayan ogaa la isugu yimid gashandhiga maxamed siyad baa qeybka ahaa labadioda ayaa ishayay talyani english carabi intaba wuu kucayay maxamed siyad intuu qoslay buu dhaqaqay galaal wuxuu yiri wuu qoslaya muxuu kuqoslaya abahaa afkaeeyn kawas ninku fanina wuu aha weydii dadkii yaqiinay wixii kaxuna ayagey utaal qibradii somaliyana asagu ahaa

    • @maahir376
      @maahir376 Před 2 měsíci

      Waaruntii Dgallka waxa hogaaminayay 4 nin oo hal Cid ah waliba HG

  • @inamaxamed4967
    @inamaxamed4967 Před 4 lety +7

    WaaR waxani wariye maaha habaar Alle Ku rid kolba wuu qasayaa waraysiga

    • @geelleguure8808
      @geelleguure8808 Před 4 lety +2

      In Maxamedow maxaad wariyaha Soomaaliyeed u habaari. Hawl buu galay oo taariikh dhan oo dhumi lahayd ayuu soo bandhigay. Qadarin iyo abaal badan ayuu nagu leeyahay. Waa wariye degaan oo sharaf innaga Mudane.

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 Před 5 měsíci +1

    Bal waxan u kala sheegayo eeg anaa diyaariya map kii dagaalka 77 dhamaanti , hadana waxa uu leeyahay salxaan ayaa samaynaya waqooyi

  • @mj-en3cs
    @mj-en3cs Před 4 lety +5

    Galaal fataal buu ahaa naaggaha loo dirsado ee ciddii aan aqoon balaayo ha isaga dhigo

    • @oats2330
      @oats2330 Před 4 lety

      Cayda waa mamnuuco Allah ka cabso m j

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 Před 5 měsíci +1

    General galaal waxa uu isku dhigaa kaligii wax yaqaan

  • @musefarah491
    @musefarah491 Před rokem +2

    Odaygu titleka uu wato iyo suu wax u gudbinaya aad bey ukala duwan yihin

  • @abdullahidaad2062
    @abdullahidaad2062 Před 4 lety +4

    Wuxuu Kacaankii u burburay waxay wada ahaayeen kanoo kale ,
    Soomaalina halkaa waxaa dhigay kaas iyo wixii amarka siinayey iyo wuxuu amarka siinayey,duli fooqal duli

  • @asadluckymen6927
    @asadluckymen6927 Před rokem +2

    Galaal faan weeynaa oo majeerteen necbaa

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow1190 Před 6 měsíci +1

    War odayga ilaheey ha unaxaristo ee muxu la caydame 😂😂😂😂😂 astqfurullahi

  • @afeyafey5382
    @afeyafey5382 Před 4 lety +3

    G galaal saankuuhaysanay iyo wareesigaan lala fog waxaad garan weuday maga madaxweynahaada iyo taliyahaada ma garaneenohalka aad ku soo baratey dagaalgalinta ciidankataladeyda iskatag suna wa jamaaca laga yaabaa inaad noqoto sareeye guid malaaogi ha ku dhawto

  • @aliismail1539
    @aliismail1539 Před 2 lety +1

    Allah ya raxma

  • @abdihakimmussa4485
    @abdihakimmussa4485 Před 4 lety +7

    Waxan wixi mesha so galiyay baaa qaldan . Ceebtii dirirdhaba galaal sidaaas uga mayrmimayso .
    Ragii dagaalki 77 shaxdisa dhigay wa layaqaan . Anigaa dhigay waaa beentii ugu xumayd u sheego .
    General samatar meeluu jogo muxu ahaa galaal war waxan mesha ka saara aqastaaa

    • @abukarmurudimumin253
      @abukarmurudimumin253 Před 3 lety +1

      Wallahi sax wye bro General Samatar Aqoon sare ayu lahaa darejo Marshall ayu ahaa taas been kama sheygin mahadsanid

  • @hassanali1699
    @hassanali1699 Před 6 měsíci +1

    Somalia hada meeqa diyaarado dagaal bay hayistaan mise meeqa markab dagaal

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 Před 2 lety +2

    Ilahow kuu naxariiso wuxuu ahaa shaqsi dhif iyo naadir ah asago kale in lahelo

  • @salatliban8000
    @salatliban8000 Před 4 lety +4

    Garasgo dheer maleh wuxuna u egyahay inuu rabay in hogaanka dagaalka uuqabyo waagaas

  • @cabdilaahi48
    @cabdilaahi48 Před 5 lety +5

    Ninkaan aahihi dagalki sadaxaad bu kaqeyb qatay dadka inta ban lamasocdaan Somali waxey rabto ayey shegtaa

  • @oats2330
    @oats2330 Před 4 lety +3

    Somalia people you have to respect for this general of military of nation

  • @ifkanolosha9344
    @ifkanolosha9344 Před 2 lety +3

    Allah unaxariisto gen galaal geesi qaran

    • @cabdirahmanmoumin6234
      @cabdirahmanmoumin6234 Před 5 měsíci

      Alle ha u naxariisto lkn waxa uu ahaa nin ka dambeeya dilkii general Yusuf Tallan Cali , Alle ha naxariisto labadoodaba

  • @osmanabdiabdulle7602
    @osmanabdiabdulle7602 Před 4 lety +8

    jananku waa Mahad sanyahay tariiqda wangsan ee uu noo sheegay waan maqli jirey jenaral galaal

  • @jakeyphillip3031
    @jakeyphillip3031 Před 3 lety +2

    Ninkani waa beenawaas. Waxba lama waydiiyo. Wuxuu ka mid ahaa saraakiisha ugu aqoonta yar. Qaabka uu u hadlayo u fiirso. Waxaad mooddaa ilma carruura. Beenawaas ilaahay ka furtay weeye

  • @aliismail1539
    @aliismail1539 Před 2 lety +3

    Weriyaha: hadalka u dhaaf qofka ha hor boodine....hadal badanaa

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 Před 4 lety +3

    Gen. Galaal xoolo caadi waaye

  • @abdoullah0158
    @abdoullah0158 Před 4 lety +3

    Abdul jabbar du

  • @cabdirisaqmaxamed7228
    @cabdirisaqmaxamed7228 Před 2 lety +1

    NIYAW KAN WARAYSIGA QAADAYA MIYAANU CAADI AHAYN,,ODAYGA WARKA U DAA OO MARKUU DHAMAYSTO WAXAAD KU DARAYSO AMA AAD WEYDIINAYSO WAYDII,,

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 Před 4 lety +5

    Waxan weriye maaha waa jaajuus shisheeye yaayiri sirta qaranka miidiye lasoofadhiiso oday doqona oo cuqdadi dilootay baastariin

  • @jibrilmattan3052
    @jibrilmattan3052 Před 11 měsíci +1

    Waxan waraysanaya general Ka waa wariye khadhiin marwalba sheekaduu Ka dhexgalaya waliba waa nin wayn oo nacasa

  • @aliciise7634
    @aliciise7634 Před 3 lety +2

    Mj waa reer abtigiis reerka u sidaas umaagayo

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 Před 5 lety +4

    Muxuu beenlow yahay idagoo dhimanayo ayuu ragii dhintay xamanaya wuxuu ogyahay in aan cidina ka noolsyn beenloow ijaajuus ah yuu shaan jiray markaas yuu leeyahay anaa wax dajiyay maxaad u dhihi wayday markii ay ragii rag ahaa ay noolaayeen waadiga hada tactacle

  • @darkskull9133
    @darkskull9133 Před 7 měsíci +1

    War kan wariye maahan war hadalka uugabax janaralka

  • @SofiDual-gz5dr
    @SofiDual-gz5dr Před 4 měsíci

    Xaroodkii qabyalad qawan bey Comment ka dhax oyaayaan

  • @abdullaahihassan3469
    @abdullaahihassan3469 Před 6 měsíci +1

    Manta taganthy 😮😮

  • @SaidYusuf-fy7mk
    @SaidYusuf-fy7mk Před 13 dny

    Allah unaxristo

  • @abdullahisaid4759
    @abdullahisaid4759 Před 2 lety +1

    Allaah how naxariisto adoonkiisa

  • @abdisalamfarah9344
    @abdisalamfarah9344 Před 7 měsíci +1

    Horta, odayadan Soomaalida, kolkba kii hadlaaba ma isaga ayuun baa wax walba sameeyay---sidooda badan?
    😂😂

  • @abdirizakal-adala2975
    @abdirizakal-adala2975 Před 4 lety +5

    In buug laga qoro ayay ahayd dagalkaas.

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 Před 5 lety +4

    Nimankii aad khiyaantay oo aad dishay sheegtay in aad dalacsiinayaso sheeg

  • @abdirahmankaariye1714
    @abdirahmankaariye1714 Před 5 lety +5

    xumaa ninka ninka wareysanayo kan wariye mahan

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 Před 5 měsíci +1

    Faan wayna anaa kali wax aqaan

  • @Aziizmohamed
    @Aziizmohamed Před 2 měsíci

    Mujrimkaan wuxu ka danbeeyay dilka professor abyan oo xamar lagu dilay

  • @abdirizakhassan8586
    @abdirizakhassan8586 Před 4 lety +4

    Waa nin geesi ah m.a nolow sxb

  • @AxmedMaxamuudXasanXoog
    @AxmedMaxamuudXasanXoog Před 4 lety +3

    Geesi

  • @haaruunmacalincusmaan9289

    Kan wariye ma aha isagaaba dhexgalaayo maanta oo dhan

  • @CabdirisaqMacalin-cr2lo
    @CabdirisaqMacalin-cr2lo Před 11 měsíci +1

    Heestaan ereyadeed ii sheega asxpta😊

  • @user-ij1su2vg6f
    @user-ij1su2vg6f Před 3 lety +2

    9:00🤣😂🤣😂🤣😂

  • @axmedsayid9508
    @axmedsayid9508 Před 9 měsíci +1

    Qofkan xishoneyn muxu aha afweyne muxu lahaya

  • @geel-qaadyusuf7235
    @geel-qaadyusuf7235 Před 5 lety +3

    Alle odaygaan faan badana oo rag ka fiican buu caayaya.

    • @cabdilaahi48
      @cabdilaahi48 Před 4 lety

      Geel qaad Yusuf faan maxaa utaqaan ninkanu mafano dadka fanana kumajiro maskiin cuqdadeysan baad u egtahay

    • @maahir376
      @maahir376 Před 2 měsíci

      Xorrynta gonolka somali galbeed ninka ayaa uxilsaarana dajinta qiddada dagaalka adiga fan maxaad kataqaan

  • @ahmedsadiiq8894
    @ahmedsadiiq8894 Před 3 měsíci

    Faan badanas galaal waxkaste anigaa sameeyey iyo aflagaado usku farey waxaan filayaa in laciilay oo wax lagu heysjirin

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 4 lety +4

    Xalqa wa af carabi dooni meyno.
    Somaaligu waa. Qeybti

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 4 lety +4

    Dadkiinaan
    Ku Hadaaqaya
    Ninka waraysiga Qaadaya
    Waa Saxafi
    Ruug Cadaa Ah
    Yusuf Xasan
    Markuu wariye ahaaa
    Qaarkiin
    Ma jirin
    G galaal
    Taariikhda uu Ka sheekaynayo
    Dhuuxa
    Oo meel dhigta

  • @jamalabdi303
    @jamalabdi303 Před 4 měsíci

    Nin yu ahaaa

  • @ridwanabdirahman6117
    @ridwanabdirahman6117 Před 4 lety +2

    Majeerteen Sayidkaa horay uga gobyey (Ama doonyihii saaxil iyo cadan dilaalayso) tan iyo qiyaamaha waa gaalo raac Majeerteen iyo isaaquba waa laba daba dhilif

  • @libanalimohamud3709
    @libanalimohamud3709 Před rokem +1

    Wariyaha waaba ka shakiyay

  • @user-cw4jr8mn4b
    @user-cw4jr8mn4b Před 4 lety +7

    odaygaan waa qaain wuxuu kow ka ahaa burburkii Ciidankii xooga Dalka somaaliyeed ee wakhtigaas..laga bilaabo wakhtigii 77.kii ilaa markey Dawladii dhaceesay khiyaano weyn ayuu galay,, waxba yusan been idin sheegin

    • @abdiosman2172
      @abdiosman2172 Před 3 lety +1

      Habarta aya qaain ah

    • @breckengannon216
      @breckengannon216 Před 2 lety

      I dont mean to be offtopic but does someone know of a way to get back into an instagram account??
      I stupidly forgot my password. I appreciate any assistance you can give me!

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 Před 4 lety +3

    Galaal waa qof aan damiir iyo dadnima midna lahayn ee maxaa laga waraysanayaa? Markii Maxamad Siyaad talada hayey wuxuu ahaa adeege la dirsado, goortuu arkay in Siyaad tegey ayuu shaarkii beddelay oo shaar kale oo qabiil soo xidhay. Ma waxaasaa hadalkiisa la qiimayn karaa?

    • @mahamedhassan8442
      @mahamedhassan8442 Před 3 lety

      Sxb 1977 ka dib ma shaqo ciidan ayuu qabtay nooga jwb?

    • @Wonderer224
      @Wonderer224 Před 3 lety

      mahamed hassan
      Wuxuu fataal u ahaa taliskii milateriga.

    • @jakeyphillip3031
      @jakeyphillip3031 Před 3 lety

      Galaal waxaa loo dirsan jiray dumarka. Yaa wax waydiin jiray

  • @Ahmedali-bj2bo
    @Ahmedali-bj2bo Před 4 lety +4

    Waligiis ma uusan noqon wasiir kuxigeenka gaashaandhiga waxaa ahaa maxamuud geele yusuf

  • @ibraahinmaxamed5253
    @ibraahinmaxamed5253 Před rokem +1

    War ka hawiye halawadiiyo badnaatiisa kkklkkk

  • @cjexchange24
    @cjexchange24 Před 2 lety +1

    Wariyahanu dhaqan xuna najaska

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před rokem +1

    Ceeb ayaa ka sameysey

  • @mohaguureofficial2049
    @mohaguureofficial2049 Před rokem +1

    naxrstii jano allha kawrabio

  • @abdifatahomarahmed4375
    @abdifatahomarahmed4375 Před 5 lety +5

    Odaygan waan layaabaa run ahaantii dhowr wareysi oo uu bixyayna waan arkay subxaan

  • @bajiopele9891
    @bajiopele9891 Před 3 lety +2

    Kani waa doqon been wuu ku darsaday

  • @CadeCaanoBooro-wi2ir
    @CadeCaanoBooro-wi2ir Před 6 měsíci +1

    Gen.hadalka haku Celin WASAQ😎😎😎😅

  • @abdimalik1895
    @abdimalik1895 Před 4 lety +3

    War hedhe cab sida is ka daye runta is ka sheg maxa ubaqe wlh cabsiya kugu jirta

    • @cabdilaahi48
      @cabdilaahi48 Před 4 lety

      Markuu cabsanayo xaguu jogaa Ma xabashibuu lajoga cuqdad hadal kk

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 Před 4 lety +3

    Waakadaab galaal yaawaxwaydiin jiray mamaxamed cali samatar iyo siyaad baa galaal kaarto ciidan waydiinjiray kadaabiin

    • @somshortfilims6821
      @somshortfilims6821 Před 2 lety

      Kaartadii dagaalka 1977 galaal ayaa dajiyay taas suaal kama taagna

  • @yussufeyabdii
    @yussufeyabdii Před 4 lety +5

    This man is very unprofessional journalist,, too much interruptions

  • @issahalane3090
    @issahalane3090 Před 4 lety +4

    Oday ka anshax xun wali ma arag subxanaallah

  • @xalimoyusuf2755
    @xalimoyusuf2755 Před 4 lety +1

    Dirirdhabe waa meesha ragii soomaaliyeed KU jabay

  • @abdikadirweedow7787
    @abdikadirweedow7787 Před 4 měsíci

    J galaal waxaanu ognanahay in ey diyaariyeen maabkas ceydiid iyo c yuusuf

    • @shiiqcali-yw2fx
      @shiiqcali-yw2fx Před 4 měsíci

      Caydiid dagaalka ka mid ma aheen. Xafiiska xamar ayuu wax ka joogay. 2 nin oo jaamacadii ruushka Soo dhameeatay ayuu ka mid ahaa galaal. Caydiid iyo cabdulahi yuusuf jaamacadii way ku Soo fashilmeen mana dhameeysan

  • @CadeCaanoBooro-wi2ir
    @CadeCaanoBooro-wi2ir Před 6 měsíci +1

    Wadanimo

  • @ismailjama8293
    @ismailjama8293 Před 4 lety +6

    odaygaan wayn oo lac lac ah bal dhagaystaa inta jeer oo yidhi hooyada was & aabahaa was jeneral profisinal miyaa sidaas u hadla midkale galaal walgii muu noqon wasiir ku xigeenka g/ gaashandhiga idinkuba baadha 77 waxaa ahaa wasiir ku xiinga g/ gaashandhiga gen, maxamed yusuf geele beedtu ma fiicna galaal faan waxaan ahayn meesha kuma hayo & been

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Před 4 lety

      Waa bilaa dhaqan fule ah walaahi waa aw usujoodi jiray maraxuum madaxwayne maxamed siyaad ahn

    • @cwalicilmi974
      @cwalicilmi974 Před 3 lety

      Xolo xayawnada ku dhex dhashaa tahy halgan maxaa kataqanaa

  • @shiiqcali-yw2fx
    @shiiqcali-yw2fx Před 4 měsíci

    Kan wariya ma ahan . Wixii dhamaaba wuu qasay. Ayaan ha noolaato baa dadka u fiican. Wuu shageestaa ninkaas

  • @yousufjuba5894
    @yousufjuba5894 Před 21 dnem

    Dulli alle ku bad galaalow, beenlow qurmey baa tahay alle kuuma naxariisto.

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 5 lety +2

    Sxb wariye
    (XALQAD )WA AF CARABI
    EE KU DADAAL IN AAD QIIMWYSID AFKAGA HOOYO O TIRAHDID
    (QAYBTII )WA INA TIRAHDID

  • @mohamadosmaan2734
    @mohamadosmaan2734 Před 3 lety +1

    General galal wan maqli jiray lkn manta ayaan runtisa ujeda

  • @jamalabdi303
    @jamalabdi303 Před 4 měsíci

    Allow adaxaal og

  • @ibnumacalimkaynaan9215
    @ibnumacalimkaynaan9215 Před 2 lety +1

    kkkkk tani tariiq ma ahee wa nin iska hadlay

  • @waliidcamraanbi7471
    @waliidcamraanbi7471 Před 4 lety +3

    Aaway sawaariiqdii saamka

    • @geelleguure8808
      @geelleguure8808 Před 4 lety

      Beebeeye fara badan ayaa jiray oo fadhiyey xerada fiyaamo.

  • @mohamedwardheere9021
    @mohamedwardheere9021 Před 4 lety +2

    galaal waa intarboolka aduunka

  • @shaafidaahir7954
    @shaafidaahir7954 Před 4 lety +3

    Kan wariye mahan suaal xun oon booskeedii haysanin badanaa plz

    • @cavediver7897
      @cavediver7897 Před 3 lety

      anaa la yaaban wallahi tan kale ma hurdaa qofku

  • @mohamedmohamoud8071
    @mohamedmohamoud8071 Před 5 lety +2

    WALIGAY MA ARAG NIN WAX XUN KASHEEGAYA ODAYGAN KA HOR. WAR ALLE KAYAAB

    • @ciiseafrah6180
      @ciiseafrah6180 Před 4 lety

      😭 NINA MA DHAAFIN MADAXDII WUU WADA CAAYEY. QIIMEEYE HADALKIISA 🤣😂😭

    • @cabdilaahi48
      @cabdilaahi48 Před 4 lety

      @@ciiseafrah6180 wagaas nin aan asaga eheyn nin maheyn xaniinyihisa Bey Somali sareyd maninkii adis ababa 30 kiilo mitir utagay walahi waa nin rageed adinkuna cuqdadba idinka muqata war ninku waa Somali duf kubexe

  • @indianocean9521
    @indianocean9521 Před 4 lety +4

    Soomaali horey bay u tiri beenaale nin dhintay iyo mid Ka dheer buu marag gashtaa,nimankaa uu sheegayoo idil oo ahaa saraakiishii ugu sarsareysay xogadalka way wada dhinteen oo maanta galaal hsdii ay mawli lahaayeen kir bay orsn lahaayeen beentiisa laakiin waa aduun ha iska nacnacleeyo. Waa nin coil qaba oo doonaya taariikh macmal ah inuu sameesto.

    • @saadaqguure758
      @saadaqguure758 Před 2 lety

      Runta oo kahadlay miyaa kudhibtay@ ama adeerkaa iyo abti ama qof waalid kuu eh ayuu waxuu yahay ka dhawaa jiyaay miyaa diidan tahay

  • @sharkeyhersi19
    @sharkeyhersi19 Před 4 lety +1

    cimi nuutyay

  • @hadsmohamed5671
    @hadsmohamed5671 Před 4 lety +6

    Galal erey runa masheegin

  • @Oawjama
    @Oawjama Před 4 lety +4

    😂😂😂. Ciyaar buu odaygu ka dhigtay qarankii soomaaliyeed.

  • @AliOmar-xt1sy
    @AliOmar-xt1sy Před 2 lety +1

    beenloow waar maadigaa sidaa u hadli jirey. waxaad noqo tahay meel aar ka kacay atoor fariistay

  • @user-ij1su2vg6f
    @user-ij1su2vg6f Před 3 lety +2

    5:43 bal arka aqoon yahan ayuu iskushegaa sarlaakii kasareyay siduu uu aflagaadenayo

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe Před 4 lety +3

    Kani waa kii Siyaad Barre kabaha u qaadi jiray.

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 Před 4 lety +1

    Kani wereye maaha waayo wuu
    Hadal badan yahay

  • @oats2330
    @oats2330 Před 4 lety +1

    Ma j wax walaba ka filo

  • @garyaqaan15
    @garyaqaan15 Před 3 lety +2

    Odaygu faan weynaa wixii dhan ba asagaa sameeyay bu yiti ,war raga wax u ogalow. Ragii dowladda waday baa joogaye.
    Odaygu dhana qabyaalad iyo naceyb uu qabo buu ka muujinayaa dhinac geesi somaaliyeed buu ka muujinaya. Muhiimada inta wanaagsan baan ka qaadnaynaa inta xuna waan iska tuureynaa.

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 Před 2 lety +2

    General galaal waa halyeey somaaliyeed msha Allah

  • @user-ij1su2vg6f
    @user-ij1su2vg6f Před 3 lety +1

    21:18 beenbadanaa kan maba xishoonayo 🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂

  • @faisoosman4652
    @faisoosman4652 Před 4 lety +4

    Odaygan, jaahilnimo iyo nacasnimuu isku darsaday, rag libaaxyo ah buu wax kasheegayaa oo maanta ka hooseya. Kani waa inagumeed cuqdad
    Ka buuxdo, noocanoo kale samatar iyo siad bare ma soo hor fadhiisan jiran noocan oo kale

    • @ibnrushdaverroes7633
      @ibnrushdaverroes7633 Před 4 lety

      kan sidaa au caqli iyo xikmad liita afweynana waaba kasii liitay oo Talyaaniga aa darajooyin ku tixay markuu arkay sida uu daacada ugu ahaa gumeysiga talyaaniga

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 Před 3 lety

      Kanwaa kaageesiyaha baaba yaashaaiyo awooyashiin maxaakata qaanaa jaajuusyahay itoobiyaan kii hooga laga soomar baad mant dabada uruxaysan

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 Před 3 lety

      Nayaa hacaayi cadha alla kugu dhacdaye

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 Před 3 lety

      Faisa 😗😗😗😗😗😗

    • @saadaqguure758
      @saadaqguure758 Před 2 lety

      Janaral galaal waa halyeey somaaliyeed guul

  • @user-jd1ds5di9c
    @user-jd1ds5di9c Před 4 lety +1

    Galaloow #Samatar oo miyaa adiga wax laguu dhiibay hhhhhhhhh