2 Qiso Oo Cajiib Ah | Qiso Faaidada Baryada Alle Sh Maxamed | iyo Qiso Qabsatey Sh Maxamuud Xaliike

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 02. 2024
  • #qiso_cajiib_ah #barashadaislaamka #qisooyin
  • Zábava

Komentáře • 114

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Před 7 dny +1

    Labadan Sheikh ee aan ugu jecelahay in aan dhegeeysta muxaadarooyinkooda Ilaahey haka jazaa siiyo.

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 Před 6 dny +1

    الله اكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 Před 3 měsíci +11

    Sh maxamuud xaliike waa geesi
    Allah haku xafido Shekh intii dulmi wada Allah ha inaga qabto

  • @MohamadAli-nv2jh
    @MohamadAli-nv2jh Před měsícem +2

    Subxaanallaah Allaahu Akbar Laa,illaaha illalaahu muxamada rasuululaahi salallaahu calayhi wasalam

  • @RahmoAbdalleahmed
    @RahmoAbdalleahmed Před 3 měsíci +4

    Yaa rabi allow adiga ayaa rasaqada baxshe mid Khayrkeda wadata ku waydisanay❤

  • @user-zp9vh9hz8l
    @user-zp9vh9hz8l Před 5 měsíci +12

    صلوا على النبي ❤❤

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 Před 3 měsíci +5

    الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Před 4 měsíci +16

    alxmdulillah ilaahy baa dadka irzaaqo ilaahy qanaaco nasii

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024 Před 4 měsíci +7

    Allow no naxaris ya rabi ya raxman

  • @ubaxqaali8210
    @ubaxqaali8210 Před měsícem +3

    Masha allah masha allah ❤❤❤❤

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 Před 18 dny +1

    M.a sh jazakalah ❤

  • @aragsangeedi6897
    @aragsangeedi6897 Před 3 měsíci +8

    Masha Allah sheekha waa geesi geesi Dhalay u sheeg ma gartaane

  • @AhmedFarah-cm1cu
    @AhmedFarah-cm1cu Před měsícem +1

    Sheekh Maxamuud Xaalike alla dartii u jeclahay

  • @hiboabdi9392
    @hiboabdi9392 Před 4 měsíci +6

    masha Allah Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarahMom-d2g
    @FarahMom-d2g Před 6 dny

    Ale haku xafido sheekh❤

  • @umaabdullahumaabdullah9236
    @umaabdullahumaabdullah9236 Před 4 měsíci +7

    Allahu.Akbar.ilahay.wanagu.filanyahay.lkn.anagan.sugen.

  • @XudayfiCabdiwaxid
    @XudayfiCabdiwaxid Před 24 dny +1

    Alla ya cisak❤❤

  • @Axmed2025xa
    @Axmed2025xa Před měsícem +2

    Alaaho akbar

  • @Saprina-uw1ii
    @Saprina-uw1ii Před 2 měsíci +20

    Sheqa kowad arintu ka shekenayo wlhi aney igu dhacdy alhamdulilah 😢waliba ariin sharaftey samen lheyd alhamdulilah 😢😭💔

    • @missjano8249
      @missjano8249 Před 2 měsíci +5

      Ma ada qofka sheikhu shegayey ee dahabka helay hadi adi tahay adna u naxariso umada masakinta ah inchallah

    • @XudayfiCabdiwaxid
      @XudayfiCabdiwaxid Před 24 dny

      Wll ma adaa misse yadoo kale ayaa kugu dhacday
      Bal noo sheeg qaabkesa wll❤

    • @Saprina-uw1ii
      @Saprina-uw1ii Před 24 dny

      @@XudayfiCabdiwaxid wlal iyado kle ba igu dhacdy

  • @alihassanawil8789
    @alihassanawil8789 Před měsícem +1

    Alle Ayaan mahadale allaxamulilaah

  • @AbdihakimJabirAbdi
    @AbdihakimJabirAbdi Před 3 měsíci +5

    Manshaallah

  • @RahmoburhanJamac-en9he
    @RahmoburhanJamac-en9he Před 2 měsíci +6

    illhy miyuusn adoonkiisa ku filinayyn ?😭😭😭😭😭😭😭 markuu illhy dhahya cajiib

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 2 měsíci +18

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MunaAbdi-oi7je
    @MunaAbdi-oi7je Před 3 měsíci +2

    Masha allah masha allah masha allah

  • @user-dx8lh1gn8f
    @user-dx8lh1gn8f Před 19 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @user-ss6sd1gp8e
    @user-ss6sd1gp8e Před 3 měsíci +2

    MnshAllah tabarakallah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-kt8rd2qn8c
    @user-kt8rd2qn8c Před 3 měsíci +3

    Arasaaq Alaahu Agbar❤❤❤

  • @aniisayuusuf9943
    @aniisayuusuf9943 Před 3 měsíci +3

    Allah aakbar❤❤😊😢

  • @user-im1xn4lt7p
    @user-im1xn4lt7p Před 4 měsíci +6

  • @ayanmaxamed6901
    @ayanmaxamed6901 Před měsícem +2

    Alle wayne ba nagu filam

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 Před 3 měsíci +2

    Masha Allah ❤️💓❤️❤️

  • @coolcatschitah6394
    @coolcatschitah6394 Před 3 měsíci +2

    SUBHAN ALLAH ❤️

  • @user-xw7qx4wp9b
    @user-xw7qx4wp9b Před 3 měsíci +2

    جزاك الله خير

  • @user-nr6jg3je9l
    @user-nr6jg3je9l Před 3 měsíci +4

    Shiq.alaah.kuxafido

  • @XiinFiniin-nu4ed
    @XiinFiniin-nu4ed Před měsícem

    Allaaahu akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤allaaahu akbar

  • @ayeeyokoriz4781
    @ayeeyokoriz4781 Před 3 měsíci +10

    Nika ay ku saabsan tahay qosadan dahabka ninkaas wuxuu ka soo tagay magaalo la dhaho moyaale Muqdisho na usoo raadsaday nolol maamleemed markuu Muqdisho imanayay shilin ma haysan haygiisana wuxuu ahaa masjid yada marka ilhay subxana watacala Marku wax ku siinaya yaa tahay ku dhihi mayo qof walba ilhay amiirtisa. Ha u fududeeyo

    • @user-hq6fn9tp1r
      @user-hq6fn9tp1r Před 3 měsíci

      Eedi inagama raacdeen hadii aynu nabad gelyo kagasoobixilahayn muuse dhulbahante isagaa dagaalka geliyay oo kuqasbay ganacsigoodiibuu kuqabsaday 8 bloodbath laascaanood laduqaynayay nimankaa reer sool ilahaybaa inadilayee waa laga gardaraa amnigooda lama sugin lalama garnaqsan xaqbay ulahaayeen taasna muuse dagaalbuu iclaamiyay shacabkiibaa rasaas lala dhacay system kii oo dhanbuu waalay ilahay xaqa sheega buuyidhi from habarjeclo

  • @aniisayuusuf9943
    @aniisayuusuf9943 Před 3 měsíci +2

    Masha allh❤

  • @KMM1997
    @KMM1997 Před 3 měsíci +2

    MashaAllah

  • @IbrahimXaji-sr4pp
    @IbrahimXaji-sr4pp Před 29 dny +1

    ❤❤❤

  • @saacidAadan-hp9uv
    @saacidAadan-hp9uv Před 3 měsíci +4

    M.a

  • @FateCali
    @FateCali Před 3 měsíci +3

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Dr.Sharu02
    @Dr.Sharu02 Před 2 měsíci

    MashaAllah ❤ barakallah 🥰

  • @user-cw3lv2qu2f
    @user-cw3lv2qu2f Před 12 dny

    M.a❤❤❤❤❤❤❤

  • @istock6341
    @istock6341 Před 5 měsíci +5

    ‏‪0:25‬‏

  • @NagaadJano
    @NagaadJano Před 29 dny

    Mashalaah alh agbar

  • @UpdikaniOdowa14
    @UpdikaniOdowa14 Před měsícem

    Allahu akbar ❤❤❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před 2 měsíci

    Masha Allah shiikh

  • @honsomaliboy
    @honsomaliboy Před 2 měsíci

    Masha Allah 💯

  • @ju4965
    @ju4965 Před 2 měsíci

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @ZahroAli-sj6dh
    @ZahroAli-sj6dh Před měsícem

    Yaa rabi

  • @AmranSalbay
    @AmranSalbay Před 19 dny

    Masha lah

  • @NimcoMaxamud-ur7ff
    @NimcoMaxamud-ur7ff Před 2 měsíci

    مشا الله

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn Před 3 měsíci

    Allah u naxariisto

  • @munaomer8597
    @munaomer8597 Před 2 měsíci

    Allahu Akbar

  • @SayidcaliAxmedcllahi
    @SayidcaliAxmedcllahi Před měsícem

    M.a 🤲🤲

  • @MohamedAbdi-xg4mh
    @MohamedAbdi-xg4mh Před měsícem

    M.a❤❤❤❤

  • @NeyruusCarawow
    @NeyruusCarawow Před 25 dny

    Scw Scw

  • @RuqiyoMaxamedcumar
    @RuqiyoMaxamedcumar Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SayidcaliAxmedcllahi
    @SayidcaliAxmedcllahi Před měsícem

    M.a ❤❤❤

  • @kdsowpod92fg16
    @kdsowpod92fg16 Před 2 měsíci +9

    يقول امام الشافعي عن الدعاء. اتهزء بدعاء ودزدريه.وماتدري بما فعل الدعاء. سهام اليل لا تحطي. ولكن لهاامد وللامد انقضاء.

  • @MouseButh
    @MouseButh Před měsícem

    M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-vr6pe7uv2f
    @user-vr6pe7uv2f Před 3 měsíci +4

    Anigo wxn markhaati ka ahay inaad been sheegayn oo uu muuse khaldan yhy

  • @FirinehOundho-xd6wh
    @FirinehOundho-xd6wh Před 2 měsíci

    Félicitation

  • @HòodoMustafe-e9b
    @HòodoMustafe-e9b Před měsícem

    ❤❤ 0:54

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Před 2 měsíci

    Janaraal jiir

  • @rahmogamadid6018
    @rahmogamadid6018 Před měsícem

    Allha akbar ☝️🤲🏻🤲🏻🫶♥️

  • @WardaMohamed-cr2hp
    @WardaMohamed-cr2hp Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MuxiyadiinBuulecabdi
    @MuxiyadiinBuulecabdi Před 12 dny

    ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @saadhussein4534
    @saadhussein4534 Před 22 dny

    Ibramahi

  • @anisaadenmohamed9612
    @anisaadenmohamed9612 Před měsícem

    Oo hadabkaas yaa lahaa shiiqow wixii meel laga helo ma la iska qaadanaa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 3 měsíci

    As, E YawayE, QatraaayqaranEEy Qiimobadan cadceeddumaaroo murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad lagufarxeeeey qaasatan facyaashay waanba dhaafaaba

  • @mohabdalla8651
    @mohabdalla8651 Před 2 měsíci

    Qisada koowaad yaa ila yaqaanaa.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 3 měsíci

    Familyyyy SystEms

  • @Noopxricch
    @Noopxricch Před 3 měsíci

    وادا سا لك عبادي عني فا ني قرب اجيب دعوةالداعي ادا دعان فأاليستجيب لي واليؤ منوبي لعلهم يرشدون،
    Wll hwdw khalday ika saxa ,او كما قل الله تعا لا

    • @siciidcumar4731
      @siciidcumar4731 Před měsícem

      Wll quranka lama tacbiiriyo xadiiska ayaa la dhahaa او كما قال النبي صلى الله عليه وسلم

  • @hodanahmed5937
    @hodanahmed5937 Před 2 měsíci +1

    Maanta maxaad u ilaashan weydeen sowta wali dilkii sii libin laabmay

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 3 měsíci

    Iyo iyo

  • @dahabodayib7999
    @dahabodayib7999 Před 3 měsíci +1

    Wad la talisayi shekh muse bix lkn muqadn taladi balse wu edayi walina wakasocoda dilki lascanod maxa xala

  • @nimcohusseinahmed5200
    @nimcohusseinahmed5200 Před 3 měsíci +4

    sheekhow imika miyaad iska qabataan dilkii aad idinku is dilayseen eed hadana is qarinayseen saw muu sii libin laabmin sheekh maxamuudooow imika ma somaliland baa joogta

    • @umomar2743
      @umomar2743 Před 3 měsíci +2

      Ilaahay kabaq hoow doodin daalimiintii laascaanood dulmiday hada niinkii nin dila waa laqabtaa shareecada islasmkaa lagu qaadaa laascaanood waykaraysatay alxmdu lilaah alxamdu lilaah alxamdu lilaah ilaahayooow intaad raali kanaqonaydo alxamdu lilaaah

    • @dahabodayib7999
      @dahabodayib7999 Před 3 měsíci +1

      In dod qadn la qado maha imka o somalind ka baxadayi wamaxayi dilkn iyo kufisga ka socoda so lama odhn karo ayi is cunayisa warabe iskama celin karto dhamn dhulka somalind mamusho meshaso kaliya maxa dilka u sababyi wata labade so halki isago dhulku nabada o somaliya dhisnthy maha halki madaxa wayinhi somaliya lagu dilayi hadyinu runta isku shegno lascanod wa mel anu dilka iyo dulmigu ka dhamanayin wayo anigu majecli in qof muslima ama somaliya dhib gadho

    • @mariambalqiis757
      @mariambalqiis757 Před 3 měsíci

      ​@@dahabodayib7999wllo Soomaali waa is dishaa meel Ay jooto. Lkn Qof ladilay Oo An la garanayn wixii dilay waa dhib, Alxamdulillaah dilkii Qorshaysnaa waa laga Raystay, Allow Somalillan Hanagusoo celin

  • @maxamedxudeefa5729
    @maxamedxudeefa5729 Před 2 měsíci +1

    Shiiku wxu yiri magalosomalidegto kumadhicin madaficda laladhacay laascanod miyaanu ogayn hargaysa in diyaarado migaag ah loo adegsaday oo dhulka lalasimay

  • @user-vp7vj9bs3x
    @user-vp7vj9bs3x Před měsícem

    ninkaan maxamed macalim abshir wax ka been badan ma arkin

  • @AyuubAlqaanuuni
    @AyuubAlqaanuuni Před 3 měsíci +1

    labada qiso ismalaha

  • @SaynabHaybe
    @SaynabHaybe Před 29 dny

    Aduunyada marke còlumadu qaɓyaalda ķabixiwed maxaa xal

  • @abshirali313
    @abshirali313 Před 3 měsíci +1

    Gaalkacyo baan idinkala socdaa

  • @BilanAbdulaahi
    @BilanAbdulaahi Před 24 dny +2

    iso deceya 40 qof ducdod wal aqbalye in ilahey isiyo owlad bariya 7sano ilmo lan ahaye😢

  • @Dhir.iyo.deef.
    @Dhir.iyo.deef. Před 2 měsíci

    Siyasada ka dayaa janlka

  • @FalastinXaaji
    @FalastinXaaji Před měsícem

    Alxamdulillah🤲🥲

  • @Zarra_osray
    @Zarra_osray Před 3 měsíci

    Markuu shiekhu Lee yahay laaska wixii ku dhacay kama dhicin magaalo somaliyed miyaa ilaay tii ku dhacday gobolada waqooyi ee siyaad ku sameeyay ama dhibka ka dhacaaya muqdisho

  • @AydarusYusuf
    @AydarusYusuf Před měsícem

    M A
    Khyr Allah nisiyo

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 3 měsíci

    Qatroosliina cadayyareey dagan fariidad princseseseses YariisEey murwodumaroo SamsamEey iyo iyo YawayE.yabsyultty Runrey saxssx Run inbadan

  • @istock6341
    @istock6341 Před 5 měsíci +4

    .....

  • @safiyamahamoud8165
    @safiyamahamoud8165 Před 3 měsíci +1

    Qabyaalada meel kasta wey gashey waxaanse la yaabey meel at ka dhacdey ( sheekhu ma wuxuu dhashey 1990 wuxuu yidhi Las-canid waxa ka dhacey meel kale oo at ka dhacdey ma jir to! Hargeysa diyaaradii ka kacdey baa duqeysey . Alle h ku caafiyo waad bugtaa

  • @ZahroAli-sj6dh
    @ZahroAli-sj6dh Před měsícem

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoMaxamud-ur7ff
    @NimcoMaxamud-ur7ff Před 2 měsíci

    مشا الله

  • @ziizking6815
    @ziizking6815 Před 3 měsíci +1

    M.a

  • @SayidcaliAxmedcllahi
    @SayidcaliAxmedcllahi Před měsícem

    M.a 🤲🤲

  • @halimadaganeabdullahi8616
    @halimadaganeabdullahi8616 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoMaxamud-ur7ff
    @NimcoMaxamud-ur7ff Před 2 měsíci

    مشا الله