💔😭Xanun waye maskinka gabar ubartey aya gabar kale uso adegsatey si saxibted curiyan u ushukansado

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 26. 08. 2024

Komentáƙe • 15

  • @mohammedalsomali2726
    @mohammedalsomali2726 Pƙed měsĂ­cem +3

    Wiilka wa la shirqoolay oo waxa loo sawiray qof aan jirin. Inanka gabadha la sheekaysanaysay way lu'goosay waqtigiina way ka lamusay. Waxa ku inankaninuu xidhiidhkaa iska iloobo.

  • @MaimunFarah
    @MaimunFarah Pƙed měsĂ­cem +3

    Acs

  • @abusultan011
    @abusultan011 Pƙed měsĂ­cem

    Wiilkii la dhibay ee talada soo doontay baa eed tuhun iyo canaan lala dul koray.
    Akhlaaq xumaa kuwani

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 Pƙed měsĂ­cem

    War naga amuus dareenkaga adigoo ku quseyaa ee wiilka waxuu arkaay ayuu shegay ma ceeb baa mideda kale wa la qayaanaay hadii markii hore ee uu sheego laheed ama wuu oglaay laha ama uu diidi laha ee wiilka taalo ayuu wedistay ee somalaay warka iska basa war dadkaan wa sidaan

  • @user-oo3gt6ut8r
    @user-oo3gt6ut8r Pƙed měsĂ­cem

    Kaan dhiiiibsaaar laleyahay inuu dadka lataliin hadal mayaqanoo

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Pƙed měsĂ­cem +1

    Some of you don’t understand the story

    • @Ayyaan1986
      @Ayyaan1986 Pƙed měsĂ­cem

      Exactly 💯, these women need to go sit down somewhere, judging this poor man based on his experience on catfish

  • @user-tl1hm8nj8e
    @user-tl1hm8nj8e Pƙed měsĂ­cem

    Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah ajeer shakeyso ❀❀❀❀

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring Pƙed měsĂ­cem +2

    â€đŸŽ‰â€đŸŽ‰â€đŸŽ‰â€đŸŽ‰â€also if you sick you can let us

  • @Ayyaan1986
    @Ayyaan1986 Pƙed měsĂ­cem

    He got catfished, so how is he wrong, yall need to get a life

  • @foozia426
    @foozia426 Pƙed měsĂ­cem

    Nimco dadka rumayso wabo dhaartaye maxaad hadalka kaga celcelinaysa waar ya ilahay yaqaan

  • @faismaeltallan6770
    @faismaeltallan6770 Pƙed měsĂ­cem

    Sorry

  • @foozia426
    @foozia426 Pƙed měsĂ­cem

    2 naagood bay wey qaldan yahiiin

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Pƙed měsĂ­cem

    Ninkan magaciise wa dhibsan. Mana uusan fahmin topic , wuna fasirtay , ( Nina si u dheh Nina si u qaaday) dhisan Are you disabled brother?? Yes. Don’t take it personally, brother’ take it easy, wiilkan been ya loosgagay ? You fools😊