Shunkaasigii nin soomali iga soo gaadha kii ugu xumaa boorsasite iyo make up

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 84

  • @Anony2
    @Anony2 Před měsícem +10

    Why would you tell her shekadu iyada way ka horeyse actually xaganay wax kasta ka arkaysa iyada wax isku gaysan donta hadadba intad is aragten wxd is tidhadenba xagan ka shegtay😆 way haysa warka bn ku idhi iyaday u taalaa😉

  • @shackzsharif1629
    @shackzsharif1629 Před měsícem +2

    Asc abyo isastuur Allah kacabsa inshaAllah inyaar I yaar waye iskuudiib adunka waan katageyna salada kudalaal wayo xumanta weey kaa celineysa inshaAllah ameen

  • @user-fs6ob6gj9j
    @user-fs6ob6gj9j Před měsícem +7

    Abayoo jirkaga asturo

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Před měsícem +2

    Wallaallo hada waad faraxsantahay waadna qurux badan tahay laakiin ogoow lama joogaayo aduunka maalintii lagu qabto waad shalayn doontaa ee walaal inbadan ka fakar please raalina iga noqo

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před měsícem +2

    Sidoo kula digi subxanaalla aqli xuma waku salamaya inadeero asma ❤👍

  • @NajmaAhmed-sp1nt
    @NajmaAhmed-sp1nt Před měsícem +4

    Hadayna fahmin ba hada sheekada gabadhasi habluhu wa a very smart ha usheegin wax Wayne maha iska dhaaf wa sheeko dhamaty😅

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Před měsícem +1

    Waxba ha u sheegin wax wayna muu samayn ninkaasi yara badaw buu ahaa waayo inuu wax kasta ku tala galay ahayd inaad soo dhawayn doontid iyo in sidaa aad yeeshay ku samayn doontid labadaana inuu maanka ku hayaa la rabaye oo qarashkisa iyo asxaabtiisa kalaba sii balansado inuu soo dhawayn kaliya qorshaysto ma ahayn

  • @hibaqhajihibaqhaji683
    @hibaqhajihibaqhaji683 Před měsícem +9

    Sida raga cadan ka lola date gareyo noso geli nin cadana raba 😋🤣

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 Před měsícem +3

    Asc asma habo is astur dadka kugu dayda dabigooda adaa qaado doona.

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg Před měsícem +2

    Lacnatullah caleyk yaa Allah hadii ad hanun ugu talagashe soo hadee hadii kale umada dhaafi ameen

    • @sahroabukar1795
      @sahroabukar1795 Před měsícem +1

      Amiin

    • @Queenofdream9563
      @Queenofdream9563 Před 27 dny

      yahu qumay adunka ma kliga ba leh cunsuriyohow ilahay adonkisa aman usi

    • @MohamedNoormohamed-lc4rg
      @MohamedNoormohamed-lc4rg Před 26 dny

      @@Queenofdream9563 aqas society reject naa adigu iyo adiga ba futadiina Aya ureeyso EE is astur nayaa ncsyhy candhada balaqa leh

    • @MohamedNoormohamed-lc4rg
      @MohamedNoormohamed-lc4rg Před 26 dny

      @@Queenofdream9563 queen of dream kuteh aqas sharmuto asasqde naa xishoo

  • @arwacadeey4284
    @arwacadeey4284 Před měsícem +5

    Naa Asma ninka shandada horay usoo qaatay muxuu ahaa oo shiidka ah bisinka waa shukaansi faqiireed 😂😂😂😂

  • @HibaakYoussefHirsi
    @HibaakYoussefHirsi Před měsícem +2

    Wlhi waaa runtaaa will ku marku lacag ka bixiyo sii un bu kaga ceshanya kol uu farahana kula soo galo wuxu dadba maha

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před měsícem +1

    ASMAY NINKA ADIGAA CASUMAY LACAGTA INAAD BIXISAA WAA XAQ WAAD QALDAN TAHAY INAAD U SHEEGTO WAAYO ADIGA NINKAA WAXBA IDINKAMA DHAXEEYAN HADUU GABADH KALE BARTAY MAXAAD UGU SHEEGI

  • @zainabgarad289
    @zainabgarad289 Před měsícem +1

    Ka daa how sheegin asma hadii aad qof u ceeb qariso adna alle ayaa kuu ceeb qarinaya ❤😊

  • @mssimranhussein9182
    @mssimranhussein9182 Před měsícem +2

    No don’t tell her let go sis lol that’s was worst date

  • @yonishashi491
    @yonishashi491 Před měsícem +1

    In usheegtid fiican sababtoo ah Farax Somali kalsooni iskuma qabaan intuu inanta kugu diri lahaa waxa jira usheeg

  • @user-of9gt3qo4b
    @user-of9gt3qo4b Před měsícem +1

    Asma waxba haw sheegin wax tegey tiigsimaad ma leh, markaasna koleyba singel buu ahaa

  • @Fatmachannel-kf8
    @Fatmachannel-kf8 Před měsícem +2

    Thank you sis ❤isoooo raacaa channel 👍❤

  • @user-cd2wp8nn2x
    @user-cd2wp8nn2x Před měsícem +1

    Ala kadaa madamu odhan waayay marki wan garanaya inanta waxaba dhici karta inay isku dagaalan dartaaye kagaabso wll

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 Před měsícem +3

    Haa u sheeg kolayba way ogaanay doontaaye is better to hear from you❤

  • @samiramahmud4489
    @samiramahmud4489 Před měsícem +1

    Asma qurux badan nice sheedada wan dheegsta run waa xiiso badan ❤❤❤❤❤

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Před měsícem +1

    Naa ha u sheegin reerka ha dhex galin waxaasi tagee bisinka

  • @Anuush143
    @Anuush143 Před měsícem +1

    Asmay hada maxad qarisay sheegtay bee jaa way dawanaysaa fidyowgaan😂😂😂

  • @sukhranasir
    @sukhranasir Před měsícem +1

    Asmayy ka dhac maye waxba haw sheegine mid neefu ahaye😂😂😂

  • @FaadumohassanT475
    @FaadumohassanT475 Před měsícem +1

    Hhh maxaad usheegi asmaay hada video gaan markay daawato wayb fahmiye 😂😅

  • @Boqoldhaan
    @Boqoldhaan Před měsícem +1

    Numberka foundation ka noo sheeg huno asma

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 Před měsícem +1

    Kkk legend buu ahaa Anuu ila Dagayaaa wiilku ayaa ku qoslay hhhh alla beerka

  • @hodanahmed556
    @hodanahmed556 Před měsícem +1

    Dadku horta aqli manay lahayn leh u sheeg dee sheegtayba indr mar haday gabdhu social mediaheeda taqaaano

  • @fadumamohamed4872
    @fadumamohamed4872 Před měsícem +4

    I love your stories, but don’t tell her.

  • @ConfusedBilliards-fs5tr
    @ConfusedBilliards-fs5tr Před měsícem +1

    Abyo. Nasaha mxad ku qurxisaa we ku adgyihine

  • @user-ef6rb1bw7j
    @user-ef6rb1bw7j Před měsícem +1

    Maxa islaqaawinasa wax iskufal

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Před měsícem +1

    Nin soomaaliyeed waxaa ku nacay shukaan sigiisa
    Wàa dag dag iyo fudeed qofkii maanta ayaad isbarateen bari wuxuu ku leeyahay xaafada aan imaado
    Qofka markaat isbarataan oo isbuuc isla socotaan ayaa fiican inaad guriga imaatid

    • @amuunabdirahman9181
      @amuunabdirahman9181 Před měsícem +1

      Isbuuc xta waa khlad one month qofka wda socda si fcn isu brta ka dib isu imdaaaa
      Lkn nin somli waaa deg deg wlhi lgma yeelo

  • @dagancaynan
    @dagancaynan Před měsícem

    Hada way ogtahayba hajigeeda waxa uu yeelay se waa nin Somali ah kolay film uu isagu samaystay ayuu ka dhadhicin miskiintaa

  • @ubahinaali711
    @ubahinaali711 Před měsícem +3

    Asma halhal notuus waxad marsaneso

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w Před měsícem

    Maadaama aadan waqti badan wada socon my advise is ha u sheegin

  • @Marshalwarso
    @Marshalwarso Před měsícem

    maxa naga galay waxad marsanaysiid anaka waxba ee no kala tur ama no kala kici please

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 Před 19 dny

    Asmaay usheeg maxaa kaa galay no face nqo asiba edeb daro buu kugu sameeyaye

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 Před měsícem

    Fadlan is astur

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před měsícem

    Walalo asma hau sheegi ceeb tayna alla asturo ❤

  • @aishaisxaq
    @aishaisxaq Před měsícem

    Wlo ha usheegin asmaay kadhac

  • @habikhadar8410
    @habikhadar8410 Před měsícem

    wax ba usheegin asmaay ka dhac oo dad imika isbartay ka dhig

  • @DabeelBursato
    @DabeelBursato Před měsícem +1

    Usheeg wasaqa 😂😂

  • @fadumamohamed4872
    @fadumamohamed4872 Před měsícem

    I love your stories and your Somali waa heer sare. Also don’t tell her.

  • @user-ju9oc3lp9r
    @user-ju9oc3lp9r Před měsícem

    Sowdigaa sheegyba asmay youtube kaga miyanay aqoon😅

  • @ReekhaQuuqaa
    @ReekhaQuuqaa Před měsícem

    Asma please shy people ka soo hadal❤

  • @ftouz
    @ftouz Před měsícem

    Usheeg usheeg waxan qarino ma hayno 😅😅😅😅

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 Před měsícem

    Thank you sis❤

  • @kawtharjama2137
    @kawtharjama2137 Před měsícem

    Shandad site 😭😂😂✋🏾

  • @umalkhayrcumar5918
    @umalkhayrcumar5918 Před měsícem

    Ninku indho adkaa😂😂😂

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 Před měsícem

    Subxaannallaah,subxaannallaah subxaannallaah

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 Před měsícem

    Kolley hadduu rabay inuu ku raaco ama kula dego,
    Waxay ahayd inuu ku sii weydiiyo inuu shandad iska soo qaato ma ahayn illeyn gurigii hoyadii umuu socone.
    Ninkaasina halkaa uga hadh waxbana toosh ha ku ifine illeyn kuligeen daldaloolo ayaanu leenahaye cid jecel in la facsharo majireee

  • @AwoMohamedAbdirahmaanAwomohame

    Oo Asmaay sawdiga usheegayba kkk maxaa hadhay

  • @UgbadAhmed-p3i
    @UgbadAhmed-p3i Před měsícem

    Camera ma murayad ba wllo

  • @ubahinaali711
    @ubahinaali711 Před měsícem +1

    Na tuus creamka asma

  • @ShaafiyaIsmaaciilxasan
    @ShaafiyaIsmaaciilxasan Před měsícem

    U sheeg abyo ha yaabtee

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg Před měsícem

    She thinks she smart but yow wow aqas

  • @Hamdisalad194
    @Hamdisalad194 Před měsícem

    No wayo nagaha qar ninkey xiiseyneyso warkiisba jira e showe

  • @zalmaapdirahman4187
    @zalmaapdirahman4187 Před měsícem

    Maya kadhac asmaay

  • @Wacanali8448
    @Wacanali8448 Před měsícem

    Why aduledahay ma ushega wabad sheeegtaye kolay qiyasti way isfahmaysa madamod sheegtay waxi idin ku dhexmarsy wadada isku aragteen maxasee ugu sheegaysa yadu wax shaqo aahba kuma lahee??

    • @mariankasim-go8le
      @mariankasim-go8le Před měsícem

      Ninkii shalay gabar soomaliyed sidaas yeelay ma ayadee Hooyadeed dhashay kaas dhaqan ee ka tahay waligiis ma is badalaayo gabdhaha yoo lug gooynin Alla yaa fashilo ayaga dhan nimanka xun xun wey bateen

  • @user-cd2wp8nn2x
    @user-cd2wp8nn2x Před měsícem

    Lkn jacba kugu dhacday wlhi😂😂😂😂

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 Před měsícem

    Wa wax hore maxad uga sheegin ilen marka single bu ahaaye wax idinka dhex dhacayana ma jirto dated un bu ahaa marka forgot about him girigiisa sister sidedaba wax haday mar hore ahaayeen iska ilow that's it end

  • @safamaxamed967
    @safamaxamed967 Před měsícem

    Hau sheegin huuno

  • @fatumasalah7581
    @fatumasalah7581 Před měsícem

    Don’t tell to her!

  • @user-ef8yv4kf5b
    @user-ef8yv4kf5b Před měsícem

    Salma medey ❤

  • @seynababdi292
    @seynababdi292 Před měsícem

    Kadhac sxb 😂

  • @faizaahmed1993
    @faizaahmed1993 Před měsícem

    Shandad wayne😂😂😂😂

  • @ismalura7314
    @ismalura7314 Před měsícem

    Wabay daawanaysa

  • @shukridaahir9537
    @shukridaahir9537 Před měsícem

    Uu sheeg

  • @Ulasilamaz
    @Ulasilamaz Před měsícem

    inte ka baxday 😊

  • @asmamohamedyusuf1459
    @asmamohamedyusuf1459 Před měsícem

    Haw sheegine kor uga bax😂

  • @AminaSalah-tx3iz
    @AminaSalah-tx3iz Před měsícem

    ❤😂😂❤

  • @haboon6195
    @haboon6195 Před měsícem

    Baryahan waad na nacday

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bw4fy6kh9u
    @user-bw4fy6kh9u Před měsícem

    Sagsi