NAAG LA QABAY OO CARUUR LEH INA SIXIR IYO XARAN KULA JOGTAY MAKU FAANE HADA😂

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 123

  • @kingsamir5723
    @kingsamir5723 Před měsícem +17

    Kamal enjoyaa waku wataa 😂😂like isaar nio comment kan hada aragto

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 Před měsícem +13

    Walee nafsiga waa sodag dagaa 😂 team kamal

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 Před měsícem +7

    500 videos Shaah wah of CZcams keep going

  • @maqsuudaynte9947
    @maqsuudaynte9947 Před měsícem +7

    😂😂😂😂😂😂wlhi casheir ay lo dhigey saaas laga raba

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 Před měsícem +5

    😂😂
    Kamaal enjoy 🙏ka hari weysee wey ku heysataa

  • @mohamedisackaliofficial8403
    @mohamedisackaliofficial8403 Před měsícem +4

    Walaalow adi iska aamus labadiina ismadhaanto iyo dhasheeda lee tihiinn😂😂😂

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 Před měsícem +2

    Kamaal is not easy 👍 guuleyso waligaa maantuu god kuugu jiraa madaxa ka tun aduunka waa saxan saxan ku gud 😂😂😂😂😂😂

  • @Sumadeena
    @Sumadeena Před měsícem +6

    🤣🤣🤣 Wallee beerkaad ka laaday.

  • @soomaaliyasuper5856
    @soomaaliyasuper5856 Před měsícem +2

    Kamaal enjoya 😅marwalbo wan kuu taganahay wllkeyga karbash bastar kaan oo nagnaga ah👌

  • @Fahiyo-pl9xn
    @Fahiyo-pl9xn Před měsícem +4

    Adiga ninka raga matku dhipateysan yahay laguma digta lagamana arkosta e isku xisho qof dhipateysan ina ku digataa ma ficne waxada wa jesjes iyo arsi allena wuku jodaa marka gapkadheh😢😢

  • @Sacdiya_hussein
    @Sacdiya_hussein Před měsícem +3

    Nimaa aarsan uur hooyadis kujiraa kamaal abdul waa arsa yey

  • @user-eq6jn4cn3v
    @user-eq6jn4cn3v Před měsícem +1

    Ninka raga xaniyaha ugu faq adigo gawar iyo hawar dhashoy kala fahmi weyday😅😅😅😅😅😅

  • @sanaaaxmed7934
    @sanaaaxmed7934 Před měsícem +3

    Ka aarso nimaa arsan uurka hoyadis o kujiraaa😂😂😂😂😂

  • @sadiaismail3171
    @sadiaismail3171 Před měsícem +2

    kamaal cabdul karbaash aboow ❤❤❤❤the first ❤❤❤

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 Před měsícem +2

    War ninka wiilka uu kufanayo ninka hore meherkiisa ayuu ku dhashay runta u sheeg khaziizka😂😂😂😂

    • @user-eq6jn4cn3v
      @user-eq6jn4cn3v Před měsícem

      Abayo halmar udhiwo jwb ninkan w ki gawar iyo garbage kala garan Wayan so maha😅😅😅

  • @umucayuuni1459
    @umucayuuni1459 Před měsícem +2

    Kamaalow dhareerkaan kagaabso nacaskaan

  • @abdirisakbaari8500
    @abdirisakbaari8500 Před měsícem +3

    waale kan karbashkiis sii toos u qatey 😂😂😂

  • @sacdiyaahmed239
    @sacdiyaahmed239 Před měsícem +1

    Asc goormaa noqotay kitaab allaah laqaato daciifnimo toobo keen ku dheh ninkaa

  • @user-zv7bw9dh1r
    @user-zv7bw9dh1r Před měsícem +7

    Kamal sheekadisa wa laga War hayaa oo wala qayamay waxba muu ogeyn wuuna dhaartay lkn Maxamed Buskud isaga wa uu ogaa in nagtisa ninkale uu qabo Asigana kaso watay ninki qabay muniirana wey cadeysay marka kamal sharaf bad ledahy wlle❤

  • @MariamAbdoulleh
    @MariamAbdoulleh Před měsícem +1

    SaaS waye geesi congratulation

  • @UbahHussein-lz3ze
    @UbahHussein-lz3ze Před měsícem +1

    Kkkkk kamaal cabsi cabsi waaye 😂😂😂😂

  • @SakiMolid
    @SakiMolid Před měsícem +1

    Wll ilaahy ka cabso oo iska. Dhaaf ninkaas ilaahy kudaaa

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 Před měsícem +1

    Kuu raxeeso Sahro Kareem buskuut nag Waax ma dhaamo✌️✌️✌️✌️✌️kamaal

  • @hamdasanjiid4233
    @hamdasanjiid4233 Před měsícem +1

    Asc qof wliba oo akhriya commentigann waxn leeyahay umada islmka meel kastooy joogaan carabkaaga iyo adin kaagu haka amaaan helaa waax ina dhhay Rasuulka allaah NNKH asc

  • @UbahHussein-lz3ze
    @UbahHussein-lz3ze Před měsícem +2

    Ku soco

  • @King_tyga1973
    @King_tyga1973 Před měsícem +1

    Aniga waxaan u bixin lahaa xaliimo buskud wllhi kaas haduu naag ahaan lahaa wllhi ma wasi leheen zxb dawada ayaa qaado ka gelin lahaa hadabe hadii aad u yar fiirsatid dhaqanka hablaha ayuu leeyahay { magaciis waxa weeyan xaliimo buskud 😂naagu naagu dhaley}

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 Před měsícem +2

    Sida caadiga oo filter maxamed filter 😂😂😂

  • @naciimaxasan3059
    @naciimaxasan3059 Před měsícem

    500k coming soon🎉🎉

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o Před měsícem +2

    Buskut filter😂😂😂😂😂waa kusoo qarxinaya ayaay tiri kkkkk

  • @NuuraOmar-y4j
    @NuuraOmar-y4j Před měsícem +1

    Alla Kamal dhib badanidaa😂😂😂

  • @A380ABDIRAHMAN
    @A380ABDIRAHMAN Před měsícem +1

    Itaqi Allah is ku jwbid maficno Allah kabaqa sharaftinana ilashada

  • @Amal_UK
    @Amal_UK Před měsícem +1

    ❤❤❤

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 Před 8 dny

    Wallahi ninkaan dhambigii uu kaa galey baa ku dhacey

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Před měsícem +1

    KAMAL TIMA LACAG BUU KALIYEY, M BUSKUT NA KAREEMAHI QAS QASKA AYU AWOODA NINKASTA TABARTIS IYO TAAGTIS. 😂😂😂 ANIGA
    ILKAHA SAMEYSANLA HADI AAN AWOODO QURUXDA WAA LACAG

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 Před měsícem +1

    Iyaah

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 Před měsícem +1

    Ku tuf duliga maanta waa maalintaada kamal yare

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj Před měsícem

    Kamal wa la qayanay wiil yaroo wax ogeen ayuu ahaa oo naag ka ween qayantay lakin buskut wax walbo edeb daro u sameyay 😂😂😂😂😂

  • @MUNAA888
    @MUNAA888 Před měsícem +1

    Waaku bashaashay.😂

  • @FarhiyoElmi-rk6ov
    @FarhiyoElmi-rk6ov Před měsícem +1

    Sas kaa rabaaa😂😂😂

  • @abdirisakbaari8500
    @abdirisakbaari8500 Před měsícem +1

    sixirlowga caadi kabaha budka kula tumatey yah enjoy 😂🫡

  • @user-pc2cn5cv1j
    @user-pc2cn5cv1j Před měsícem +1

    M a wllkeey Hambalyo hambalyo ayaan ❤❤❤❤❤ 7:12

  • @SAAMIYAAhmad-x2f
    @SAAMIYAAhmad-x2f Před měsícem +1

    Sas waye rer afgoye nimo😅

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 Před měsícem +1

    Laakiin nabsigu iyaamanaan waa soo dagdagaa, sheekadu isku ekaa

  • @MarianAbdullahi-y9p
    @MarianAbdullahi-y9p Před měsícem

    Keeep goon bro❤🎉❤❤❤

  • @umumohamudcadde4073
    @umumohamudcadde4073 Před měsícem

    aarso waa malinkagi

  • @XaanCabdi
    @XaanCabdi Před měsícem

    #kamaal sxp❤❤❤from borama ❤❤❤❤ qof kasta❤Haa uu jwbin❤❤lkn neefkani❤ mxd❤ ugu jwbaysaa

  • @zahraimankey3910
    @zahraimankey3910 Před měsícem

    Buskudeyso xishoo ceeb waaba ku raacdee😂😂😂

  • @user-eq6jn4cn3v
    @user-eq6jn4cn3v Před měsícem

    😅😅😅😅😅😅 adiga yusan ku sinin yacni dabsarka ilen gwr iyo garob ayad kala garan weyay😅😅😅😅😅

  • @madinocali7619
    @madinocali7619 Před měsícem +2

    Scwscwscw❤❤❤

  • @user-eq6jn4cn3v
    @user-eq6jn4cn3v Před měsícem

    Hano gafin af wako may laka amee dhan kuma heystan qanis mada hadle kiskan adiga ugu horeyay

  • @hassbhhaha3851
    @hassbhhaha3851 Před měsícem

    Guuleyso Kanal inshalah ❤❤❤❤

  • @BilaalMorgal
    @BilaalMorgal Před měsícem

    Ninkaan 500k aa kuturnoo😅😅 xarfaneey

  • @maqsuudaynte9947
    @maqsuudaynte9947 Před měsícem +1

    Karti wax wax kama og kan 😂😂kamlwo caw wa ku raaaxiisatey kan wa qashin se ficn ay meyl u so saratey

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda Před měsícem

    Kamal aniga muda kuaqanay walalkey iska dhaaf ilahey dardiis isaga dhaaf muda kadin wan kuso laabtay ilahey waxoo qadaray ina manta kuguso laabtay ado mahamad buskut kudhagan maogi wax idin dhex maray wan ogahay in mudo kahor kaso hadli jiray lkn manta madama ooarkay in ay heesato asi iska dhaaf adi ilahey dardiis isaga dhaaf aniga walaahi makala xasuusto xitaa oo wan ilaway lkn ino lamanaha isku dhaco kahadli jiray wan ogahay taas marka iska dhaaf aboowe

  • @UR.sudaysi
    @UR.sudaysi Před měsícem

    Candho buskul dhiiq😂😂

  • @ZamzamAbdullahi-wu6yh
    @ZamzamAbdullahi-wu6yh Před měsícem

    Kamaal waa balaayo caaadiya😂😂😂😂

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 Před měsícem

    😂😂😂😂😂

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 Před měsícem +1

    NABSI MA DUUGMAYO WAA SOO DAAHIRA WLH SHALAY EKSAKTLY INTII OOW KUGU HEYSTAY AYAA ILLAHEEY KU CEEBEYAY BUSKUT GAAJO GURIGED NAAG LAQABO OO ILMO LEH IYO SIXIN AYUUW KUGU HEYSTAY INTII LAFTIRKEEDI AYAA ILLAHEEY QOORTA UGALIYAY SUBXAAN 😂😂😂😂😂😂

  • @HiboHassanOsman
    @HiboHassanOsman Před měsícem

    😂😂😂😂👍👍👍👍👍

  • @UbahHussein-lz3ze
    @UbahHussein-lz3ze Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ubahomar6324
    @ubahomar6324 Před měsícem +1

    Kamal waxaa ka ilowday wiilka uuku faanayo ninka kale xarigiisa uku dhashay isagu ku abtirsada nin islameed cunugisu korinaya waxaa kalo ka ilawday nagtiisa gaajo darteed ee naaska uga jartay cunuga maxamed Filtar

  • @sadiaismail3171
    @sadiaismail3171 Před měsícem

    heestan uqaad kaharwayse wakuhestaa xabiib sharaabi

  • @user-eq6jn4cn3v
    @user-eq6jn4cn3v Před měsícem

    Nagaha waxba madhandid qans

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 Před měsícem

    😅😅😅😂😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf Před měsícem

    Rag wa kala qeeyb samay kuwa
    Rageedi waa kuwa intee bananka isku balimiyaan ilkaha iska daadsha iyo waxa jiro kuwa shaashada ka booteyo
    Team booto waa
    Dirisle abdi vs ck
    Jamaal abdu vs mohamed buskud
    Sharma boy v big moha
    Ck vs whizbi
    Ilkacase qeys vs damer calasow
    Ilkacase qeys vs lil baliil
    Nagadaaya bootada hadaa is feeyreynin kala dhamaada kuwi hore ba waxan ku nacnay

  • @ayanmohamed9873
    @ayanmohamed9873 Před měsícem

    Buskud dhiiq xarantu ku fana 2sana bu nag nin qaba hestay weliba ilma ugu dhashay ma xishoda nabsiga umada hestacid u dhafay malahan manta asagey heysata sixirowga mardhaw asago madowadan sugeyna nagti qasqaska u marineysa wa ka tagtay😂😂😂

  • @user-eq6jn4cn3v
    @user-eq6jn4cn3v Před měsícem

    Dayus dayus dhalay ba tahin walhi

  • @anabfarah2327
    @anabfarah2327 Před měsícem

    Adigu and sow naag laqay sowtaad haysatay

  • @queenidil520
    @queenidil520 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @AxmedCabdi-ol5rd
    @AxmedCabdi-ol5rd Před měsícem

    Ku xarakay shaydanka

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 Před měsícem

    Kitaabka quraanka waxa ku dhaarato qofak runa sheegayo

  • @user-mw4co4xu2j
    @user-mw4co4xu2j Před měsícem

    shaanshi yaa la dagaali jiray 😂

  • @fantasticchannel2831
    @fantasticchannel2831 Před měsícem +1

    😂😂😂😂😂😂😂
    KUSOOCO

  • @user-eq6jn4cn3v
    @user-eq6jn4cn3v Před měsícem

    Il bahan kama muqato

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn Před měsícem

    🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @somaliking838
    @somaliking838 Před měsícem

    Lacagta kasemayo nagtada aya tickets uga baxina maxakamada dahir alaso aya ugu dira

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI Před měsícem

    Cadcadku Caqli Male Yaa Doonan Jirey Nio

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn Před měsícem

    Buskud dhiiq 😅😅😅😅😅😅😅

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 Před měsícem

    😂I 😂😂😂

  • @FatumDahir
    @FatumDahir Před měsícem

    Buskut filter 😂😂😂

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂 ku bashaal

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp Před měsícem

    Kusoco❤❤❤❤

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 Před měsícem

    Kkkkkkkkk 🤣🤣

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 Před měsícem

    Mbusuk gabadh xaraan bu ku qabeya mane ka shalaanyo

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi Před měsícem

    Kamaal meeday Asma.
    Waxii kugu dhacay hada kahor ayaa kudhacay ee haku wiirsan ama hakudigan

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 Před měsícem

    Niman sidii naagihii isku caaynayo

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před měsícem

    😂😂😂😂😅😅

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Kosoco kkkk

  • @mohamedbarre4332
    @mohamedbarre4332 Před měsícem

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk horta garbaash somalida maxay kawdaan garbaash caay lee ma ahoo cay yay wax kaqaadaa.

  • @Wh0657
    @Wh0657 Před měsícem

    Sixir dadka waxba hakucaynin maxayeelay adigaba waxad kasoo jeedaa Afgoye
    Adiga iyo midka kula jogo waxa tihin 2 bastards

  • @wardaali3529
    @wardaali3529 Před měsícem

    Kamaal odaygaan ku dhali karo jwb ha siinin naagta uu furay ayu bariis karaad sanooyaa waa nin bahdilan Mohamed buskut doqon waaye

    • @Aymo72
      @Aymo72 Před měsícem

      Aakhira intee islagaleeysaan markii lagu qabsado waxaa fiican intaan dadka caayin in wax laiskula haro

  • @user-kb9ek2zl9v
    @user-kb9ek2zl9v Před měsícem

    Hhhh😂😂😂

  • @saidma1683
    @saidma1683 Před měsícem

    Ninkii..ugu..horeyay..xaskisa..suu.u.dhaqamadisa..xun..siduu..u.xun..yahay..doqonamadisa.laga..shegsy..o.you.tubkisa..ka.daray..Fuyus..ku..radi.nayo😂😂😂😂😂

  • @anisa-adanshariif6716
    @anisa-adanshariif6716 Před měsícem

    😂😂😂😢😢

  • @nuuraaadan
    @nuuraaadan Před měsícem

    neef😂

  • @user-eq6jn4cn3v
    @user-eq6jn4cn3v Před měsícem

    Sharaf maku talo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před měsícem

    an qosla nin bukut la yidhahdo macanihiisa waxay hadana ilamahisii baa ooyaya wana run uma jawaabayo xata wa dhab marqudha ma eegin meeshu joogo caruurta waa la iska qada kaas ilmo hayn kari mayo miskiin tan kale wabaa qofku dheg hadii qof aad mar hore ku dhegtay kelamad ku yidhi buskut maha inu soo jawabo hadana xaanaq wayn baa ma muuqda kamaal wa iska faraxsan yahay isaga waa oonaya yaaab xaaskisi baa gaajo gurigi ka soo sartay miskin

  • @Umuxasuuni-ho8pk
    @Umuxasuuni-ho8pk Před měsícem

    Horta somalidan mellofa kanayo malahan matala kAso qad hadaca mal talinti hada sameso sokusamesay lugudhaha hada xogaga sheqesato marka waxbo haubixin ok wall mcn dhocisha marka maseto wa iska sidan😂😂😂😂

  • @ayaanmohamed3010
    @ayaanmohamed3010 Před měsícem +1

    War niyahaw sidii dhoocil camal ayaad u hadleysa ninka raga hadad halmar ku dhegtey iskaga hadh ish shaanshida xeerka raga mayaqaanan

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Před měsícem

    Sidii dhoocilaha ina kolba video iska caydan miya talo modeen