Faarax Afcad Iyo Gobanimada Dhulbahantaha Idaajaa oo kahadlaya Sababta

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Faarax Afcad oo Mareexaan ah ayaa Faras ka doonay Dhulbahante siiba Baharsame, iyo sheekada dhexmartey oo uu inoo daadihiniyo Taariikhyahanka Somaaliyeed ee Idaajaa dhagayso

Komentáře • 81

  • @sadiqfarah2997
    @sadiqfarah2997 Před 4 lety +9

    Boqonkaygu wa so rogna tan iyo Baarguun meshan kudhashay dhulka waka jeclahay ❤ imikana waa dagmo hoos tagta magaalada Godey
    Sida baarqabada maalinguur buur hala ekaado maalinguur waa ree Cabdile abwaankii waynaa ee raage ugaas jifada uu kadhashay weeye allaku akbar dadki hore maxay is yaqaaneen iyagon isku dagaan ahayn

  • @Warya4_222
    @Warya4_222 Před 3 lety +5

    Awoow buu iigu aadan yahay Faarax Afcad. ilaahay ha u naxariisto.

  • @user-te8uy3hk2l
    @user-te8uy3hk2l Před 6 lety +28

    *Raganimada somaliyeed waxayku aroortaaa iyo geesinimaduba dhulbahante iyo mareexaan aadbaan idiin salaamayaaa 2 diinaaa qaysba😚😚😚*

  • @adeshyusuf3778
    @adeshyusuf3778 Před 6 lety +32

    Dhulbahante iyo Mareexan dad isjecel 💖

  • @raphaelgonzalez5032
    @raphaelgonzalez5032 Před 4 lety +12

    Dhulbahante waxeey dhaleen Faarax Afcad ee la yidhaa Reer Shurwac iyo Reer Ugaas Gulled oo labuda ah Reer Diini berigoodii hore reer Nugaal beey ahaayeen balse Markii dambe waxeey soo degeen Cabudwaaq. Marka Dhulbahante iyo Reer Ugaas Sharma'ake wiil iyo abtigii beey ahaayeen.

  • @saleebaancali2194
    @saleebaancali2194 Před 6 lety +36

    Dhulbahantuhu soomaalida umabooteeyaan cadawga soomaliyeed bay arkaan baad moodaa

    • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
      @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 Před 6 lety +4

      Saleebaan Cali
      saasweeye libaax
      Weligodba cadawga macafiyaan
      lkn somalida waykadanbeyan
      iyago utixgelinaya somalinimo

    • @somaliano99kingkonghimself75
      @somaliano99kingkonghimself75 Před 6 lety +1

      Saleebaan Cali saxiib adiga weliga ma arkin dad nocaan ah weligood eee yihiiin iyagaga weligood wexee difacayeen east africa iyaga wa libaax aan u arkin nin somali cadow sida walaleheen somaliland tariiqdo caskartooda weligood xataa ajuraan iyo waqtii ka si horey xataa war portugees ba kuligeen na gumesan leheed maanta brazil aaa nalaga turi laha dna aa radin leheen sida walaleheen africaanta viva darawiishta ajuuran dhulobahamte iyo gabnimadooda iyo ragganimadooda viva wallalayaal we love you the true heros of somalia viva all somali qabiils

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 Před 6 lety +1

      Saleebaan Cali Waa ruunta

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 Před 4 lety +1

      Xaqiiq ✊🏾🇸🇴👑🇸🇴 darawiishtu bakhtiga ma cunan

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 Před rokem

      Saas weeye sax💯🐎

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225

    Dhulbahante masha allah ,taariikhdooda markaan bartey,dhulbahante waa dadka u geesisan soomaali,laakiin kuwa maantey jooga waa kaaf iyo kala dheeri,waxaanse umaleynayaa in la sixrey allaha dhibka kaqaado

    • @abdiwahidaden7733
      @abdiwahidaden7733 Před 6 lety

      Alahayowarligeygukiiisraacauuahaado Sy indr geesinadu naguma yara ee talada nagu yar

    • @murtiiyomadadaalo9062
      @murtiiyomadadaalo9062 Před 5 lety +2

      Wll sixir majire waxanu Nahay Niman cadawga iyo sokeyuhu ukala socon yihin somalinimada aya wax walba nagala QalisaN

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 4 lety +2

      Alahaw sxb waxaan ahay dhulbahante waxaa deegaankii dhulbahante noqday laba maamul dhexdood oo mid waliba dhulbahante cadaw u yahay waxaadna moodaa in soomaalidu dhulbahante isku meel ugasoo jeedo oo loogu ciil qabo gobanimadoonkii daraawiishta

    • @ashoaliabdullahi1797
      @ashoaliabdullahi1797 Před 3 lety

      @@gedefletv6049 aaas iyo Aad wll

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan Před 3 lety

      @@murtiiyomadadaalo9062 ma idinkii jaajuusiinta ahaa tan iyo ina caro naas dheerkaad sayid u taqaanaan. weligiinba been haydin ku amaano boontan carabka la

  • @abdifatahmohamed148
    @abdifatahmohamed148 Před 3 lety +2

    Dhulbahante Daraawiish birta💪🐎🐎❤❤❤💪💪

  • @jamalwarsame7124
    @jamalwarsame7124 Před 5 lety +4

    Awooqwe buu iigu aadan yahay. Ilaahey ha u naxariiato

  • @emirMOHamed101
    @emirMOHamed101 Před 5 lety +3

    My grand ayuu ahaa allow unaxariisa

  • @cabdimaaliksiciid6806
    @cabdimaaliksiciid6806 Před 2 lety

    Faarax xasan cali abwaan somaliyed oo runtii aad uqaaliya ayuu ahaa ale ha unaxariisto

  • @saedshaywaal96
    @saedshaywaal96 Před 6 lety +7

    Dhulbahante Rag ciideed weeye

  • @abdallegurey5592
    @abdallegurey5592 Před 5 lety +3

    farxa AF cad dhula bahante Waa dad soojireena

  • @omarmohamedsaid5376
    @omarmohamedsaid5376 Před 5 lety +6

    Allaha u naxariisto awoowgay Faarax Afcad
    AFMAAL buu ahaa geesi ah dagaal yahana

  • @LTGAzam
    @LTGAzam Před 2 lety

    Faarax xasan cali waa awoowgeey Allah yarxam

  • @abdidayaxdubane463
    @abdidayaxdubane463 Před 4 lety +3

    sida naagihii bahararsame hau bog laalaado

  • @saadom5664
    @saadom5664 Před 6 lety +4

    MashAllah

  • @abdinuur3283
    @abdinuur3283 Před 6 lety +11

    Daayeeeeraad noqon lahaydeen hadaa dhulbahate llaahay reer waqoyi kadhigin ee taariikhda dib uraaca rer english jacaylaw

  • @MrLaasanod1
    @MrLaasanod1  Před 4 lety +1

    Faraska qiimaha badani wixuu xiligaa u dhigmay .... 10 tikniko ah

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 Před 5 měsíci

    BAARQABADA MAALINGUUR M.A

  • @soomaaal
    @soomaaal Před 6 lety +4

    Gobanimo

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 Před rokem

    Dhulbhnte noolaada guulaysta🐎🩸🇸🇴🦁

  • @user-zv4eo3lj4v
    @user-zv4eo3lj4v Před rokem

    Waa maxay hadal baa igaga kaasoo dhacdvayee.

  • @AhmedMohamed-gu8hr
    @AhmedMohamed-gu8hr Před 6 lety +5

    *Dhulbahantow kaca waad qalibantiine*
    puntland Guul Guulaysta difaaca dadkiina dadkiina iyo Qaranimada soomaalia

    • @doogdhodkon7291
      @doogdhodkon7291 Před 6 lety

      Ahmed Mohamed Adigu waxlaqabanaysaa đhulbahante quwad kaxoogbadan baahaysata majeertern fulaynimada hoyadiinbaa idunku dhashay

    • @abdiwarsame6743
      @abdiwarsame6743 Před 6 lety +1

      Doog Dhodkon wll xishood p Alle ka baq wlhi markaad dhimato ka dadkaa kugu jecel ciidu kugu rogayaa reer hebel ka ilbaxa please

    • @mohacirday5884
      @mohacirday5884 Před 6 lety +1

      Doog Dhodkon
      Zxp anaga cidi nama haysato wlhi baysan cidina nooga awood badnayn ee lknse khilaaf dhexdayada ah ayaad ka faaidaysateen
      Inan yar baad tahay aan waxba ka war hayne

    • @hassanbareduaale2396
      @hassanbareduaale2396 Před 6 lety +1

      Ahmed Mohamed waxaa gu waa habar sxb jameerteen wax hayay waa la arkaa hadhowna hashhalshleh

    • @AhmedMohamed-gu8hr
      @AhmedMohamed-gu8hr Před 6 lety

      Hassan Bare Duaale
      Majeerteen waxay u taaganyihiin ilaalinta iyo midnimada Harti
      haduu Dhulbahante diyaar u yahay Xoraynta Laascaanood iyo dhulkooda way la qabanayaan.

  • @waliyuusuf1971
    @waliyuusuf1971 Před 10 měsíci

    Durdurkii shilaabow hadaan faras kudonyaynin

  • @shucaybcabdulaahi7410

    Ffff

  • @abdallahaji3823
    @abdallahaji3823 Před 2 lety

    Ragg badan o dhulbahanta ah baan arkaa commnts kooda ayagoo u gafaaya majeerteen iyo fulay nimo ku sheegaaya ilma adeeow majeerteen dagaal u ku jabay meel iguso sheeega idinku daraawiish nimada aad shegysaan hadee thy inaad sayid mxmed u noqqotaan askar horta taasi waa jaahilnimo idin geeysay kaw tan labaad majeerteen haduu diiday inuu raaco odaygaas hade mj ma ogola in loo taliyo ayaga un baa wax u taliya o daaroodo dhan iyo somali waa ogthy

    • @qaranmediainc5513
      @qaranmediainc5513 Před 2 lety

      Commentiga oo dhan baan fiiriyey meel majeerteen lagu soo qaday majirto qof cuqdadaysan baatahay harti waa harti hadu fulay yahay iyo hadu geesi yahay

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 Před 5 měsíci

      Majerteen xaguu somaliya ugu taliyey war cabdirashid cali sharmarke unbaa jiray kaasna idinkaa iska dilay majerteen asagiina isuma talin karo somali kale waxba kuma aamineysee cabdillahi yusuf bad oran doonta o ad kuso dari doontaa kaasna xamar kaliya ayuuba xukumi waye o u isaga cararay marka raali noqo maanta wakaasa waxaad bilowden inaad dhahdan somalia wanka go'nay sidii inaad meel gaareysan

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 Před 5 měsíci

      Teeda kale meeshan wax majeerteen sheegay manan arag lkn markan hadalkaga fiiriye waxaad aragtay DHULBAHANTE la amaanayo sidaa awgeed baad u carootay o aad magaca iyo sharafta lagu sheegayo baad u quuri weysay sidaa ayaad siyidkaad askar u aheydeen adi siyidka askarna kaama dhigan kumana deynin gaalkii talyaaniga ahaa ee HOBYO hawiye kaasiyey baad kaba qaad u aheyd duliyahow

  • @abdisalat1324
    @abdisalat1324 Před 3 lety

    Beenlow

  • @doogdhodkon7291
    @doogdhodkon7291 Před 6 lety +2

    Kkkkk waxaasay nololkadhigteen taariikh daraawiis iyo anagaa xorayney waaar hada isxoreeyaa

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 Před 6 lety +3

      Doog Dhodkon : # aniga karbaashkii ka rogay oo ka daa idhiyi / Adoon koob nimca fuuqsata waa KU kibirtaye hadiise aad kabo kaa waa weyn gashatay amad KU reer fushay nin waliba wixii u kasbaday waa la kulan siine / hadiise aan usoo koco aarkii horan ahaye / ilahay baa wax bixiya oon lala qiyaasayne qoom waliba wax buu siyey oo loo qadariyaye / quwadaha dagaal iyo nasiib qanigu noo dhiibye , oo de waqashey waa qadana goob kasto lagu qudh wayaye .
      #🇸🇴darwiish🇸🇴
      Marka darawiishtu somali iyo muslimba MA tusto xininyohoda se gob baan ahay guni rifayso ee bal waynu eegna waxad ka jiidan ( dagaal ) waad U kulushihine qoom aan qori daaye qaanso arki jirinow .

    • @joker-vn3kq
      @joker-vn3kq Před 6 lety +2

      Doog Dhodkon
      Dhulbahante yaa adoonsada iminka doqonyohow.
      Ma gaaladi cadaanka ahayd baa dhulkayaga jooga mise muslin soonali ah baa na adoonsada.
      Kkkkkk
      Xoola tahaye waxa iminka jira waa siyasiyiin soonaaliyeed oo dad isku mid ah isku diraya .
      Dhulbahante cid adoonsata ma jirto iyagaaba la maslaxa.
      Orod laaascaanood tag Bal eeg sida ay tahay.
      Isaaq waa soomaali waana dadkauagii ee dhulbahante ajnabi Buu ku jahaada.

    • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
      @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 Před 6 lety +1

      Doog Dhodkon
      yaan iska xorayna neefow
      iska aamu waad Hanyartahee ninlahaysto ma ihi mana ahanjirin sidada gaalo anigu uma rarnanjirin
      iiducee ilen wanigi gumaystaha kaaaxoreye afka haygusotagine
      caasiyahow

    • @abdiwahidaden7733
      @abdiwahidaden7733 Před 6 lety +1

      Doog dhodkon hhhh indr yanu iska xorena ma ingiris ba nahaysta mise maraykan

    • @murtiiyomadadaalo9062
      @murtiiyomadadaalo9062 Před 5 lety +1

      inader waxanu Nahay Raag cadawga iyo sokeyuhu ukala socon yahay
      Wixi shalay anu udagalanay e somalinimada ahayd unbanu wali utaganahay

  • @salanahmed1364
    @salanahmed1364 Před 6 lety +1

    Sawirkaasi waxa u ahaa markii magaca idoorku baxay ee somalida Issaqa mooye inta kalaba qaawaneyd tiiyo xoolaha iyo hablaha lugu kala dharka

    • @peacetheworld...........7105
      @peacetheworld...........7105 Před 6 lety

      salan ahmed kkk. run miyaa? wuu noo dhameeyey

    • @salanahmed1364
      @salanahmed1364 Před 6 lety

      Sahra Mamou waasida taarikhdu qorayso waayo awowyadayo ayaa noo shekeeyey anba suugantii hor qarni 17 ilaa 19aad sida aay sheegeyso waa wakhtigii kabadhe iidoor baxay dib u raac taarikhdii Mataan Ciideed iyo ninkii u safarka ka dhacay .

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 Před 6 lety

      Ogaden bay gabdhaha ka bedelan jireen idoorku se dhulbahantaha reeran bay ugu iman jireen ama sidad u taqanan dhumasho dumarka idoorku iyago guur iyo maal doon ah oo dayacan markasa laso dhawayn jiray oo waliba dumarka dhulbahantuhu qarin jiren oo nin dhulbahanta Aho isku khasba la raadin jireen marka waa dadka dadka maanta somaliland baa nala yidhaahda leh akhas calayk walhy waa waxay siyaad bare iyo sheeko baralay ugu marmarsiyodan ceebahas iyo kuwo aan loo arkaysan Karin bay qarinayan oo dab dabolayan marka waa sababtay raban inay darood iyo dadka yaqaan waxay galan iyo waxay gudaan inay uga goostan oo uga dhuuntan nadalo nadalo dhalen yiciisa

    • @murtiiyomadadaalo9062
      @murtiiyomadadaalo9062 Před 5 lety

      @@daariqahmed8297 wll San shekada kuhayo heerin ayay caro Dhulbahante uso adi jiren Dumarka isaaqu ila manta o lajogana hablihi idoor e hargesa jogay wakuwa leh niman soliyed o Nagursada ayan rabna cebay tacaal

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 4 lety

    Mareexan o la ogyahay waqtigey darood ku biireen
    Ayu idaajaa taariikh u raadina.

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 Před 4 lety +1

      Husseen Cagta mareexan waa gobta iyo curadka Darood Ismaciil 🇸🇴👑🇸🇴 anigo Dhulbahante ah baa u qiray . Balse dhabayoco tariikh aan faan iyo dabadhilifnimo gumaysi ahayn malaha

    • @MoGaMan99
      @MoGaMan99 Před 4 lety

      Goormeey ku biireen noo sheeg, taariiqdaas adaa lagaaga “Fadhaa” goortey ahayd!

    • @MoGaMan99
      @MoGaMan99 Před 4 lety

      Husseen cagta, Ninka Mareexaan ee afsoomaaliga Class A ga ku gabyayaya ayaad ka gubatay kkkkkkkkkkk

    • @guulwade989
      @guulwade989 Před 3 lety

      Darood iyo sade isku goob bey ku duugan yihiin

    • @marishcadey7359
      @marishcadey7359 Před 2 lety

      mareexaan gobota darood iyo curadkeen