QALIN MA KOOBAAN: Suugaantii Cali Mooge Geedi iyo Barnaamijkii tixmaal ee TV Djibouti VTS 01 1

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 03. 2014
  • Cali Mooge Geeddi wuxu ahaa abwaan da´yar oo mucjiso ku ah suugaanta. Waxa halkan ku jira gabaygii QALIN MA-KOOBAAN ee uu ku magac-dhebay boqollaal gee iyo sifooyinkooda IYO gabaygii GOLE-JOOG EE UU KU SHEEGAY xayawaan iyo sifooyinkooda.
  • Komedie

Komentáře • 25

  • @sacadcabdi9808
    @sacadcabdi9808 Před 5 lety +5

    Nin fogaal arag gaabanoo , faanaya tihiin 😢😢😢
    Macnuhu waa haba aragti gaabnatanbe waad ku qanacsan tihiin hadana 😢😢 ood ku faneysan dee sida qof waxba aney ka maqneyn

  • @warsamesheikh8246
    @warsamesheikh8246 Před 3 lety +1

    alaylehe cali wuxuu ahaa boqorka suugaanyahanka soomaaliyeed...farshaxan fiiro dheer...ilaahay naxariistii janno haka waraabiyee wuxuu ka tagay dhaxal ..wuxu hindisay in cilmiga gabay ama maanso lagu gudbiyo....bal dhagayso wuxu geed aanaan maqal ama arag noogu soo gudbiyay....raxmatulaahi calayhi

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 Před 4 lety +2

    allow kuu naxariiso murti darareysa ayuu ahaa abwaanku

  • @gufaacoiyoroobchannel9454

    taariikh iyo aqoon dheer ayuu hhayay abwaanku waxaan aad ula yaabaa gabayga gole joog

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 Před 4 lety +1

      indr anigaba waa gabaygii iigu mucjisada badnaa alle ha u naxariisto oo qabriga ha u nuuro aamiin.

  • @mohamedabdirahmaan7944
    @mohamedabdirahmaan7944 Před 7 lety +2

    Ardul hamash ilaahba u qadarey, qalin ma koobane.
    Sida uu tuducaa u dhisey ayaan aad ula yaabey.

  • @cabdiwali6738
    @cabdiwali6738 Před 7 lety +3

    Cali mooge geedi Alle haw naxariisto waa abwaan balaadhan goormu dhintay

  • @abdiumardirane713
    @abdiumardirane713 Před 5 lety +1

    Alle ha naxariisto

  • @hassanwarsame8901
    @hassanwarsame8901 Před 5 lety +2

    Abwaankan goorma ayuu dhiintay allahay ha unaxaariisto

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Před 5 měsíci

    🖐🖐🖐🖐

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 Před 8 lety +2

    Alle ha u naxariisto qaryaan buu ahaa mar la arkay

    • @crixiinsguure9481
      @crixiinsguure9481 Před 7 lety +1

      Allow naxariiato abwaan qaliya ayuu ahaa oo buug taabte ahe

    • @saidjama7840
      @saidjama7840 Před 7 lety +1

      maxamed wali ha wale muwadin dhab ah bu aha

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Před 4 lety +2

    Abwaan cali mooge geedi ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo waxaan u arkaa inuu ahaa boqorka gabayaaga soomaaliyeed kuwii hore kuwii dhexe iyo kuwii danbeba waqti yar ayuu ku jiray suugaanta waxaanu dhigay rikoodh aan dhigin kuwii konton sanadood ku jiray

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 Před 2 lety

    Abwaan qaaliyuu ahaan alle haw raxmado

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Před 5 měsíci

    Garo ama ha garan

  • @DirirMaxamuud
    @DirirMaxamuud Před 3 měsíci

    Soomaali waa bilaa garasho meeshu ma oomane aan biyo lahaynbaa, bal ninkaa labada saac hadlayay ee marba saxanaya daya
    Eebe hawnaxariisto abwaan cali mooge geedi guuleed

  • @garaadosmanfaarax1821
    @garaadosmanfaarax1821 Před 4 lety +1

    nin kani wuxuu ahaa abwaan dhamaystiran haduu dhintahay waxaa dhintahay shaqsi qaali ah

  • @mohamedbille1067
    @mohamedbille1067 Před 5 lety +1

    Alyaa raxma