Video není dostupné.
Omlouváme se.

LOTTERY & SOMALI MAXAA KALA QABSADAY😂 | HAS BEEN NOT SALECTED OO NOQTAY KALMADA AAD LOO NECEB YAHAY😂

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 05. 2023

Komentáře • 435

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Před rokem +159

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Před rokem +196

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Před rokem +223

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤️❤️

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Před rokem +194

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @awomohamed7559
    @awomohamed7559 Před rokem +260

    Intaan iskuba dayin ee aan aaminsanyn lottery gan 😂 like ta ha ila dhaafin shoodhe

  • @farhiamahamuud2706
    @farhiamahamuud2706 Před rokem +182

    Inta aan lottery xarysan 👍

  • @maanka1111
    @maanka1111 Před rokem +61

    Hadii aad murug Dareemeyso farxad Deg deg alle Ha kugu badalo wll isoo booqo 😢😔❤️🧡❤❤😢😢😢

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 Před rokem +33

    Alxamdulilah ilaahii somaali iga dhigay baa mahad leh la aan tood waa abaar waa dad aad u qosol 😂

  • @fatumamaxamuud8132
    @fatumamaxamuud8132 Před rokem +27

    Lottery is not easy 😂😂😂😂

  • @mulkimohamed8919
    @mulkimohamed8919 Před rokem +24

    😂😂 istaqfurulaah wllhi marki sadaxaad ayaa marayaa ii so duceya asaxby sanadkan in an ku guuleysto

  • @mohaasbulle6185
    @mohaasbulle6185 Před rokem +21

    Sheikh is funny I can't stop laughing walahi😂😂😂

  • @abrahimfjizow2545
    @abrahimfjizow2545 Před rokem +17

    DALKA NOO BAHAN SOMALI HAA NOOLATO ❤🇸🇴🇸🇴🙏

  • @yuusufhasan7378
    @yuusufhasan7378 Před rokem +9

    Maraycan hayso wll waxaaga🤣ma ceebbaa😅
    Awalba adaa lahaaye🤣
    Kis yaroo qaraara❤️

  • @maxamedsharidmaxamuud-iu4mf

    Loterry and somaali is not easy😂😂😂

  • @maxamedmaxamedaamiin-vd5wc

    Nin hooyadis iyo aabihis ugu duceyen inuu anfaco dalkisa iyo diintisa iyo dalkisa oo afrika ka tagyo ilahy ima tuso🤣😍😍

  • @hanisaciid9655
    @hanisaciid9655 Před rokem +5

    Inta Aan xareysan waligood hadana Aan dooneyn ✌️👌

  • @cabaasaxmed854
    @cabaasaxmed854 Před rokem +9

    I love soomaaliya 🇸🇴🇸🇴❤🥺

  • @Sadack19
    @Sadack19 Před rokem +3

    Dad Loogu duceeyay markii eeydhashanaayeen in ilaaheey kadhigo Mid dadkiisa,dalkiisa io diintiisa mid anfaco ayaa waxa uurabaa in uu America aado war adeerayaal xamaraa na iibaahan 😂😂 jooga

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Před rokem +29

    Somaliyeey aan Alshaabab oodhan iyo Sheikh Cali dheere aanu xareeno haanaga tagaane 😂😂😂💔

    • @hanisaciid9655
      @hanisaciid9655 Před rokem +4

      Iayagaa mudan walle wadanka anagaa u hareyno ayaga hana dhafaan😂😂😂😊

    • @omaraaniomaraani81
      @omaraaniomaraani81 Před rokem

      Hakugu maqlo adiga ku taal😂

  • @bilaalnuur8499
    @bilaalnuur8499 Před rokem +6

    Team has not selected dalkaa nobaahan wllhia 🤚 🤣

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 Před rokem +4

    Anigu hadan tijaabiyo nasiibkaygu waa 100/100
    Sanadka danbe insha allah tijaabinaa😂

  • @ayaanfaysalxasan8957
    @ayaanfaysalxasan8957 Před rokem +1

    War shiiq cali dheere ma u sobaxey🙌🙈

  • @rayaanmoha3373
    @rayaanmoha3373 Před rokem +8

    Ango markan dhalnay nalogu u duceyay alle Haka dhigo mid d.d.d anfcda ayan lottery rajo ka la Hayn💔🥺😆

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 Před rokem +2

    Aniga ninke culumada ahay ayan layabay walahi

  • @caaishaxassan-xk6ht
    @caaishaxassan-xk6ht Před rokem +5

    Mcln oo somali noo dhigo lottery oo xareystay farxad😂😂asi dhan

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před rokem +2

    Dalkeeni hooyo yaan ugatagayna haduu Qofwalba dibadaha ucararo, Walhi Dal aadan lahayn Waa dareen kujoog, Subxaanallaah ilaHoow Dadkeena Dalkooda umacaanee amiin amiin yaarabi 🤲💔😢

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +7

    Free Somalia
    DalKeykaa ku ahay nabad kuna helay nolol Dhameestiran ❤❤😂😂😂

  • @cawomouse6949
    @cawomouse6949 Před rokem +2

    Waziir ciidii somaliland💚🤍❤️ ba. Soo dhow 💚🤍❤️ hambalyadii 18 may ga kaama hayno💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️

  • @sihaammiita5000
    @sihaammiita5000 Před rokem +7

    Team kuqasarate away😂 dalka no bahan anaga😂

  • @clsamedramzey677
    @clsamedramzey677 Před rokem +1

    Somalia isn't easy

  • @siciidfarhanpuyol1834
    @siciidfarhanpuyol1834 Před rokem +3

    Mee zxp emotional damage kii😂😂

  • @mohamedaden-cz2lw
    @mohamedaden-cz2lw Před rokem +2

    Zaki keep going poi

  • @kadirismail8452
    @kadirismail8452 Před rokem

    Xabsi kor ka furan waa jabuuti ee maaha soomaaliya sxb sida ula soco 😅

  • @abdirahman172
    @abdirahman172 Před rokem +3

    Somali iyo lottery maxaa kala heysta 😂😂😂😂

  • @abdirisak_buskulaawi
    @abdirisak_buskulaawi Před rokem +1

    Mareykan diinta la geeynaayo miyuu afrika kuwada faafiyo😂😂😂😂

  • @naajipoi47
    @naajipoi47 Před rokem +2

    Zaki zxpow waziir nio barnamij English kubaxaya kasugaa😂😂

  • @armaandaahirarmaandaahir3866

    Sxb prank ayey aheed live waan kujirnay😂😂😂😂

  • @muhiadinahmedmahamoud756

    alxdulilaah dhaha hadaad ka badbaadeen qorshii gaalku indinkaga kaxaynaayey wadankagaa hooyo😂😂😂

  • @silver14007
    @silver14007 Před rokem +6

    Ani 2.00 habeenimo ayay isoo baxday😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂

    • @Afisa543
      @Afisa543 Před rokem

      Hambalyo ma baxday hda😃😀

  • @Nabila07784
    @Nabila07784 Před rokem +1

    Free Somalia 🇸🇴 😂😂😂

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds Před rokem +1

    Freèeeee dalka sooo maaliya 🎉

  • @safiya0986
    @safiya0986 Před rokem +1

    Qaybta wadanimadaa inaga maqan dhulkeena maynaan ilaa xadkaa nacdeen ( haybad waxaad ku leeday dhulkaaga hooyo)

  • @MaxamedMaxamuud-mo5br

    awey dadki.nabigena.muxamed jecla scw scw

  • @farhiaadeed2227
    @farhiaadeed2227 Před rokem

    America is not what you think walahi I have been living here for past 28 years it’s Allah who makes it happen don’t force things

  • @inahagio
    @inahagio Před rokem +2

    Maanta iigu horeeso inaa noqdo daddkii ugu horeeyayy ee dawadey mrkii hore wxaa dawadn jirey xilli bdn mrku yaaLo 😂😂

  • @dagandaacad5812
    @dagandaacad5812 Před rokem +1

    Ala kan shiiqa ah qosol badanaa waddan gaal iska daaye soomaaliya dhexdeeda aa u baahan in diinta si fiican loo gaarsiiyo waziir waa saa sheegtay waddanka waaba mid xitaa shiiqyada ka cararayaan.

  • @user-di3dk1yg6s
    @user-di3dk1yg6s Před rokem +1

    Wasiiir kuwan la doortey in cayalka lagu seexiyo larabaa 😂

  • @assouman76
    @assouman76 Před rokem +2

    Socodal oo kuguleysaty litery😂

  • @hogamiyezaki7340
    @hogamiyezaki7340 Před rokem +4

    Marecan is not easy 😂😅

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Před rokem

    ASC Walalo I agree with you! they should not play with him like people who trust each other not bring they're friends social media hasbi Allah, about the other man who is say he want to become missionary he doesn't know every Muslim person who go to Western world they already missionary I can't believe it everybody making excuse about the Quran! Very sad😮😮😮

  • @alparsalenosman1107
    @alparsalenosman1107 Před rokem +4

    Sacadan ka dashada talo 11:58 madhafto miyan 😂😂😂😂😂

  • @cabdiqaniaxmed505
    @cabdiqaniaxmed505 Před rokem

    Alaabtii shabalaala aad ku tuuratay
    Dhalaa Kuu jabsan pro
    Kaftan lee waaye zhp

  • @ahmedkeysepop
    @ahmedkeysepop Před rokem +4

    صومالي صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال صومال 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @idashnoor1729
    @idashnoor1729 Před rokem

    Free Somalia 🇸🇴

  • @hanadcrown
    @hanadcrown Před rokem +4

    Lottery kulahaa has not been selected war dalkaa ii bahane wadani isoo wada qora😂😂😂❤

    • @halish751
      @halish751 Před rokem +2

      Wadani lottery kudhacay😂😂

  • @farahmohamed7144
    @farahmohamed7144 Před rokem +2

    Waziir bal ka waran qof from 2006 ilaa 2011 Addis ababa u joogay line iyo sponsors America ah oo mar ba mid ka xumaanayey ka dib from 2012 ilaa hada 2023 lottery ga xaraynaayey wali na aan helin alaa alle qalbada ha noo adkeeyo😅😅😅😅

    • @ashanur7166
      @ashanur7166 Před rokem

      Dalkaaga kuu bahan hanaga tagin akhiii somalia ❤❤❤❤

  • @AbshirIlkacase-pg5xu
    @AbshirIlkacase-pg5xu Před rokem +1

    Free somalia

  • @nuurowabdi1471
    @nuurowabdi1471 Před rokem +6

    Inta la iiqadan malayga daremaa 😂😂

  • @cabdiwahaab6763
    @cabdiwahaab6763 Před rokem +1

    Free dhalkeena Somalia 🇸🇴😥💪🏼

  • @Maxamedxasanali-qv2tq

    Somalia usa malaga gadirabaa ani waba shakiye🤣🤣🤣🤣😂😂😂

  • @Kingcumar224
    @Kingcumar224 Před rokem

    Wcs wasiirka bini xaaji firii dalka soomaliye😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdihakimbashirustadh6139

    SALALAHU ALEYHI WASALAM ❤❤❤

  • @abdesaid4167
    @abdesaid4167 Před rokem

    Xafiiskooda ugu tagaynaa wlha wa legend

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 Před rokem

    صلى الله عليه وسلم❤

  • @guuleedfaisal5530
    @guuleedfaisal5530 Před rokem

    Daacad buu ahaa oo in uu ku guuleysanayo buu maleynaayey laakiin way ku dhacday

  • @amgame5160
    @amgame5160 Před rokem +2

    War dalkiina Fadhiya halgee loo cararayaa😅😅

  • @nourithirtyfour9494
    @nourithirtyfour9494 Před rokem +1

    Shiekh lee iga qosliyy wllhi 😅😅

  • @AbdiomarAli-ch2fq
    @AbdiomarAli-ch2fq Před rokem +1

    32 minute 3.7 views +1k Like on other level 👑🤪✋

  • @warda4257
    @warda4257 Před rokem

    Waalawashay allow iimanka nagali

  • @MohamedAli-xh8vt
    @MohamedAli-xh8vt Před rokem

    Background 🎶 😮

  • @saacidcade9334
    @saacidcade9334 Před rokem

    😂😂😂😂😂 zaki bin xaji waku wataa

  • @nimcomukhtar5136
    @nimcomukhtar5136 Před rokem +7

    😊😊the first person to watch the video ❤❤WASIIR PINN IGU QABBO📌📌

  • @abdifatahgure8871
    @abdifatahgure8871 Před rokem +1

    Somalia is not easy 😅

  • @coltab4069
    @coltab4069 Před rokem +3

    Team zaraakiisha Maanta anaa wakiil ka ah pin dhac😂

  • @yussufyuvii9660
    @yussufyuvii9660 Před rokem +1

    Free dalka somalia 👌

  • @hanijamal5156
    @hanijamal5156 Před rokem +1

    Qosol Isma Lahayne AnigO Qoslayy Unn Is Arrkeyyy😂😂😂😂 ZakI WaziR 😂

  • @mohamoudjama28
    @mohamoudjama28 Před rokem +1

    Free dadka soomaaliya🇸🇴💪

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 Před rokem

    Zaki if u got my message please falanqee please dalkii who is gone stay when everyone waiting lottery

  • @BUNBUNBOY
    @BUNBUNBOY Před rokem +1

    Shaqo Fican bulshada U haysaa taliye 🙌😅

  • @AhmedAli-ku7vl
    @AhmedAli-ku7vl Před rokem +1

    All ZAKI BIN HAJI fans
    Has Been Not Selected
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sagaley4482
    @sagaley4482 Před rokem

    Alhamdulillah wn socda mashallah

  • @ilhanadenilhan6122
    @ilhanadenilhan6122 Před rokem +10

    skeikha khamiska caadleh ayaa igu daraan wlhi 😂😂😂😂😂 hadaad wadan gaal aad daan kalahaay skeikhoow maxaa lotteryka oo xaraysataa macnaha mafahmi wlhi 😂😂😂😂

    • @yusra11_
      @yusra11_ Před rokem

      dariskaga galaa marku daaci muqtar dhhy wxu dhhy😂😂😂adiga idin dayey galada yar yar ani kuwa waweyn u scdaa kulhaa😂😂😂😂😂😂

  • @mohaabdikadir3876
    @mohaabdikadir3876 Před rokem +1

    Free dalka Somalia 🇸🇴 ♥️

  • @AlmaalikMc-mf9is
    @AlmaalikMc-mf9is Před rokem

    Horta shiikh cali dheere ma usoo baxay

  • @anasjaama7856
    @anasjaama7856 Před rokem

    Somalia is not easy

  • @abdiaden682
    @abdiaden682 Před rokem +1

    Keep going

  • @qunesfakhy9403
    @qunesfakhy9403 Před rokem

    Zaki bon xaaji umadeena maaha wejidaan mareekan markey arkaan kulahaa filtar majiroo kkkkk

  • @user-gs6vn9wg6x
    @user-gs6vn9wg6x Před rokem +1

    Firi dalka somali...😢😢

  • @ibraahimmaxamed4539
    @ibraahimmaxamed4539 Před rokem +3

    Wasiir mobile ka hadaan Soo iib saday video gii ugu horeeyay ee aan daawado 😂

  • @ckariimadoshhande8548
    @ckariimadoshhande8548 Před rokem +1

    Free dalka Somalia 🇸🇴

  • @nuroalihassan8911
    @nuroalihassan8911 Před rokem

    Has not selected wey ngu dhacdy😂😂😂

  • @n3tnomad
    @n3tnomad Před rokem

    #somalia #africa

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration Před rokem +1

    Diinta yaan lagu qaraaban ee warkiina iska cadeysta 😂😂

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 Před rokem +1

    Meel shiiq xasan joogo joogis malahan😅

  • @abdullahiabdi415
    @abdullahiabdi415 Před rokem

    Free 🇸🇴 Somalia

  • @BigBoss-ie2bb
    @BigBoss-ie2bb Před rokem +1

    FREE DALKA SOMALIA 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂

  • @shabelle123
    @shabelle123 Před rokem +1

    Aniga kamid ah dadka reject la yirahdey wa la iga diidey 😢 scunka madaxeyga weyn so qabtey 😂😂😊

  • @MRCUSMAANSTUDIO112
    @MRCUSMAANSTUDIO112 Před rokem

    Hambalyo wllkee

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Před rokem

    Background waaka helay😂 wasiir

  • @mr___tiintin2297
    @mr___tiintin2297 Před rokem

    Wadanka sitoos ah inooga gada
    Hawiye & Daarood keligoodaa wadanka gatay