Barnaamijka Nala Sheekeyso oo aad u xiiso badan "Ali Harare iyo Kawsar Abdilahi"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • Barnaamijka Nala Sheekeyso oo aad u xiiso badan "Ali Harare iyo Kawsar Abdilahi"

Komentáře • 40

  • @AhmedAli-mz6hn
    @AhmedAli-mz6hn Před rokem +1

    Wll kawsaray rimaha astur waa cawree timuhuye khyr allaha ku siye

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 Před rokem

    Kowsar iyo Cali Xaraare barnaamijkooda waa ka helay si fiican ayay u daa dihiyaa

  • @SacdiyoGuled-x4t
    @SacdiyoGuled-x4t Před rokem

    Maasha allaah barbaamijkaan waa jeclahay 🎉🎉🎉❤

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Před rokem

    Waa sheekooyin cajiiba

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko Před rokem +1

    Kowsareey foodada timaha Asturo

  • @salaadjawle9793
    @salaadjawle9793 Před rokem

    Hal tin oo kamid ah timaha hablaha haday muuqato waxay udhigantaa dhamaan cawradeedi oo banaanka taala cidi dood ka qabta ha baarto walashey wa qof wanagsane intaas ha ku darto Inshala

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Před rokem

    Mansha allah

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Před rokem +1

    Ali Harare Kaftankii aad ku ballanqaaday 3 jeer Todobaadkii xagguu ka dhacay ?

  • @arafadjeeke1821
    @arafadjeeke1821 Před rokem

    Asc cali iyo kawsar . Kawsar wan garan wayy cawa wll alah guu dhowre siidi hore uso labiso wan idisalamy

  • @shahad2629
    @shahad2629 Před rokem

    Maskiin maseer waa dhibdanyahay caliyow janalka hala dar dar galiyo barnaamijkaan halmar waanagu yaryahay soo badiya

  • @mohamedali-qp4rx
    @mohamedali-qp4rx Před rokem +1

    Asc cali harare mashaa allaah waxaaa tahay nin qosol badan hadana cajiiba waxaan kutixanahay barnamij yadada manta waxaad kahadashay arin isomaratan waxaan tegay magalada sacda anoo tahriiba waxaan galay masajid maqrib saladii markii laxirtay ayaan wayay labo qof oo isku dhaw waliba gacaha xabadka saraya anooyaban ayaa fataxadii la aqriyay markaa ayaan kaligeey aamiin iri

  • @adanmohamed7841
    @adanmohamed7841 Před rokem

    waan kubuuxinaayay qulhuwalaahu qosol ban udhintay

  • @aliabdiharbiharbi595
    @aliabdiharbiharbi595 Před rokem

    Aad Ayaa ugu helaa sheekadina

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 Před rokem

    Waa wareey maanta kawsar waaban garanwaayay

  • @hussainabdullahi1766
    @hussainabdullahi1766 Před rokem

    Shekadan Ali iyo kowsar wan xiseeyaa runtii waa labo waxay kuhadlaanba kaa qoslinayo hor usocda wllyaal

  • @furqanbook
    @furqanbook Před rokem +1

    Kawsarey tinta qarso waan ognahay inaadan bidaar lahayne😂

  • @caliqarshe4170
    @caliqarshe4170 Před rokem

    Asc

  • @dayaxcismaan4811
    @dayaxcismaan4811 Před rokem

    Caliyoow kowsar hadaalkaas gabdhadaadkuqaatay masayrka dartii waykaxanaaqday waxaytiri wallahaygabadha nimankaadilay waanalaguleeyey Markaaskowsar sheekada hinaasaha dumarka ka ilaali by c/asiis osmaan

  • @baashebushaaro291
    @baashebushaaro291 Před rokem

    Waw kawsar maanta kawsar she is my sister iam baashe maxamed cabdi laahi

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 Před rokem

    Kawsar m cabdilahi iyo kawsarta (VoA ) ma isku midba Mise wa 2 Qof

  • @abdiaadanwaris7308
    @abdiaadanwaris7308 Před rokem

    Gabadhani iyana ma warsangari baa cali ?

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 Před rokem

    RUWAAYADII MUSUQ MAASUQ BAAN DAAWADEY WAAN KA HELEY MID KALE MA SOO WADAA

  • @adanmohamed7841
    @adanmohamed7841 Před rokem

    aad ban ujecelahay barnaamijkan

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 Před rokem

    omg waa khalad ween

  • @abdifataax715
    @abdifataax715 Před rokem

    Kawsarey inkasta ood i oraneysid waa laygu mashquuley hadana xaqqa lagama gabado eh tinta qarso oo diinta iyo dhaqanka aad intaa nagu wacyigalineysaan naftiina ka bilaaba

  • @mms8525
    @mms8525 Před rokem

    Malaqabaa sxb

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Před rokem +1

    Kawsar mise muna si fcn aan ku aqaana kawsaray 😂

  • @caliqarshe4170
    @caliqarshe4170 Před rokem

    Cali xarare gabadha muslimka A isastur kudhe otimaha qarso

  • @ladanosman1325
    @ladanosman1325 Před rokem

    Kkkkkkkk

  • @abdimohamed-b4y
    @abdimohamed-b4y Před rokem

    Kkkkk nin 34 kursi fadhiyey ayaa bixinaya tababaro iyo qaabka xil wareejinta

  • @abdulsalamhersi6501
    @abdulsalamhersi6501 Před rokem

    Hahaha 😂😂😂

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Před rokem

    🤣🤣

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 Před rokem

    Kkkkkkk wuukubuuxiyay

  • @abdunasirabdihasan4384

    Qosolkaad maanta iga qosliseen idinkaa dambigiisa iskan😂😂😂😂😂

  • @Qoraga
    @Qoraga Před rokem

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk alow mar walba dadka ha hor boodin wax walba sug dadka kale

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Před rokem

    Hhhh

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Před rokem

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣