CALI ZAKI KAABA WAAN HELAY OFFICIAL VIDEO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 10. 2021
  • Ereyada iyo Laxanka : Abwaan Omar Dabjacayl
    Music: Maftuux Cadceed
    Camera: Fahad Abdi
    Editing: Monium
    Directed by Ali zaki
  • Hudba

Komentáře • 1K

  • @alizakiofficial2353
    @alizakiofficial2353  Před 2 lety +888

    Aad baad Umahadsantihiin Dhamaantiin
    Waan Umahad Celinayaa Qofwalpa Oo Wakhtigiisa Qayb Kamid ah U Huray inuu Dhagaysto ama Daawado Heestan
    Waan idinJeclahay Saaxiipayaal 🙏❤️
    La’Aantiin Madaxaa ixanuuni😂❤️

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 Před 2 lety +254

    CALI SAKI SXP WALEE HEES SHIDAN
    RUUX DUU KALI NIMO WEY KADEEDAA
    XIS KA BAAHANI WUU KUR BOODAA
    QOFNA KOON KAN IS MA KAAFIYO
    Cod iyo laxan 🙌🙌🙌🙌👌👌👌

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem +20

    Maxaa ka wanaagsan hadaan ku xusuusiyo salliga nabi muxamed
    صلى الله عليه وسلم.❤
    🥰🥰❤❤😰😰🤲🤲💯👇

    • @daariqaziiz4706
      @daariqaziiz4706 Před 11 měsíci +1

      Cali

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 Před 8 měsíci +1

      Nacdali kugu dhacdee.saliga nebiga hakeenin.meeshan.aay heestu kabaxayso😡😡😡😡😡🤬🤬

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v Před 6 měsíci +1

      ​@@abdusalansaleban7339😊❤😊❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v Před 6 měsíci +1

      ​@@daariqaziiz4706😅❤😅❤❤😅😅❤

  • @adamDooll
    @adamDooll Před 2 lety +133

    Another leval

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial Před 2 lety +5

    cali zaki wabad isku ciyaartay hadadba naagahan qaaqaawan hoosta ka gashay luquntana balaayo sudhatay,heesahagi hore xoga waad roonayd,sidan wa foolxumo iska jooji walal

  • @bbenacnac
    @bbenacnac Před 2 lety +133

    inta heestan ila sugeyse is mujiya
    Legend cali zaki Somali music to the world 🌎 Another level 🔥

    • @adeerka_5
      @adeerka_5 Před 2 lety +1

      Abaayo Haddaan Hoosow bro kugu Soo arka Halkaana waad Joogtaa Waan Ku salama Byo Qrxy❤🥰

    • @bbenacnac
      @bbenacnac Před 2 lety +1

      @@adeerka_5 wan ka qady bowe mcn 💛❤️

    • @maxamedfoozi2242
      @maxamedfoozi2242 Před 2 lety +1

      Kolay anigu wan kulasugayay

    • @maxamedfoozi2242
      @maxamedfoozi2242 Před 2 lety

      @@bbenacnac lkn nacnaceey makaligaba

    • @AsadKhan-iv7gt
      @AsadKhan-iv7gt Před 2 lety +1

      Aniga hadii la I dihi lahaa maxaa jcshhy inaa mar maqshid amah ad argtid adiga ku sheeygani lahaa bbe nac nac

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 Před 2 lety +8

    Inay kasbashadu tahay kaalamaha loogu kala jiro qofka keensada ruux garaad koray so kas uma oge'eey... Wow Abwan dabjcyl,alizaki &cadeed on 🔥

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 Před 2 lety +58

    Ali zaki fannanka Gobolka raga ismuujiya reer Burco salan sare💯🙏

  • @farxaaniofficial9214
    @farxaaniofficial9214 Před rokem +3

    Maftuux cadceed father of the somali misicians🎹🎶🎙️🎧🥁🎻🎺

  • @legendfuadherro3912
    @legendfuadherro3912 Před 2 lety +10

    Heesta Qafiyadeeda waa Erayga K another level wiil Boqortoyo 👑

  • @dumarbilla4972
    @dumarbilla4972 Před 2 lety +8

    Qalbi kaadsada runa keedsada oo kalsoonida nafta koobsada baa kaldeeqa iyo heela kaamila keep going our legend ♥

  • @akraamahmed1515
    @akraamahmed1515 Před 2 lety +13

    wiilsha somaliland kaliya fannin iga dheh one Love cali Zaki 👏 You are another level

  • @camaarfilmsandvlogs7057
    @camaarfilmsandvlogs7057 Před 2 lety +140

    Ali saki is the best keep going legend canerada monium another level muqal Laga shaqeyay 💯✌

  • @inacumar170
    @inacumar170 Před 2 lety +44

    Cod:100%
    Style:100%
    Laxanka:100%
    Muqalka:100%
    Laxanka 100%
    Duriyada fanka hoganka u haysa ❤😋

  • @maxamedxasanshcapdilaahi3144

    Ruxda kalinimo way kadeda Qofna konkani isma kafiyo xaqiiq walahi Alizaki hore u soco hno❤❤❤😍

  • @muxiyodiinofficial6254
    @muxiyodiinofficial6254 Před 2 lety +4

    Fananka fanaaniinta ku hor kaajay 😂♥️♥️♥️

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 Před 2 lety +9

    Ali Zaki Layaab Layaab wallee😘🔥✅Keep Going bro👌

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 Před 2 lety +4

    Erayada :Dab jacayl
    laxanka :dab jacayl
    music:maftuux cadceed
    Directed: ali zaki
    sweat voice: cali zaki
    💥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @the_tayasi3r146
    @the_tayasi3r146 Před 2 lety +2

    Ali zaki xaalad kle manta frist ban ahe isaso muujiya✌🏿

  • @wareerjoojiye6363
    @wareerjoojiye6363 Před 2 lety +1

    Ana kaaliyo kaaba waan helay.
    Wow pro bartaas kasii wad

  • @farhiafariida923
    @farhiafariida923 Před 2 lety +6

    Qalbiga kaadsada ❤
    runna keedsada 😘
    Oo kalsonida nafta koobsada😚
    Baa kaldeeq iyo hela kaamile❤
    Anah kaaliye iyo kaabe wan helaY💏💍

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Před 2 lety +19

    Heestu waa another level lkn nagaha balayo nikada kufosha xun folxumeyay👌👌🤣🤣👌

  • @Hoygaaflaanta219
    @Hoygaaflaanta219 Před 2 lety +1

    Abwaan cumar dab jacayl nin murti shilis iyo laxamo cajiiba lasoo baxay weeye sidoo kale cali saki waa fanaan aan caadi ahayn.

  • @zupersiciiddhiif2719
    @zupersiciiddhiif2719 Před 2 lety +5

    New style ali zeki waa layaabay inta la dhacday is muujiya❤🔥😀

  • @swaggerhanadofficial
    @swaggerhanadofficial Před 2 lety +13

    Another level #Ali #Zaki 🔥🔥🔥☝️

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 Před 2 lety +14

    ANOTHER one Ali Zaki✌️✌️

  • @ciiltireboramawi3370
    @ciiltireboramawi3370 Před 2 lety +5

    Ali zaki King Of style inuu yahay ma isku raacna🙌😂

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 Před 2 lety +1

    CAli Zaki another level Monium Socotay Wlhi pro pest video

  • @apdirahmaanpaapoco2116
    @apdirahmaanpaapoco2116 Před 2 lety +7

    Another level weye heestani shoodhe ✔keep going.

  • @souldanmacron4727
    @souldanmacron4727 Před 2 lety +5

    Keep going my brother I like your song from Djibouti 🇩🇯

  • @adnanhashi
    @adnanhashi Před 2 lety +10

    KAABA
    Qalbi kaadsada
    Runa kaydsada
    Oo kalsoonidaa
    Nafta koobsada
    Baa kaldeeqiyoo
    Hella kaamilaaa
    Ruuxda kalinimo
    Way kadeedaaa
    Kaska baahaniii
    Wuu kurboodaa
    Qofna koonkanii
    Isma kaafiyoooo
    Ana kaaliyoooooo
    Kaaba waan helay
    Kufkeed dhaaniyo
    Kaar dhayaan helay
    Kashay hanatooo
    Kalgacayl dhabba
    Baan la kawsaday
    Inay kasabashadu
    Tahay kaalmahaa
    Loogu kala jirooo
    Qofka keensadaa
    Ruux garaad koray
    Sow kas Uma oga
    Nafta kohashadu
    Way karbaashtaa
    Dib ka kabashana
    Way kafaysaaaaa
    Nolol kaahlanaaa
    Kaftan lagu waaaa
    Ereyada iyo laxanka dabjaceyl
    Codka ali_zaki
    Music cadceed

  • @abdiabdaleofficialchannel5131

    Codka 100% CALI ZAKI
    Laxan 100% DAB JACAYL
    ereyo 100% DAB JACAYL
    music 100% CADCEED
    muuqal another level
    style 1000/1000
    🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @jzulthan9815
    @jzulthan9815 Před 2 lety +10

    Ali saki waxan oo kle galadu waxay dhahda another level❣🙋‍♂️💚

  • @abdiaziiz8761
    @abdiaziiz8761 Před 2 lety +19

    Cadceed on the beat💯💟

  • @abdifatahmohamed6612
    @abdifatahmohamed6612 Před 2 lety +2

    Fanaanka ugu laf steyl san fanaanta hargeysa cali zaki hees badh baad sooh qaadey💋💘kaaba waan heley dumaashiyoh maad nooh heshey fanaan

    • @zainabmohamed5069
      @zainabmohamed5069 Před 2 lety

      Masha allah cali saki wilka jecelka halaka kasi wad❤🌹💔

  • @foosiyaahmed2672
    @foosiyaahmed2672 Před rokem +6

    Wow!this guy is legend ,you are the king of songs😎👑👑👑

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official Před 2 lety +4

    Cali zaki Brother Aad Baan Kutageera Nolow in badan ♥️👑🔥🔥

  • @jabshepro
    @jabshepro Před 2 lety +33

    Wow Another Level Ali Zaki Keep Up Brother

    • @raage-Jaamac
      @raage-Jaamac Před 2 lety +1

      E͟r͟e͟y͟o͟ d͟h͟a͟p͟ a͟h͟

    • @mk90889
      @mk90889 Před 2 lety

      Thanks bro 🙏🏼

  • @abdifataahhassan371
    @abdifataahhassan371 Před 2 lety +9

    Wow waxkale legend is back 🔥

  • @cabdirisakanshax
    @cabdirisakanshax Před 2 lety +1

    Waaaaaaaaaw an ather level bay odha jireen seedi dadka wax yaqaana macalin koodiiyooow

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 Před 2 lety +3

    Nolol kaahlana kaftan lagu waa ❤🤷‍♀️
    King of kingdom 𝚋𝚛𝚘 𝗔𝗹𝗶 𝗭𝗮𝗸𝗶🥰
    allow nabarakee Somaliland ❤💬💚

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Před 2 lety +16

    Waa sugaa heesta shidan legend amazing song good ♥️♥️💯🙏🙏

  • @cqanisaalim7062
    @cqanisaalim7062 Před 2 lety +2

    Ali Zaki Fanaan Iyo Badh Keep Going Brohter

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 Před 2 lety +1

    soomaalaay heesta waad ku jiiftaaane halaga kaco the song of the year wllhi🔥🔥🔥🔥

  • @ashahassan9869
    @ashahassan9869 Před 2 lety +13

    Www another level Ali zaki🔥🔥

  • @ayanitoahmed7444
    @ayanitoahmed7444 Před 2 lety +5

    Ali Zaki another level 💯❤❤❤

  • @nimcokhadar7807
    @nimcokhadar7807 Před 2 lety +1

    Wooow waa fanaanka kaliyee anaa taageer buux u ahay keep going my brother calizaki

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 Před 2 lety +7

    Another level cali zaki legend fanaan💯😇✌

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet Před 2 lety +38

    You are great singer with and Many people around The world enjoyed your song and I am One of them GooD JoB Our singer Ali Zaki 🩸✊ 🔥 😊

    • @sharmoak4713
      @sharmoak4713 Před 2 lety +1

      Every time active 🤐🤐

    • @Rittwan
      @Rittwan Před 2 lety +1

      Comment ku dhiigle😂😂😂

    • @ina_mohamet
      @ina_mohamet Před 2 lety

      @@sharmoak4713 kk no my pro😂😂

    • @ina_mohamet
      @ina_mohamet Před 2 lety +1

      @@Rittwan 😂😂✊

    • @mohaayare314
      @mohaayare314 Před 2 lety

      wara arsenal meqa ku badinayna maanta😂😂

  • @fariixachannel9295
    @fariixachannel9295 Před 2 lety +14

    Another level Huno Ali zeki🤴♥️

  • @munaosman9952
    @munaosman9952 Před 2 lety +1

    Wiilkaan haduu gabar ahaan lahaa oo waxaaasoo kale samayn lahaa wax layaab leh baa meeshaas ka dhci lahaa cadaalad darada soomaalida.

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 Před 2 lety +2

    Ali zaki 2018 Heeskii Qaboobay sidaan qaboobay Janaddii qurqurshee qaboobay
    Laga soo bilaaabo illaa 2021 Ku Taageeraa keep Up bro allaaha Ku Xafido
    Nacabkana Kaa owdan
    From Galmudug

  • @cadnaanstudio9019
    @cadnaanstudio9019 Před 2 lety +6

    another level Ali zaki🖤✌

  • @aasiyoabshirqalyareaxmed8779

    I like this song
    And also love in somalis
    From Somalia

  • @khaalidqays5423
    @khaalidqays5423 Před 2 lety +1

    Ruuxda kalinimo wey kadeedaa
    Xis ka baahani wuu kur boodaa
    Qofna koon kan isma kaafiyo 💯🤍

  • @mascuudabdirsakofficial9691

    Another Level the best Legend Ali zaki 🙏🥰
    Inta hestan ila sugaysay like Sara

  • @djdhiigleh5423
    @djdhiigleh5423 Před 2 lety +6

    Another level 💯
    Ali zaki best song 🎵

  • @mohamethnazri5044
    @mohamethnazri5044 Před 2 lety +3

    Nolol kaah leh na kaftan lagu waa best song🔥💙

  • @soomaalinimo8333
    @soomaalinimo8333 Před 2 lety +1

    Keep going 💪
    ✨ hees shidan cali zaki
    Best video clip 2021
    Best laxan 100%
    Best music 100%
    Best ereyo 100%
    2021 waad ku khatintay

  • @hoodokhaalid7297
    @hoodokhaalid7297 Před 2 lety +1

    Masha Allah weeyi wllky qali hore ku sooco wllkyo qali nololshu kuma xuumaso wooow heestii iga dheeh wllky qali ❤💋

  • @SamiaOmer485
    @SamiaOmer485 Před 2 lety +5

    Ali zaki another level ✌🙏

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 Před 2 lety +3

    waaw Another level Ali zaki❤️❤️❤️💯🙏

  • @fatuushsaid9660
    @fatuushsaid9660 Před 2 lety +2

    Waaaw ali zaki another level bro keep going 💪

  • @deeqzanabdi4576
    @deeqzanabdi4576 Před 2 lety

    Ayyyy muuqal cod music design cajiib aH Ruuxda Kalinimo wey kadeeda ali zaki legend 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @najmamuuse9323
    @najmamuuse9323 Před 2 lety +3

    Another level wllkay Ali Zaki 🥰

  • @abdillahiosman269
    @abdillahiosman269 Před 2 lety +3

    Légende Keep going m'y broah ❤️🇩🇯

  • @khayrmohamed628
    @khayrmohamed628 Před 2 lety +1

    waaaaaw mnsha allah cali seki hore usoco wllky qaliya wa ku tageera ilaa xad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hoodoqali1095
    @hoodoqali1095 Před 2 lety +1

    Heestu
    wa mashl alle Lakiin iinagada wllo naagh qawan eean ahyin soomalid 💞💞💞

  • @ayanabdi2736
    @ayanabdi2736 Před 2 lety +3

    Another level alfanan ali zaki💯

  • @maahirdhuuxmohamed777
    @maahirdhuuxmohamed777 Před 2 lety +4

    Layaab layaab fanaanka qura aan taageero hormar wacan bro💯

  • @apdiaziizjama2601
    @apdiaziizjama2601 Před 2 lety +1

    Woow💯🔥
    Ali zaki kabtaada lama gashan karo nio
    Halkaa kaga hay👏

  • @samatarmaxame9795
    @samatarmaxame9795 Před 2 lety

    Ali saki waxan oo kle galadu waxay dhahdaa another level madaxadii hargaysa aya tahay wlkei gulayso saki ali apdirahman legn alwys legend🌹🙋‍♂️

  • @saabirabdalla3968
    @saabirabdalla3968 Před 2 lety +4

    Legend ali zaki ❣✌

  • @secretman4809
    @secretman4809 Před 2 lety +14

    An Other Level Ali Zaki Keep Going Bro👑

  • @sulaymanibrahim6780
    @sulaymanibrahim6780 Před 2 lety

    We we Ali zaki keep going pro hees iga dheh
    Waa mabnuuc inaan hees kaleh dhageystaa bilaha soo socda pro

  • @khaliifyuusuf7823
    @khaliifyuusuf7823 Před 2 lety +1

    Legend Ali heestii adunka laxanka io codka top keep going 🥰

  • @MooganeAdvertising11
    @MooganeAdvertising11 Před 2 lety +5

    Keep go brother🙉

  • @zaamiyaaragsan6727
    @zaamiyaaragsan6727 Před 2 lety +28

    Another level brother 🙏🙌

  • @musyali4900
    @musyali4900 Před 2 lety

    ali saki another level we love you from senegal 🇸🇳🇸🇳🇸🇳🇸🇳🇸🇳🇸🇳 mamo afrka

  • @Sihaaam22
    @Sihaaam22 Před 2 lety +1

    Ma. Waaw hees iyo bar walhi waxaan lama oran karo ee magac u baxsha soomaliyeey hore usoco abowe cali welcome back ❤️😋🙏😍

  • @farahdeghow5267
    @farahdeghow5267 Před 2 lety +4

    This song touched ma heart ❤️

  • @jamajokar
    @jamajokar Před 2 lety +7

    Cali another level 💯

  • @fahmogulled5027
    @fahmogulled5027 Před 2 lety

    masha allah ilaah codkaada hakuu barakeeyo ani markaa codkaaan ween maqlo- waan jalboodaaa aad ujeclahy raga codka ween qabo ❤❤❤❤

  • @cabdikariindaryeel8285

    Mnshllh Allaah horey u soco al fanaan.
    Cali zaki
    Ruux si dhaba' Aan u taagero
    Cali zaki

  • @mohamoudabdirihmaanwarsame950

    The one and only legend alfanaan Ali saki keep going pro

  • @gulledsimba1010
    @gulledsimba1010 Před 2 lety +5

    This is insane HATS OFF i have the most ULTIMATE respect for you prother proud of you haataf well done Ali zaki ❤🙏🏿

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v Před 6 měsíci +1

      😊❤😊❤❤❤😊❤😊❤😊❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v Před 6 měsíci +1

      ❤😅❤😊❤😅❤❤😊😊❤😊❤❤

  • @ansalcali3897
    @ansalcali3897 Před 2 lety

    Ok wllo hooray usoco wllo guulayso waligaa alaha iikaadaayo cali saki waan kuwataah 😍😍😍😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @khalidibraahim2899
    @khalidibraahim2899 Před 2 lety +2

    What a song sheeeeee ali zaki hit album ⚡🖤✌💕

  • @faysamohamed8217
    @faysamohamed8217 Před 2 lety +5

    Waaaw Hees shidan ♥️

  • @xanaanjenbar741
    @xanaanjenbar741 Před 2 lety +4

    another level Ali saki

  • @csss2953
    @csss2953 Před 2 lety +1

    Ali saki boqorka codka wllhi aad ayaan kuu taagera keep going poqortooYo♥️💯☝️😁

  • @kingm.m.m7350
    @kingm.m.m7350 Před 2 lety

    Hees Shidan....Qofna Koonkan Isma Kaafiyo Ana Kaaliyo Kaabo Waan Helay ...

  • @durdurtv4507
    @durdurtv4507 Před 2 lety +5

    another level legend Ali Zaki🎉

  • @neimaali9603
    @neimaali9603 Před 2 lety +6

    Wooow c'est formidable 🥰🥰

  • @aamiinahmed6953
    @aamiinahmed6953 Před 2 lety +2

    Cali Zaki Another level keep going ilaa suuliga

  • @ikramali1185
    @ikramali1185 Před 2 lety +3

    Heesta other level😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️my boy 🤤😉

  • @hamdiyuusufmohamed3771
    @hamdiyuusufmohamed3771 Před 2 lety +14

    Another level 💞 keep going bro

  • @zamahmed6180
    @zamahmed6180 Před 2 lety +1

    Ali Opdirahmaan opdilahi mohmet Wa LayaaPey 🤴

  • @axmedshacebaxmedshaceb3958

    Waar sidan u sugaayay ilaa 1:30 markay soo dhici weyday ayaan ciil la seexdee hada waan u jeedaa
    mr midel keep going pro

  • @abdimaliknajib
    @abdimaliknajib Před 2 lety +6

    Another level 😲🙀💯