Qoyantii Isu Hanjebaysey Miyaa La Xidh Xidhay? 🤔

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

Komentáře • 78

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  Před 3 měsíci +5

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

    • @Supr93
      @Supr93 Před 3 měsíci

      might be allowed in cocktail to do test in his office in containers not

  • @burco7626
    @burco7626 Před 3 měsíci +13

    Salaam, beautiful soul 💕
    Isaaq and Dhulbahante have always been close. However, I think things have gone too far this time, and I don't know if we can ever come back from this.
    Unfortunately, there are people in the middle of Isaaq and Dhulbahante, and they are fueling the fire😢

    • @user-ft9qg3uh5x
      @user-ft9qg3uh5x Před 3 měsíci +4

      Sax wall ilaahey bogooda burcad u soo mari amiin 😢😢😢😢😢😢😢

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 Před 3 měsíci +4

      Waa Naxdin Illahey Hakala Qabojiyo Insha allah

    • @Hodaneey
      @Hodaneey Před 3 měsíci +2

      Umad xishoodkii ka tagay subxana Allah ya u baneeyay in ay,sida u caydo ninkaas ,mida kale xuduudeda way tagaysa bay ledahay xududa ma rabi dhigay oo al aqsa gaal xun ba dhigay si an iskugu dagaalno 😢😢😢 dadkayga marka uun ban idhaa ya ka dhaqa magaca dhan umad 36 sano uun qaxaysa is dilaysa 😢😢😢 weliba cadaab isku galaya rabaw xaqa na fahan sii baga badbaadi cadaabkaga😢😢

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 Před 3 měsíci +4

    Subhanallaah Umadu Markey Xishoodka Katagaan Fasaadku Wuu Ku bataa Waxana u Danbeysa Cadaab Aduun iyo Mid Aaqiro 😢

  • @bilana289
    @bilana289 Před 3 měsíci +9

    Muuse Biixi hadii uu Harti dagaal ku qaado ujeedadiisu waa doorasho ka carar wuxuu doonaya in uuu yidhahdo dalku dagaal ayuu ku jiraa sidaa darteed doorasho ma geli karno
    Wiilasha dhinac walba ku dhimanaya waxa kala weyn in uu kursiga kusii fadhiyo
    Anigu SL waan ku dhaata lknse Harti hadii aanay doonahaynin in ay JSL ka mid noqdaan ma qasab baa jacaylku
    In waan waan iyo walaalnimo lagu xaliyo mooyane walaahi in aan reerna qasab lagu maamuli karin
    Caqligu ha shaqeeyo hadii kale waa la is madhanayaa maxaa laga faaiidaya dagaal Hartigu dhulkiisa waa u xor ILLAAHAY ayaa ixiaabaye
    Somalida waxa ku badan disorder ka narcissist
    Ragu marka la heshiiyo way is aaman geliyaan lknse dumarka colaadodu ma hadho
    Naagtani Hargeisa in ay leedahay ayay is moodey sheekoow ku nacay

  • @maria..8
    @maria..8 Před 3 měsíci +1

    Ala ilaahow caafi wiilka miskiin ka ah yaarabi

  • @Caasha739
    @Caasha739 Před 3 měsíci +2

    Calooshaa i xanuuntey ilaahow ninkaa cimri dheer sii Aamiin 😢

  • @arwacadeey4284
    @arwacadeey4284 Před 3 měsíci +3

    Habaryartaa meeshaas kala carar waayo Muuse weerar buu soo yahay garoowe ama hargaysa miskiinta daji

  • @AhmedMohamed-kv2mx
    @AhmedMohamed-kv2mx Před 3 měsíci

    Ma Sha Allah he is so talented in singing

  • @AmaalHassan-di7eq
    @AmaalHassan-di7eq Před 3 měsíci +3

    Habo niinka uga danbeeya Cajiib weeye ❤

  • @ruqiyaalasow9546
    @ruqiyaalasow9546 Před 3 měsíci +1

    Me too I lost my brother first of January this year

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Před 3 měsíci +2

    Ninkan naxariista badan ee codka macan allah ha cafiyo somali maryooleyna aniga wanka daalay

  • @dekahaji
    @dekahaji Před 3 měsíci +2

    He makes me cry 😭 ilahayaw ku caafi he is so sweet 🥹

  • @aishashire5391
    @aishashire5391 Před 3 měsíci +2

    habo alla yabarik cumrak alx am 25 waligey calan kor uma qaadin walahi alle ayaan kabarya qabyalad iyo gardaro runtii❤❤

  • @ahmett5979
    @ahmett5979 Před 3 měsíci +2

    Fatxiyo waa qof aragti dher leh kana fog qabyaladan ay ku adeynayan guulayso wllo

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 Před 3 měsíci +3

    Asc abaayo fadhiya sidii madaxa looga qaraacayey qoyan bey isku dhex yaacday marka waxba ma garanayan meesha laga haysto

  • @user-wn9ez3mw9v
    @user-wn9ez3mw9v Před 3 měsíci +4

    Dhalinyaro dagalada la geliyo wa Wilal depression qaba. Wa suicide waji kale loo sameyey. Nagahan iyo warlords ka na way ogyihiin. Ma liibaane lagu liibanay bay ugu wacaan.

  • @AK-lk6hc
    @AK-lk6hc Před 3 měsíci +3

    Muxyadiin is not mentally ill but socially ill, such a kind-hearted person can't survive in where hatred prevails

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 Před 3 měsíci

    Habaryar macaan waanu ku jecelnahay dulmigana waad neceb tahay taas waanu kuu og nahay lakiin muuse iyo kooxdisu dulmi deyn mayaan teda kale laascaanod hada wax qalalase ah kama dhici dhowr wiil oo khamri losoo dhibay baa is dilay waana laysu dilay waana la og yahay qof walba oo wax seya lakiin markii hore lama garan jirin waxa dadka laaya oo afka usoo duubta alhamdulilah waa laga raystay dadkii afka loso duban jiray

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 Před 3 měsíci

    Wallah I agree with you wllo, I can relate to you, I belong to every qabiil, and how they treat each other is insane, these people way is neceb yihiin . Wallah kuligood Waan ka dhex baxay. 😮😮😮 , inaan qolo kale ka dhashaan jeclaan lahaa😮😮😮😢

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 Před 3 měsíci +1

    Qoyan runs the country behind the curtain 😂😂😂😂

  • @ashalul565
    @ashalul565 Před 3 měsíci +3

    Naagahaan bilaa anshaxa ah waa in labaraa diinta, xabsiyadana lagu guraa.

  • @bobmohamed3206
    @bobmohamed3206 Před 3 měsíci +2

    Asc walahi dumarki somaliyed ayaga somali iskudirayan man ahan dumarko dhan waa inyaro ah duli waxmagrato ah

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 Před 3 měsíci +4

    😂 Qoyan iyadaa Dhashay Magafe iyo Duleyste Markaa Mujtamac Waalan 😂

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před 3 měsíci +3

    Qoyan wa musiibo special naagaha ticktok

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Před 3 měsíci +2

    Aslkeeda fatxiyay waxa qaada c.naasir macalin siciid iyo sahro axmed aun

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Před 3 měsíci +3

    Yes qoyan proxy war bey wadaa, she has beef with other qoyans from other tribes so dulaystes ayeey adeegsataa habaarqabtadu.

  • @Faraha26
    @Faraha26 Před 3 měsíci +2

    Dulamigu ma guulsato mouse dalaka iyo dadkab halaga qabto

  • @user-jk7fi5oz2f
    @user-jk7fi5oz2f Před 3 měsíci +2

    Waxaan ay smeenayaan naagahan waa wayn Runtii teenagers ka kaxishooda ❤❤❤❤

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Před 3 měsíci +1

    Nagahan qabiilka u mushxaradaya. shatab ku dhaha

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 Před 3 měsíci

    Sad ilaahay hakala waboojiyo 😢, waa uurku taalo ciyaalka la iaku dilayo ilaahayaw xikmad ugu yabooh

  • @nimam7846
    @nimam7846 Před 3 měsíci

    Haa wale la la ma nolan karo somalida wa dad yaab badan hada meel bila somali ban degnahay waxay iyidhahdeen cidlo bad degtay alhamdulillah ban ku jira yaabki wan ka rayastay 😂😂

  • @user-yp8ns4hm4s
    @user-yp8ns4hm4s Před 3 měsíci

    Fat iyo qosol wanaag Kuma mana wllo❤❤❤❤❤

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q Před 3 měsíci +3

    Kkkkkkkk qooyan waay soo dhigatey
    Soomaalida70% waay waalanyihiin

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Před 3 měsíci

    NAGANA MAHA

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q Před 3 měsíci +4

    Dont worry habo reer abtigaa waa darwiish ma qaxayaan ee waay is difaaci doonaan waayo ilaah dulmiga ma jeclo

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 Před 3 měsíci +1

      Masha allaah waa runtaa Illahay Dulmiga Majecla

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 Před 3 měsíci

    Farxiya halkaas isaga mid baa nahay waan necbanahay garuubeysiga ilaa yaraateyda waxaa arkaa dumar goix goox u saaxiiba oo laba maalin ka dib dirira oo hadana goix kale sameeya oo isla sidii u dirira bal ma waaya arkaan mumin god laba jeer lagama qaniina la yiri ma waana qaataan dadka qaar

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j Před 3 měsíci

    Waa run🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Před 3 měsíci

    Xoogaa xabashi iyo oromo ag ayey isku halaynayaan

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 Před 3 měsíci +1

    Somaliland dhul uma baahna huuno dhul banaan oo geed xataa lahayn ayaa wax ku falaya horta 😂😂😂😂😂😂😂

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 Před 3 měsíci

    Fadxiyaay halkaa isku midbaynu kanahay guruubaysiga aad baan unacaa macal schoolkii kalisocod kaligeed isku xidhan ban ahaa

  • @fartunfarah6447
    @fartunfarah6447 Před 3 měsíci

    Ninmankii Hawiyaha ahaa oo reerka baraawe iskaga haystay masoo xaqiijisay? Arintaa dad badan ayay yaa ayay.

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q Před 3 měsíci

    Fatxiyaay meesha ashabaab galeenbay noqonaysaa hadan hada laga gaadhin markaa xadkaalategayaa mati dumar iyo caruurtoona cidilaynmayso iyo dad shacab ah toona.
    Habaryartaana fadhigaa loogu adeegayaaye wax xaqdarro layiraa ma jiraane hawl yarayso walalle.

    • @muna4224
      @muna4224 Před 3 měsíci

      So soco siraday waxaynu kala helad ledihin xaduudad xidhana wa la arki wale wa la isku dhaman

  • @ifrahmahamoud8054
    @ifrahmahamoud8054 Před 3 měsíci

    Djibouti waxasoo kalee jeelkan gaynaa

  • @fardosa.ahmedahmed6204
    @fardosa.ahmedahmed6204 Před 3 měsíci +1

    Kkkkk walahi wanyaabay

  • @IsraCabdinasir-oj8sj
    @IsraCabdinasir-oj8sj Před 3 měsíci +2

    Duleyste qoyanbaa kasii xun😂

  • @faadumomohamed4630
    @faadumomohamed4630 Před 3 měsíci +4

    Aniguna waxaan ahay 75% reer shixisaxaaq reer abti reer ayeeyo reer awoowo rich woman baan ahay mashaallah

  • @axlaamhirsi8430
    @axlaamhirsi8430 Před 3 měsíci

    Habo hada maa ogaatey iney qoyan faaiido lahayn 😂😂

  • @AK-lk6hc
    @AK-lk6hc Před 3 měsíci +7

    I think SL will show it's weakness again in front of the locals who will never surround, it's another dangerous mistake

  • @munaa7
    @munaa7 Před 3 měsíci +1

    Koobkaas waa inaa trophy loo dhigaa koobkii Dulayste iyo Qoyan lagu xoreeyey 🤣🤣🤣

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 Před 3 měsíci +1

    Waa been dagaal muu sheegin iyagaa waxaa isla dhex marayaa 😂😂😂😂😂😂😂

  • @faizaabdi9962
    @faizaabdi9962 Před 3 měsíci +3

    Illaahay waxaan ka,baryaa haduu muuse dagaalka kale soo qaado illaahay waxaan ka baryayaa in illaahay ku celiyo dhibka uu wado

  • @Idildeeqa8
    @Idildeeqa8 Před 3 měsíci

    🤣🫶🏽

  • @user-uz4ly1js4p
    @user-uz4ly1js4p Před 3 měsíci

    Sowkuwa somaliland somalida kale ku caya qofkiixunba markay xidho oo ay doonayso in dadka labaro adabta

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 Před 3 měsíci +2

    Biritesh maa wadanka la haa

  • @ruqiyaalasow9546
    @ruqiyaalasow9546 Před 3 měsíci

    Sax

  • @ubaxmaalin562
    @ubaxmaalin562 Před 3 měsíci

    Fatxiya waxa kula gudboon inaad ka hadlin somaliland waayo hamrasho macasnimo ka muqata baad had🤐🤐🤐🤐

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 Před 3 měsíci

    Their use of word are so disgusting 🤮

  • @Hana-997
    @Hana-997 Před 3 měsíci

    Hubka ay isla dhacayaan ayey ka qaadeen xanuunada xun ee dawo laheen, hawadii iyo dhilkii ayey iska sumeeyeen.pffffff halkey naxariis ka helayaan.

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 Před 3 měsíci

    Tani waa mid edeb xun 😂😂

  • @hiboali8570
    @hiboali8570 Před 3 měsíci

    😂😂😂😂😂😂

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Před 3 měsíci +1

    🤣🤣🤣

  • @suziy154
    @suziy154 Před 3 měsíci

    Ina cabsiyaay isdoox adigoo nool doqonyahay

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Před 3 měsíci +2

      Adaa is dooxid u baahan qadhmuuneey. Dhowaana keel xun baad ku dambayn bilaa dareenyohow duliga ahi!

    • @fathiaali-yx8xn
      @fathiaali-yx8xn Před 3 měsíci +3

      Subhannallaah ka xishood fadxiya cabsiiye fariid weeye doqonimo meela umay soo marin gabadh wax baratay oo caqli u saaxiib ah weeye

    • @deeqaaxmedcumar8334
      @deeqaaxmedcumar8334 Před 3 měsíci

      Horta somalida isdaba mar miyey maskaxdoda u shaqeysa qofka Farxiyo kule doqon aduyada in wuu asilee jogo umaleya qofki sikin arka xita fatxiya doqonimo wuu qofkale ku oga xita Xasuus ahan xita uguma sodhaceyso masha alah tabaraka raxman ilxasid oyo ilaco cadaw alow kaa hay mcto qaliyey dadka doqonimadu kamuqato beenta kadaya ad u sacbisan dadka faridinta ed doqondhaheysina dee dad caqli leh ayad meel kuwada jirtan wana lagu daremaya ciil iyo caro iyo cabuq qalbada kaga jiro in wuu hadalkan kaga imadey marka dadka xasidinta iska nasta alena fadligisa asa qeybiyo qofku donana wuu siiya ale subxana watacala cidi kama xigtee Bari intu ku qadirayna ku qanac geesiyadenay gatalka saas uwad adna alena hanoka xafido adiga iyo inta dadnimada leh inta xuna alow soo hadee

  • @nayomia3267
    @nayomia3267 Před 3 měsíci

    🤣🤣🤣