Video není dostupné.
Omlouváme se.

"Barkhad soo saaristiisu waa halka aynu socono in somaliland isbedel lagu sameeyo" Sh. Aadan Siiro

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 06. 2021

Komentáře • 19

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 Před 3 lety

    Caafimaadka Alle hausiyaadiyo
    Shiiq Aadan siiro waan jeclahay shiiq Aadan siiro waa saqsi udamqada Dalkiisa maasha Alaah

  • @umuyusuf2293
    @umuyusuf2293 Před 3 lety +2

    mnsha alllh rabi cimrga cafimadkaba hakuu barakeeyo sh aadam

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab Před 3 lety +1

    Mansha allah tabaraka alla sh Aadan

  • @abdulwahabaden2116
    @abdulwahabaden2116 Před 3 lety

    Sheekh aadan ayaa waxbarashada barkhad kafaalo qaaday ilaa yaraantiisi wa aabihiisa labaad

  • @fahadrashid786
    @fahadrashid786 Před 3 lety

    Allahayaw Sheekha cimriga iyo caafimaadkaba ubarakee

  • @Gobucks33
    @Gobucks33 Před 3 lety +3

    بارك الله يا شيخ ادم ، بنسبه للشيوخ ، فليس هناك غيرك ، اما بنسه للتجار ، فما زالت صومالند يتيمه ، ريما اسماعيل احمد سيكون الابن التاجر الوحيد. وفيما يخص زعيم سباسي ، فكان هناك شخصا واحدا فمات. لاغيره ولابعده، الر'يس محمد عقال. اليس كذلك؟

  • @maxamedbarre7710
    @maxamedbarre7710 Před 3 lety +1

    Mncha allah ilhay haydin xafido

  • @omarishirwa
    @omarishirwa Před 3 lety +1

    Maanshallah waa sheekha kaliya ee xaqiiqada ka handla markay noqoto Somaliland ee qabiil kamadax Banaan aan xukumad ka haybaysan ee ARAGTI DHEER IYO HADAF DHEER KA HADLA MAANSHALLAH JIZZAKALLAHU KHAYR

    • @omarishirwa
      @omarishirwa Před 3 lety

      @@walifarah101 ma amaanta sheekh adan ayaad ka xumatay walaahi adigaa xayaati anuunsanaaya sheekh aadan uu amaanan yahay Maanshallah ka nax oo Nafta haday KU dhibayso Amaan iyo wadaninimada Sh.Aadan

    • @walifarah101
      @walifarah101 Před 3 lety

      @@omarishirwa waar sxb kama xumiyee sh.adam ma ma gaynee mid kaa faalo heeseyaa oo munifaqa ka sheekaynaayaa leh shieka maxaa ka galay abdikarim iyo barkhad baan islahaa u jawaab....oo hal abaaho seegtay iyo waxaan loo baahnayn ka sheekaynyaa ee cafwan sxb

  • @saynabqudciyeumumubarig3205

    Maashallah rabi haa norumeeh

  • @fahadrashid786
    @fahadrashid786 Před 3 lety

    وقل جاءل حق وزهق الباطل إن الباطل كان زهوق

  • @Gobucks33
    @Gobucks33 Před 3 lety

    Mr. MOGE, I have a free of charge advise for you:
    Talk is cheap and being a eloquent, handsome and charismatic wont translate into experience and technical guru. After all you someone whose life experiwce is confined to Hargaisa and its ugly walls. 1. Thus , please use experts on how to redevelop a bad city. Hire from Adis if needed.
    2. Raise the property tax rate to a similar amount of any of the neghboring cities like Adis, Nairobu or Jibouti. 8 dollars per villas a year wont be enough to clean up the trash bags let alone building sewage system.
    3. Ask the ministey of finance to add VAT for the city in the tourism industry such as hotels.
    4. Use all farms sarounding the the city for play grounds. Owners will be tax exempt for allowing the youth to use their land. Bus route should be made available to to these play grounds. Start with the land reserved for the presidential palace.
    Build a theater or concert hall to entertain the youth in order to minimize their despair resulting from lack of jobs. Besides it will generate income for the city.

  • @yahikoboy1307
    @yahikoboy1307 Před 3 lety

    Maxaa sheekha ka galay ina mooge iyo batuun ciro iyo faysalbaa heshiiyey (hashii awrkeeda diidaa awrkale ku roortaa way abaahi seegtaa afartaba dab laga saar)

    • @saynabqudciyeumumubarig3205
      @saynabqudciyeumumubarig3205 Před 3 lety

      Subxan aallahillawxafid

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Před 3 lety

      Wa awladisi oo uducaynayo inay dadkoda iyo dalkoda ushaqeyan maxa galay mesha ma taalo rernimo iyo shakhsi didki ba wali ka dhex muuqda laga baxay
      isbadlka raac oo dadkaga ha iska reebin

    • @miiganemagan5919
      @miiganemagan5919 Před 3 lety

      Ninyahow ma wax baynu kala nahay, dad mid ahaa baynu nahay see cami indha aynuu isku eegino meel ka fog aynu ku eegno

    • @walifarah101
      @walifarah101 Před 3 lety

      Ninyaahow xanuun soconyaad tahy ee dadkaa saafiga liidnimadaada iyo xanuunkaga halasoo donan ee dhakhtar aad bilaah calaykum buukaanyahow

    • @dhulgariir
      @dhulgariir Před 3 lety

      Ciro iyo faysal xisbiyay u taliyaan
      Batuun iyo moogena dalkay u taliyaan oo qaranbay u shaqaynayaan
      Sheekhuna waa mashaayiikhdii shacabka somaliland oo halkaasay ka midaysan yihiin
      Ee orodoo hadaba ku noqo xisbiyadii adigu oo
      Qaranka iyo raga u shaqaynaya umadan
      Ka fogow ha xajiimayne xajiimaale looma baahnee