CABDIRISAAQ ANSHAX RAKAAB XUMO OFFICIAL MUSIC VIDEO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 07. 2021
  • ●HEESTA RAKAAB XUMO
    ●ERAYADA ABWAAM SAALAX DONYAALE
    ●LAXANKA CISMAN BILE CEMOY
    ●MUSIC BY MAXAMED YARE
    ●CAMERA&EDITER
    ●BARKHAD NAASIR
    ●JILAAYASHA MAXAMED XUUTO & CABDIRAXMAN BOOYO
    COPY RIGHT ‪@cabdirisakanshax‬
  • Hudba

Komentáře • 189

  • @hosowpro
    @hosowpro Před 3 lety +47

    Top Song -

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey Před 3 lety +64

    ANSHAX wiil boqortoyo 🦁🤴

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 Před 3 lety +9

    Wow Erayadii Saaxibkeey Ustaad Saalax Nuur Saalax Doonyaale codkii Anshax iyo musigii maxamed yare laxankana Anigaa ku falaaday dhageysi Haboon.

    • @goiskago6491
      @goiskago6491 Před 3 lety

      Dhanaansade Laxameeste lo wa talabsay o tisqaad My big bro Osman bille Ceymow ❤️I nolow intey nolal jirto Heestanina waa tii qarniga 🙏🏿

    • @richhome3678
      @richhome3678 Před 3 lety

      Wlhi bro laxamadaada waa ku haystaa
      Xaggee kala soo xidhiidhaa mhdsnid
      Arrin baan kaaga bahnaaye✍

    • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
      @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 Před 2 lety

      Waad faanasaaye

  • @maajidpoi2029
    @maajidpoi2029 Před 2 lety +7

    Adoo Rifrif yeeshay waqtiku ku rafaadshay
    Riyaal nin kusiiya ma weyday, Runtii
    Hadal macna leh ✅💯

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 Před 3 lety +28

    Anshax legend

  • @mohamedafgaap804
    @mohamedafgaap804 Před 3 lety +66

    Ilahay naarta hakaa xoreeyo hadaad like saarto

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 Před 2 lety +1

      Ma waxay kula tahay naartii inaad like ku badalato kkk.subxaan.
      Like iyo naar kala dooro bay maraysaa kkkkk.yaaahu.midgaan

    • @ShucaybSaleban
      @ShucaybSaleban Před 8 měsíci

      ​@@axmedsahal7268❤❤❤❤❤wadhadoriinka qaarniga hadasocda wa xaladahaqaarnaga hadda❤

    • @ShucaybSaleban
      @ShucaybSaleban Před 8 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yamanhaji1156
    @yamanhaji1156 Před 3 lety +2

    Fananka aan sidaan u heesi karin
    Tarabuunka ha fuulo oo anshax
    Hadawado, legen, 👏👏👏👏 waqtiga iyo wayaha loo hesa iyo waxii jiro sida anshax.
    Rabow naga baaji wadayga rufyaanka .

  • @khalidali-yo6zm
    @khalidali-yo6zm Před 3 lety +4

    Wa darecter wa fanaanka ugu tayada sosaarka heesa wakhti xadirkan wuxuuna uqalma faanaan sanadka lakin moyaan daadku waxma arkaan miya legend anshax horay usoco brother from jabuuti

  • @doonizeo5855
    @doonizeo5855 Před 3 lety +2

    Fanaankan inta badan wuxu hesihisa kumatalaa dhacdoyinka dhabta ah somliland waa dhul sharfan
    Wayo waxa kaso jeeda haldoora farabadan sida Aun maxamed mooge liban

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 3 lety +26

    Waa fananka kaliye nolosha dhabta ka hadala ☑🙏

  • @halqaadofficial4037
    @halqaadofficial4037 Před 3 lety +15

    Team abdirizack anshax please 10k igaadhsiiya wlalayaal waa codsi 👏👏👏👏👏

    • @wiilkriyadh9771
      @wiilkriyadh9771 Před 3 lety +2

      Halqaad team abayo hdii aan awodo wn kugar siin lahyi 1milyon ❤❤❤🇸🇴

    • @halqaadofficial4037
      @halqaadofficial4037 Před 3 lety +1

      @@wiilkriyadh9771 wllo thankswanka qaba walahy

  • @caishaabdikarim7097
    @caishaabdikarim7097 Před 3 lety +1

    Qof aad kobtiisa tolasay hadu khafantaada talo wa xanun.,
    Saxibka xun cidlaaba ka roonba,,
    Hadad bahantahay wad heli qof wax ku siiya,,
    Lakin waxa Yar qof Talada kula Ruuga sifcn kula taaliya Ee ku siiya tala ku anfacda . Kalam saxiix ah

  • @khadargeljire931
    @khadargeljire931 Před 3 lety +11

    Anshax is back to the rex ❤✌

  • @haniahmed7609
    @haniahmed7609 Před 2 lety +1

    Wadaayga Waa eray Reer xamara waana saaxiib

  • @RuboRubo-sp4go
    @RuboRubo-sp4go Před 2 měsíci

    Weewedssss anshax❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤😊

  • @dagan8879
    @dagan8879 Před 2 lety +2

    Abti alle ha ku xifidiyo

  • @abdiqadir229
    @abdiqadir229 Před 2 lety +1

    Adoo rifrif yeeshay Inan gumeedna ku rafaadshay
    Riyaal walaal ku siiya
    Runtiina ma wayday
    _______________________
    Guys gaajada ah Oo 25 sano in Ka ka Lushay
    Guskayga gaajada
    Garab la.aanta iyo
    Rifrifka igu caayaya
    Waa naagaha oo kale
    Iyagaa qurux badan raadiya
    Kaaga sii guygii iigula Liitay Oo hooyadii gabe ahaa iguna fiirsaday markuu igu
    Caayay Rifrifka I fuul bay
    Ila tahay tiisu cadaalad
    Allaah agtiisa bay taalaa

  • @hamzemustphe7392
    @hamzemustphe7392 Před 3 lety +13

    CIRISAAQ ANSHXOW WLLO HEES WAXAD USOO SAMYSAA QABYLAAD ADIGAA OO VIEDOW QURX BADN SOO SAMY NAYAA INZHA ALLHA ...WAXAN RAJAY NAYAAA BOOSKII. BK. INAD BUUXISO .. GOBAL WALPAN AAD TAGAYSAA. WAAN HORE MARKA FANKAGA. KEEP GOING PRO👍👍👍💯💯♥️♥️♥️

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Před 3 lety

      Kanaa ka horeeya bk dhanka heesaha qisada ah ee macal muuqaalada watee muxuu halkii bk buuxiyaa

    • @qadarcali4617
      @qadarcali4617 Před 3 lety

      Tas waa sax ansha aya ka horey bk

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 Před 3 lety +3

    Waaan hubaa heestaan inay millions gaaraso aabaha jacaylka anshac

  • @qizohero4371
    @qizohero4371 Před 3 lety +3

    Legend wlllHy weeye ninka heeskasta usooqaaado waaa waxjira
    Fanaan anshax hakaaa aHaaado ama hakaasaqiiro

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před 3 lety +4

    Inta legend inshax tagerta like sara❤👏

  • @fabiobalistaria4460
    @fabiobalistaria4460 Před rokem

    Top Songe ANSHAX LIEGEND 🎸🎸🎸⏰🌏🛣🚘🙋‍♂️

  • @hoodohassanaxmed2525
    @hoodohassanaxmed2525 Před 3 lety +1

    Anshax Waxan ku jeclahay xata heesta jilinkeeda halkedu dhiga waxasa fanaan lags dhaha😘

  • @jamalahmed9372
    @jamalahmed9372 Před 2 lety +1

    Xaqiiq waaqacay kahadlaysa✋✋

  • @sakariyecade3222
    @sakariyecade3222 Před 2 lety

    Lagaab waaye runtii

  • @sadiomohamoud1603
    @sadiomohamoud1603 Před 3 lety +2

    ❤️❤️❤️waxaan camal wa adhacan hees wax badan xambaar san wayeh 🙏

  • @dayaxburee9751
    @dayaxburee9751 Před 3 lety +4

    Anshx walalo qali hesta marki laxanka lasarayo cabdifatax hasaro plzzzz

  • @sabiry6537
    @sabiry6537 Před 2 lety

    Guul abti

  • @ayouchzeleban9090
    @ayouchzeleban9090 Před 3 lety +1

    Keep going my Brother Abdirisaaq Anshax Alle ha ku Barakeeyo

  • @shiine4106
    @shiine4106 Před 3 lety +5

    Heestan waxay jawaab utahay heestii nimcaan hilaac

  • @AbdimuhumedB
    @AbdimuhumedB Před 2 lety

    Abdirisack Nin deer warqaad ayu xadeey xalaqabto xoosta ayuu gashtey

  • @xamda5485
    @xamda5485 Před 2 lety

    Rafiqa xumada
    Malaha raygayga cidlaba karoonba😔another level anshax the best fanan

  • @sihaammohamad6470
    @sihaammohamad6470 Před 3 lety +3

    Waan sugaynaaa

  • @salmanharagcad9515
    @salmanharagcad9515 Před 3 lety

    Hesta io jilinkeda inapa cadi maha kep up lph💯👍

  • @hodanmaxamedofficial8477
    @hodanmaxamedofficial8477 Před 2 lety +1

    Keep going wlky Anshax ❤❤🤴🦁

  • @amirkajcylka9284
    @amirkajcylka9284 Před 3 lety +2

    Eshcala fanan abdirisaq anshax hory usoco wll

  • @Sayid_farmaa
    @Sayid_farmaa Před 3 lety +2

    Zxb anshax hestaan ma anaa ee qaaday Please LIKE isaara

  • @mustafeasad8546
    @mustafeasad8546 Před 3 lety +1

    Anshax fanan weyn oo gacantu ufadhido H u

  • @ayansalah7729
    @ayansalah7729 Před 2 lety

    Anshax Fanaaka sanadka iyo abwaan salah dooyaale my brother guul baan idiin rajaynayaa

  • @cawildiiriye6826
    @cawildiiriye6826 Před 3 lety +1

    zxp wanaagsani waaka rag is dhaafsha

  • @Abdihakeindhaye
    @Abdihakeindhaye Před 3 lety

    Legend anshax waan ku wataaa fanaaan❤

  • @MOHANAHMED3030
    @MOHANAHMED3030 Před 3 lety +1

    Team abdi risaaqa anshax yaa iga sohoreyay

  • @abdiqaadirabdilaahi2641

    Awoowe Saalah doonyale ❤❤

  • @mahadindhageele3223
    @mahadindhageele3223 Před 3 lety

    Lagend anshax waxaan kaa hayaa hees meel tabaneysa keep going

  • @maxamedahmed6807
    @maxamedahmed6807 Před 3 lety

    Anshax wuunaga waalaYaa keep going proh

  • @apdalladesimba9413
    @apdalladesimba9413 Před 3 lety +1

    Abdirizaq Anshax Ninweyn kuwataa sxb.....heesahaaga soow aniga iskajecl Inan dhageysto.....qiiro leeyihiin heesahaaga waxayna ka hadlayaan wax dhaco oo xaqiiqdi ah.......anaadba iqabsaday rafiiqa xumaaday😂🤣👊♥️🙏

  • @aweysabdalla3375
    @aweysabdalla3375 Před 3 lety

    Anshax codkaaga iyo laxankaaga wuu igacshaaa thanks bro

  • @anshaxhassan1379
    @anshaxhassan1379 Před 3 lety

    Anshax ninka fanka iskale 🤩🤩

  • @shamsojerar2212
    @shamsojerar2212 Před 3 lety

    Anshaxx welcome back 🙏

  • @sabirmacquul
    @sabirmacquul Před 3 lety

    Wllhi xaqiiq mazule
    Codkaagana waa another level horey usoco

  • @alisaahmed250
    @alisaahmed250 Před 2 lety

    Hees najma ah laydinka sugaya anshax team

  • @abdirizackshuria9556
    @abdirizackshuria9556 Před 2 lety

    Happy spy chief day to all spy chief's out there 🚀 legendary anshax you just hitting nail💘

  • @abwaanxagaraawi5902
    @abwaanxagaraawi5902 Před 3 lety +3

    Maxaa run fogaatey ,
    Rafaad laga qaaday.
    Muxuu nin riyooday
    Siduu rabay waayey
    Nimaad ramad siisay
    Kabtiisa ribdhaysay
    Muxuu rubadaada
    Rasaas la jeclaaday
    Chorus
    Rafiiqa xumaada
    malaha ra'yigayga
    Cidlaaba ka roonba
    Rikaab xumidiisa
    Raboow naga baaji
    Widayga Rufyaanka
    Eshcalaa Miro Dhaxal gal ah Abwaan Salah Donyaale

  • @shoolicade1391
    @shoolicade1391 Před 3 lety

    Waah waaah waa hees dareen keeeda wadato

  • @siismuus1405
    @siismuus1405 Před 3 lety +3

    Legend keep going inader

  • @ismaciilaxmed3667
    @ismaciilaxmed3667 Před 2 lety

    Fanaan qaaliyaah ❤❤

  • @hanaanupdihakin2398
    @hanaanupdihakin2398 Před 3 lety +1

    Anshax libaaxa fanka keep going pro

  • @Alihindi5481
    @Alihindi5481 Před 3 lety

    Abdirsaq anshax Actorka fanka👏👑💪

  • @amkiizojunior8018
    @amkiizojunior8018 Před 3 lety

    Anshax ninka kaliye Xaqiqda jirto kahadla❤️💯

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 Před 3 lety +1

    Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi 🙏

  • @mohamedabdullahi9308
    @mohamedabdullahi9308 Před 3 lety +1

    Yaa salaaam Abwaan SaaLx Doonyaale

  • @ramlayaasiin9624
    @ramlayaasiin9624 Před 2 lety

    Mashalaah fanaankii fanaaniinta barkinka galiyay hore usoco

  • @maajidpoi2029
    @maajidpoi2029 Před 2 lety

    Rafiiqa xumaada malaha Ra,yigeyga cidlaaba ka Roon 💯✅

  • @hassanibraahim9923
    @hassanibraahim9923 Před 3 lety

    Anshax iyo asxaabta qaliga ah ee la ma talaysa wxn lee yhy keep going

  • @AsmaAhmed-ms7cb
    @AsmaAhmed-ms7cb Před 3 lety

    Anshax legend 💯👏

  • @ahmedmoose5159
    @ahmedmoose5159 Před 2 lety

    Jaarso ilmu gaxba laangaab

  • @sharafmaxamedkaliil7305

    Anshax legend keep going

  • @somalimusicport
    @somalimusicport Před 3 lety

    Macalin maxamed Yare project music waa iskaga eekadaye naga bedel wixii danbe

  • @ahmedreys6648
    @ahmedreys6648 Před 3 lety

    Anshax heestani caadi maaha 😍

  • @m.a.seeqrte-to3po
    @m.a.seeqrte-to3po Před rokem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.wwwwwwwwwwww.m.a.ci.risaaq.anshax.legends.alh.ku.xfdo.bro

  • @fatxi1120
    @fatxi1120 Před 3 lety

    Rabooow nga baaji waxiii rufiyaaan eh

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial Před 2 lety

    waa hees aad u macaan lakiin ereyada qaar baan la fahmaynjn,fanan abdirisaaq hees baan ki hayaa aan sameeyay hadaad daneenayso ila soo xiriir

  • @yahyaadam8288
    @yahyaadam8288 Před 2 lety +1

    Keep going wllkey🇸🇴

  • @engabdiqani8191
    @engabdiqani8191 Před 3 lety +1

    10minte ayaan kusoo gaadhee song is beutfull

  • @riyaaqahmedmahamed4061

    My fanaan horay usoco😘

  • @manabeauty3422
    @manabeauty3422 Před 3 lety

    Hore usoco abdirisaq anshax🥰

  • @akraamahmed1515
    @akraamahmed1515 Před 3 lety

    😢👏👏anshax

  • @shaaficicaqlizame5116
    @shaaficicaqlizame5116 Před 3 lety

    Heestii bashiir jaawe .ee waan layaabay jacaylka u music eeg tahay heestu

  • @nimcoxasan-rq1xx
    @nimcoxasan-rq1xx Před rokem

    👏 Amiin

  • @NFMUSICOFFICIAL
    @NFMUSICOFFICIAL Před 3 lety +1

    CABDIRASAQ ANSHAX QULUUBTA KUSALAANTEY PRO

  • @yasinmahamuudfarah66
    @yasinmahamuudfarah66 Před 3 lety

    LEGEND 😎🥳

  • @Shaafinho32
    @Shaafinho32 Před 3 lety +3

    Anshax madaxa vlogs ka noolow madadaalo miiran waye hesahayga zxb

  • @najiibdawlo2100
    @najiibdawlo2100 Před 3 lety

    Maxaa nin riyooday siduu rabay siduu rabay wayay ax #anshax lajan

  • @barwaqoabdikadir116
    @barwaqoabdikadir116 Před 3 lety

    Anshax Boqorka💕💕💪💯

  • @apdalleboyofficial2686

    Nooso daa zhp waa ku wadanaaa

  • @ifrahahmed3939
    @ifrahahmed3939 Před 3 lety +3

    Muxuuu nin riyoday
    Sidcot rabo wayey
    Dareeeeen hadlya😭😭😭

  • @bashiirmurzalapdirahman2571

    Silic iyo rafaad badan
    Dadka ruux ku soo koray

  • @mohamedhaldoor544
    @mohamedhaldoor544 Před 3 lety +1

    Boqorka muqaalada cabdirisaaq anshax inuu yahy inta ogsoon likta

  • @guuleedahmed6636
    @guuleedahmed6636 Před 3 lety

    Anshax best singer somali

  • @abdisalanyoung4019
    @abdisalanyoung4019 Před rokem

    Heesihiisa waxay dhiiri galiyaan Dhalinyarada

  • @abdalla7878
    @abdalla7878 Před 3 lety +1

    Wax kale from xariir axmed

  • @mohameddeeq651
    @mohameddeeq651 Před 3 lety

    Vive anshax

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 Před 3 lety

    Anshax Waa Yabay Xumanta Iyo Xasidka Rufiyanka. So Batay Subxanalah Anigu Mar Hore Yabay 😄

  • @abdishakurmohamed6208
    @abdishakurmohamed6208 Před 2 lety +1

    Hees Meel fiican Tabaneysa oo xaQiiQ ka Hadleysa🥺
    RiJaal Anshax💚🤍❤️

  • @raygalofficial
    @raygalofficial Před 3 lety

    Best song anshax

  • @burhaancirro7705
    @burhaancirro7705 Před 3 lety

    Esh calaa hes

  • @abdiqadir229
    @abdiqadir229 Před 2 lety

    Riiqdiyo intaan rafaad sheegay hadaan Hooyadaa
    Rubad lagu kiraynin
    Rifrifkiyo rixintinimo
    La.aata Qabo iyo raran sixir
    Iguma caydeene
    Ra.ayigiyo rabitaaanka
    Raga maray dumar adaa
    Roorid badan ragana magaca muuqaad
    Ku raacdaye magtana
    Raaliyada haweenbaad ku raacdaa iyo intii Raaxo laga raadsho

  • @ikimohamud3945
    @ikimohamud3945 Před 3 lety +1

    Adoo rifrif yeeshay waqtigu ku rafaadshay riyaal nin ku siiya ma weydin. Runtii
    waaan wataa wlhi

  • @wardahussein7105
    @wardahussein7105 Před 3 lety

    Hoga fankaa murtiiidada

  • @hamsepoyka5712
    @hamsepoyka5712 Před 3 lety

    Heestan waa qiso dhaba
    Oo soo kala Marta
    Raga sahipada ah