Maxay Nimanku Naagaha Fiican Uga Cararaan?😱

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 11. 09. 2024

Komentáƙe • 235

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  Pƙed 2 lety +15

    Waakan English Channel, please subscribe like and share.
    czcams.com/video/fQUVgACOxg4/video.html
    ❀đŸŒșđŸ™đŸ‘đŸŸđŸŽŠđŸ˜

    • @kharjecel112
      @kharjecel112 Pƙed 2 lety +1

      Fathiya xaar walwaalku carafta wuukudhintaa marka ragu waa xaar walwaal gabdhaha wanaagsan way kudhintaan

    • @sahraali2293
      @sahraali2293 Pƙed 2 lety +1

      Waxaad ka hadleysid waa mida hada I heysata dear

    • @barlinhashi2254
      @barlinhashi2254 Pƙed 2 lety

      Farhia asc sister

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 Pƙed 2 lety

      @@kharjecel112 waa runtaa 😄😄😄😄

    • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
      @qalbiuroonsidahooyadeed2113 Pƙed 2 lety

      czcams.com/video/pODho2OQTCQ/video.html
      Bal gabadhaan Oohinteeda Illa dhagayso
      Faarax waa Faarax

  • @xubixasan8558
    @xubixasan8558 Pƙed 2 lety +21

    Not all men fathiyaay waa the insecure ones cuz they can’t handle a strong woman who knows her values and worth! They try to change her in the beginning of the relationship and when they realize that they can’t, they run for their life. Afaarahiisuu dhan ayey fahmaysa waa fariid aan lagu deyi Karin iskuna kalsoon

  • @NajmaH586
    @NajmaH586 Pƙed 2 lety +14

    Gabadha kartida leh iyo waxqabadka waxay u arkaan mid waalan, gabadha u fiican ee naxariista badan waxay u arkaan doqon.

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Pƙed 2 lety +4

      Hhhhhh... Saa xagee loo raacaa yaabnaye.... Tan kale hdad crur bdan dhali weydo wuu kaa socon hdii crurtu kugu bataana Aroos cusub buu geli intuu dhibsado.... Mrkuu hooyada furana crurtiina wuu furey....Duleyste dadqal... Waa Beenaale.

    • @NajmaH586
      @NajmaH586 Pƙed 2 lety +3

      Kkk sax wlhi Nimanka 80% waa selfish. Ilahay ha inoo gargaaro .

  • @alpha9341
    @alpha9341 Pƙed 2 lety +15

    You speak the truth sis MashaAllah. Love you 😍

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 Pƙed 2 lety +1

    Maahmaah ayey u sameysteen Gabdhaha fariidada ah. Sidey u xaqiraan.
    Naag fariida gurigeeda ayey ku dumisaa

  • @ayanhussein8703
    @ayanhussein8703 Pƙed 2 lety +4

    Very true habo they always like inuu hankaaga jabo and they don't like to be strong women.

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 Pƙed 2 lety +6

    waxan arkey oo aan hubaa may doonayan qof la siman because great woman waxay garaneysaa value geeda iyo xaqooqdeda iyo sida ilaahay u karaameyay marka rageenu waxey doonayan gabar caqligeedu gaaban yahay oo short view ah oo ay iska canba canbeystan yacni aan fahmanin management tiisa iyo sidey mudan tahay waana wax natural ka noqotey dabiici waxa arintaas daraad iiga waramayay oo si honest ah uga sheekaynayay nin reer burca ah oo degan emirates ka wuxu yiri anagu dumarka marka hore yaan jecelahay oon cayrsanaa lkn goortan guursano waan nacnaa waaba saas dumarkana goortad guursato oo la aqal gasho wey ku jeclaanayan wa sas abuuristeena markaas wuxu ka hadlaayey meeshuu joogo ee emirates in uu ka shaqaysto lkn raga halkaan ay raadiyaan gabar ama wadankii ama qurbaha ka timid oo ay ilma kusii raraan oo la dhoofta hadii kale gabar 50 jira oo aanan dhalaynin because bu yiri ma rise gareyn Karo ilmo halkaan nolosheedu wa qaali runtii xiisa dhigaas fast dhaqsahaa is really seriously because waan arkey xitaa markey lasheekaysanayan ayeyisbedalan oo kabaxan balanta waayo sheekadii xitaa wey ka xiiso dhacaan oo hadba mid cusub ku ordaan hadhow 2 bilood kadib bu so noqon gabadhii uu shalay niyada ka jabiyay oo balanta uga baxey dee iyana ma aamineyso mana rabto markaas dambe wuxu yiri gabar wax garaneysa oo caqli badan ma jeclin waana xaqiiq taasi anyway sheekadu waxey noqoneysaa qof dumara oo human ah oo la siman they can't huddle at all majority ' farhia i really like your topics and stories blus you happy personality iyo biyo jacaylkaas yan kula wadagaa every time lay weydiiyo what is your favorite activity school kii esl ka waxan oran jirey swimming i really love water ka because meelihii caaneysiga naloo geyn jirey berigaan yaryareyn ban ku swimming gareyn jirey runtii biyuhu wa nolosha admiga waana naxariista eebe uu janada ka so direy jacayl bad dareemeysa wen is ringing ducadana rabi wu ajiibaa faraxdas yan aniga iska yara shabahnaa oo wax waliba hadey qaribman wan iska qoslaa oo waxan iraahda alxamdulilaah my friends waxay igu yiraahdan why you so happy all the time because I know I did my best so inta hartay our God will complete ma awalbaaba human everything perfecot and complete ahba majiro đŸ˜Šâ€â€

  • @hodonawil7025
    @hodonawil7025 Pƙed 2 lety +8

    Masha Allah Hbo qaaali fthiya absiiye xaqiiiq baad kahadashay ilaaahay hanookaadaayo wacneey guulayso waad Naga qoslisay indhiina waad noodoojisay goob qurx badana waad nagaysay mhdsanid samo noogu waar Hbo â€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžâ€ïžđŸ‘đŸ‘đŸ‘đŸ‘đŸ‘đŸ‘đŸ‘đŸ‘đŸ‘đŸ‘đŸ‘đŸ‘đŸ‘đŸ‘đŸ‘đŸ‘

  • @fadumomohamed4460
    @fadumomohamed4460 Pƙed 2 lety +6

    Absolutely I've been waiting this episode habo love you 😍 ❀ 😘 you're open minded person...our Motivator

  • @bilanshankaron3549
    @bilanshankaron3549 Pƙed 2 lety +8

    Farxiya walaalo waxaad tahey motivation & good advice marka ilaah hinoo kaa daayo your my role model

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Pƙed 2 lety +8

    Galab kasta wiilkyga ayaan 6km la lugeeyaa kdinba biyahaas oo kale waliba buuro waaweyn leh ayaan ku nasanaa inta aanan guriga kusoo noqon. Markaas baan is jeclaadaa farxad maashaa Allah.

  • @hodan112013
    @hodan112013 Pƙed 2 lety +7

    I just subscribed to your English Channel and I can’t wait to watch your content in English. Fathiya you are making changes ilaahay ha kula garab galo Ameen. We love you and adore you.

  • @saynf
    @saynf Pƙed 2 lety +4

    I cant believe how many weeks i missed watching your videos. Definitely need to catch up. I love the outdoors đŸ„°đŸ˜‡đŸŽ‰ you so funny mashallah đŸ˜‚đŸ€Ł
    Islaanti yareed!😂 no islann saaxib.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Pƙed 2 lety +5

    Waw is that Seattle, I went twice in 2005 and 06.
    Waxan daganaa Portland that time.
    Beautiful city

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 Pƙed 2 lety +10

    i have shared and subscribed .keep using on this one i didn't see you on the other channel...I 💜💜💜💜💜💜👍

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Pƙed 2 lety +1

      Waakan English Channel, please subscribe like and share.
      czcams.com/video/fQUVgACOxg4/video.html
      ❀đŸŒșđŸ™đŸ‘đŸŸđŸŽŠđŸ˜

  • @mohamedsalah1819
    @mohamedsalah1819 Pƙed 2 lety +7

    Waa doqon nin naag fiiican kacararey waa Xayawaan aan waxbo kala aqooon waaye

    • @mohamedsalah1819
      @mohamedsalah1819 Pƙed 2 lety +2

      Thank Fathiyo anigu gabar fiican baaqabaa 23 anqabaa Mashaaalaah salada antukado waan u duceeyaa malin iyo habeen qof fiiican is hot in lahelo kuwa gabdha fiiican kacararayo waa taraglayaaal ama wadaad iskusheeg. Salansare walashey

  • @nasteexohqalinle186
    @nasteexohqalinle186 Pƙed 2 lety +21

    Walaal I have three brothers and I am also a mother of three boys I noticed Somali men are Allergic to kindness iyo gabdhaha wanagsan they don't want Gabadh wanaagsan because they don't want a Real partner they can enjoy life with.they want gabadhyar oonakusoo hadalcalin oo ay ugushaykayaan Nonsense. kolee ninsomliyaad waa Safar he is going to leave for his second wife Regardless Somali man can't handle gabadhfiican because he knows he has nothing to offer. ragnimadooda kumakalsoona they Get intimidated by gabdhaha wanwanaagsan.

    • @muslimahk8026
      @muslimahk8026 Pƙed 2 lety +1

      They are just hard, naxariis malaha...Sidon lolaha nin noqo aya naxaristi katakte. Machachabna

  • @raha8485
    @raha8485 Pƙed 2 lety +2

    waa waxaan doono aan sameeyoo sidaan doono aan kuugu dul socdee juuq ha dhihin

  • @libanali1626
    @libanali1626 Pƙed 2 lety +12

    There is a misunderstanding about the real love (jacayl) and interest (xiiso) that is the reason.

  • @ruwaydacartan8826
    @ruwaydacartan8826 Pƙed 2 lety +9

    Habo aniga iyo intan English ka sifiican u garanayn wanu dooneyna sheekadaad ad kaga hadlysid sababtad u timi wadanka de maxad naga yeeli wan rabnaa shekada eh
    De xaga noogu soo gudbi habooy

  • @wariscutiyacutiya2158
    @wariscutiyacutiya2158 Pƙed 2 lety +4

    Asc fatxiya iyo Asaxaabta .
    Fatxiya walaalo waxaan anigu arkay ragg aad u fiican oo gabdhuhu ay aad u xumeeyan wad yaabaysaa.
    Waxaan umaleeyay dadka fiicfiican isma helaan aad iyo aad.
    Marka waanada ku dar ragga fiicfiican oo la xumeeyo waliba raggu waa naga niyad jab dhowyihiin
    Oo xaalkale hadii ay guursadaan ma aaminaan.

  • @ommusalehen6130
    @ommusalehen6130 Pƙed 2 lety +11

    Aniga ayeey igu dhacday taasi, my dear Ex markaan 10 talaabo xagiisa u qaado wuxuu dib u baxaayey 30 talaabo, sidaan u baacsanayey ayuu wabi yaxaasyo badan dabada lagalay kolkaa waan ka hadhay si aanuu ugu dhicin webigaa. inanta Soomaaliyeed inta badan wax kasta waxay ku bixisaa si ay u haysanlahayd ninkeeda laakiin walaalahayo Allaah ha hadeeyee way adagtahay inay fahmaan arintaas.

    • @libanali1626
      @libanali1626 Pƙed 2 lety +3

      May be your approach to him was the reason that he was taking the steps to go far from steps having said that do you know that all men are naturaly deaf if u are not aware this know now so next time take one action at the time so he receives you well enouph your intentions

    • @libanali1626
      @libanali1626 Pƙed 2 lety +1

      Secondly marraige is contract that is well beyond the two who are involving but it is the will of God who is signing this contract how will it last

    • @libanali1626
      @libanali1626 Pƙed 2 lety +1

      I think princes fathia knows this well enough

    • @abdikariimmohamed1575
      @abdikariimmohamed1575 Pƙed 2 lety +2

      Just be yourself be natural qofka bini aadamka ah lagama badbadiyo xataa wanaaga badani uma fiicna waayo bini aadamku waa daciif

    • @ommusalehen6130
      @ommusalehen6130 Pƙed 2 lety +2

      @@abdikariimmohamed1575
      Mahadsanid walaal , waa runtaa ka bad badinta iyo iska dhiska saayidka ah waxay ku dhigaan fara marnaan, waxaan ka baratay cashar aanan beeldarayn doonin abid.

  • @jowharomohamed500
    @jowharomohamed500 Pƙed 2 lety +3

    Absolutely runta ayad kahadashay habo nimanka wexey jecelyihiin gabadha inee ka hooseso o mada ayka qabsadaan marka gabar karti badan o qabsata maraban waxasna waa aqli xumadoda. thanks 🙏 ❀habo keep going

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 Pƙed 2 lety +2

    Wlh gabadha kaluya ee runta sheekto nin a daba ordin caruurteda iyo nilasheda ku raxeysanayso đŸ„°đŸ„°đŸ„°

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 Pƙed 2 lety +9

    Because he can not take the idea that she is more intelligent than him..fathia I tell you a little story about my friend. She is an intelligent educated girl that has a professional job that took care of her household. They were married for over 20 years and he ended up cheating on her with Qoyan with no education. At the end she divorce his ass....hihihi.

  • @hodanahmed7747
    @hodanahmed7747 Pƙed rokem +2

    😂😂😂😂😂Wan ku jecelay farxiiya quruxey wad iga qosolisa 👏👏

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf Pƙed 2 lety +4

    Nin fiican kama cararo gabadha fiican ee ka cararaa waa doqonka uun

  • @zainabhassan3823
    @zainabhassan3823 Pƙed 2 lety +2

    Wll ilahay aduunka uunbaan lagu arkayn laakiin janada ayey ehlu januhu ku arkayaan, ilaahay kuwa arka hanagu daro.

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 Pƙed 2 lety +2

    Maama farxiya horey u soco qofta keliya ee aan CZcams channelkeeda inta bilawda aan dhamaysto dumarka oo dhan
    Dhanka dad wax u sheegida waa ku fcn thy

  • @yusufmussa733
    @yusufmussa733 Pƙed 2 lety +6

    Fataxiyey aduunka ilaahey baa isu dheeli tirey, midka xun gabadh wanaagsan baa ilaahey la kulmiyaa.

  • @mudanchannel1578
    @mudanchannel1578 Pƙed 2 lety +2

    Masha allah farxiya cabsiye adiga iyo meshad joogto aad bey u qurux badan yihiin so more beautifull ❀

    • @raha8485
      @raha8485 Pƙed 2 lety +1

      cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban ku waar walaashay cadawgaana ha jabo.

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Pƙed 2 lety +14

    Fathia su, aasha hadan ka jawaabo, sababta uu ninka somaliyeed u ilaashan waayo xaaska wanagsan, waa kalsooni daro, haysta, ma rabo gabadh aqli badan oo waanagsan, wuxuu rabaa mid uu liido, ciilo, brain wash uu ku sameeyo

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 Pƙed 2 lety +5

      @@asaddahir5538 weger muraayad soo xidho 😂😂 waxba aragtide,

    • @loveyourselffirst7560
      @loveyourselffirst7560 Pƙed 2 lety +1

      @@asaddahir5538 hooyada gabdh somaliyed ma ahn ilaa nin waa un nin xata hooyo kalama jaclo raag waxaas tihiin qooraha yar ku caqli ah

    • @libanali1626
      @libanali1626 Pƙed 2 lety +2

      Miss amal no westren education or any other education will tell u the exact difference between the two genders but to make u think about it you have to think what the heart (qalbi) is made of .if can understand that it means u got the point

    • @libanali1626
      @libanali1626 Pƙed 2 lety +1

      Intelligence is nothing but the speed that the nerves transmittes the chemical messages as a hormone in which every persons neurons have different speed thanks for the response

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 Pƙed 2 lety +1

      @@yasinyusuf9200 Dee Dulayste ayaa helay masaakintaas

  • @fathiyamohamed6443
    @fathiyamohamed6443 Pƙed 2 lety +3

    Ragoo dhan maaha lakiin Rago wanaaga ma xejiyaaan . Waxay rabaan naag xumaysa karbaashta la challenge garaysaaa. .. sibaad waxaad u modaaa xidhidh ka iyo jacaylkuba .. I jeed aan ku jiidee oo la ciyaarayo hide and seek . Waayo somaalidu dhibkay ku naxaaan in general.. ragunna naagta dhibta ka cararta ayey jecel yihiin

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 Pƙed 2 lety +1

      Haa walal waa runtaa Subhanallaah waa cajiib,,đŸ€­

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 Pƙed 2 lety +4

    water sound is great! splashing hhhhh enjoy sister.. i love it

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 Pƙed 2 lety +3

    because they’re strong that’s why they live habo

  • @hindasaid7774
    @hindasaid7774 Pƙed 2 lety +2

    walaalo mesha aal joogtid meel khurux badan good for you Masha allah

  • @firdaushassan2082
    @firdaushassan2082 Pƙed 2 lety

    Wllh bariis ayaan cunayaaa wan ku saxan gaaray sidaan uqoslayay alla habo yaa ikaa ag dajiyay i wish wllh we love u

  • @abdiazizwacays2516
    @abdiazizwacays2516 Pƙed 2 lety +7

    Qof kalsooni darro hayso ayuunba qof kalana liida kalsooni dara ragga somaliyeed biyo dhigtey.

  • @maryamabdulkadir6277
    @maryamabdulkadir6277 Pƙed 2 lety +2

    Msha allaah allow ii kaa xafid ku jecli yaa

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Pƙed 2 lety +5

    đŸ˜‚đŸ˜‚đŸ˜‚đŸ€ŁđŸ€Ł fatxiyay love u, gabdhow adinkana naftiina markasta ku kalsonada

  • @lulgane3290
    @lulgane3290 Pƙed 2 lety +6

    What a beautiful soul đŸ€ŁđŸ€Łâ€ïž

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 Pƙed 2 lety +3

    Nimanka naagaha Jilicsan oo ka hoosaysa Caqli ahaan iyo Karti ahaan ayey Daba Ordaan.

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 Pƙed 2 lety +5

    it's my first time watching you live
    I'm so excited hhhhhhhhh want to talk to you

  • @mankasoora521
    @mankasoora521 Pƙed 2 lety +2

    Asc god kasta u duleysite ku jiray wad ugu gashay sax👍 ku soco wan kuugu tagersanahy dabargonta duleysiteđŸ‘đŸ‘đŸ‘đŸ‘đŸ˜‡đŸ€—

  • @safiaolousow1371
    @safiaolousow1371 Pƙed 2 lety +8

    Wanaag jecleey alaah ku dhooro

  • @zubaida6307
    @zubaida6307 Pƙed 2 lety +17

    dumarka ha iska daayaan hadalada quusta ah dhowr mar waan arkay dumar ku doodayo gabdhaha fiic fiican lama rabo waa laga tagaa waa la dhibaa iyo hadalo kale oo nucaas ah kana yimid qalbi quustay oo mar marsiyo u raadinaya waxa uu jeclaan lahaa markuu waayo oo siduu rabi lahaa wax u noqon waayaan ka dibna si'uu naftiisa u dajiya u samaysanayo wax uu nafta ku sasabo markii laga hadlaayo caqliga saliiimka ah qofka adiga ku rabo waxa uu kaaga tagi karo waa wax damiirku diidi karo uun ama naag ahaaw ama nin ahaaw balse markii calafku kuu galo qof aan qofkaagii ahayn ood ku qaldanto qofkaas waa in aad aqbashaa qaladkaas ogaataana qofkaas in uu qofkaagii dhabta ahaa ahayn qofkaaga dhabta ah xitaa ma arko iintaada waxa ugu wayn uu hantayna waa noloshaada shaqsiyadaada wuxuuna ku dadaalaa daryeelkaaga ka fakarkaaga siduu kuu ilaashan lahaa maskaxdiisu waxay ka fakartaa ooy kala bad badashaa waxyaabaha adiga ku farxad galiya
    gunaanad si'kastoo qofka aan qofkaaga ahayn uu kuugu jilo dareen aan jirin waxaa i maanayso waqtigii uu jiliinku dhamaanayay ee sababtu adiga ma ahan ama wanaagsanaw ama qof xun ahaw

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 Pƙed 2 lety +6

      Waad dhamaysay hadalkii waa runtaa allah haku sharfo qofka sida dhabtaa kuu jecel sida aad tahay ayuu kuu jecel yahayđŸ„°

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Pƙed 2 lety +5

      Run iyo been wxy ka tahayba qof aan qiimahaaga garaneyn wakhti laguma lumiyo..... Waayo hal nolol baad leedahy.... Ogow cidina kaama qaalisana... Sidaas bn ku soo korey anigu hadana aan crurteyda u koriyaa.

    • @abdikariimmohamed1575
      @abdikariimmohamed1575 Pƙed 2 lety +1

      Woow qof dumara miyaad tahay,gabdhaha soomaalidu aad ayey u caqli badanyihiin maasha Allah good points 👍

    • @maryanmilgo5713
      @maryanmilgo5713 Pƙed 2 lety +1

      Right

  • @sucdi1758
    @sucdi1758 Pƙed 2 lety +2

    Asc masha alah sis u so peutiful ilaah haku siyado cashir inoo fur sida la isku dhuubo plz

  • @daarood9835
    @daarood9835 Pƙed 2 lety +2

    MAAMO ADIGU WAXAN NIN AHAYN KABA HADASHID MIYAA SUBXANALAH ITS TOO MUCH BRING OTHER TOPICS WHCH THE PUBLIC CAN BENEFIT. NOT ALWAYS NEGATIVE TOPICS ABOUT MEN MARRIAGE IS LUCK WHO WILL STAY TOGETHER OR DIVORCE EACH OTHER IS QADARULAH.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Pƙed 2 lety +1

      What’s bigger than family unit? If you were smart you would know qoys xumada iyo guur xumadu waa waxa Somali baabiiyey. People talk about different things and my channel focuses of love and justice. Go somewhere else hadaanu ku cajebin. Dad Baa ugu wacan wax laga hadlo nimankuna awooda iyaka gacanta ku haya.

    • @daarood9835
      @daarood9835 Pƙed 2 lety +1

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel I know maamo just sometime kala badal the topics waa loo baahan tahay inaad dee raga xun ka hadasho laakiin xooga you over doing it that all.

  • @user-lg8gu6yq1c
    @user-lg8gu6yq1c Pƙed 11 měsĂ­ci

    Ala jawagaan ka hely iyu qoslkaga wacan ❀❀❀❀❀❀❀❀

  • @halimoadanadan6954
    @halimoadanadan6954 Pƙed 2 lety +3

    Gabadhaha qiimaha badan. Oo aad. Aaad ula cajabeso ayaa badana guurku ka burbura maxa. Yelay. Waa gabar qimo badanoo la la bada badan ma qadan karto

  • @deeqafaarax7021
    @deeqafaarax7021 Pƙed 2 lety +2

    Maasha allaah habbo safiya

  • @maalikigeneral675
    @maalikigeneral675 Pƙed 2 lety +3

    Waaw fadxiya l Love yuo

  • @fartunosman5333
    @fartunosman5333 Pƙed 2 lety +1

    Masha Allaah aadban uga hellaa shekoyinkaga iyo wacyi gelintada

  • @dooyow3328
    @dooyow3328 Pƙed 2 lety +1

    Title waxaa halkaas ka muuqato in dumarka aan fiic fiicneen ay ragoodu heestaan marka loo fiiriyo dumar fiic fiican ee aad xustay

  • @mankasoora521
    @mankasoora521 Pƙed 2 lety +3

    wa duleysite isma badaleyo waxa wangasan u dooneya lkn ma haysan karo wayo isagu ma dayneyo qaladka iyo inu xumeyo qof ku wangasan ee isgana wanajineye marka inu tego u dariqisa xun u wato buu door bidayađŸ€·â€â™€ïž wa raygaagađŸ€—

    • @abdikariimmohamed1575
      @abdikariimmohamed1575 Pƙed 2 lety +1

      Woow smart weeye gabdhaheena wlhi maasha Allah ❀ ❀

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Pƙed 2 lety +1

    Hhhhhh.... Aniga hdii duleyste la ii guurin lahaa malaha 8 cisho gudahood bn kaga carari lahaa....Balaayada Beenta bdan oo ma shaqeystaha ah. Tan iska ag fadhidaa waa mid kalsoonidii looga diley gurigii waalidkeed.

  • @faraxnuur3566
    @faraxnuur3566 Pƙed 2 lety

    mnsh allah fatxiya wana kusalamay gacalo

  • @fathiahoussein1557
    @fathiahoussein1557 Pƙed 2 lety +1

    Qurux badanaa meeshaad joogtaa

  • @ridwaanquman1515
    @ridwaanquman1515 Pƙed 2 lety +1

    Masha allaah so beautiful mesha aad joogto wll

  • @simbapersent2007
    @simbapersent2007 Pƙed 2 lety +4

    WAXA LAGU YIDHI BUURTAA AYAAN ISTUSAYAA HADAY BUURTAASI IS BADALI WEYSO WAAD I ARKI KARTAA KADIB BUURTII AYAA GARIIRTAY OO KU DHAWAATAY INAY BAABA'DO MUUSANA WAABA SUUXAY MARKUU BUURTII OO IS BADASHAY ARKAY ALLAAHU AKBAR 😰

  • @luuladan9882
    @luuladan9882 Pƙed 2 lety +1

    Cause somali are so patient and they wait until the relationship turns ugly and when they say enough is enough and society becomes against to her and that's when DULETSTE realises she's gone for god

  • @samadjama4470
    @samadjama4470 Pƙed 2 lety +6

    Love you habo fathia from Djibouti

  • @muslimahk8026
    @muslimahk8026 Pƙed 2 lety +3

    What most men say that it is permissible for them to marry 4 wives...this is the only ayah in the quran they have memorized. What they don't understand is there are rules and reasons that are required, most marry for lust . Fathia , please get an unbiased sheikh who can talk about this topic. Also there is an Egyptian sheikh who talked about this aya and how it has been misinterpreted. His books were only in arabic and has been banned. Maybe someone eho is fluent in arabic can find him

    • @somalikanye8642
      @somalikanye8642 Pƙed 2 lety

      Marrying for lust is 100% permissible and halal. Who says you can't marry for lust? All men have lust.

  • @Kayad-nz8eh
    @Kayad-nz8eh Pƙed 11 měsĂ­ci +2

    Fathia wan ku xiseya nolow

  • @mustafeab7311
    @mustafeab7311 Pƙed 2 lety +2

    Qofna wax wanagsan ma diido laakiin dhibta jirta waxa weeyi dumarka wax bartaa ama wanaagsani cadaan iyo madawba shuruudo badan ayay ku xidhan raga

  • @abrahammussa4658
    @abrahammussa4658 Pƙed 2 lety +3

    What do you mean by great women please define the statement, if you mean sufficient, submissive, feminine, and nurturing I think this kind of woman is every man's dream, but if you mean obsessional, domineering, masculine, and challenging, the truth is every woman with these personalities scares every man and you're right about that, psychologically and biologically the male is the provider of his family, he offers security and sustenance so he secures his authority from the outside threat, so just imagine if someone from inside is challenging and competing him to do his own chores.

    • @dekaisse925
      @dekaisse925 Pƙed 2 lety +4

      She is talking about kind hearted women it has nothing to do with submission or femininity. Some men are intimidated by kind women.

    • @dekaisse925
      @dekaisse925 Pƙed 2 lety +3

      @@sunshineseaandvitamind8620 usheeg

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf Pƙed 3 měsĂ­ci

    Walahi wallo into da badan hablaha way dhibeen wanagana ma deeqo alle xaqa hagaransiyo rageena

  • @soolmedia2507
    @soolmedia2507 Pƙed 2 lety +7

    You're so funny habo.đŸ˜â€ïž

  • @hodanhibo6984
    @hodanhibo6984 Pƙed 2 lety +1

    Asc waxan ubahanahy telkaga ama meel aan kala so xidhiidho habo

  • @abobasement346
    @abobasement346 Pƙed rokem +1

    Nice to you ❀

  • @Hooda36
    @Hooda36 Pƙed 2 lety +2

    Masha'Allah Tabarakallah farhiya wllo waxjira ayaad ka hadashay warunta raga somalida most of them majecla gabadha wanagsan I don't know why khayr bey noqon donta ragena illaahay wanaaga hawafajiyo ALLAH bless you sis đŸ€Čâ€ïžđŸ‘

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 Pƙed 2 lety +2

    i like this topic

  • @malyuunabdulahi477
    @malyuunabdulahi477 Pƙed rokem +1

    Masha Allah

  • @mizkizhood6985
    @mizkizhood6985 Pƙed 2 lety +2

    Beautiful Walhi hbo â€ïžđŸ˜ qalanjo dhex yar

  • @cadeabka8115
    @cadeabka8115 Pƙed 2 lety +1

    Very true habo

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 Pƙed 2 lety +3

    Fatxiyaay walaal nin wanaagsan cararimeye waa beenlow isku ekaysiinayey nin wanaagsan.
    Habluhu habarteen wax mataraha
    Gabdhow hurdada ka toosa

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 Pƙed 2 lety

    Qumayo ma iyadaba Janis Siso duleste

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 Pƙed rokem +1

    Subxaanalaah wll is astur

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 Pƙed 2 lety +4

    Qoyyan ayaa duleystaha noo sii dullaysa

  • @ugaas.Yasin.
    @ugaas.Yasin. Pƙed 2 lety +1

    horey u soco

  • @Candy.r43
    @Candy.r43 Pƙed 2 lety

    Beautiful view by the sea.💖

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Pƙed 2 lety

    HADU RABO WALIHI HA MAQNADO
    YYAA U JOOJIN SHEEKO BEYKA TAHAY
    LKN SU"AASHA I HOT IMAATA.

  • @udgooon8562
    @udgooon8562 Pƙed 2 lety

    I love you walaahi sis so very much ♄♄♄

  • @mariamusse6061
    @mariamusse6061 Pƙed 2 lety +1

    Faxiy qalabi ha ku datalin. Waano abuur ayaa ka horeys. Ninmankeenu waa nimanka aduunka ugu nasiib wanaagsan balse waa kuwa ugu ayaan daran. Iysgoo Sade Gandhi oo walalihiisa soo guursadey ayey guru cidla ah ku shintaan.

  • @imbashiir1825
    @imbashiir1825 Pƙed 2 lety +2

    The reality is opposite walahi, Dumarku iyaga ayaa jecel bad boys ka oo ku xajiimooda raga wanaagsan.

  • @maryanmohamud6113
    @maryanmohamud6113 Pƙed 2 lety +1

    MashAllah you’re fit, i agree with you now markad tiri duleyste haamadan ku dhufan kara 😂😂 waad kaga jaqiiqsin karta weliba 😂 âœŒđŸœ

  • @ayahirsi9812
    @ayahirsi9812 Pƙed 2 lety

    Fathia Dk nagu kaalaywalla islaani kaa dheer ❀

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t Pƙed 11 měsĂ­ci

    Run

  • @fartunomar2762
    @fartunomar2762 Pƙed rokem

    Your funny abayo SAS u jesjesss duleyste😂

  • @Diddy45.
    @Diddy45. Pƙed 2 lety

    Beautiful view

  • @nuuraciise
    @nuuraciise Pƙed 2 lety +1

    Walaalo rarane waa laga daalay ee maxaa lagu sameeyaa

  • @Anonymous-ju7jw
    @Anonymous-ju7jw Pƙed 2 lety

    Wsxsy doonsyaan doqomo sy madaxa kagumeystaan

  • @FurtunMuketar
    @FurtunMuketar Pƙed 6 měsĂ­ci +1

    ❀❀❀❀❀

  • @simbapersent2007
    @simbapersent2007 Pƙed 2 lety +3

    Hees baad isoo xasuusisay qaraami ah Waxa qaada Hibo nuura khadra daahir Xasan Aadan io fanaanad kale..
    Hhhh

  • @siiyam7787
    @siiyam7787 Pƙed 2 lety

    Ala Habo ma.anad iga hadlaysa manta đŸ„°đŸ‘žđŸŸ

  • @edilhassan7542
    @edilhassan7542 Pƙed 2 lety +3

    Dadku nimcada maceshtaan

  • @yusraj3055
    @yusraj3055 Pƙed 2 lety

    What's the name of your english channel???

  • @hindaadan3442
    @hindaadan3442 Pƙed 2 lety +1

    Nagta fariida ah ee xaqeda garanaysa lama rabo mid miskina oo beenta logu shekeyo ayey rabaan

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Pƙed 2 lety

    In aan kudambabno ayaan kabaqenaa so mid qamarjiyad aan radinaa!

  • @khadrayusuf2393
    @khadrayusuf2393 Pƙed 2 lety +1

    Fadxiya waxan ka baqaya duleyste inu biyahaas kugu rido kkkkk