WAR DAG DAG AH HISHIISKA AAMINA IYO REAL ENJOA OO AFKA USAARAN IN….

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • DHIIRA GALIN AYAY IITAHAY INAD KAMID NOQOTO BOQORTOOYADA IGU XIRAN❤️💯🙏🏽
    2-FADLAN HADAD NAGU CUSUBTAHAY SUBSCRIBE NOO SAAR THANKS
    1-SNAP @Muhanadd22
    2-INSTAGRAM @mumucade
    3-FACEBOOK @Muhanad cade
    Thanks For 134.850Ksubscribers

Komentáře • 95

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +56

    Hadaa ujeedo magac nabigena Muhammad ❤ﷺﷺ❤ like saar❤🤲☝🕋

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 Před rokem +16

    Muhanad marka hore salaan ayaan kuu soo gudbinayaa habo marka xigta maslaxada Illahay ha kula garab galo marka sedexaad amiina waxaa laga rabaa dulqaad iyo xushmad ha iska joojiso carada farha badan intaana waa iga waano waalidnimo ❤

  • @jokar1m
    @jokar1m Před rokem +24

    Walal albab kasta oo xiran Allah ha kukuu furo murugadana farxad haku badalo culeys kasto oo idin heysta alaah idika dulqaado iku caawi Hal subscriber lacag maahan sxb somaali waa soomaali All love

  • @nimcoiimaan8876
    @nimcoiimaan8876 Před rokem +3

    Amina waxan kula talin laha inayna ku noqon ninka sababto ah qof masula o caqli badan ma aha

  • @naciimomahamed1666
    @naciimomahamed1666 Před rokem +11

    Masha Allah guuul iyo gabanimo libax libax dhalayi alaah xafido wlkyi qali 💚💭♥️👍👍👍💯💯💯🌹🌹🌹🌹😇😇😇😇😇🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🙏🙏🙏🙏💭💯💯💯💯👍👍👍

  • @fardowsoxussen6583
    @fardowsoxussen6583 Před rokem +1

    Muhanadoo waaiilkaafican ma arkin intaa yuutuubaro daawanaayey masha alaah aboowe

  • @raxmamaxamed1245
    @raxmamaxamed1245 Před rokem +7

    Aamina mid reyal kafiican.ayey heshy ayaan is leeyahay anigu yaa igu raacsan 🖕☝️💪

  • @somnxtofficiall
    @somnxtofficiall Před rokem +4

    Teamka nagtaas kasaara waa qofta teamka burburinysa

  • @zamzamabdullaahi8855
    @zamzamabdullaahi8855 Před rokem +12

    Insha allah waka sugenaa wllkey qeer Allaha ku siiyo🙏❤🤲

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 Před rokem +3

    Real enjoy waa Doqon kolba shalmada raaca ee ha ku soo celin Amina

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 Před rokem +13

    Enjoy nin masuul maha wax walbo waxu kadhiga cayar qof masuul noqo dheh wayo qalbiyada dadka lajoogo ayu kucayara sida aan aragno wayo naga waxan nahay daawado marki hada ugu danbeeyay muxu sameyay qof walalkiis xanuunsanaya ayu kudhahay walalka alle ha unaxariiso bal kawrn waxan nin weyn iskadhig kudheh

    • @dhuuxciise9400
      @dhuuxciise9400 Před rokem +1

      Dad wey maseeran lkn gacantada xad loo yeela teeda xigtana q9fka wx.idin dhaxmarayaan in ay xad leyihiin

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Před rokem +5

    Nabadoon Muhanad Waan Sugaayay inaad Arintaan Soo Faragaliso Arinka Aamina and Real Enjoya Dhamey Arinka Enjoya and Aamina

  • @khadraabdi2707
    @khadraabdi2707 Před rokem +6

    Masha Allah my borther waan ku faraxaay salaman iyo aamin dibi usoo labtan

  • @ruuneyruun7996
    @ruuneyruun7996 Před rokem

    Hada enjoa kaso dawaday wn faraxsanhy alx Anna abiqadir miss u xbbti welcome back

  • @sahrasheikh4373
    @sahrasheikh4373 Před rokem

    masha allah wa wax wanagsan

  • @mewcool3736
    @mewcool3736 Před rokem +2

    asalamacaleymu muhana cade abowe enjoya iyo Amina lahishisi wauxisne walahi plz wankutuga muhanad kher Allah hakusiyo tnk u

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 Před rokem +1

    Wuu u gefey Aamina ee megteeda halkaa ha dhigo

  • @qamarbe3838
    @qamarbe3838 Před rokem

    Masha alh mxmed

  • @kamilaabshir2706
    @kamilaabshir2706 Před rokem

    Masha allh

  • @s.nadirabdi6267
    @s.nadirabdi6267 Před rokem

    All waaar gabdha haa walan marki horab meelay fahmayna ayaa waax ka doonatee somali diinta un ba ka dhaxaysa qofkaada taaqaan ushadaa loo dhibtaa rer xamar iyo rer waqooyi diinta un baa ka dhaysaa Amiina iyaad halkaas is dhiigtay

  • @liyaomars
    @liyaomars Před rokem +1

    Dagaal ayaad sheegeysaa reer malesia oo isku duuban wax aan idinku tilmaamo ma aqaano ZAM ZAM oo wiil ka xanuunsan mudona isbitaal kula jirtay waad ka war dooniweydeen maantana Rabi ayaa caawiyay alxamdulillaah

  • @khadansiciid9929
    @khadansiciid9929 Před rokem

    Manasha allhi

  • @aminaomar2782
    @aminaomar2782 Před rokem

    Asalaama caleey kum mahanadi cade waan kusalaamay adigiyo xaskaagii faisa iyo guruubkii odhan

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před rokem +1

    Dhaqsi heshiisii they deserve each other.

  • @safiamohamed3885
    @safiamohamed3885 Před rokem +3

    M.a wlhi add aya ufarxey iney enjoy iyo Amina sonoqdaan🥰❤

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 Před rokem

    Masha Allah, tabarakallaah jazakallaahu khayra waad naga farxiseen wada jirkiina ayaan jecelahay

  • @hibadomer8108
    @hibadomer8108 Před rokem +1

    Mansha alleh waa kugu ogaa inta iyo inkabadan wllo muhanad thanksyou

  • @faadumoibraahimmuxumed2547

    Masha Allah nabadoon fiican yaatahy illahay ajarhakasiiyo wallo mahadsanid

  • @Khadiijaabdio143oficial

    Wlhi waaka filaayay my dea pro muhanad cade jazaakalaah

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 Před rokem

    MashaaAllah ❣️ ❣️ ❣️ plz go and do something about that issue of amina iyo enjoy

  • @ruunmohamed4216
    @ruunmohamed4216 Před rokem

    wasax mohaa walal walalanee arinkoda so dhamee

  • @safiyoabdiobsiye775
    @safiyoabdiobsiye775 Před rokem

    Asc wlhi waadnaga farxisay waa iga tallo aqrista quraan hanoosoo noqdaan

  • @isramaxamed4994
    @isramaxamed4994 Před rokem +1

    Asc wllo muhanad cade Wllhi taageero ayaan kuu ahay hore usoco ayaan ku leeyahay wllky qaali

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před rokem

    Maasha Alaah Aboowe Hormar Wacan

  • @nasroisman4989
    @nasroisman4989 Před rokem

    Alle haku caafiiyo wllo Muhanad cade Masha.allah amina abdiqaadiir ejoa isku so celi

  • @faadumocabdi852
    @faadumocabdi852 Před rokem

    Markaad isku soocelisid ha isguursadaan sida ugu dhaqsaha badan gabdhaha badan uushukaasanaayo ha iskadaayo uma fiicna

  • @fadumoxashi2954
    @fadumoxashi2954 Před rokem

    waw masha alah muhanad cade kuwan ciilbaynagudilen edhexgal nabad don wasax shaydanku wa ufa idaysanaya lkn halayska naro farxa diina wafarxadena melay amina kamaqantahay nuur maleh esoceli walashen aana cabd♥️♥️♥️♥️

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 Před rokem

    M.a

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Před rokem

    Mnshlah keep going inshlaah Khyr ku dabyan

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před rokem

    wa xaqiiq in shaydan isku diro dadka hadana waxa jira qadar ilahay hadba sida ilahay rabo dhacayso dadkuna shaydanka ha iska naaran wanaga ha ka taliyan

  • @hodanhassan4791
    @hodanhassan4791 Před rokem

    Guul wacan wllo

  • @doongaaxmed6628
    @doongaaxmed6628 Před rokem +1

    Sxb hore usoco lpx ayaad tahay

  • @mssnio7322
    @mssnio7322 Před rokem

    🌹🌹🌹

  • @nimcoinamohammed6483
    @nimcoinamohammed6483 Před rokem

    huno ad Ayan ogufarxeyna ee iskusoceli ilahy hakulagarab gale wlhi wan kanaxay

  • @fardowsomaxamed7182
    @fardowsomaxamed7182 Před rokem

    Masha alha

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 Před rokem

    Wcs

  • @sahroabdi
    @sahroabdi Před rokem +1

    Isgu naago bdanaa nadana sow kn la scda waa mxy heshiisku

  • @sihaamibraahinbare2141

    ❤❤🤲🤲🥰

  • @hibocabdiqanidaahir2737

    Masha allha wll🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤✌️👍👍👑

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Před rokem

    Wacaleykum salam 🥰 ♥

  • @istahilcadey5412
    @istahilcadey5412 Před rokem

    Inash allah 💋❤💕

  • @israfarhan8676
    @israfarhan8676 Před rokem +1

    Muhanad wnku salamy huno 😁

  • @zeinabibrahimawale1982

    111

  • @naciimomahamed1666
    @naciimomahamed1666 Před rokem

    Waa saxsax saxsaxsaxsax saxsaxsaxsax saxsaxsaxsax saxsaxsaxsax

  • @sowdomohamedelmi9675
    @sowdomohamedelmi9675 Před rokem

    So dhaxa gala qeyra allha ku siiye

  • @Abass894
    @Abass894 Před rokem

    Hadathan wahan sugnaba wa enjoy iyo Amina abdikadir oo hashis eh wayo anaga wahan nahni tagera team 1by 1 ayan ulasocna marka majeclin inan Aragna wah yar oo team qaldan maqaldama wailahey ee Muhand cdee Abowe wamahatsanta sithas cdsigena utihgilisi Ajir iyo hasanat Allah kasiyo

  • @saynabmahamed8229
    @saynabmahamed8229 Před rokem

    Koley saan umaleynayo mid kasta xiriir kale ayey sameysteen lakiin tii walaal tinimada ayaa wanaagsan inay ku kala tagin madaama ay yihiin dad mudo soowada shaqeynayey allaha kula garab galo

  • @jihanali6956
    @jihanali6956 Před rokem +2

    مشاءالله اخي منور الدنيا كلها

  • @fartuuncabdi224
    @fartuuncabdi224 Před rokem

    Wcs sasa lagaa rabaa ina kugu ogaa ina thy nabad doon

  • @safiyowarsame6650
    @safiyowarsame6650 Před rokem

    RIYALI IJOOYA WAAKIIKUGU DIGANAAYEY OO IDIN KALAFOGEEYNAAYEY HADA MEERTO AYAAKUTIMID NABSIGU WAASODEGDEGEY
    🌏💙💙🇸🇴🇸🇴🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇸🇴🇫🇲🇫🇲💛🤎🤎🤎🤎🤎💋😁👍👍👍🇫🇲🏆🏆🏆💚🤎🤎🤎🤎🤎💚💚❤

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil9606 Před rokem +2

    Uff 😏 waa necbhy enjoy 😡

  • @jamaadeey
    @jamaadeey Před rokem

    Wah shiis maanshee horta ninka hasoobarto qaabka gabdhaha loola hadllo gabar qarsabadiisa waa isfahmayaan because way isfahmaayan wa isku lahjad aamina mid lahjadeeda eeyheshi asiina too lahjadaa raadsodheh

  • @shiinoshekh3993
    @shiinoshekh3993 Před rokem

    Ok ilaahay kahuu fudeeyo

  • @umihamza7584
    @umihamza7584 Před rokem

    Walkey ada ayad umahadans tahay amnina wax u dhan maha hawart u hada u wato waa bilaa ixiram Ayey u dhaqantaa pz amina Isku keen pzpzpz ok❤😊

  • @ayaanmahamed7435
    @ayaanmahamed7435 Před rokem

    Wllo jecelku wiii dhamad lken wlalaatinmadu ma dhamato

  • @user-bs1fp2rg4u
    @user-bs1fp2rg4u Před rokem

    Team sxp gudoonka aduu kuubaahanyahay imaan kabadala

  • @rahmaomar2892
    @rahmaomar2892 Před rokem +2

    asc walal allah ku xifdiyo dadalka aad watid waxaan sugnaaba waa heshiiskoda asagana waa inuu ilaliyaa gabdhaha galbigoda qofka raga ah waa inuu noqdaa qof isku kalsoon j

  • @xamdacarmiye1773
    @xamdacarmiye1773 Před rokem

    Lajaan lajaan dhalaay

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Před rokem

    Team Enjoya 😍

  • @hooyomcn8690
    @hooyomcn8690 Před rokem

    Aboowe waad mahad santahay naga qabo nagahaas buurburan 😂

  • @xamdayasin8504
    @xamdayasin8504 Před rokem

  • @lulululu748
    @lulululu748 Před rokem

    🤲🤲🤲👍

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro Před rokem

    KU BARO AF CARABI CZcams.KA MEELKASTO JOOGTAAN.

  • @fatimaabdicasis7140
    @fatimaabdicasis7140 Před rokem

    WALHI WAXAN SUGAAYEY AAMINA IYO SALMAAAN OO HISHIIYA

  • @shugrimahdi2785
    @shugrimahdi2785 Před rokem

    waaan kugu ogaaa wanaga aad sameeynaso wll nasapa ah ayaad thy Alle ha ku xafido hn mcn

  • @faysalmuniir5893
    @faysalmuniir5893 Před rokem

    Waanka qaaday zhp muhanad cade waan kugu ogaa inaad tahay nabadoon hawlkara talent uleh any problem oo jira karana inuu si deg deg resolution u samaynkara any way l 'm say to yo thank you so much my dear bro muhanad cade 💯🙏

  • @sadodaganindhayar18
    @sadodaganindhayar18 Před rokem

    Masha allaah wllky ilahay haka abalmariyo heshiisii

  • @nacimaaden7376
    @nacimaaden7376 Před rokem

    Kanay la socoto hadaa ayaa ku soo baxaaya Ee waxn Nasaqaa Kadaaya Aamina💁‍♀️😏

  • @halimaabdiguhad8680
    @halimaabdiguhad8680 Před rokem

    Kofiyada gormaa iska siibe

  • @JANO-RAADIS143
    @JANO-RAADIS143 Před rokem +1

    WAAN OGAHAY WLL WAD ARKI DOONTA FARIINTAYDAN RUN AHANTII WAXAN JOOGNA ADUUN ADUUN MICNIHI KA DHAMADAY 😭😭 OO SHARKI KA BATAY KHAYRI WAXAN SOO GUDBINA BARNAAMIJYO DIINI AH OO AD WAX BADAN KA FA'IDI DOONTO NAGUSO BIIR OO NASO RAAC WLL #ILAHAYOW_JIDKA_TOOSAN_NAGU_HAGAAJI 😭

  • @israfarhan8676
    @israfarhan8676 Před rokem

    Tagero ku ahy🖐

  • @hibaaqcismaan124
    @hibaaqcismaan124 Před rokem +1

    ala dadkani been badana amina guriga wey timaada tiim injooy waxaan ku arkey instgrem ka sayiid amiin wuu ku qabtey wajigeeda iyado fadhida maxaad leedey asxabteyda amiina waan idin salamey ayeey tiri asxabta seyid amiin waxaan maqlayey injooy oo hadlaya sheykeynaya hhhh dadkani is meey dilin anaga ayeey khiyali noo wadaan hhh anigu sooshiyaal midhiyaha ma amino waa been

  • @shugrimahdi2785
    @shugrimahdi2785 Před rokem

    qof fican ayaad thy huuuuno

  • @JANO-RAADIS143
    @JANO-RAADIS143 Před rokem

    WAAN OGAHAY WLL WAD ARKI DOONTA FARIINTAYDAN RUN AHANTII WAXAN JOOGNA ADUUN ADUUN MICNIHI KA DHAMADAY 😭😭 OO SHARKI KA BATAY KHAYRI WAXAN SOO GUDBINA BARNAAMIJYO DIINI AH OO AD WAX BADAN KA FA'IDI DOONTO NAGUSO BIIR OO NASO RAAC WLL #ILAHAYOW_JIDKA_TOOSAN_NAGU_HAGAAJI 😭