PRANK || UUR AYAY II LEEDAHAY XAASKAYGA..😳😳

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • DHIIRA GALIN AYAY IITAHAY INAD KAMID NOQOTO BOQORTOOYADA IGUSO BIIRTAY❤️💯🙏🏽
    2-FADLAN HADAD NAGU CUSUBTAHAY SUBSCRIBE NOO SAAR THANKS
    1-SNAP @Muhanadd22
    2-INSTAGRAM @mumucade
    3-FACEBOOK @Muhanad cade
    Thanks For 105.990Ksubscribers

Komentáře • 64

  • @Khadiijaabdio143oficial
    @Khadiijaabdio143oficial Před 2 lety +4

    Hhhhhhhhh shahwada maa uxawishi kulahaa enjoy looma galo nio

  • @zilloverhapep1163
    @zilloverhapep1163 Před 2 lety +4

    QOFKII UGU FIICNA UGUNA KHAYRKA BADANA UGUNA AQOONTA BADNA UGUNA NAXARISTA BADANA UGUNA AKHLAQDA WANAGSANA UGUNA UDGONKA BADANA INATA UU ALLE SAREEYE ABUURAY " NABI MAXAMED " NNKH aYNu KuSaLiNo MaR WaLiBa WaLaLaHaYoW " أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم "❣🌸❣

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 Před 2 lety +7

    Masha allaha ma beautiful brother muhanad cade keep forward 💯👌👌♥️♥️♥️🥰🥰

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 Před 2 lety +6

    🤣🤣🤣🤣🤣 injoy halaha ugu danbeya iga qoslisey qosolkaga ba ku qoslisey acuudka iimaan aad ba ugu fiican tahay ina wax xaliso o warka dhuuxdid mashalah online hadii uur lagu kala qaadayo muhanad wa hore anaga dhan boqol boqol cunug aan heysan laheyn nin dhan waxba lagu ma fali laheyn 😄 lkn wadamadan an joogno naagaha way dhalaan ilmo aabe adan la kulmin wa doorane lee jinsiyadiisa ninka madow ama cadan lkn islaam ka masuubin karan diinta ma ogola

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Před 2 lety +5

    Waan idintaa farxad ku waara ✌✌✌😂😂imaan prank ku sameee pls

  • @naimaissa7158
    @naimaissa7158 Před 2 lety +5

    Muhanad I stopped giving you thumbs up because you don't give anyone ❤ show love to your people.

  • @shamsoxasanibrahimshamsoxa3373

    Masha allah keep going my brother muhanad cade

  • @ibyankhalif8414
    @ibyankhalif8414 Před 2 lety +5

    🤣 wlhi enjoy qosol igu diley 11:13 😂 iman been been lgu diley 😂😂🤦

  • @nadiifoofficial5122
    @nadiifoofficial5122 Před 2 lety

    Muhanado abowe yutubka wodansan yahy inno ku kala kaco hada rabto dad kuso dhag dadkan sikale maku soracayaan manta ka hor walige komanti kama sobixin wbliis ani hormar kaga jeclahy waxan rajena inna komantige soqadan donto🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏

  • @nasroisman4989
    @nasroisman4989 Před 2 lety +8

    Masha allah kibgoowi

  • @abdowahmed2795
    @abdowahmed2795 Před 2 lety +9

    Ramadan soo dhaw allah nagaraiyo

  • @samiyacisman149
    @samiyacisman149 Před 2 lety +1

    Enjoy kulahaa maskaxduu ka wasanyahy🤣🤣🤣

  • @abdirahman7993
    @abdirahman7993 Před 2 lety +1

    Masha allh muhanad cade roob ayaa iska hesatiin alx ankana allh hanoo keeno kuleel ayaa nahaayee

  • @dhirigilisoumada5452
    @dhirigilisoumada5452 Před 2 lety +2

    Hada ka hesho muqadalada qisoyinka iyo dhirigilinta please isoo boqo 🙏🙏

  • @engrahmarani8684
    @engrahmarani8684 Před 2 lety

    Wllhi markaan sadexdina ini dawanayo waan iska qoslaa

  • @Intisarcreates
    @Intisarcreates Před 2 lety +1

    Ani kaligay miyaa mise camera da waba loo jeeda waayo naagaha meesha socdo wajigay qarsanayan

  • @hindacabdi5840
    @hindacabdi5840 Před 2 lety +1

    Mohamed

  • @fadumaibrahim5514
    @fadumaibrahim5514 Před 2 lety +2

    Waad soomantahay dhahday kalmada fawaaxishna waad kuhalaysaa🤔 plus when you send money is transferred through the bank and then mid halkadd jogto talad qadani not the one in your pocket

  • @meecaattthoni5215
    @meecaattthoni5215 Před 2 lety +1

    Enjoay nimada ka mid thy
    zxp iman kusoo samee prank
    dagaal run ah✅🤍

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 Před 2 lety

    masha allah walaalo waxanku dhihi lahay haddii aragtid warkan sida ugu dhaq siyaha badan igu so jawab plz waku baryaa maleysa labada qol iyo fadhi meqaa lagu kireyaa waxan raba inan so dego im form UK

  • @safiyoxajio3984
    @safiyoxajio3984 Před 2 lety +1

    Keep going aboowe guul🏆🏆🏆🏆☕☕🎁🎁🇸🇱😄🤝🤝

  • @sumayafarah2805
    @sumayafarah2805 Před 2 lety +1

    Masha allah🥰🥰🥰🥰🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Best friend

  • @wahelkanabadaofficial9200

    Qof kii ugu horeyaay

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Před 2 lety +1

    Wacaleykum salam 🥰 ♥ ❤

  • @mohamedmaahir1569
    @mohamedmaahir1569 Před 2 lety +1

    Keep going bro🙏

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro Před 2 lety +1

    KU SOO DHAWOOW BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSI.

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831

    Mnsha Allah isoboqda wlalaha qalbiga wa wlashiine

    • @dhirigilisoumada5452
      @dhirigilisoumada5452 Před 2 lety

      Hada ka hesho muqadalada qisoyinka iyo dhirigilinta please isoo boqo 🙏🙏

  • @Khadiijaabdio143oficial

    Enjoya sidoo sidoo makaa yeelayo muhanad

  • @zemzemmohamed4667
    @zemzemmohamed4667 Před 2 lety

    Kkkkkkkk enjoya ma Tiransifare samisay

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Před 2 lety +1

    Uur telephone ☎️ 🤣🤣🤣

  • @lafjey
    @lafjey Před 2 lety

    Beesi Nasi Nio Farxadaba Beso leewaye

  • @lipanahmed1199
    @lipanahmed1199 Před 2 lety

    Masha Allah muhanad cade

  • @lafjey
    @lafjey Před 2 lety

    Abanaqday Marka Aqligeyga Ma Galinaa

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 Před 2 lety

    Asc xawaladed ku xawishay? Mise waan niyodey waaye?

  • @maryanhassanmohamed1117

    ❤❤❤❤

  • @Khadiijaabdio143oficial

    Hhhhhhhhh enjoy bes naga dheh

  • @xawiiwociise3691
    @xawiiwociise3691 Před 2 lety

    M.a

  • @ismaciil4236
    @ismaciil4236 Před 2 lety

    Keep going my lagen

    • @dhirigilisoumada5452
      @dhirigilisoumada5452 Před 2 lety

      Hada ka hesho muqadalada qisoyinka iyo dhirigilinta please isoo boqda 🙏🙏

  • @madinaomar8624
    @madinaomar8624 Před 2 lety

    Wcs muhanad cade

    • @dhirigilisoumada5452
      @dhirigilisoumada5452 Před 2 lety

      Hada ka hesho muqadalada qisoyinka iyo dhirigilinta please isoo boqo 🙏🙏

  • @shimali761
    @shimali761 Před 2 lety +1

    Asc

  • @hamdi16ali87
    @hamdi16ali87 Před 2 lety

    WAAN SOMANAHAY IYO WAAN CAYTAMAA ISMA GASHO ASTAKH FURILAAH

    • @dhirigilisoumada5452
      @dhirigilisoumada5452 Před 2 lety

      Hada ka hesho muqadalada qisoyinka iyo dhirigilinta please isoo boqo 🙏🙏

  • @najmiito4755
    @najmiito4755 Před 2 lety

    First

  • @maryancumar1023
    @maryancumar1023 Před 2 lety

    Ma❤️❤️

  • @dhirigilisoumada5452
    @dhirigilisoumada5452 Před 2 lety

    😅😅😅

  • @arwathapet8453
    @arwathapet8453 Před 2 lety

    هههههههههه 😂😂😂😂

  • @queenliinta1259
    @queenliinta1259 Před 2 lety

    😂😂😂😂👌👌

  • @ustadiofficial7948
    @ustadiofficial7948 Před 2 lety

    Team jira

    • @dhirigilisoumada5452
      @dhirigilisoumada5452 Před 2 lety

      Hada ka hesho muqadalada qisoyinka iyo dhirigilinta please isoo boqo 🙏🙏

  • @ideyyakub3011
    @ideyyakub3011 Před 2 lety +1

    🤣🤣😳😳

    • @dhirigilisoumada5452
      @dhirigilisoumada5452 Před 2 lety

      Hada ka hesho muqadalada qisoyinka iyo dhirigilinta please isoo boqo 🙏🙏

  • @sadiyowarsame3837
    @sadiyowarsame3837 Před 2 lety

    🤣🤣🤣🤣

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 Před 2 lety

    😂😂😅😂🤣🤩

  • @fadumobadal8980
    @fadumobadal8980 Před 2 lety

    🤣🤣🤣🤣