Deb damiska Habargidir Senator Qeybdiid Senator Muse By Dahir Alasow

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Habargidir Labo mid ayaa la gudboon warka madaxdiisa ?
    Qofka kun qoys oo Habargidir ah Cagaf geliyay ?
    Weerarka Deb damiska- halista Habargidir ku wajahan, Senator Qeybdiid gurigiisa iyo Senator Muse farqiga u dhaxeeya - Xogta Dahir Alasow
    Join this channel to get access to perks:
    / @dahir.alasow

Komentáře • 410

  • @ubahahmed1648
    @ubahahmed1648 Před 2 měsíci +16

    Alla muxuuw dad isku diray intaa tirisay waa danguud adeer 34sano kadib maa xaaraan kusii taageeree

    • @fadmazahracabdinuur1643
      @fadmazahracabdinuur1643 Před 2 měsíci

      34 sano ninkii ku noolaayeen yaa uga xaq badan

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Před 2 měsíci

      ​@@fadmazahracabdinuur1643 dhul aaadan lahayn xittaa haddaa 100 sano ku nooshahay adiga ma lihid ee mooryaannimada jooji

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před měsícem

      @@fadmazahracabdinuur1643 Waxaad ladagi ladihiin waa mooryaanimadda. Subhana'Allah. 34 Sanno kahor Dadkii lahaa sooma Jooggaan.

  • @lilcoookie2415
    @lilcoookie2415 Před 2 měsíci +43

    Hg guryaha dowlada ka baxa maad saan ugu ooynaysaa waaba yaab

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t Před 2 měsíci +3

      Muuse suudi tuug wayn oo haysta dhulka dawlada maalaga khaado

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před 2 měsíci

      HG MEESHAAN MA DEGANA EE BEENTA JOOJI.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před 2 měsíci

      YOUTUBKA LACAGTA AAD KA HELEYSO AYAA WAX WALBA KAAGA FIICAN EE HG HA CEEBEYN. HG MEESHAAS MA DEGANA BEENTA JOOJI

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW Před 2 měsíci

      Reer dameeraale.
      KAARAAN xeryaha ku yaala, ma mooro dameer ayaa u qabtaa?

    • @husseincaatoofficial4321
      @husseincaatoofficial4321 Před 2 měsíci +1

      ​@@MIDNIMOJANAQOOW
      Markaa isku darajo noqono illa xisaabtan inta ka sokeyso afkaada hadaa qabsan weysaan dhulkii dhagaxa ayaa niila tarxiilaa
      Ebel ayaad magaca Hawiye cebeyseen😂😂😂😂

  • @Mom-tg8yb
    @Mom-tg8yb Před 2 měsíci +11

    😭 dahir calasow. Guryihi iyo dhulkii add bililiqeysateen xoog aya leydinkaga nadiifin doona kulaabta dhagiixii aad ka timaadeen

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 Před 2 měsíci

      Waa sheeko kale😅

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 Před 2 měsíci

      reer yar oo liitsan oo maseer HG ku walaan aad waligiin ahaydeen, waliba waa tihiin kuligiin iyo gagaabayaashii idin dhashay. Odaygaas gaalada habeen iyo maalin barya oo Hawiye ceeb ku ah yuusan idin waalin. Banadir HG ayaa leh oo gaalada madow, kuwa cad iyo daaroodka ka dhifaacday, Ani, Awowgeey ilaa awoogis baa Xamax dhashay

  • @haylegabow9935
    @haylegabow9935 Před 2 měsíci +22

    Adiga beentaada habargidir dhulkeeda wax ugu roon majiraan intee ku dagaalamikartaa
    Dhulkiina aada ceeb ma ahan dagaalna cid kaaga futo xun malahan. Idinka maxaad ku diidantihiin dhulkiina

    • @abdulfatahyusuf8669
      @abdulfatahyusuf8669 Před 2 měsíci

      Ciilka aad qabto hadaadan gacantaada ku aarsan karin ma shanqartii dhacdabo ma wxy kula tahy midaad ku nafiseysay
      Markaad ciilantahay ee aadan aarsan karin nuucan ayad noqoneysaaa

    • @Waloos
      @Waloos Před 2 měsíci

      Warhooy maa joogtid, dhab abgaal iyo dheel Habargidir ma ilowday, angu cadawga kale aan iska ilaalinaynaa aloow yu yiraah daaroodka dhagta waxa kuugu soo sheegaaya iska ilaali walaahi inuusan har ku seexinayne doqonyohow micidu inaas la eg tahay.

    • @abdulfatahyusuf8669
      @abdulfatahyusuf8669 Před 2 měsíci +1

      @@Walooswad jirantahay dowladaani magac u yaal ayad ka tahay magaca kore ayad meelaha lamarta gudaha wxa ka taliyo ayaba hg ah ninka xamar wx ku xiri karo wa taliye mahdi iyo taliye sulub amarkooda ayana lagu yimid dhulkan dano ayaga ay leeyihin ayay ka arkeen lkn adigu ciilan aya tahay aarsan wayay rabo inu ku aarsado musiibo inay dhacdo sugo kadibna kasoodabo hadlo iska dhaganaw wa ku salama 😀😀😀

    • @bashkanuurka
      @bashkanuurka Před 2 měsíci

      daarodku imisa jeer ayay kuwaseen nacalaa kunjeer kudhalaye​@@Waloos

    • @abdiqaniahmad
      @abdiqaniahmad Před 2 měsíci

      Abgaal sooma aha kuwa dagan dhulka dowlada
      1-maanabolyo- macahadkii isgarsinta
      2-wasarada amniga gudaha
      3-xirada ciidanka bada ee sanca
      4- dhulka dugsiga gen daauud siinaay
      5- wasaarada gaadiidka, Baar fiyaat

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 Před 2 měsíci +7

    Waxba nagama quseeyaan hadaanahay SARUUR sababtoo ah waxaan ku dulman nahay HG dhexdeeda ee keligiis cunoow kaligaa celceli

    • @user-dw4bv9hz8w
      @user-dw4bv9hz8w Před 2 měsíci

      Sacad malintey cudud karaban hg waye malinkalena WA Ogaden yahuu

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j Před 2 měsíci +5

    Dadka ganaacsatada. Aarabtaa. Inaad baabi iso. Shacaboow. Dad. Danogaarleh. Yaala idiin. Barakicin❤

  • @ayaanjurun2014
    @ayaanjurun2014 Před 2 měsíci +10

    h.g ceyrnimo❤❤❤❤

  • @zeynabzeynab7246
    @zeynabzeynab7246 Před 2 měsíci +6

    Dhul islameed oo 30sano kabadan ladanaay aa hadan lasee cabadaa dowlada dhulkeeda ayadaa ubaan xiligii mooryaan nimada waa laga gudbay dowlad aa nadeeqdo viva dalxoreeye❤❤❤

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 Před 2 měsíci +7

    Tarbuunka,shiirkole,saraha ruushka,hotel taleex,carwada,insha allah was asbuucyada soo soda,Qabyo ninkeedaa dhamaystira

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW Před 2 měsíci

      Haha
      Weliba IQAAAMAD, hadii kale tarxiil, dhagaxa, dhagaxa.

  • @osmanmohamed9339
    @osmanmohamed9339 Před 2 měsíci +2

    Daahir haar gidir waxaay hosw u dhacday maalin tii xasan sheekh oow xiray sh xasan daahir afwees idinkana,aa musteen calaa kulu xaal waa sheekadii sadaxdii dibi ee talo hoo kash qeey walaaleenta habar gidir ka biloow xasan daahir kadib wax arak mar hadaay haar gidir is raacdo soomaalina waa is raacday daahiroow nin dadaal wada ayaat tahay ilaahay garabkaaga hagalo aniga oo cismaan ahay docodeeyda ayaan ku siinaa inshaallaah Asc🎉😢❤

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 Před 2 měsíci +6

    Tarabuunka, Shiirkole, Talafeshinka, Ceymiska Debdamiska, Mirinaayo, wasaarad Diwladeed, warshaddihii Dalka Waa In Gacanta Dowladda Ku soolaabtaan Xoog Iyo Xeelasdba

    • @Cadar49
      @Cadar49 Před 2 měsíci

      Iyo Iskuuladii laantii

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před 2 měsíci

      HG MEESHAAN MA DEGANA EE BEENTA JOOJI

  • @fatimahussein8223
    @fatimahussein8223 Před 2 měsíci +21

    Inta bililaqada degan dowladnimo marabto waayo nabad hadey dhacdo cidkasta waka guure dhulkeyna laheyn

    • @abdiqaniahmad
      @abdiqaniahmad Před 2 měsíci

      Abgaal sooma aha kuwa dagan dhulka dowlada
      1-maanabolyo- macahadkii isgarsinta
      2-wasarada amniga gudaha
      3-xirada ciidanka bada ee sanca
      4- dhulka dugsiga gen daauud siinaay
      5- wasaarada gaadiidka, Baar fiyaat

    • @abdiqaniahmad
      @abdiqaniahmad Před 2 měsíci +1

      SENATOR ABGAAL BAA DAGAN XIRADII CIIDAMADA BADA MIRINAAYO
      SENATOR DHUL DOWLAD DAGAN ABGAAL KALIYA LAGA HELAA

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 Před 2 měsíci

      Dulka iyo dadka midda muhiimsan dowladu ha sheegto.

  • @mohamedwarsame5104
    @mohamedwarsame5104 Před 2 měsíci +4

    Caqli xumadiisa ayaan la yaabanahay 33 sano ijaarkii ay ku daganaayeen hadii aysan dowladdu ka qaadin waa fiicanyihiin

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před 2 měsíci

    Seedareemee Intee Maroosaa Dahir Calasow

  • @abdifatah6707
    @abdifatah6707 Před 2 měsíci +6

    BEENAAAALE BEEENAALE BOOBKII AAD BOOBTAY HANTI SOMAALIYEED AYAD DIIDAYSIIN IN LA IDINKA QAADO XILIGII GLNUDUG KUNOQON LAHYDEN AY LAJOGAA

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před 2 měsíci +4

    Waa Runtiis Dahir Calasow Habar Gidir Heeryada Iskaqaada Waad Ceebowdeen Maanta Abgaal Gool Bu Idinka Dhaliyey Sharaftini Soceshada Sacadow 🥲

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před 2 měsíci +4

    No more dhul biliqo xeryaha dowlad halaga baxo ceeb maha dahir candho👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 Před 2 měsíci +4

    Habargidir hadaad tihiin gobaladiina aada o horumar ka samaysta lama huraan waa cawska jiidaal ayaa horay loo yiri

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW Před 2 měsíci

      Ina dameeraaloow.
      Maad CADAAN LAXEEY, MIIR-TUUGO, MASAGAWAAY ilaa DHEERTI HABARTAA maad aa diin?
      Qandho shiir badan qaada.
      Jac, naq.

    • @AdamHirsi-dg1lc
      @AdamHirsi-dg1lc Před měsícem

      Adigu gobolkee leedahay ?

  • @ayaanjurun2014
    @ayaanjurun2014 Před 2 měsíci +5

    Walahi wxa nabsiib daro ah

    • @ayaanjurun2014
      @ayaanjurun2014 Před 2 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ daahir calasow waa ruuntiis walale

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Před 2 měsíci +1

    Habar digir aan ooye albaabka ii xira aya u shudan maanta 😅😅😅abgaal is not easy 😮yaa dameer calasow😅

  • @ayaanjurun2014
    @ayaanjurun2014 Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤

  • @HassanAli-yi2tq
    @HassanAli-yi2tq Před 2 měsíci +4

    Geedkan afka beejada leh yuusan idiin dhumin haduu run qabo xamar ha yimaado oo sidaan ha u hadlo.

    • @Maria28832
      @Maria28832 Před 2 měsíci

      Warya dahir dahab raga ma waso qaniis fute xumo

    • @user-dp1fw6qe2i
      @user-dp1fw6qe2i Před 2 měsíci

      ​@@Maria28832waa daahir sheeydaan oo namiimnimo ku weeynaaday

  • @abdulqaderomer7926
    @abdulqaderomer7926 Před 2 měsíci +3

    Dhulkiini dhista waa dahab

  • @calimaxamed673
    @calimaxamed673 Před 2 měsíci +2

    Habargidir horta galmudug ha iska soo dhisto
    Markaas ayey xamar talo Ka yeelan kartaa

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 Před 2 měsíci

    istaagfurulaah allaha kabaq dadka hayskudirin dadka dowlada wey dejisay dhul dhamacad ayaa sheegay odayga uguweeyn hawiye

  • @LihleNukani
    @LihleNukani Před 2 měsíci

    Habar gidir ha dhagey sanina daahir allaah ka cabsada e ka guura guryaha dowlada iyo kuba shacabka

  • @user-hr2po8tp6i
    @user-hr2po8tp6i Před 2 měsíci +2

    Daahir waa ku kacsantahay walaahi Daahir Poe dawlda waan habareynaa ilaahoow naga qabo amiin

  • @abdulqaderomer7926
    @abdulqaderomer7926 Před 2 měsíci +3

    Waxaa idiin fican degaankaaga dhiso

  • @adanadan1926
    @adanadan1926 Před 2 měsíci

    Mooryaanimo Halasoo afjaro dhul dawladeed Halagabaxo viva Hasan sheeq

  • @ayaanjurun2014
    @ayaanjurun2014 Před 2 měsíci +4

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 Před 2 měsíci

    🔜Rooblow reerka maxaa rayka uga rartay
    🔜Rooblow reerka maxaa raranka ugalisay
    🔜Rooblow maxaa raabsadayaasha riyadooda u rumeysey

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay1097 Před 2 měsíci +2

    Habar gidir qoraxdii iyo dhagaxii ku labta reer tuulo tihiin 😂😂😂😂 maxaa Xamar ka haysin 😂😂😂😂

    • @fadmazahracabdinuur1643
      @fadmazahracabdinuur1643 Před 2 měsíci +1

      Xamar waxa xamar ka dhigey waa hg dowladii dhex kadib,dadka maseyr san horumarka asey jira,wadankiinii ku alaabta kulahaa,bsryo kuma joogto hg xamar

  • @maxamedcali6026
    @maxamedcali6026 Před 2 měsíci

    Dahir calasow eebow farmaaja igeeya maa lagaa kenay ok hada farmaajo noo😂wada geeya ❤

  • @alihajiyousuf
    @alihajiyousuf Před 2 měsíci +3

    😂😂😂😂😂 rufiyaan Habargidir

  • @maleshad1
    @maleshad1 Před 2 měsíci +1

    Dadka la barakaciyey waa in degaan cusub lasiiyo. Oo guryo loo dhiso

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 Před 2 měsíci +2

    Hbgdireey leelkasaa
    Ka so dhamaada
    Ka dib gobta la so hadla
    Waxa gob ah ninka
    Xaaraanta ka fogaada
    Ee xalaasha barkada

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Před 2 měsíci +1

    Waxbo habayaratee.

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 Před 2 měsíci +2

    Daahir shalay marki Xaskiisa musqulsha lagu jabinayay waabaqatay maantana waa qeylyesa haddii Dagaal.dan kugu jirto soo wad Bugta hanoo bilaabatee Hantida adiga hantida ku baa basso adigaa leh ???

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW Před 2 měsíci

      Ina dameeraaloow.
      Adinkane mar kale KAARAAN DAMEERA-WEEYNE ilaa Keeysaneey waa ka qaxeeysaan sidii 1992.
      Jac, naq.

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 Před 2 měsíci

    Hg Dhulkiina kulaabta oo dhista sida pudland iyo Somaliland 2024 dhul dowlad ha u ooyina waxaan maxee ahaayeen cawaanta ah

  • @maleshad1
    @maleshad1 Před 2 měsíci +1

    Waa in farmajo lasoo celiyaa.

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 Před 2 měsíci +4

    Hassan. Shiikh.mohamud. garguurte. Tuug.weyne

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před 2 měsíci +1

    Dahir candho Cariir Alaha ku galiy oo masiibo hakugu dhacdo Ma dhici ka dhaaaaa aaaa darood goorme noqotay😂😂😂😂😂ma dhici kartaa dheh aniga so daroodka oo kale haigula hadline

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Před 2 měsíci

    NEEFKII UGU JAAHILSANAA HABARGIDIR CEEBEES AH

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 Před 2 měsíci

    H/G ayadaa kaa dhacisay Majeerteen iyo Tigreey u mahad celi intaad cadow u addeegsaneysid.

  • @abdiquanif400
    @abdiquanif400 Před 2 měsíci +6

    Hassan sheikh halayska celiyo…
    Waa gacanyarihii Ali Mahdi oo cuqdadii 4tii bilood ee dagaalkii lalagalay abgaal kaduulaya….

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 Před měsícem

    #Meeydka iyo martidaba waa loo talinaa

  • @Baraka-f9j
    @Baraka-f9j Před 2 měsíci

    Correction: Habo MD hore, Farmaajo raysul-wasaare nama siin ee waa saami qeybsigii uu Hawiye lahaa.

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Před 2 měsíci

    Walaahi.waxani.dowladmaaha.waan.ogaa.inayna.somali.qabiil.kalaxidh.xidhay.dowlad.maahee.waamooryaan.

  • @sahramudanmacnobadan
    @sahramudanmacnobadan Před 2 měsíci

    Ok waa kan
    Hadangartay huuno

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 Před 2 měsíci +1

    DULKA DOWLADA AYAA LEH .HABAR GIDIR WAA TUUGO MOORYAAN AH O SHEYDAMO AH.GURYIHII DAAROD AYEEY XARAAN 40 SANO ISKUFUULIYEEN GURYIHII AGOONTII DAROOD.WAA IN LATARXIILAA ILAA DHUSAMAREEB.

  • @sharmarkejamal2829
    @sharmarkejamal2829 Před 2 měsíci

    Sawirkaaga police ka ayaan sugayaa!

  • @cabdisalaanMuuse-u9b
    @cabdisalaanMuuse-u9b Před 2 měsíci +2

    Wllo anoo daarood ah waliba mareexaan ah ha ladumiyo dawlada yeeli mayee? Maxaa adiga kugu kalifay

    • @Cadar49
      @Cadar49 Před 2 měsíci +1

      Somali maaha waa mooriyaan

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před 2 měsíci

      HG MEESHAAN MA DEGANA EE BEENTA JOOJI

  • @ubahahmed1648
    @ubahahmed1648 Před 2 měsíci +2

    Adeer holan aad kuraaxeeyse ee umada hakaa nabadgaleen hg dhulka dowlada oo 6bil kahor kaguura loosheegee maxaa guri ugu dhisi weeysay

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Před 2 měsíci +2

    15 iyo toban daqiiqo kugura kob kafe aa,hal saac ubahan damuljadiid sacada mayaqanan😢

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Před 2 měsíci

    kooryaanta habar kintir saxarihi haku laabteen wax mogadishu kayaalo maleh😂😂😂

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 Před 2 měsíci +2

    Hg iyadoo aan jabhadeeyn ayeey hilfaha uqaadi kartaa xasan garguurte iyo 4 eey ee uuwato walaahi ineesan sidaan socaneeyn

  • @M.4BOQORTOYOM.4BOQORTOYO
    @M.4BOQORTOYOM.4BOQORTOYO Před 2 měsíci

    Afaara qabiil ayaa idiindin disheey dahiircalisow wakan xasankaxaxawi he😂😂😂

  • @user-qb6zz6zy3p
    @user-qb6zz6zy3p Před 2 měsíci

    Candho calasow dowladnimada hakudeqdo dhashoo

  • @cawilshidane5852
    @cawilshidane5852 Před 2 měsíci

    Kkkkkkkcabaad badanaaa qaranka taageer😂😂😂😂😂😊😊

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Před 2 měsíci

    HABARGIDIR HADEY ADIGA WAX KAA DHAGEYSATO DADKAAN AQLIGA IYO ILBAXNIMADA KU TUHMAYEYBA MAAHA

  • @hassanali4821
    @hassanali4821 Před 2 měsíci

    Daahir. Biiriqaatiyaalka. Adaa keenay. Habarta. Fatale. Ayaa ka mid ha

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Před 2 měsíci

    Daahirow hadan xaaranta xoog lagu ceshan ma waxa la naqanayaa gomeed xalaal quute aya badbaadaya ee reerka xaaran hakula tlin

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej Před 2 měsíci +1

    Dahiro.dagal.horsadin.waxeey.ku.halayan.majirtoh.dagal.wiil.bah.kudhintah.wiil.kumah.dhashoh.ee.hakunokhdan.dagankudih.sidas.bah
    Kulah.talin.lahaah.cidan.labarah
    Kiyey..hakah.guran.xamar.rabigodanah.hatalah.sartan.isgah.ufican.
    Intah.latawakaloh.oo.latalah.sarto
    Lahu.cawad.caleykum.
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedMohamed-uf9bx
    @AhmedMohamed-uf9bx Před 2 měsíci +3

    Hada wixii ka dambeeyo madaxweyne dambe oo abgal ah yeysan hg kambeeyn usameeyn anaga aan is sharaxno ama daaroodka ukaambeyn gareeyno

  • @abdulahiabdiali2618
    @abdulahiabdiali2618 Před 2 měsíci

    Dahir Calasow Hala soo qabto waa Amar 😡😡

  • @AbdirahmanMo14
    @AbdirahmanMo14 Před 2 měsíci +1

    Adi habargidir mabatihid culusow see cml
    😅😅

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 2 měsíci +1

    Dhulka dowlada halaga guuro qofkasta oo dagan qabiil gooniya maahan.

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy Před 2 měsíci

    Kkkkk Allaw Sahal Amuurahan, Ma hawiyaaa sidani u dambeysay, walee wakaa Maraykan idinka faaidaystey, ma Cuqubadii baa idinku dhacday Janaral Caydiid Alle ha u Naxariistee!!??☀️🧠✍️⚖️🕋🕌🫅S/la,aand

  • @Aminaabdi-oo3jc
    @Aminaabdi-oo3jc Před 2 měsíci +1

    Dhulkaas iskaga baxa oo wax dhiista oyiin lama rabe 😅😅

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... Před 2 měsíci

    Dhulkiini meeh wacajiib muqdisho yaaleh 😂😂

  • @degan4
    @degan4 Před 2 měsíci

    DHULKA Dawladda max aad ugu dhagantihiin

  • @FarxaanXidig-gq9ql
    @FarxaanXidig-gq9ql Před 2 měsíci +2

    War lee wada wax kala maheysid

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    SIYAAD BARE WUXU YIMID DEGANKA HAWIYE ASO WATA DABA GAAB IYO HAL SHAAR WUXUNA KU YIMID INQILAAB DOWLADNA MA AHEYN DHULKA HAWIYE WUXU KA DHIGEY DHIIG DHAC BILILOQO

  • @MohamedAbdulkadirAbdi-o6e
    @MohamedAbdulkadirAbdi-o6e Před 2 měsíci

    Dahir calasow xabada hana galin diyaar uma tihid maanta in aad xabad rido

  • @nuursilent9291
    @nuursilent9291 Před 2 měsíci

    wixi adi ku dhageystaa ka hoos eh candha weynoow ee umada xumaan ha dhax dhigin

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8e Před 2 měsíci

    Xaqi ba feraha ka dilacey candoy awey habargidir bawer waxban dilna dad banu dilna dhuq dhuq waxban dhacna manta awey he matadi lagu jid jido xad la qeyleysan xasan ma hino wilkinai ad qabilka ku tagerten farmajo so bax wale ishi farmajo wa so dag daftay niman tug aheyn xolo dhicin xalal qudato ah xasan tug masha Allaah good job

  • @AAhmad-hi4pg
    @AAhmad-hi4pg Před 2 měsíci

    Adeer hadaad caqli leedihiin doowladnimo waa idiin dhib ee ee sida Insaanka u noolaada oo ilaah ka baqa isna qabta waa idiin fursad hadli kale sharcigaa kabaha kula eg kuu gelinaa. Guul Doowladdeena Daacadaa Guuleeysta.

    • @user-bp6mn3zv8i
      @user-bp6mn3zv8i Před 2 měsíci

      I think many things is needed to think after to day

  • @user-gr6gu8bs6q
    @user-gr6gu8bs6q Před 2 měsíci

    Ku laabta degaankiina ama magaalada gala .

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Před měsícem

    Dahirow Waxaa tahay nin violence Ah Holland aa kugu dacweeynaa ama isku dirka jooji Walaahi wa ku dacweeynaa

  • @Qabar22Qabaryare
    @Qabar22Qabaryare Před 2 měsíci

    Daahirow waxaa tahay sheeydaanki oo qof ah

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 Před 2 měsíci +1

    Kkkkk subhanallaah allaahu akbar..oo kaalay duq daahir culusoow mawaxaad u ooyaysaa xoolihii shacabka somaaliyeed wadalahaayeen .oo dawlad dhexana ay jirto.war somaali qabiil lagu faano waa lagasoo gudbay...
    So please duq daahir culusoow shame on you.oo alleweyne iyo qabriga kacabso...please jooji fidnada 60 Sano aad shaqo kadhigatay. 😢😮😅😊

  • @faaysalluq7413
    @faaysalluq7413 Před 2 měsíci

    Dahir youtubkaa haa lagaa xiiro. Qaaatar wuxuu ku yahay amninga wadanka iyo geedi socodka bulshada.

  • @khadijoxaajimuuse5177
    @khadijoxaajimuuse5177 Před 2 měsíci +1

    Dhul aanad laheyn iyo hanti dadweyne ummad boob u taagan Hgdr ayaa laga arkay !

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 Před 2 měsíci +1

    QABIIL QABIIL ma qabsado EE heshiiya

  • @user-xm8ek6wk4y
    @user-xm8ek6wk4y Před 2 měsíci

    Apasiip aadan laheen miyaa sidan owdhan ugu capadeysaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaryanCalli2
    @MaryanCalli2 Před měsícem +1

    Dahirow Sacada Nahay Anaga hhhhhh Waad Isku Xaarteen Sana Raba Aniga Hhhhh kkkkkk hhhhh Aniga Saana Raba Aniga Sana Raba Baxa Qaxotiga Ada 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅Kor Kor Ayad Uosen Xasan Sheeq Guul Dal Xureye Somali Heshiis Dunida Heshees La Ah Guleyso 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 Před 2 měsíci

    Jooji sharta taas marabnee

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 Před 2 měsíci

    Habargidir anigoo ah waa ogaa in tan dhaceyso. Cid Farmajo dhaanto ma jirin. Hassan sheeikh markaa kadaba naageyneyseen maxaa sugeyseen???😅

  • @user-oc5xm6ye6k
    @user-oc5xm6ye6k Před 2 měsíci

    Daahiroow habargidr. Waxaa godka ku riday roonle ,,

  • @lilcoookie2415
    @lilcoookie2415 Před 2 měsíci +2

    Hg maa farmaajo saaray mase maxamed siyad bare saaray ala Maxaa la faanay war umada ha isku dirin

    • @user-gp1so6sr2t
      @user-gp1so6sr2t Před 2 měsíci

      H

    • @user-gp1so6sr2t
      @user-gp1so6sr2t Před 2 měsíci

      Waa boto badan yahiin markii kobaha lagu tuugayey may hadlayeen cabdi qeydiid markii gurigisii lagu werayayey maxay sameyeen dilkii galal maxay ka yirahdeen dilki

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 měsíci

    LIKEWISES

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Před 2 měsíci

    Habar kintir waa dameero dameerna karbaash buu kusocdaa

  • @abdiaziizomar1285
    @abdiaziizomar1285 Před 2 měsíci +1

    Hg waligeyd ey ad kaan jirtey 1 maalin oo lagu jabjabiyo maxad u arkeysaan abgaal 1 maliin ad karan geyseeyn .sabra libaax tajireey

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 Před 2 měsíci

    Daahir runtii waan kugu raacsanahay nabsi baa in haysta war daarodka ino dhaamo 😮😮

  • @sahraosman6818
    @sahraosman6818 Před 2 měsíci

    Xaqqa Allaha ku garansïyo.
    Coladda aad hurineysid adigoo nabad yurub ku nool.
    Hg ninkaan ou idiin dhuminin

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 Před 2 měsíci

    Habargidir maanta waa falastiin yaa ka dhigay waxa ka dhigay kuwa dowlada ku matala xildhibanada iyo wasiirada habargidir kuligood boosaska damdamiska ayaa wax laga siiyay habargidir dagaalama oo is difaaca ama galmudug ku laabta wax kale oo idin furan ma jiraan

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 Před 2 měsíci

    Muqdishoy aasimada somaaliya Umar qalanto

  • @cabdiraxmansalaad9867
    @cabdiraxmansalaad9867 Před 2 měsíci +1

    Dhol doowlo hadii laydinka qaado dandi ayaa idinka yaraaday

  • @cimraanyare4480
    @cimraanyare4480 Před 2 měsíci +5

    H.g saleebaanimo

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 Před 2 měsíci

    Farmaajo ayaa ka danbeeya howshashn oo dhan