Gabar ku waalatay Habargidir || wiil Abgaal ah iyo gabadha maxa kala qabsaday Naeema brink tik

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 32

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Před 2 měsíci

    I love this gabadhan, bal hada eeg wu murmaya walahi sheekada wu ka badali la yahay nanac duuquis mash yu kunjira

  • @user-vu8uy1fd9g
    @user-vu8uy1fd9g Před 2 měsíci

    Naciimo janada aallaha geeyo

  • @fooscali5130
    @fooscali5130 Před 2 měsíci

    Alle gabadhu w duriyadiiye bun hadii lawaayo badalkisa lahelaa isla duriyadii bey heshey waaw Maasha allaah waad mahadsan tahay gobey. Ano hg xamarku dhashaa kuleh.

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d Před 2 měsíci

    Qofkas meel naga fariisi dadku waa wada dhasheen ee reer miinimada dadka kala dhexbaxa dadka qabiilka aaminsan

  • @Sullb22
    @Sullb22 Před 2 měsíci

    Habar gidir good

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Před 2 měsíci

    Intan gabar ku arkayey meeshan habo intan wa the number one iniga cayr ah lakiin nasib xumo nin pesa leh yey rabta ciilow wey

  • @ZAMZAM23ZYmi
    @ZAMZAM23ZYmi Před 2 měsíci +1

    Ninkan dhaqan kama muuqdo timaha tidacan

  • @MaxamedKhaliif-du2qh
    @MaxamedKhaliif-du2qh Před 2 měsíci

    nin goordo ayaan ahay iso qabo

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Před 2 měsíci +1

    Dameerba damerna ay kafoolxuntahay way kaharaanti kulushahay.

  • @MaxamedKhaliif-du2qh
    @MaxamedKhaliif-du2qh Před 2 měsíci

    oh again nin guurdon ayaan ahay iso qabo huh fiil me

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan Před 2 měsíci

    Gabadha boqorad waaye kusoo dhawaw Hg dumaashi🫶

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 Před 2 měsíci

    gabadhan gabonimadu ku dhamaatay aniga hala ila soo gaaro. Hada ka horna adeer Xasan nala dardaarmay oo yiri reer kasi wiilal mujahidin idiin dhalayaa ee yaysan idin dhaafin

  • @ahmedabdi3878
    @ahmedabdi3878 Před 2 měsíci +1

    Waar.naagtan.waa.fariid

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Před 2 měsíci

    Joog habooney, ( Habargidir) kan tuur Waa

  • @user-hn2jx5xh6b
    @user-hn2jx5xh6b Před 2 měsíci

    Timuhu tidcadey
    Dhaqanki Nasaaradu wataa

  • @guhaadhaji7096
    @guhaadhaji7096 Před 2 měsíci +2

    HG power soo qabo Naciimo.

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Před 2 měsíci

    Bal Mey Diintiisa Eegto 😳 Subxaanalaah

  • @user-hn2jx5xh6b
    @user-hn2jx5xh6b Před 2 měsíci

    Khatarad waayeee dhinaca Afka

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Před 2 měsíci

    Must be uka leh,

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e Před 2 měsíci

    Hhh cajib

  • @guhaadhaji7096
    @guhaadhaji7096 Před 2 měsíci

    War kan wax dhuuqaya Kuma qalmo.

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Před 2 měsíci

    Habo Maxa ku dhacay

  • @user-hn2jx5xh6b
    @user-hn2jx5xh6b Před 2 měsíci

    Iyaaa tolo lataliya,ani kani umadhiseen hadey walaashey ahaan laheyd amaba wankalatalinlahaa

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e Před 2 měsíci

    Hhh reer waqooyi maah tanide reer waqooyigu waa il bax tani waa jikar

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 Před 2 měsíci

    Habargidir iyo Abgaal waa isku mid.

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Před 2 měsíci

    Diintii Meedey

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Před 2 měsíci

    War adiga iska hadal

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e Před 2 měsíci

    Inanki bay wareerisayba

  • @asmaxandule2950
    @asmaxandule2950 Před 2 měsíci

    MARKII NIN HABARGIDIR AH GUBAY XASSKIISII LUL ABDI MAXAY NAAGAHA REER WAQOOYI KU DOORTEEN HABARGIDIR?

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan Před 2 měsíci

      Hadee Doortaan adiga xanuunka ku haayo muxuu yahay qofka dooq buu leeyahay🤣mida kale Hg wax mawada gubin ee wiil sayid ali la dhoho baa qaladka galay

  • @user-hn2jx5xh6b
    @user-hn2jx5xh6b Před 2 měsíci

    Nika raanbuuleyahey

  • @user-hn2jx5xh6b
    @user-hn2jx5xh6b Před 2 měsíci

    Taniyari way luntey
    Nin raanleh ayey U gacangashey,lakiin sorta Mey fahmin