HIBAALE Lyrics
HIBAALE Lyrics
  • 57
  • 450 565
Maxamed Mooge | Hurdada Waan Ku Taahaa | 53
Maxamed Mooge | Hurdada Waan Ku Taahaa | 53
zhlédnutí: 34 166

Video

Maxamed Mooge | Haatuf | 52
zhlédnutí 58KPřed rokem
.“Haatuf” Heestan Haatuf isaga oo abwaan Hadraawi ka sheekaynaaya ayuu yidhi, “..... Cilmi Boodhari waa la wada yaqaannaa, waxa la yidhaahdaa waa ninkii ugu horreeyay ee Soomaaliyeedee jacayl u dhintay ama waxan caashaqa la yidhaahdo. Laba kale oo lammaane ahna waa lagu daraayoo Saylacdaa taariikhdoodu tahay oo la kala odhan jiray; anigu kollayba sidan magacyada u maqlay Muliyo iyo Meecaad! Oo ...
Maxamed Mooge | Coonodiid | 51
zhlédnutí 18KPřed rokem
Heeskan waxa allifay Rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyo e Xuseen Jaamac oo ku magac dheeraa “Xaaji Gujis”. Heeskani malahayga waa heesaha ugu quruxda badan ee uu Maxamed Mooge ku luuqeeyo. Waa hees ammaan halkii ugu sarraysay ah, waana hees farshaxannimada midhaheeda la isku saaray ay ku dareensiinayso hodantinnimada uu mu’allifka curiyay suugaanta u lahaa. Waxa uu sawirayaa ugu horraynba ...
Maxamed Mooge | Casar Tamashle | 50
zhlédnutí 23KPřed rokem
Maxamed Mooge | Casar Tamashle | 50
Maxamed Mooge | Tollaay Reer Hargeysaw | 49
zhlédnutí 9KPřed rokem
Maxamed Mooge | Tollaay Reer Hargeysaw | 49
Maxamed Mooge | Nin Ragihi Dhibaatadu | 48
zhlédnutí 11KPřed rokem
Maxamed Mooge | Nin Ragihi Dhibaatadu | 48
Maxamed Mooge Iyo Magool | Ololihii | 47
zhlédnutí 7KPřed rokem
.“Ololihii” Iyada oo xaaladdii Maxamed ay caynkaas tahay, ayay dib isku helayaan Magool oo ka soo laabatay shaqadii iyo isaga oo isna soo laabtay. Farxadi ha u danbayso e, waxa ay iska xaal waraysanayaan midba wixii uu la kulmay, iyo bal sida arrintii dhexdoodu ay labadooda mid ba ku ahayd. Maxamed ayaa waayahanba lagu weynaaye, isaga ayaa inta uu hadalka ku hor maro weyddiinaaya waxa abaar iyo...
Maxamed Mooge | Carro Edag 46
zhlédnutí 3,6KPřed rokem
Fannaanka caanka ah ee Cabdillaahi Shariif Baastaw ayaa waraysi uu siiyay HCTV 2018-kii waxa uu kaga warramay qiso yaab leh oo dhex martay isaga iyo Maxamed Mooge. Cabdillaahi imminka waa fannaan weyn oo aad loo yaqaanno, wakhtiga uu se ka sheekaynayaa waa carruurnimadiisii oo milaygu ku abbaarnaa 1974-kii. Wariye Boosh oo waraysanaayay markaa fannaanka ayaa qisada wax ka weyddiiyay, isaguna wa...
Maxamed Mooge | Xaawalay Kas Daranaa 45
zhlédnutí 39KPřed rokem
Hore ayay Soomaalidu ugu maahmaaday, “Lababa saddexeeyaa dilay” taas innaka oo ogsoon, ayay haddana mar kale ku maahmaahday, “Nin intay naagi illin ka dhammayso, ayuu ilmo ka dhammeeyaa” taas oo ay ula jeedaan in sidoodaba duulka haweenka ahi ay ragga haydaaro badan mariyaan xilliyada haasaawaha iyo xidhiidhka dhallinyarnimo. Taasi iyada oo jirta, ayuu haddana hal’abuurku la yaabayaa adduunka i...
Maxamed Mooge | Beerdillaacshe 44
zhlédnutí 2,4KPřed rokem
Codkan lagu magacaabo Beerdillaacshe, waxa allifay Cabdillaahi Qarshe (AHN), waa cod ka mid ah codadka ugu culus kolka la qaadaayo Qaraamka, waana cod la jiidjiido oo aad loo celceliyo. Codkan dadka aadka loogu ammaano waxa ka mid ah, Maxamed Saleebaan Tubeec, Maxamed Mooge, Magool, iyo dad kale oo dhalilinyaradii danbe ka mid ah, sida Aamina Faarax Wabar. Codkan Beerdillaacshe waxa ka mamnuuc ...
Maxamed Mooge | Waayeelka Jaqafsada 43
zhlédnutí 3,8KPřed rokem
Heeskan oo iyaduna ah mid aad u caan ah, ayaa labada bayd ee hore ay ku jireen Riwaayaddii “Laaca Aragtaye, Laagga Ma Ogtahay” balse markii danbe oo heeska la dhammeeyay ayuu iyadana si waafiya M. Mooge u qaaday. Heeskan oo dad badani sheeko iska suuqdiya u saariyaan, ayaa ah mid aad u midho culus. Waxa kale oo jirtay in heeskan markii uu abwaanku dhammaystiray ay ahayd markii dagaalkii 77 la g...
Maxamed Mooge | Soo Socoo Wax Ii Sheeg 42
zhlédnutí 13KPřed rokem
Midhahaas yaabka lihi haddii ay ka soo baxeen qisadii koobnayd haddana ballaadhnayd ee aynnu kor kaga soo sheekaynay iyo heestii Rako, ayaa ay raggii la casuumay gurigii habluhu ku casuumeen yimaaddeen. Guri gingiman si gobannimana loo sharraxay waa ahaaye, halkii ayaa heeska hore laxankii iyo codkiiba loogu dhammeeyay, hablihiina rikoodho ayay u keeneen hal’abuurradii oo hadba waxa aad doontaa...
Maxamed Mooge | Xaq Lama Duudsiyo 41
zhlédnutí 2,9KPřed rokem
Maxamed Mooge | Xaq Lama Duudsiyo 41
Maxamed Mooge | Umal Jacayl 40
zhlédnutí 6KPřed rokem
Maxamed Mooge | Umal Jacayl 40
Maxamed Mooge | Deddagooye 39
zhlédnutí 4KPřed rokem
Maxamed Mooge | Deddagooye 39
Maxamed Mooge | Rako 38
zhlédnutí 4,3KPřed rokem
Maxamed Mooge | Rako 38
Maxamed Mooge | Suubban 37
zhlédnutí 5KPřed rokem
Maxamed Mooge | Suubban 37
Maxamed Mooge | Oogada Jidhkaagiyo 36
zhlédnutí 4,2KPřed rokem
Maxamed Mooge | Oogada Jidhkaagiyo 36
Maxamed Mooge | Arraxmaan 35
zhlédnutí 9KPřed rokem
Maxamed Mooge | Arraxmaan 35
Maxamed Mooge | Soomaalidu Ma Huruddaa 34
zhlédnutí 10KPřed rokem
Maxamed Mooge | Soomaalidu Ma Huruddaa 34
Maxamed Mooge | Hankaygu Yaraa 33
zhlédnutí 7KPřed rokem
Maxamed Mooge | Hankaygu Yaraa 33
Maxamed Mooge | God baa biyo ii galeen! 32
zhlédnutí 2,4KPřed rokem
Maxamed Mooge | God baa biyo ii galeen! 32
Maxamed Mooge | Isku Shuban 30
zhlédnutí 879Před rokem
Maxamed Mooge | Isku Shuban 30
Maxamed Mooge | Hadduu Geelii Kuu dhalay 29
zhlédnutí 57KPřed rokem
Maxamed Mooge | Hadduu Geelii Kuu dhalay 29
Maxamed Mooge | Gardiid 28
zhlédnutí 3,3KPřed rokem
Maxamed Mooge | Gardiid 28
Maxamed Mooge Iyo Hibo Nuura | Babaygii Jamaame 27
zhlédnutí 2,5KPřed rokem
Maxamed Mooge Iyo Hibo Nuura | Babaygii Jamaame 27
Maxamed Mooge | Doonnidii Jacaylka 25
zhlédnutí 2,4KPřed rokem
Maxamed Mooge | Doonnidii Jacaylka 25
Maxamed Mooge | Gaaraabidhaan 24
zhlédnutí 3KPřed rokem
Maxamed Mooge | Gaaraabidhaan 24
Maxamed Mooge | Hammi Iyo Jacayl 23
zhlédnutí 4,1KPřed rokem
Maxamed Mooge | Hammi Iyo Jacayl 23
Maxamed Mooge | Axaddii 22
zhlédnutí 2,3KPřed rokem
Maxamed Mooge | Axaddii 22