Ish iyo Waswaaska Geerida

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 918

  • @ramlojeylaani9892
    @ramlojeylaani9892 Před rokem +13

    Sheikh jazakallh wx inta u shegy wey i hesataa mrki lga rebo salaad iso duceya plz inuu allh iga qado dhmn ummad islamka allh ka qaado amiin 😭😭

  • @shankarondirie3588
    @shankarondirie3588 Před 3 lety +14

    Mansha Allah sheikh Alle ajar iyo xasanad ha ka siiyo. Arintan waa mid aan isku arkay alhamdulilah manta hadad talo wanagsan naga siisay wan ku dhaqmi doona , Alle swt shaydanka ha duleeyo oo ha naga reebo.

  • @mukhtaaraliadan1248
    @mukhtaaraliadan1248 Před 3 lety +10

    Alle ha kaa abaal sheekh kurba ihaysa ifudaydisay wax walbana way icadadeen alx allah haka abaal mariiyo

  • @XamdiXiis9988
    @XamdiXiis9988 Před 4 dny +1

    Ilahay hanaga wada qaado dhamanteen 🤲😭yaaa arxamu raximiin

  • @ina_haajiyey
    @ina_haajiyey Před 3 lety +41

    Wllh muda laga jooga 6bilood saas dareemaa waa dhimanee hadaa dhimanee caawa hadaa jiifata waa dhimanee hurdadi waa isk ilaalinaa supxana allah qof hdoo dhinto adaa kusoo xiga lii dhahaa niyadi waa iga buuxsante wllh kaligee ma socon kari wax barasha iskawa daa hbn hbnada ilaah ka mida aa li dhhy cwa bis waye waa dhimanee supxana allah quran liigu aqriye waaliga yaape waa lisku soo baxay hadana subaxdi caadi noqde supxana allah yaa rabi yaa rabi adaa cfmd kaa sugeynaa insh allah🥺🥺🥺

    • @ina_haajiyey
      @ina_haajiyey Před 3 lety +1

      @@cabdicasiisaadan4645 okie

    • @hafsaabdi5610
      @hafsaabdi5610 Před 3 lety +5

      @@ina_haajiyey allah kucaafiyo abyo aniga yaa kula qabo dhimasho an dhamaanen subxanlh

    • @marwoabdi8018
      @marwoabdi8018 Před 2 lety +10

      Tabtas ahay anigana😭😭😭😭qofan Aqonin hadu xanunsan yhy lidoho wa sidas wadno garac jareys naqaska igu dagayo hadan waxyar farxo farxad makutalo waba dimanosaye😭ilahow cafimad noken mudo 2sano sas ahay lugaha iyo gacmaha wey inafobayan😭kalinimada jecladey weligey majeclen😭😭😭😭

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 Před 2 lety +2

      Abyo anaa saas ah hada maka reysateen

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 Před 2 lety +1

      Geeribo hadaa maqlo waa xanuunsanah wana matagaa wlh 10bilod sasa ahy

  • @ifrahabbas613
    @ifrahabbas613 Před 3 lety +12

    Mashllh sheekh ajar iyo xasanaad Allh kaasiyo Allh ku xafido cimri dheer iyo cafimaad ku rajeynaa 🤲

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  Před 3 lety +4

      Amiin dhamaanteena

    • @abdullaahiissehilowle8300
      @abdullaahiissehilowle8300 Před 9 měsíci

      Abyo see ka noqotay hada😢

    • @sadiomohamed6338
      @sadiomohamed6338 Před 9 měsíci +1

      ​@abuhamzaherbalcentre156 asc sheikh waxan ahay gbr la nool xanunada ruxiga wax walbo waso arke rer deris nahay oo dhib badan ayan is dagalnay SA is dagalnay Wan fikiraaa ma aqan mxa Kena fikirka.badan

    • @sadiomohamed6338
      @sadiomohamed6338 Před 9 měsíci

      ​@@abuhamzaherbalcentre156sheikh wadna garac idheer

  • @munoabdinasir5611
    @munoabdinasir5611 Před 2 lety +7

    Jzkq sh abuu hamza Wlh caawa oo aan commentiga qoraayo ayaaba igu darneeyd bismilaahi raxmaani raxiim waxaa Igu daran markaan salaada galo markaan baaabuur raaco waad dhimanaysaa bisinka dhimashada alaa haayo lkn qalbiguuba iga dagay balaayo haqaadee alaha naga Qabto shaydaanka aamiin

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 Před 2 lety +1

      Ilhy talo saaro waxwoboh we hagagayan

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  Před 2 lety +1

      Ilaahey haku caafiyo

    • @munoabdinasir5611
      @munoabdinasir5611 Před 2 lety +1

      @@abuhamzaherbalcentre156 jzkq sh a buu hamza ilaahay haku Xafido muuqaalkaaga markaan daawaday waxaan kahelay Iimaan weeyn oo Igalay ilaahay baana mahadsas usugnaatay bilYan jeer iyo labadaan🙏🙏🙏

    • @munoabdinasir5611
      @munoabdinasir5611 Před 2 lety

      @@dhameysdumar9172 shukran wll qaaaliya ilaahay haku xifdiyo adiganq🤲🤲🤲🤲

    • @ayaanxarago6332
      @ayaanxarago6332 Před rokem

      Amiin amiin

  • @maxamaddigaale73
    @maxamaddigaale73 Před 9 měsíci +4

    Waa runtii wallaahi shaydaan ilaahoow naga qabo Yaa rabbi 🤲

  • @ridwanrayi2351
    @ridwanrayi2351 Před rokem +4

    Mahadsanid sheekh caawa waxa aan helay dawadii waxaan i dhibay ee ii diiday in aan dhaqaaqo oo aan hore u socda waxkastana iga hor taagnaa rabi hakaa jasaa'i siiyo sheekh anagana laabta hanoo qaboojiyo❤

  • @siciidoahmed3693
    @siciidoahmed3693 Před rokem +8

    Illhy ajar ha ka siiiyo shiiq alx hda dhipkas i hystaa ii soo duceya qofka heesto dhibkan Allh ka dulqado 🤲

    • @sacdiyoUpdirahman
      @sacdiyoUpdirahman Před rokem

      Aniba wu iheysta lkn marka shikhan arkay dhiri galin ayan ka helay thnks macalin☺✊

    • @user-bx1ic4kb7e
      @user-bx1ic4kb7e Před rokem

      Hda sidee tahy wll😢

    • @Kawther-fx2xf
      @Kawther-fx2xf Před 6 měsíci

      Hada side thy wll wuu igu qasaya imike

    • @Nadarey
      @Nadarey Před 6 měsíci

      Adi seetahy xapipti 😢 isku mid nahyee ​@@Kawther-fx2xf

    • @khayriyaahmed-wp1iw
      @khayriyaahmed-wp1iw Před 5 měsíci

      Adi setahy wll hda​@@user-bx1ic4kb7e

  • @Hanasuper179
    @Hanasuper179 Před 3 lety +3

    Masha.allaah sheikh abu xamza ajar iyo xasanaad allaha ka siiyo qeerka noso gudbisay jazakallah sheikh

  • @abdiwarsame4233
    @abdiwarsame4233 Před 3 lety +5

    Ajar iyo xasaanaad rabbi ha ka siiyo shiikheena

  • @shushumohamed1086
    @shushumohamed1086 Před rokem +3

    Aniag waxa igu dhacy shiikh waswaska qatarka oo diinta saaid iga soo galy ilaahey ibaraya inuu alle icaafiyo

    • @shushumohamed1086
      @shushumohamed1086 Před rokem +1

      Runtii waxa igu dhacy ayaaba anigoo markii hore qabi jirada isha ah hadda neh waa.ku dhiirada inaa danbiya waayen aa ku dhiirado tank waswaskeyga midka generika xita waxa ayaan dhan aya dilka wax shl.ka dhigty runtii nafteyda xitaa waa inacsiyay waswaskan.igu cun hadda reer waxa gaarey aa bixiyo wasaka qasabka ilahow ibadbadi soomaly iisoo duceya haddi aa qoraalkeyga arktn walwalyalow dhib ihasto aniga neh waa isku daala insha allh

  • @RiyaqOmar-to3mm
    @RiyaqOmar-to3mm Před rokem +7

    Sheeqow jasakallahu kheyr wlhi xanuunkas soonki buu igu bilowday ilaa hada dhimasho lee igu qufulan aduun waa nacay ani dhan jam stress quran wala i saaray wali sidi ban ahay

    • @user-bx1ic4kb7e
      @user-bx1ic4kb7e Před rokem

      Hda sidee thy abyo anga waan qabyee 😢

    • @aishamohamedabdullaahi
      @aishamohamedabdullaahi Před rokem

      ​@@user-bx1ic4kb7ehppti aniga kula mida hda sethy😢😢

    • @user-bx1ic4kb7e
      @user-bx1ic4kb7e Před rokem +1

      @@aishamohamedabdullaahi Wanfcnhy alxm abyo hda wey iga sii dhamnyaan

    • @aishamohamedabdullaahi
      @aishamohamedabdullaahi Před rokem +2

      @@user-bx1ic4kb7e wlhi habenki masexan karo cabsi ama dhimata le aya maskaxdayda kujirta kliya, mxa samaysay abayo aykaga tageen

    • @user-bx1ic4kb7e
      @user-bx1ic4kb7e Před rokem +2

      @@aishamohamedabdullaahi abyo rabi xgeesa lee ucaray iyo kalamkiisa waxad kle sameysaa salda sunda badi salda barqadii tuko iyadne salad kastne qalbigaga oo xadir ah tuko baryadne badi inn rabi said ubari ood isku dhuldhigto ayaa larabaa wlhi anga wali ayn ku sugnaa abyo hana isracin adgne iska reeb waa sheydan waxaa yuu kaa awood badin awood rabi ayaa iska leh sheydan daciif waye salda iyo quranka ku dhag iyo baryada alle yuu kula tagin insha allh hbnkiina adgoo weyso qabo seexo adkaarna aqriso ma arkysd anga ku dhahy wlhi

  • @aishamohamedabdullaahi
    @aishamohamedabdullaahi Před rokem +5

    Asc Sheekh
    Aniga dhib aya ihesta
    Mel yar hdii layga qabto ina dhimanayo aya isku haysta😢 magaladi xita wnka go'ay hda baxo wxa isdhaha wad dhimanaysa gaari aya kujiirayo,
    Mrka isoducee sheikhow Inshaallah in ilahay iga korqaado kurbadan🤲🏽

  • @RuunsalaadmaxamedRuunppe
    @RuunsalaadmaxamedRuunppe Před 6 měsíci +1

    Shekh aniga hesta arinkas ilahye hana icafiyo amiin❤

  • @kawsargood2589
    @kawsargood2589 Před rokem +4

    Sheekh walaahi warwar Aya igu furan markastaale waswaasku kolba dhinac ayuu iiga imanayaa markastaala wuxuu ileeyahay waa dhimanayasaa ingoo oh Inuu qofkastaale dhimanaya hadana waswaaslee igu wadaa markaan maqlaba qof dhimanaya maalintaasoo waan Ka sii daraa wadnahaa xitaa iqaraaca markaasaan hadana Ka sii daraa walaahi 5 biloodaa wili saa ahay

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 Před rokem +2

    Sheikh allaha kubarageeyo aduun iyo aqiiraba insha allah qeer allaha kusiiyo

  • @abdourahman-ve2ex
    @abdourahman-ve2ex Před rokem +8

    Maasha Allah waxaa tahay khabiir runti ma arag qof kaa daacad san umadiisa ugargaaraya mahadsanid

  • @user-wo3nf7kr8y
    @user-wo3nf7kr8y Před rokem +1

    Manchlh niyada igu ka degta bilaham kuma aragno ina sii fiican uga hadasho kahwfka jeclaaaa yaa sheeeekh

  • @ramlinaabddalla7851
    @ramlinaabddalla7851 Před 3 lety +3

    Maasha alh sheekh allah haku xifdiyo ajar iyo xasanad allah hakaa siiyo

  • @ruuncashirow6801
    @ruuncashirow6801 Před 2 měsíci +2

    Jasakalah sheiq wlahi inyar kahor wan wal walsanaa lkn hada alxm😢😢😢😢

  • @Naji0704
    @Naji0704 Před rokem +6

    Su’aal fican wlhy jazakalah 10banan sano waswaski ihaayay 10daqiiqo uu igabaxay

  • @farhioahmed7548
    @farhioahmed7548 Před 3 lety +6

    Alla sheikhow allh hku xafido wlh waxd modaa inaa ani iga hdleysd

  • @amanoffewwords8714
    @amanoffewwords8714 Před 3 lety +3

    Sheikh xalada kawaran. We need more content inshaalah

  • @flowersred6900
    @flowersred6900 Před 2 lety +9

    Ano umul ah aya wax idhihi jirey wad dhiman aad iyo aad ayu igubadnaa waswas kaas cabsi ayaa igubadney waxey aheyd sadex sano kahor Quranka kucafimadey ilaa hada wa wadaa alxamdullillah.

  • @Lp-eu1ix
    @Lp-eu1ix Před rokem +6

    Subxanallah maanta ka hor qof saan ii aqaano inuu jiro uma haysan walhi intuu sheegay mrka lga raebo salad ka tagida iyo habeenki in loso qarwo labdas mahine inta kale way i haysta wlhi murug xun igu reebtay xita ina wax qabsado dhan buu ii diiday markaan banaanka aado mise markaan dad dhax galo xooga wa fiicnaana lkn mrka kali noqdo beriga oo dhan saas u fakira cabsi ku noolahay please iso duceeya😭😭😭

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  Před rokem

      Ilaahey haku caafiyo

    • @kunkaroon8399
      @kunkaroon8399 Před rokem

      Seetahay abayo 🥺

    • @qadroqarni9103
      @qadroqarni9103 Před rokem +1

      wll alah nawad caafiyo walhi aniga xita sas ayn ahy xita waxn isku maleya qof tacban ah hadana wan fiicnhy daawo dhaqtar wanku daaly quan wan is saaray alx xita marmar waxn moda in neefto igu dhegeyso alow nacaafi

    • @zuzu2728
      @zuzu2728 Před rokem +2

      @@qadroqarni9103 asc abayo aniga kulamid ban ahay

    • @qadroqarni9103
      @qadroqarni9103 Před rokem +1

      @@zuzu2728 hawalhi alah nawada caafiyo dhmn

  • @kaltumayussuf9300
    @kaltumayussuf9300 Před rokem +2

    Abayo kulaa miid Ayn aahy caabsii dimasha niiyad jaab meel yaar haadii leygaa qabtaa waad udiiminii waxaa walbaa on iskudaya maqabanii kartiid adiga hormar malihid waad xanunsanta ayaa iniyada igujiirta Abayo yarabii cafimad naasii🤲

  • @abdirizakibrahim566
    @abdirizakibrahim566 Před 3 lety +3

    Masha allah jazakallahu khyr sheikh

  • @faatmaabdiasis9515
    @faatmaabdiasis9515 Před 2 lety +1

    Maasha allaha shiiqow aad ayad u mhdsan thy Aaaaamiiin

  • @quenliiza6453
    @quenliiza6453 Před 3 lety +19

    Wlahi aniga waswaaskaa waan lahaaa saaid iigu badnaaa xtaaa markaaan seexdo waad dhiman islaaha mudo sanad kudhaawaad ihaaayay alx alaaaha raxmankaa iga dul qaaday lkn hada marmar igusoonoqdaaa inataa ihadhay alaha iga kor qaado isooo duceeya inta fariintayda arag tay salaada kudadaal ilahayna isku xidha waxba noqon maysi 🙏

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 Před rokem +3

    Sheikh waxa isdhaha madama ada qabi jiireen waxan oo hata aa isku aragde waa udhiiman rabda walwala ideele sheikh allaha naga qabdo shaydankas balayo allaha ku riido

  • @aragsansalax2829
    @aragsansalax2829 Před 2 lety +3

    Sheikh saac aan soo qoray ayuu ihayaa walwalka dhimashada isoo duceyey in ilahay icafiyo

  • @user-yo8ms8di3m
    @user-yo8ms8di3m Před 4 měsíci +1

    Subxanllh wallhi habeenkii xitaa albaabka maxirto waxan is dhahaa yaan lagaa furi weynine ha xiranin beri soma tooseyside lkn waxan jin mawada ah gaas Calooledka buu kakacaa😢😢😊

  • @user-zj5hx2rm2j
    @user-zj5hx2rm2j Před 4 měsíci +2

    Waqti dheer iyo rafaad badan kadib halkan kusolabtay ano ka cafimaday alxamdullah ilahey iguma soceliyo😢

    • @nesteehoabdi8761
      @nesteehoabdi8761 Před 4 měsíci +1

      Wllo ila imisa ayuu kuhayay anu hada ihayaye maxad iskaga daweysay abayo iso jawab 😭

    • @Nadarey
      @Nadarey Před 4 měsíci +1

      Noo sheek abayo please maxa sameese😢

    • @zuurabintumuse7760
      @zuurabintumuse7760 Před 4 měsíci +1

      Abyo nosheeg wxd isku daweysay

    • @zuuzanmohamed8875
      @zuuzanmohamed8875 Před 3 měsíci +1

      Plz waxad samaysay no sheeg byo 🥲🥲

    • @abdallamohamed9956
      @abdallamohamed9956 Před 3 měsíci +1

      Wll maxaa sameesay ma ii sheegi kartaa

  • @AbdurahmanMohamed-sy9eq
    @AbdurahmanMohamed-sy9eq Před měsícem +1

    Kaligay ayuunban modayay ee allah caafimaad taam ah ha ina wada siiyo

  • @kaltumayussuf9300
    @kaltumayussuf9300 Před rokem +4

    ilahayow cafimad nasii yarabii

  • @aliishaolaad5844
    @aliishaolaad5844 Před 3 měsíci +1

    Mahadsanid shiikhowww🙏🏻

  • @abdirizaakmohamedali9638
    @abdirizaakmohamedali9638 Před 3 lety +5

    Sheikh psychology ma barataaaa wlhi cajiiib ayaatahay

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb Před 9 dny +1

    صل الله عليه وسلم😢😢😢

  • @deeqoabdulle8799
    @deeqoabdulle8799 Před 2 lety +8

    wlhi dhibkaan anoo heysaa waxa idhahyo hada dhimane dadka icafiya dheh cabsi fara bdn igu jirto neefta waligu xiraa korka neh meed inoqona qofkii itabto madaremayi maxa sameya wadhibtoday😭😭

  • @lulhassan5890
    @lulhassan5890 Před 11 měsíci +1

    Sheikh khery allah hakusiiyo aniga hurdada ayuu ididaa

  • @mohamoudadan390
    @mohamoudadan390 Před 3 lety +5

    Wllhi kulli intaa aad sheegtayba waa inta i haysa sheekhow

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb Před 12 dny +1

    صل الله عليه وسلم😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @salmomohamed3610
    @salmomohamed3610 Před 3 lety +6

    Masha allh shekh qer allah kusiyo gabr ila dhalaty aya malamahn wan dhimanaya oo kaliya kujirto walhi wanba kayabanay lkn inuu was waaska yahay ayad ishegtay 😥😥😥❤❤❤❤❤🤲❤😥

    • @farhioahmed7548
      @farhioahmed7548 Před 3 lety +3

      Side tahy hda qaali ane midas igu dhcdy maalmo sidan uahy mlmane waa fcnhy

    • @salmomohamed3610
      @salmomohamed3610 Před 3 lety +2

      @@farhioahmed7548 aabayo quranka marka ushido okale we dhibsanesa xalay na labadeda indhod isma sarin way sastay 🥺 marka quranka le kuwadna ila hada

    • @farhioahmed7548
      @farhioahmed7548 Před 3 lety +2

      Il iyo jini waye waxas ani mudo 2bilaa ahaa mlin ksto geeri ka walwalyi quraan lee saary shydina iga dhex qelisay muda si ahaa ilaa hda mar maraa dremaa lkn sidi hore aada aga fcnhy alxm adkru sabaax iyo adkaaru massaa weysada iyo aqrinta suratul baqara ha laasimto intasa laasimy alxm allh waa icafyiyy sidi hore aaaada aga fcnady

    • @salmomohamed3610
      @salmomohamed3610 Před 3 lety +2

      @@farhioahmed7548 haa mashaa alah abayo mcn alah calek wadku mahad santehe talada isoo jedisay❤❤💋🥰

    • @shamsocali8359
      @shamsocali8359 Před 3 lety +1

      Abaayo allaha ka caafiyo wlh qof an arkin kama shekeyn karo xanuunkaas was waaska wax les ilowsiin karo xataa maaha 2 sano kahoro igu bilawday ilaa an waali ku sigto quran sida laigu waday wan ka fiicnaaday hadu igu so noqday saxad bilod kahor quraan an aqristaa waana dhageystaa quran sarba ma aadin alxmdlilh intii hore waa dhamaa lkn gabadha ku dadaala yey idinka waalan

  • @hassanaweis590
    @hassanaweis590 Před 2 lety +2

    Sheikh allaha ku xafido

  • @seynabshariifcabdi4070
    @seynabshariifcabdi4070 Před rokem +3

    Wlhi shaqada oo dhan waa nacay maxaa yelay dhimashada ayaa ihortaalo lkn waxa aan ku daaweeyey istaqfaarta habeen iyo malin afkaga bar aan ku duceyno wllyal

    • @canabkadido-vo9gi
      @canabkadido-vo9gi Před rokem +1

      Asc abyo

    • @naleeyAbdi
      @naleeyAbdi Před rokem

      ​@@canabkadido-vo9gi wcs see noqoty xapipti 😢

    • @user-bx1ic4kb7e
      @user-bx1ic4kb7e Před rokem

      @@naleeyAbdiadga ma ledahy wll angna xitaa waan letahy 😢😢

    • @naleeyAbdi
      @naleeyAbdi Před rokem +1

      ​@@user-bx1ic4kb7eHaa xapipti see tahy hada😢

    • @user-bx1ic4kb7e
      @user-bx1ic4kb7e Před rokem +1

      @@naleeyAbdi Wanfcnhy alxm abyo saidkii hore ma ihi baryada rabi lagu dadalo iyo quranka

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb Před 9 dny +1

    الهم اءمين😢😢😢

  • @officialyano5659
    @officialyano5659 Před 2 lety +4

    Mashaallah ilahy haku barakeyo sheqow

  • @YoutubeVide
    @YoutubeVide Před 9 měsíci +1

    Allaah kheyr kusiiyo wallaahi waa cudurka ihaaya

  • @maxamoudabdimohamed7025
    @maxamoudabdimohamed7025 Před 3 lety +6

    Shiikh dhibatada ihysato waxa waye dhimasho maskaxdayda kabixi la waxa isdhahaa bari dhimanysa wadnaha ku istagayo xanunka ihysto dhaqtar hada tago cafimad qabta idhahaa😪😪

    • @mmahlaan8580
      @mmahlaan8580 Před 3 lety +3

      Maxamoud abdi Mohamed walalow anibo kula mida ahay sanadki 2 isocdo naftaa iheyso lakin hada waronahay quranka icaawiyay alx ruqiyada kudadaal

    • @nuuradiinsiciid7120
      @nuuradiinsiciid7120 Před 2 lety +1

      Zʜᴘ ᴀɴɪ ᴋᴜʟᴀ.ᴍɪᴅ ᴀʜᴀʏ

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 Před 2 lety +2

      Setihiin adinka hada walalayal

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 Před 2 lety +2

      Hamdi abyo alxm sidii hore wa dhamah lkn marmarleyqabtah

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 Před 2 lety

      @@hamdacadey9966 haa byo waa rabh

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 Před rokem +1

    Sheikh xiida cunadi waa ka goay hospital la igeeye dhiga la iga qade gaas iyo diifow aa qabda la idhahay dawadi waa cuna lkn isla meeshi lee ahay dhimasho ka cabsoona Xoga roonaana hatanh waa jiirana marka gorka dhan kuleel inoqoona wadnaha igaracma aniga dhan olool aa dareema cunadi xida marmar wee isoo ure baris cade lee kunoolehe oo cuna ase xiida waa kulaba laboona cabsi daardeed wlhi sheikh saladaya waa dugada quranka iyo salika nabiga swc aa isku daweeya marka naxdiin lee igu dagan marka qof saas camal ah hatu jiiro haa isoo jwb allaha nacafiiyo dhamandeen iyo inde ilamiida allaha na cafiiyo insha allah

    • @siciidoahmed3693
      @siciidoahmed3693 Před rokem

      Abyo hda see tahy 😢ani kula mida wlhi salada io Quran ka saan ku aheyn ba ku noqtay mcnaha qof ku fican

    • @RiyaqOmar-to3mm
      @RiyaqOmar-to3mm Před rokem +1

      Wll ana kula mid ah kow wadnaha i garaacma lugaha i soo qaboowo gacmaha culeys qof dhiman rabo cml wan ordaa qeyli iso shahado ban isku daraa walwal dhimasho wadno garaac saaid ah quran wala i saaray waxbo iskama badalin waan washay yaa ila mid ah 😢😢

    • @ruweydaahmed9065
      @ruweydaahmed9065 Před rokem +1

      Ilahay hana caafiyo wlhi cudur xun waaye ani hurdo dhan iga jari rabaa marka jiifka isku diyaariyo aye waxan igu so dhacayaan😢

    • @HibaqMuse-ze1sg
      @HibaqMuse-ze1sg Před rokem +1

      wll ana ku leqaba

    • @guudweynecca8119
      @guudweynecca8119 Před rokem +1

      ​@@RiyaqOmar-to3mmxanuun kaas waxaa la dhahaa panic attacks wll

  • @sauadabdi6518
    @sauadabdi6518 Před 3 lety +4

    Mansha Allah ilaahay khar an la soo koobin Kari ha kuu siiyo

  • @mumtaazcabdiweli3715
    @mumtaazcabdiweli3715 Před 7 měsíci +2

    Walhi tabtasan Ahy ale ha hanaga DuL qado anaga wixi Muslim ah 😢

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 Před rokem +3

    Anigaa ayaa saas ah maxan sameyaaa😢😢😢😢😢😢

    • @sagall450
      @sagall450 Před rokem

      😢

    • @Kaluu09
      @Kaluu09 Před 10 měsíci +1

      Kula mid baan ahay abayo ilaahay haku caafiyo seetahay hada

  • @FartuunMaxamed-re4rc
    @FartuunMaxamed-re4rc Před 4 měsíci

    Sheekh jazaaka allahu kheyr

  • @anabbintufulaan9031
    @anabbintufulaan9031 Před 3 lety +3

    Sheikh dhimashada aad uuga baqa riyo ka u tusa waxa la I dhaha maslinti riyadaas waa geeridadi welwel maxey kula taheye

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 Před rokem +1

    Sheikh mida kale bisha shacban aa raci rabta aa isdhohoya awal marka jiirado isma raci jiireen lkn jirade iyo bishe shacban iskuso aade waba dhiman rabda isdhohoya madama aa jirade bisha shacbaan waxasa qalbiga iga dagan sheikh ilahay hagu barageyo ee noso duceya allaha nacafiyo dhamandeen quranka digrika ilahay aya dawo u ah ilahay hana cafiiyo dhamandeen insha allah

    • @malyunaweysmohamud
      @malyunaweysmohamud Před rokem

      Isku mid banu nahey abyo ma nooshahey horta hadda inte kala soo xariira

    • @najmiin
      @najmiin Před rokem +1

      ​@@malyunaweysmohamud hada side noqotey wll

    • @malyunaweysmohamud
      @malyunaweysmohamud Před rokem

      @@najmiin waxbaa igu sii danbeyo abyo lkn cabsidi saidka malihi

    • @najmiin
      @najmiin Před rokem +1

      @@malyunaweysmohamud wll Rabi hna wada caafiyo aamiin

    • @najibmusse7133
      @najibmusse7133 Před rokem

      @@malyunaweysmohamud alle makaa dulqaadey alx aniba alle wuu iga kaxeeyey lkn wLina wxbaan dareemayaa alx

  • @dhameysdumar9172
    @dhameysdumar9172 Před 2 lety +3

    Shikhow noso ducey ani wx wlboh oo sameyay cabsidah wa idabah socotah 😭 waa dhimanehsan 1sano iyo bar kujirah sariir saranahy cilaaj waka dalay shikhow ila talih adkar iyo quran ima yaroh 😭😭💯

  • @ramlomaxamed3153
    @ramlomaxamed3153 Před 8 měsíci +2

    Walh waxaa soodhan waan dareemy sheeq😢

  • @qalbifuraninaabdullahi5776

    Wlhy aniga ayey ihesata arikan sheikhow

  • @maxamaddigaale73
    @maxamaddigaale73 Před 9 měsíci +1

    Waa run waa arin ihaysata Ani wallaahi

  • @user-wv2ff2pq5c
    @user-wv2ff2pq5c Před 7 měsíci +2

    Scw scw scw scw scw scw

  • @daadirabdullahi1596
    @daadirabdullahi1596 Před 2 lety +3

    Wlh wa mida e heysato waxan isii dheer in aan maqane joogo ahay o dadka badan ma dhax geli karo kali ahaanshaa rabaaa 1 sano ayuu igu hayaa shaydan wa dhimaneysaa anigane wa raacraacaa cabsi ayaan isku furaa ado saan ma dhimana ado yar ma dhimanaa waxaas cml lkn insha allah manta laga bilaawo waxan sameynaa oppsite😥😥

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 Před 7 měsíci +1

    آللهم آمين يارب العالمين❤🤲🤲🤲

  • @sadiiqhusein7112
    @sadiiqhusein7112 Před rokem +4

    Asc sheekh wlhi anaa iga hadashay waan dhibanahay cabsi walwal anoo dhan wa isku buuqsanahay mida kale waxba maqabsan karo howl maqaban karo naftayda waanacay wuxuuna iqabta duhurki casarki ilaa maqribkii waa ihaya maqribkaba igu daran iyo galabta gaas xata waa igu dhacay guduudyo jirka kadarema naqaska waa igu dhagaa waxyabo horey udhacay baa niyada iga sodhaco marban isdhaha waad walan rabta dumarna wa ahay adkeysi malihi 🥺🥺 qofki comontigayga arko oo ilaqabo plze ilawadag waxad samayso sheekh waadna kumahadsantahay sida wanaagsan aad nogu shegday jazakallah 🥺🥺

    • @salhacooking1590
      @salhacooking1590 Před rokem +2

      abaayo anigaba kula midaa ahay illaahay hana dul qaado culeeska

    • @butuloabdirahman
      @butuloabdirahman Před rokem +3

      Abyoy mcney anigba kula miid ahay adkarta iyo salada ku dadadal waxana niyada kalisa Ina malin dhimaneyso ha cabsanin cabsida waye waxa ka sii darayo wa walani uu na sheek niyadada inu alle ku jacelyahay oo adunkan kaliya laku keenay intaxan marka uranka ku Dalal oo ad wadad ku saro quranka ma ahan ciraj ee ciida laku saro subax iyo maqribki kaliya waswas waxu ka bixi Kara waxa ka baqdo ama ka shiso Ina sameyso ee mahan Ina ka cararto geeri so mahan wa taan ad uu jogdo Hadi wax xun ku so dhacan naftada uu shek Ina Manta wax fican sameyso cibadada wey ku dhibi donta lkn ha jojinin xanun badan Aya ka so xor bixi dono lkn gadal ha uu labanin kaliya waxa iska dhadhacisa waxan ma aheen so mahan we hada isku araktay ee nafteydi wad ka bixi adkeyso dheh wlhi wad badbadi lkn Hadi ad sii racdo ama ka fikirto wad ka sii dari ee raciin wax waliba xun oo ku so dhaco

    • @amiiroahmed5875
      @amiiroahmed5875 Před rokem +1

      Anaa kula.mid ah wlh shacbankan igu daran mudo 1 Sanaa says ehay wlh abaayo ma aqan sabbt dadka dhan wan usheega wan dhiman rawaa cabsi walwal hdn sexdo wxn isdhah nafta ka bixi rabta wx farxad ii ah ama hormar ma qabsan karo😭😭😭😭😭 Allaha naga wada caafiyo wxn umada dhana ka cabadoso

    • @butuloabdirahman
      @butuloabdirahman Před rokem +1

      @@amiiroahmed5875amiin ya rabi abyo mcn waxa sameysa isliawsi waxas waxana haween waliba ku qabeysata daxlil marka sexaneyso waxa aqriisata 125 ayatul kuursi salada leelka tuko ee waxa ku qabeysata mudo 4bari habasodada oo miraha iyo qasiilka waxa dabka saari biiyo diigsi buuxo markey buran ka diib wad dhigi marku Yara qawowo waxa ku dari qasiilka caabar jog markey ey tahay maqribka ad tukado ku qabeyso ila afar sacadowd qaab ee mar iska dhaaq waliba daxliil ku meero oo cusbo ku daar waxan wa iil xasad aniga sas ayan hada wada wax iska gaartaye gabdho sameya walalahey tihine waxan wa iiil xasid wlhi shekh na subax iyo maqrib Quran ha idiin saro waliba kuwa Isha dhaawa

    • @butuloabdirahman
      @butuloabdirahman Před rokem +1

      @@amiiroahmed5875 marka hore xabasoda ha ku dari biyaha daabka Saran markey buurdo oo is dhax galan wad ka dajiini

  • @qnnajax
    @qnnajax Před 5 měsíci +1

    Sheekh maxa lagu garanyo inaad ka bogstayi isha

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 Před 3 lety +3

    Taladaan ka helay 2017 ki ilaah ba igu guuleysii

  • @NasroAbdi-ph5hp
    @NasroAbdi-ph5hp Před rokem +2

    Qof saan dhan ii aqaano inu jiro uma maleyneynin runti jazaka allhu kheyran yaa sheik

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  Před rokem

      Amiin dhamaanteena

    • @yusramaalim4865
      @yusramaalim4865 Před 11 měsíci +1

      ​@@abuhamzaherbalcentre156Aniga 2 sano kahor marki ad maxaradhan sogalineyse ayan kubogsodhe anigo was waska geridha idibay Allah Jazadhadha Jano Hakadigo

    • @khayriyaahmed-wp1iw
      @khayriyaahmed-wp1iw Před 4 měsíci

      ​@@yusramaalim4865Hada maka cafimaday wllo

  • @dahirxasan7853
    @dahirxasan7853 Před 3 lety +3

    Wlhi aniga ayee ihesata waxba maqabsan karo wa dhimee aley dhahaa anoo cadi ah

    • @hibaaqgobaad311
      @hibaaqgobaad311 Před 3 lety +2

      Hye sidee tahay

    • @dahirxasan7853
      @dahirxasan7853 Před 3 lety +2

      @@hibaaqgobaad311 sisyarey alx waka fcnhy adkartan afka kuhaya alx

    • @hibaaqgobaad311
      @hibaaqgobaad311 Před 3 lety +2

      @@dahirxasan7853 wlo dhibkasa ii ahaysata intu ku haysatay

    • @dahirxasan7853
      @dahirxasan7853 Před 3 lety +2

      @@hibaaqgobaad311 abayo mar mar ba leygu sokacaa hada alx wan kufcnhy abyo tasbiixda badi quran kana aqriso ama dhageso wad fiicnaneysaye ani wlhi ano so jeda ley dhahayay wad dhimanesa isdiyari salada tukana manta dhan weso lee ku jira dahir mihid laga aqbali mayo

    • @dahirxasan7853
      @dahirxasan7853 Před 3 lety

      @@hibaaqgobaad311 cidlada iska ilali inaad kaligaa jogtid abayo aniga cidlo hadan 1 daqiiqo daremo walwal baan darema wlhi wan iska ooyi jiray quran ka iyo adkarta badi insha allah

  • @bintuabdi9504
    @bintuabdi9504 Před 3 lety +1

    sheekh kaso hadal السحر الاسود clmdihiisa iyo cilaajkiisa sifahfaah san xnuun ban ka bixi la ahay plse jazakllh

  • @Yusra-f9l
    @Yusra-f9l Před 3 lety +3

    Hada ayu igu bilawde mxa ka yelaa ilahey qalbiga ha ino qabojiyo

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  Před 3 lety

      Amiin

    • @xaliimoxasan995
      @xaliimoxasan995 Před 2 lety +1

      Kula mida ahay lkn wlhi inusan iga guleysaneynin sheydanka io isha xaasidka Insha allah bi idnilahil kariim

    • @Yusra-f9l
      @Yusra-f9l Před 2 lety +1

      @@xaliimoxasan995 ilahey haka cfiyo ani wan ka cafimade

    • @khadrasibqiye2247
      @khadrasibqiye2247 Před 2 lety +1

      @@xaliimoxasan995 abayo ka ii soo sheeg waxaan sameeyo

    • @xaliimoxasan995
      @xaliimoxasan995 Před 2 lety +1

      @@khadrasibqiye2247 abyo labarkaga iso qor si an fafahin dheeriya ku siiyo

  • @amiiroahmed5875
    @amiiroahmed5875 Před rokem +2

    Wlh aniga sas eh shiiq mudo 1 sano ayaan sas ahy cabsi horay usocod dhan wan wayy murug hda dhimanee mxaa ku fale wxs oo uqabsane le li dhahaa

    • @najibmusse7133
      @najibmusse7133 Před rokem +1

      Wax dadaal ah ma samaysey sida inaad adkaar badan akhrido ama quraanka aad khatinto in badan ?

    • @khayriyaahmed-wp1iw
      @khayriyaahmed-wp1iw Před 5 měsíci

      ​@@najibmusse7133wll adi makugu dhacay

  • @RiyaqOmar-to3mm
    @RiyaqOmar-to3mm Před rokem +2

    Wadno garaac saaid cabsida intey iga badatay ban ashahadateynka qiraa mar mar walwal saaid ah wala i yasimiya habeen ma seexdo hadan hurdo armad dhimataa ban is dhaha😢😢

    • @hodanabdirashiid506
      @hodanabdirashiid506 Před rokem +2

      Kaniini hurdo cun byo

    • @RiyaqOmar-to3mm
      @RiyaqOmar-to3mm Před rokem +1

      ​@@hodanabdirashiid506 siden noqona marka bayo

    • @hodanabdirashiid506
      @hodanabdirashiid506 Před rokem +1

      @@RiyaqOmar-to3mm kaniinika hjrdadah waku sexinah byo hurdo la aan dhibaayokle kuimankartoh

    • @RiyaqOmar-to3mm
      @RiyaqOmar-to3mm Před rokem +1

      @@hodanabdirashiid506 haye diyaar waaye cabsida wax u dawo ah yaa yaqano

    • @hodanabdirashiid506
      @hodanabdirashiid506 Před rokem +1

      @@RiyaqOmar-to3mm saligh nbigh astaqfartah anboh wan qabh xnnkn haisrcin

  • @gymfitness4809
    @gymfitness4809 Před 2 lety +2

    barakalaahu fiik

  • @Aamino-my7pr
    @Aamino-my7pr Před rokem +1

    Wlaahi sanado waye ilaahe haiga qaado

    • @user-wo3nf7kr8y
      @user-wo3nf7kr8y Před rokem

      Aniga cawada Kula hadlayo ihayaa wa 4sanno kawrn abaayo😢

    • @Nadarey
      @Nadarey Před 6 měsíci

      Illhay haku caafiyo see noqotay hada ​@@user-wo3nf7kr8y

  • @hamsterman8081
    @hamsterman8081 Před 2 měsíci +1

    Ya Allah icaafi

  • @queenafnaan4517
    @queenafnaan4517 Před rokem +1

    Sheekh markasta warwar baa iku furan hooyaday aad baan ujeclahay inaan ka farxiyo ayaan rabaa hadana markasta inay dhimato ayaan ka baqaa 😢 maxaa sameeya illahay ajar iyo khayr ha kusiiyo

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  Před rokem

      Waa inaad iska baartaa il iyo sixir.

    • @naleeyAbdi
      @naleeyAbdi Před rokem

      Hada see noqotay xapipti

    • @queenafnaan4517
      @queenafnaan4517 Před rokem +1

      @@naleeyAbdi wll hada sidii ma ihi alxm lkn wali cabsidi way iku jirtaa sheekha arintii uu iku yiri iska baadh iskama baadhin oo cilaajyada waan necebahay

    • @naleeyAbdi
      @naleeyAbdi Před rokem

      @@queenafnaan4517 xapipti hanicin is adkeey illhay haku caafiyo
      Iskale waa iska baari kartaa youtubeka gali calamadaha isha, sixirka waa oganee

    • @abdallamohamed9956
      @abdallamohamed9956 Před 3 měsíci

      Wll ani hada heesa walidkayga ayaa waxaa ka ileeyahy way dhamnayan markaas ban ooyaa wll ii so jawaab. Ani iyo adi isku wax nahay ​@@queenafnaan4517

  • @Queen_salma54
    @Queen_salma54 Před 3 lety +2

    Wll riyda yayurta ilma heda cunesa isheeg

  • @maryanmacalin8445
    @maryanmacalin8445 Před rokem +1

    Wlhi saasaa iheysato shiikhoow mudo hal bil ilaa hada far xitaa managing karo Mar mar

  • @axlamabdi2054
    @axlamabdi2054 Před rokem +1

    Wlh xiligan lajoogo muda afar bilood ihaasata iyo kabadan xitaa hdan arko meel calamado iyo gerida wax ku saabsan ku maqlo malinkaas dhan meed socdo ahy naqaska igu dhago sida in nafta la iga qaadi rabo

  • @faatmaabdiasis9515
    @faatmaabdiasis9515 Před 2 lety +1

    Waan lehyahy calamadan allah hanaga dul qaaado xanuunkan

  • @MohamedMahat-hf2kr
    @MohamedMahat-hf2kr Před měsícem +1

    سبحان الله

  • @raxmoruun5092
    @raxmoruun5092 Před 2 měsíci +1

    Waatan Ani ihaysata😭😭😭😭

  • @Relaxing12507
    @Relaxing12507 Před 2 lety +1

    Ani lee iga sheekaynaysaaa sheekh

  • @Unknown44567
    @Unknown44567 Před 9 měsíci +1

    Wllayaal isoo duceeya wlhi nasasho xitaa waa nacay 2 bil ayaan la xanuusanahay xanuunkaan

    • @CiseAbdirahmaan
      @CiseAbdirahmaan Před 9 měsíci +3

      Alle haku cafiyo ana sas ahan jiray hadan wan ka cafimaday alxm abwe alle bari quran aqriso salaad waqtigeda kutuku saliga nabiga badi l.a wad cafimadee❤

    • @khayriyaahmed-wp1iw
      @khayriyaahmed-wp1iw Před 5 měsíci

      Sidee katahy hda wllo

  • @user-es2dd8hv7h
    @user-es2dd8hv7h Před 9 měsíci +1

    M.sh allaha

  • @NasroAbdi-ph5hp
    @NasroAbdi-ph5hp Před rokem +1

    Wll isoduceya arintan aney i heysata

  • @sadiomohamed6338
    @sadiomohamed6338 Před 9 měsíci +1

    Shekh xagen kala xiriraa

  • @inamaxamedaxmed3155
    @inamaxamedaxmed3155 Před 4 měsíci +1

    Scw scw

  • @user-jl2he8su9f
    @user-jl2he8su9f Před rokem

    Alx allow naga dulqad

  • @faisoabdinasir9663
    @faisoabdinasir9663 Před 8 měsíci +2

    Sheikh wlhi rubtada wye dhimasho hadan maqlo wan xanunsanaya qofaan aqon xite hadu dhinto bis wye cabsi ina ani ku xigo isku maleynaya habeno badan ba jirto onan sexan hurdada xite wan ka cabsan jirey wlhi wa dhimane ley dhaha lkn hada wa ronhy alx

  • @ayaanxarago6332
    @ayaanxarago6332 Před rokem

    Illahow iga dulqaad ina cafi yaa rapi 🤲🤲

    • @najibmusse7133
      @najibmusse7133 Před rokem +1

      Wll ayaan waxan waa imtixam rabaani ah, horey baanan u aqoon ee waa cudur dadka ku dhaca aniga hada wan is hilmaansiiyaa alx waa cudur ubaahan in lala jihaado

    • @ayaanxarago6332
      @ayaanxarago6332 Před rokem

      @@najibmusse7133 illahay ha inaga Dulqaado insha allah dhamanten baa 🤲

    • @ayaanxarago6332
      @ayaanxarago6332 Před rokem +1

      @@najibmusse7133 xge kala soo xidhidha wll

    • @najibmusse7133
      @najibmusse7133 Před rokem +1

      Asc wll ayaan

    • @ayaanxarago6332
      @ayaanxarago6332 Před rokem

      @@najibmusse7133 wcz

  • @RuwaydoDaahir-bv3no
    @RuwaydoDaahir-bv3no Před 4 měsíci +1

    Salaada ima dhibto lkn cabsi wan nolahay 😢

    • @khayriyaahmed-wp1iw
      @khayriyaahmed-wp1iw Před 3 měsíci

      Sided ka noqotay wllo

    • @Fartun76
      @Fartun76 Před 3 měsíci +1

      ​@@khayriyaahmed-wp1iw wall xldn miya darenta😢

    • @khayriyaahmed-wp1iw
      @khayriyaahmed-wp1iw Před 3 měsíci +1

      @@Fartun76 Haa wll hada wan ka ficnaday

    • @Fartun76
      @Fartun76 Před 3 měsíci

      @@khayriyaahmed-wp1iw wall Ana hada kusugan maicawin karta

    • @Fartun76
      @Fartun76 Před 3 měsíci +1

      Haaa🥹

  • @ayanali9503
    @ayanali9503 Před 2 lety +1

    Aniga sas u xanunsan ila 4 bilod awal wan baqijiray lakin hada dag uma digo walhi marki hora nolasha cariri igu noqotay dimasho wax ka shakayna mamaqli kari inalilahi wa ina ilayni rajicun ma maqli karin ilahada hada way igu jirta dimashadha alx hada wan laqabsadhay alx

  • @mumtaazcabdiweli3715
    @mumtaazcabdiweli3715 Před 7 měsíci +2

    Jasakalahu khayra

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 Před rokem +1

    Shiiqow ma xumo qofku qof ka baqaya aaqiro lkn cabsi ahaaqiro maxaa kuu yaalo hadaa dhimato hadaa dhimato
    Waayo is xisaabi intaadan dhiman, naftana maxaa kuu yaal
    Intaa waxa yiraaa qof iimaan leh
    Dadka qaflada ku jura inta isma weeydiiyaan
    Qof dhintay oo taqaan ama ehel ama sxbkaa ah yes aduunka qeymahiisa nacee
    Mida kale qabriga tagistiisa macnaa kujira inaad ku tusaalo qaadato aduunka qeymihiiisa
    Baqdina waa ku galeysaa
    Oo hadaad wax xun ku jirtay inaa ka baxdaa macquula
    Lkn ninkaa aadka hadleysid waa nin buufis qaba marna wuu wanaagsanyh oo waa nin is weydiinaya maxaa hormarsatay
    Marna inuu cibaadeystuu diidanyhy

  • @markabomarkabo-by4bs
    @markabomarkabo-by4bs Před rokem +1

    Wlhi taaas ba ihaysato shekho

  • @IfraaxIfka-mq7sj
    @IfraaxIfka-mq7sj Před 2 měsíci +1

    Numberka isow dira

  • @user-fp8rt7vp4t
    @user-fp8rt7vp4t Před 6 měsíci +1

    Sheikh aniga arintaas way igu waynaatay wayna i haysata markan dhaho dhinaca kheyrka u dhaqaaq ayay ila soo darsi