WARAYSIGII UGU HOREEYAY IYO EHALADA FANAAN OOMAAR BAR BAR

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • #subscribe
    QOYSKA OOMAAR BAR BAR OO CODSI CULUS USOO DIRAY BULSHADA SOOMAALIYEED • WARAYSIGII UGU HOREEYA...
    Major Explosion in Beirut; Israeli Army Says It Targeted Hezbollah Commander Responsible for Killing 12 Children in Majdal Shams. Israeli source: This was the response to the killing of the children Majdal Shams
    Israeli source said that the strike in Beirut was in response to the killing of the children Majdal Shams and that the ball is now in Hezbollah's hands.
    Trump recovering at New Jersey golf club
    Trump has indicated he has every intention of showing up at the Republican National Convention (RNC) later this week and give a speech where he’s expected to name his vice presidential candidate that will be running against him.
    But for now, he’s here in Bedminster at his golf club; this is a place that he likes to spend time in the summer and he’s there recovering presumably until he heads to the RNC.
    Authorities here are taking every precaution.
    We saw it as we were trying around the golf club - it’s a very rural, farmland type area but all of the entrances to the golf club were blocked by police cars. Media was not allowed to stop along the way, we are a good few kilometres away from its entrance.
    Security has been heightened not only here in New Jersey but also in New York, at Trump Tower, where supporters of Donald Trump have been stopping to pay their respects.
    And you can bet when it comes to the RNC this week, everyone will be on high alert, as well. www.aljazeera.... .
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
    Israel says it is studying Hamas response to possible deal
    The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
    “Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    www.timesofisr...
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
    The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
    Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Komentáře • 230

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r Před měsícem +85

    Inta Jecel Inu Mar Uun Qudha So Hadlo Omar Wiliba IsaGo CaFimatt qaba LIKE DHAC KUSII.😭

    • @Abdibaba1
      @Abdibaba1 Před měsícem +1

      Aniga iyo dabcan dadkaloob bdn ayaa uso jednay uduceynay kna naxsaneeyn haow sow haflo isagoo cfmd qabana alx wano farxad lkn adiga wan kula yabay like dhcc igu see qado. Watase

    • @Sagaljama5505
      @Sagaljama5505 Před měsícem

      @@user-cs8wy9pj5r Alxmdulillah wuu soo hadlay🤲🏼🥺

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 Před měsícem +61

    Oomaar wa ku midesanahay hadanahay shacabka somaliyed ilahey shar iyo shaydan hakaqabto❤

    • @Hannah_fatima
      @Hannah_fatima Před měsícem +2

      Walaahi. SAX. ❤🇸🇴🇸🇴

    • @xuseencabdiqadir9161
      @xuseencabdiqadir9161 Před měsícem +2

      Aamin Aamin Aamin

    • @habsaali3510
      @habsaali3510 Před měsícem +1

      Ameen ya rabb 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @june6206
      @june6206 Před měsícem

      Omar wadan sharci le buu jooga Illhay moyee cid wax ka qadi kartaa ma jirto hadad rabtan wanagsan luul cabdicasiis ba lagu ey nolasha iyada oo uurle nin majeerten ah. Oo soomali qurbaha joogta u madaxa ya cawin kara beenta iyo Huu hada joojiya ya la qasha xamar masakiinta jooga hadii run la Rabo nin xanuun sassy siduu donaba Ha u bukodee in la sii cayo walalalihi ba qalaya maha hiil maryooley beenta jahilnimada hajoojiso wa dulunimo

    • @ayaanibrahim3491
      @ayaanibrahim3491 Před měsícem

      Allahuma Aamin

  • @fay6834
    @fay6834 Před měsícem +17

    MaashaAllah Wlhi waa rag aad u diyaarsan oo degen labadaan wiil waana dadkii loo yaqaanay Somali, sida u quruda badan oo ay uga hadleen iyagoo ka hor dhicin sualaha la weydiiyey iyo sida Qurux badan oo Omaar aysan go,aankiisa Iyo jawaabaha uga daayeen Omaar, Omaar wax u gooni ah maaha Ee waa wax an kuligeen qabno waase kala sareysaa, was a kekiya eel u baahan yahay waa nasasho inshaAllah wug ka kici, wiilashaan bixtiraam baan idin siiyey, Respect both of you and A/fatah 🙏 thanks

  • @abdirahmanliiban
    @abdirahmanliiban Před měsícem +27

    Dadka ugu jaahilsan aduunka waa Soomalida qof xanuusan bay leeyihiin Baraha bulshada keeena oo mopilekiisa yaan laga qaadin Bil nasashaa ha qaato Arintiisana Family kiisa haloo daayo ❤✅️

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem +4

      Waa runtaa anago caafimaad qabna oan caan ahayan ku dhib qabna walhy

    • @abdirahmanliiban
      @abdirahmanliiban Před měsícem

      @@user-sn5yz7vg8v Ninkaas dhalinyarta inuu sii xanuun sanado oo Live isaga jiro wuxu rabana sheego iyaguna ku madadaalaystaan bay ka jecel yihiin Caafimadkisa

  • @user-ue7mz3yr1j
    @user-ue7mz3yr1j Před měsícem +11

    Wa mahadsanthy cabdixaafid inaa noga soo warantay xaalada Omaar. Waayo walwal badan ba naga hayay

  • @sumayo2093
    @sumayo2093 Před měsícem +6

    Mashallah war farxad leeh waye hadu cafimad qabo Omaar Alx

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 Před měsícem +6

    Ninkaan haduu caqli leeyahay haduu kasoo kaco Rabigiis ha usoo noqdo fasahaadkii uu kaqeyb qaatayna ha ku badalo inuu kheyrka faafiyo,Allahana caafiyo soon hanuuniyo

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p Před měsícem +8

    Eebe caafimaadka ha u siyaadiyo Aamiin

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Před měsícem +1

    This is a story with a mystery in it, but everything will be revealed soon
    Allah ha xafido oomar 🤲
    Be assured that injustice will not last, even if eyes ignore it, the eyes of Allah will remain vigilant

  • @naimagullet
    @naimagullet Před měsícem +1

    Alxamdulilaah hadu Omar nabad qabo waanu aamineyna raga usoo qabtay abdixafid waana uduceyneyna omar Allah caafiyo fusuqa iyo heesanaha Allah ka madoobeeyo lagaba yaabe in xanuunka hanuun ugu sugna

  • @abdikarinsuleimanali5518
    @abdikarinsuleimanali5518 Před měsícem +2

    Oomaar nin xanuunsan uma eekayn ee wuxu u eekaa nin maskaxiyan fayoow balse wuxuu ka khalkhalay la tusay walaal. Allaha nabad iyo khayr haku soo celiyo😢😢

    • @aayanMahad
      @aayanMahad Před měsícem

      @@abdikarinsuleimanali5518 aad iyo aad Alleh Haa noocafiyo wiilkaa

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 Před měsícem

      @@abdikarinsuleimanali5518 fikirkaga wu rumobey oo omaar hada wuso hadley wana ogaanay waxa heystey

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 Před měsícem +1

    Ilaahay caafimaad taam ah ha siiyo walaalkeen Oomaar ilaahay cadawga iyo xaasidka haka badbaadiyo haynoo soo nabad celiyo insha allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @lakijamacmuuse7223
    @lakijamacmuuse7223 Před měsícem +2

    Alx alx alle yaa mahadle waxan aad uga mahad celinyaa wariye c xaafid o markasta noso gudbinay mesh xalkisu marayo 🙏

  • @beelamaxamed4203
    @beelamaxamed4203 Před měsícem +1

    Illahey waxan kabaryenaa oomaarkaanaqanay oo cafimadqabo oo xura ah inuu nosolabto insha allah

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 Před měsícem +1

    Oomaar Nin Somalinimada kuweyntahay ❤ Allé wayne ha caafiyoo

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 Před měsícem +8

    Allaha caafiyo wallaalkeen ooomaar

    • @fanaxfanax5325
      @fanaxfanax5325 Před měsícem

      @@sahroabukar1795 ninkaas woow fiicanyhy anaana arkay Alx

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 Před měsícem +4

    Wcs allaha caafiyo wiilkaas walaalkeena somaliyeed ah waxa looga shakiyeyna allaha ka badbaadiyo xaqqana allaha ku sugo annaga dhan towfiiqda allaha na waa fajiyo allaha caafiyo calooshuu naga huriyey waa wiil hooyo dhashay allaha caafiyo aamiin

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Před měsícem +1

    OOMAAR WALALKEN SURADAHA QUR, AANKA TII UGU CAJIIBSANEED BUU SOO AQRIYAY TAA BAANA SHAR OO DHAN KA BADBAADINEYSA WAANA KA XIJAABANYAHAY SHARTA CAAFIMAADBAAN ALLE KAGA BARYEYNAA IYO ASGOOLIVE LAGU ARKI DOONO INSHA ALLAAH

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 Před měsícem +2

    Mahadsanid sida aad wax noogu bayaaniseen asagana Allah ha caafiyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před měsícem +2

    Thanks for sharing with us, brothers 🙏 ❤️ 💙 😊

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Před měsícem

    Asalamu Caleykum
    Maansha Allah Tabaraka Allah
    Allah how sii siyaadiyo Caafimaadka Oomer
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @caashomaxamed6513
    @caashomaxamed6513 Před měsícem +1

    Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin allah cafiyo Insh allah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před měsícem +2

    Allahayoow cafwan wa caafiya, bi idni Allah kariim. ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-pp3se9re2o
    @user-pp3se9re2o Před měsícem +4

    اللهم انت شافى اشفه عاجلا..

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před měsícem +4

    Allaha caafiyo walaalkeen oomaaar

  • @saciidocumar2825
    @saciidocumar2825 Před měsícem +1

    Allow Cadowga ka ilaali oo noo soo celi Yaa rabi oomaar waan u wal walayaa😢😢

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 Před měsícem +2

    Wariye ogow dadka xun in laga badanyahay,alaxdulilalhi, Allah waxa u qeydinaya caafimaad dagda ah insha Allah.

  • @User-y4y0c
    @User-y4y0c Před měsícem +3

    👍Abdixafid war sugan ugu imow.
    Dahir calasow been ugu imow

  • @ahmedhanad96
    @ahmedhanad96 Před měsícem

    CABSI CABSI WALAAH SUBHANA ALLAH YAA LA AMINAA HEE

  • @user-yo9nz4fv3i
    @user-yo9nz4fv3i Před měsícem +1

    Haduu cafimad qabo waa alle mahadii rabiyo usiyaadi caafidka an uduceyno musliminta waa kuwii ducada isku garab istago insha allha allaha u aqbalo wiilsha walalahena iyaga qeer allaha siiyo dadalkoda ey ku garabtaganyihin omaar abdixafad adiga wan kudiirsana aqbarta fiican ad nosogudbiso jisakalah❤❤❤❤❤

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 Před měsícem +5

    Illahay Caafimad taam ah hasiiyo cudurka dabaylaha illahay haka raaciyo

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 Před měsícem +1

    Thank you Abdixafid❤

  • @semonmohamed1142
    @semonmohamed1142 Před měsícem

    Wiilkan omar barbar inderkii waa nin masuul adalka ka so baxay wuu miisaman yahay masha allah 😍😍👏🏻👏🏻

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před měsícem +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Před měsícem +1

    Abdillahi good speech 🎤 🥇😊

  • @Mohamedabdimalik72
    @Mohamedabdimalik72 Před měsícem +2

    Ilaahow dadka shaydaamiinta raacay isaga naxariiso adaa caadilee ilaahow adduunyo daraadeed yaanan u jadfin

  • @fadumamaxamed2535
    @fadumamaxamed2535 Před měsícem +1

    Allaah SWT cafimaad degdega hasiiyo oo haka dulqaado xanuunka isagaa awoodlehe aaamiiin

  • @moapdikarem144
    @moapdikarem144 Před měsícem +3

    Alla ha cafiyo omaar ❤

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Před měsícem

    OMAR ILLAAHEEYOW CAAFIIMAAD DAG DAG SII DAABII DHAAF ILLAAHEEY HAA UGU BADAALO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HudaMuse-or2ds
    @HudaMuse-or2ds Před měsícem +1

    Allah yashfiik Allah yashfiik Allah subhanahu watacala hacafiyo Omar bbr 🤲🤲🤲

  • @Mohamoud_1_YusuF
    @Mohamoud_1_YusuF Před měsícem

    Mzha Allah Soo kabashada wll #Oomaar Alle caafimadkiisa si buuxda Ha u siiyo aamin aamin

  • @yacquubomar7513
    @yacquubomar7513 Před měsícem

    Allaha hagu caafiyo abti oomar barbaar

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před měsícem

    Allaah ha caafiyo wiilkaas Oomaar iyo intii Shacabkeena Soomaaliyeed oo dhan

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 Před měsícem

    Alla hacfiyo omar❤❤❤❤❤❤

  • @Sacdiyoahmed2007
    @Sacdiyoahmed2007 Před měsícem +2

    Alle ha caafiyo Omar hurdadii buu igaqaay🤲🏻🥺

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Před měsícem +3

    Illahay ha caafiyo walalken
    Faysal hawase halaga war hayo somaliyey intan dambe wax yare oo stress ah aya jira

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      Iyaga yaa yiri gala mansoniyada shaydaan ?
      Alaha caafiyo ha iskaga soo cararaan

    • @waberihassan7867
      @waberihassan7867 Před měsícem

      @@user-sn5yz7vg8vwa runta walal stress kii qurbaha aya qof walba daliyey illahay ha caafiyo

    • @abdullabdhu3853
      @abdullabdhu3853 Před měsícem

      Waxaad Ilowday Muse Bixi Oo Hawlahan Muddo ku jiray Allaha Caafiyo Raggaas oo dhan

  • @ZaynapMahameth-zw1xd
    @ZaynapMahameth-zw1xd Před měsícem

    Alxamdulillaah alle heyna tuso omaar oo farax San insha allh reer comantiyo2😢

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 Před měsícem +2

    ALAH CAFIMAAD TAAM HA SIIYO OOMAR XASIDKIISANA ALAHA KA XIJAABO AMIIN YAA RABI.

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed8216 Před měsícem

    Ilahay ha caafiyo walalkeen

  • @habibaabowe7531
    @habibaabowe7531 Před měsícem

    Allah ha caafiyp

  • @hibaakmohaan
    @hibaakmohaan Před měsícem

    Thank you abdihafid omarna allah ha cafiyo

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 Před měsícem +1

    Allaha ha caafiyo barbar lkn ninkaan odaygaa difaacbuu kujiraaa sualaha la weydiyay.
    Waana lagu tixgeliyey ❤

  • @siciidcabdi8945
    @siciidcabdi8945 Před měsícem +1

    Allow caafimaad taam ah sii walalkeen Oomaar

  • @AbdisalanSalat
    @AbdisalanSalat Před měsícem +10

    Reer tiktik yakajoga 👍

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 Před měsícem

    Alxamdl illaaheey caafimaad taam ah ha siiyo wlh aad ayaan uga naxay ❤❤❤❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Před měsícem +1

    الله يشفيها ويعافيها ان شاءالله

  • @Ilwad77
    @Ilwad77 Před měsícem +2

    Dhibaatada jirtaa waxay tahay oomaar wuxuu yidhi hadiiba aan soo laabto anigii ma ihiye ha ii rumaysanina 😮

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 Před měsícem

      29 hadi le waye dhahay 😢 wana waaynay

  • @sarahabdi1174
    @sarahabdi1174 Před měsícem

    Allaah caafimaad ha siiyo oomaar wax badan oo shaki ah ayaa jira allow fududeey amuuraha

  • @user-uu3db1om8c
    @user-uu3db1om8c Před měsícem

    Allah caafiyo walalkeen cumrada halageyo kadibna somaliya Walalkey omar cafimad taam ah Allah siiyo

  • @HamdaAbdi-sc3tz
    @HamdaAbdi-sc3tz Před měsícem +1

    Indrkiisa qof miskiim daacad kadhax arkaa niyada way dagtay allah hacafiyo

  • @Abdirahman-Koronto
    @Abdirahman-Koronto Před měsícem

    Mahadsanid wll abdihafid aad ban kusalama adiga iyo martida ba

  • @shakirasmart7030
    @shakirasmart7030 Před měsícem +1

    اللهم اشفهم واحفظهم يارب العالمين 🤲

  • @Efootballgamer1234
    @Efootballgamer1234 Před měsícem

    Thank you haafid warkan ubaahnen

  • @user-pc4tc7sv5w
    @user-pc4tc7sv5w Před měsícem

    Maaashaalaa

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před měsícem +1

    Oomar ilaahaya haxaafiyo waa lashiriqoolaya showo baa loogu yeeraya xitaa showo ba qaban soomaalida somaliye soo Rogen qurubihiina waya isku shiriqookaya🥹

  • @suadibrahimosman5899
    @suadibrahimosman5899 Před měsícem

    Allaha caafiyo wlaalkeen Omar Barbar🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @abdirahmanhayir1641
    @abdirahmanhayir1641 Před měsícem +1

    Masha Allah

  • @hamdifarah3348
    @hamdifarah3348 Před měsícem

    Allah caafiyo ooomaar wa la murugoonay walhi

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed Před měsícem +1

    ألهم انت شافى اشفة

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před měsícem

    Alaha hacafiyo

  • @SareyaIbrahimHillowle
    @SareyaIbrahimHillowle Před měsícem

    Ilaahow caafi aad ayan uga walwalsanahay cafimad dagdag alaha siiyo

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 Před měsícem +2

    Su,aal fiiiiican

  • @susumohamed7293
    @susumohamed7293 Před měsícem

    Omaar barbar ilaahaye ha ku cafiyo amiin yaa rabi I was 0ne of who worried about u insha Allah kheere cafimad deg deg ah alle ha kugu irsaaqo amiin

  • @DhuuxDhaanto2023
    @DhuuxDhaanto2023 Před měsícem

    Alle ha caafiyo walalkeen

  • @sadiahussein9741
    @sadiahussein9741 Před měsícem +1

    Ilaaahow u siyaadi cafimaadkisa adne wll wad mahadsantahay wllo

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 Před měsícem

    Aamiin illaahayow noo Caafi Wiilka Walalken ah 🤲🤲🤲❤

  • @abdifatahgiire2408
    @abdifatahgiire2408 Před měsícem

    Omar Allaha badbaadiyo Aamiin

  • @TaslinBurhan
    @TaslinBurhan Před měsícem

    Alx Allha ccafiyo miskiinka
    Adinkana qeyr allha idn siiyo

  • @hamdaahmed6076
    @hamdaahmed6076 Před měsícem +1

    Allaha caafiyo wllkeen omaar teeda kale wll natusa wuxuuna dhahay intaasoo saacdood hadaad iweydaan waxba jiro intiiba waa ladhafay kaliya natusa markaas waa oke shakiga hanalaga saaro kaliya allahana amaansado wllkeen

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před měsícem +1

      Dhiiga ku karey wll maantana brain scane bu marayey wakhti tell la siiyo ma joogo intaas saaka kaso ogodey oslo dhalinti lo diidey bn kamid ahaa

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 Před měsícem

      @@dilara-jj5yj ilaahay ha caafiyo walal ninkaa cadow baa helay ilaahay waxaan u weydiinayaa badbaado iyo inuu ku soo hanuuniyo isagoo wadaad ah waa la imtixaamay aad baan uga naxay

  • @sahroabdi
    @sahroabdi Před měsícem

    Rabi caafimd sreeca ah ha siiyo.

  • @aaminoisse3932
    @aaminoisse3932 Před měsícem

    Allah haa cafiyo will 🤲

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před měsícem +1

    Wixii dhibika u geyesetena waya kashifimayan ninmanka wareyesiga daacada maaha siiba ninka garanka buluuga sita🥹

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 Před měsícem

    Allah cafimad taam ah ha siiyo

  • @dagancumar1697
    @dagancumar1697 Před měsícem

    Haishegen warya

  • @nasriinismail
    @nasriinismail Před měsícem

    alxm allah ha ugu wado cafimadkas

  • @aishayurub-wv9hr
    @aishayurub-wv9hr Před měsícem

    Allah ha caafiyo wllkeen

  • @sacdiyohayan9230
    @sacdiyohayan9230 Před měsícem +1

    Waa Beenalayal waxani

  • @Rooda-i8b
    @Rooda-i8b Před měsícem

    Allh hausiyaadiyo wllkeen

  • @AyaanaAbdijama-ii2gz
    @AyaanaAbdijama-ii2gz Před měsícem

    Jllaahay hacaafiyo wllken aamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️🫶

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 Před měsícem

    Allaha caafiyo walaalkeen Oomaar❤

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před měsícem

    Thanks. Allah caafiyo insha allah

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před měsícem

    Allow walalkayn Omaar barbar cafii 🤲🤲❤

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před měsícem

    Aniga somalida waxan ugu baaqi lahaa hadaydaan wax fcn sheegi karin amusa aniga waxan amisanahay inuu daalka badsaday hees ito waxan lo bahnen ku dadaalay allahu baa jecel waa denbi dhaaf isagu ma aminsana inu jiran yahay aniguna waxan leyahay allah u sujuud inu ka celiyo kuwan aad ka baqaysi

  • @user-qn6pu3bu6s
    @user-qn6pu3bu6s Před měsícem

    Allah ha caafiyo walaalken❤

  • @maxamedjama4978
    @maxamedjama4978 Před měsícem +3

    Asc abdihafid inadero reerka adiga laxidhidhee ninka mesha kasoo saro oo quran sara kudheh please

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 Před měsícem

    Allaha caafiyo wllkeey omaar

  • @maymuundaen9932
    @maymuundaen9932 Před měsícem +1

    I don't believe this people I believe only oomar Let me see only Omar.😢😢

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed Před měsícem

    Allah ha caafiyo walaaky

  • @user-zg1rg4jg7m
    @user-zg1rg4jg7m Před měsícem

    Ilahay cafimaad deg deg ah siyo aameen

  • @user-ix7dn8nu7x
    @user-ix7dn8nu7x Před měsícem +1

    Omar keeni ilaa uu nala hadlo qof ma aamineeno😢