Fadumo Jabril - Gurigeygi Baydhaba waxaa iga haysta Gd Aadan Madoobe I Nairobi 25.03.2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 03. 2023
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Komentáře • 400

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Před rokem +19

    Ilaahow umadaan xaqa tusi yaa alaah ❤❤❤❤❤

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi4988 Před rokem +9

    Faatima jaamac jibriiil❤❤❤❤ nin aan aqooon baaa dhayal sada mammadan Lkn ninka yaqaan markuuu arko mammadan fadhiguuu uga kacaaa
    Alle haku xifdiyo mamma maangaab iimaan laaawe yaal ah baa ku helay dhiiga somalida ku naax naaxay

  • @teatime6853
    @teatime6853 Před 3 měsíci +5

    Adan madoobe somaali dhan ayuu dhacay dastuurka lacag ku badashey masiirkeena gabadhi marwo bashiir tansaniyan kubadaley lacag kubadhashay 🙏

  • @haaruunaxmed2038
    @haaruunaxmed2038 Před rokem +7

    Hooya faaduma jibriil waa qof ilaahay taqaan xaqeeda ilaahay ha uga soo qaado cidkasta oo hantideeda halagooga soo celiyo

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL Před rokem +9

    Maamo Gob eh waaye run ahaantii maamadaan MashaAllah
    Qowleeysatada xoolaheeda kadhacday Alle ha uga soo celiyo.
    Somali ceeb aduun iyo mid Aaakhiro kama xishooto, Qof dhanoo la leeyahay xoolaheyga isii iskusii dhajinaa SubxanaAllah.

    • @CraxmanMaxamed-kq8gy
      @CraxmanMaxamed-kq8gy Před 2 měsíci

      Macduurmatahay meesha raxaweyn ayaa iska leh

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Před 2 měsíci

      Maamadaan xaqeeda wey helee oo looma diidi karo gurigeeda wey helee inshaAlaah lkn dadka guryo dadow ku dhaqmaayo iyo beero dadeed oo isbaaro iyo tuuganimo iyo xaaraan ku shaqeysta waa muqdisho hawiyaha degen intooda badan xaaraan wax ma tareyso guryaha dawlada kuwaas ka waran

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 Před rokem +5

    MOM GURIGAAGA HADAAD HAYSATO SABARLOOGADII XAQ BAAD UBLEEDAHAY INAAD HESHO GURIGAAGII WAAYO BAADIYE MALAJOOGO WAA SHARCI ADUUNKA U YAALA HADAAD HAYSATO SABARLOOGADII GURIGA.FROM COPENHAGEN 🇲🇵🇩🇰🇪🇺 VIVA

  • @qaranbileproduction147
    @qaranbileproduction147 Před rokem +15

    In guri laga heysto ma hubo laakiinse waxaan hubaa 💯 in aysan jirin wax cadaalad ah Muqdisho. Bal ayada jska daa nin madax ahe waxaan ka heli la’nahay kuwa aan xil heyn oo naloo adeegsadaa shaati dowladeed iyo laaluush. Allah ayaa inoo maqan inteena dulman.

    • @omarabdi3332
      @omarabdi3332 Před rokem

      @Qaran Bile
      Meesha gurigu uga maqan yahay Muqdisho ma ahan ee Baydhabo!

    • @FAAD21
      @FAAD21 Před rokem +1

      Isku daya markasta inaa heshaan aya laga yaabaa haka quusanina cadaalada

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před rokem

      ​@@omarabdi3332 marka adan madoowe xil qabtey miyaa lo gafaya mar hore ugu hadli weysy

    • @aswanahmed5652
      @aswanahmed5652 Před rokem +1

      Waa la huba guriga ayeeyo ilahay haw gargaro aamin

  • @osmansheikh2482
    @osmansheikh2482 Před rokem +9

    ALAAHEY SUBXANAHUU WATACAALAA MAAMA HAA KAA SIIYA KURIKAADA IN SHAA ALAAHU TACALAA

  • @mohamedwardimohamed1118
    @mohamedwardimohamed1118 Před rokem +16

    Hooyo macaan illaahay xaqaaga hakaaga soo dhiciyo garabkaagana eebe ha galo. Aamiin yaa rabbi

  • @susumohamed7293
    @susumohamed7293 Před rokem +6

    Maskiin ilaahaye ha u sahlo dhuulkeeda amiin

  • @abdullahiabdi7284
    @abdullahiabdi7284 Před rokem +16

    subxaanalaah maamo faaduma jibriil hala garab istaago oo xaqeeda halooga soo qaado

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 Před rokem +4

    Sii mammada xoolaheeda Adan madoobe Allah ka cabso gurigeda haka qaadan dulmiga Ma fiicna eedo Fadumo gurigada Allah haku sahlo Allahuma aamiin

  • @haithum1884
    @haithum1884 Před rokem +6

    Insha allah you will get your house back muma. I am originally from Bay, I have the country 30 years ago but its sad that looting and MORIYAN capture still happening.
    Let’s make hash tag #Aadan_Madoobe_Waa_Mooryaan. We are all watching and supportive your case.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před rokem +35

    WAA HOOYO DIIN KA MUUQTO MAANSHA ALLAHA WAA DADKII HIRE BEEN IYO KHIYAAMO KUMEY KORIN

    • @haveaniceday365.
      @haveaniceday365. Před rokem

      Waa beenteed ayadoo leh guri kuma yeelan aya hadda kahor ayay wareysi bixiso.

    • @SocialMediaYoutu
      @SocialMediaYoutu Před rokem

      Waa Been ee Allah xaqa ha tuso waa bil sii dhacaysee.Hantidii dadka loogu soo dhiibay ee 26 sanno cuneysay Allah siduu uga cafinayo asgaa ayaa xisabinaya.

  • @nazraahmed2881
    @nazraahmed2881 Před rokem +14

    Subhanalah biniaadamku miyuusan Ilaahay ka baqayn walhi hooyadaan waa la murugooday hantideeda lagu haysto Umada Ilaahay Hasoo hanuuniyo inshaallah.!!

    • @haveaniceday365.
      @haveaniceday365. Před rokem +1

      Waa beenteed

    • @mohamedhussein8431
      @mohamedhussein8431 Před rokem

      Aduun upside down ah iga dheh

    • @aliabdulkadir5175
      @aliabdulkadir5175 Před rokem

      ​@@haveaniceday365. maxaa ku cadeenee inee been sheegeeso? Ilaahna makugu ogyahay inee been sheegeeso qiyaamo waa laguu soo istaajinaa

    • @daisywhitex7387
      @daisywhitex7387 Před rokem

      Away cadeyni af ayey shegaysaa

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 Před rokem

      ​@@aliabdulkadir5175
      Islaantani hanti bay leedahay passapoor maraykan ah bay leedahay waa dada,Waa Daaroodkii iimaanka lahaa,sidee baad u Oran kartaa armay been sheegaysaa?

  • @AZus6pd
    @AZus6pd Před rokem +5

    I am speechless Wallahi .

  • @djamasa5235
    @djamasa5235 Před rokem +6

    Mamadani labeentii soomaali laheyd ayey ka nooshahay. Ilahay ha xafido xaqeedana hasiiyo

  • @aishaali6473
    @aishaali6473 Před rokem +5

    Mamo guulayso

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Před rokem +5

    AYAANLE HUSSAIN abdi MAHADSANID sxb well done

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Před rokem +6

    Guddoomiyuhu Gabadha gurigeeda ha u celiyo haddii uu ka haysto.

  • @abdikafiF4
    @abdikafiF4 Před rokem +8

    Shaki la'aan cadaalad dalka kama jirto.

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 Před rokem +5

    Ilahay xaqeeda hakasiyo tuugas

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před 3 měsíci +1

    ALLA!!! SHEEXKH AADAN MADOOBE WUU TDAAHIRAY!!!

  • @sahrayusuf837
    @sahrayusuf837 Před rokem +2

    Dadkii hore iimaan baylahaayeen

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 Před 2 měsíci

    Baydhabo siiyo gabadh gurigeeda

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 Před rokem +1

    Hooyadaan goobaha dacwadaha waraaqaheeda ha geeysato oo xafiisyada ha tagto oo maxkamaha ha u bandhigto. RABBI ha u sahlo hantida ka maqan

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 Před rokem +4

    Xaqa allaha soo daahirsho

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Před rokem +5

    Ramadan mubaarak ayaanle adiga iyo hooyada ilaah xaqeeda ha u sahlo InshallahThanks

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 Před rokem +1

    Ayeeyo faduma jamac Jibrell ilahay haku barkeeyo adun iyo akhiro aamin ayeeyo guriga ilahay haku so cesho guriga waa gurigi uu abahay ku noola oo abahay uu shaqada ka bilaaby awoowe abdirahman ilahay haw naxaristo aamin

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Před rokem +1

    maaaashaaa all mom asal somaliyad dhab ah

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před rokem +6

    Hanoolaato wa madasha kaliye ee Somalia 🇸🇴 weyn uu siman tahay. Ayaanle Mahadsaniid sxb

  • @muscabmohamedmohamud7416

    Allow cadaalad ayaan kaa barinay.
    Ninkaas gurigii maamada sharci darada ku haysta ayaa hogaan inoo ah maama fatimo diin iyo maadiba uga aqoon badan ayaa xooleheedi ku maqan yihiin.

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool Před rokem +4

    Waa Islaan Gob Ah Hadalladeedu Ma Xuma Ee Miskiinta Hala Qanciyo Oo Ilaah Ka Cabsada.

  • @MARKAATIGA
    @MARKAATIGA Před rokem +6

    Subhaana laah, ninkaa aadan madoobe waa hadaanu islaantaa ka gar bixin waxayku noqon foolxumo aduun iyo cadaab aaqiro

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před rokem +10

    Asc ayaanle xuseen cabdi suax wanagsan kheyr sheeg horeyna usoco baramika soda mahadsanid nuber one commont bye

  • @dekamohamud6530
    @dekamohamud6530 Před rokem +1

    Masha allah guriga runti waa meel ad u quruxbadan wan arkay allah ku sahlo xaqaqa adunka hada ku weydo aqiro ayad ku heleysa

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před rokem +5

    Ramadan mubarak Ayaanle iyo Tv hanoolato iyo mama da fadumo allaxaqayda ha u sahlo 👍❤💖

    • @dawoadam
      @dawoadam Před rokem

      Danyer Ngaba beer ayan ku lenhay

  • @shaahyahangeneral1096

    Maasha Allah
    Waa qof qaali ah oo sharaf iyo ixtiraam ka muuqdo
    Waxaan soo jeedin lahaa arintan ha la horgeeyo golaha wakiilada oo dood halaga furo si hooyadan soomaaliyeed xaqeeda u hesho.
    Waad mahadsan tihiin

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před rokem

    Hanoolaato ❤

  • @hakababaay210
    @hakababaay210 Před rokem +1

    Waa cajiib

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Před rokem +1

    Hooyo macaan

  • @munadaahir2754
    @munadaahir2754 Před rokem

    Allaha cadaalada ha uhiiliyo hooyodaas dulman iyo inta lamidka ahba aamiin aamiin

  • @mahamedsaeedarshe1830
    @mahamedsaeedarshe1830 Před rokem +4

    Mama Fatuma Jabril Allah ha barakeeyo- qof wax tar badan- Allah haka albaal mariyo waxay Puntand dadkeeda u qabatay - waxtarkeedu waa lagu arkaa Puntand especially the environment and education.

    • @SocialMediaYoutu
      @SocialMediaYoutu Před rokem

      Beenta ay maanta lasoo fadhistey iyo dabka ay shideyso Allah ku celiyo.waxay u qabtey puntland waa xaqdaro waxay kusoo qaaday oo ay kusoo aruurisay magaca iyo muuqaalka reer Baydhabo weligeedna waxba uma qaban.Aakhira war jiraa

    • @aswanahmed5652
      @aswanahmed5652 Před rokem

      Madan ilahay ka baqayn faduma waa qof dhan walba kadhisan oo dhaqale leh iyo aqoon orod soo bar tarikhda

    • @aswanahmed5652
      @aswanahmed5652 Před rokem

      Abowe caqliga ilahay haku barkeeyo

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 2 dny

      Marka ma baydhabo ku dhisi lhyd iyado puntlander ah😂​@@SocialMediaYoutu

  • @hafsaelmi7015
    @hafsaelmi7015 Před rokem +1

    Faadumo jibriil waa mamo qiima badan hanti iyo magacba leh gurigaas inay leedahayna waa hubaal waayo majirto sabab ah xiligaan guri uraadiso waa qofta kuhaysa rer koonfur galbeed puntland hay,ad wayn oo Adeesa ladhoho bay leedahay aadan madoobe haduu haysto xitaa asagay dhibkutahay Faadumo jibriil dhibkuma haysto

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Před rokem

    ceeeebaaaa ka dhacday all somalia
    badbaado Allah

  • @shaairguled9274
    @shaairguled9274 Před rokem +1

    Ilaaheey hakuusahlogurigaada

  • @user-bx6qx2ui5k
    @user-bx6qx2ui5k Před 2 měsíci

    Xiriirkii.soomaali.sove.ka

  • @user-nt3he6ub4p
    @user-nt3he6ub4p Před 3 měsíci

    Amama.faduma.allaha.u.soò.dhìcìyo.gùriģeèda

  • @NuurAbdiMahamud-rr1vu

    Masha'alah
    Mama wanaagsan

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Před rokem

    Madaxweyne Xassan sheekh Isaguna wuxuu xoog ku heystaa guri dadoow yaab, war madaxda Soomaaliya waa Tuugo. Sidee wadan u hogaamin karaan madax ku sheeg Burcad ah. Illaahoow umadda Soomaaliyeed adigaa u maqan ee u gargaar Aamiin

  • @user-eu1dc4jt9r
    @user-eu1dc4jt9r Před 3 měsíci

    Amin

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 Před rokem

    illaahow xaqeeda sii

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před rokem +6

    Subxaanaka yaa Cadiim dadka ma yaro oo dulman. Dadkeyna iyo madaxdeyna waa na dulmiyeen ee Allah SWT agama haraayo ha ogaadan. Dulmiga Rabby naftiisa u diiday anaga ma nabad ayaan sugeynaa????? I don't think so ee Allah faraj kheyr qabo ha noo furo dadkeynana xaqqa Allah ha tusso Allah ha so hadeeyo Ameen yaa Rabb kulligeynaba 🤲🤲🤲

  • @abdirashiidhuseinaxmed8503

    Wallahi ineysan nabad dhalaneeynin inta ay cadaalad daro birito.

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před 14 dny +1

    Farxiya kabayare snapkeeda ayaa kaso arkey Hooyadan😢ilahay xaqaaga haku so dhiciyo Hooyo rabbi baa wayne..Wadankas Dadka Shacabka xoolahooda la dhacayo ayaa waji laga sugin

  • @Mohammed-nr2zd
    @Mohammed-nr2zd Před rokem

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

  • @fadumoabdi6541
    @fadumoabdi6541 Před rokem

    MASHAALAH sifihan bay ou hadashey hakada wad helli INSHAALLAH

  • @abdirashiidma-tm9vt
    @abdirashiidma-tm9vt Před rokem +1

    MAASHA.ALLH HOOYO ANIGANA SDO KLE WN KU JCLNHY HOOYO QAALI

  • @axmadshiil2253
    @axmadshiil2253 Před rokem +2

    SUBXANALLAH ,SUBXANALLAH ,SUBXANALLAH .WAR ILAAHAY KA BAQA OO DADKA HANTIDOODA SIIYA,GUDOOMIYOHI DHANAA BAA HAYSTA LA LEEYAHAY, GURI UU SAN LAHAYN.

  • @nugaldevelopment
    @nugaldevelopment Před rokem

    Sharaf iyo Noor baa Haji Fadumo ka muuqda.

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad Před rokem +2

    Hooyada allaha u fududeeyo.
    Ayaanle 🎤 jiirka cunay naga badal

  • @bilesheekh9211
    @bilesheekh9211 Před 4 měsíci +1

    Anigaa kuriga ku dhashaay waa nalaga dhacaay magalada baladwayne

  • @DahaboMaxamed-js2yq
    @DahaboMaxamed-js2yq Před 3 měsíci +1

    Ha adin yan lagu diline

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    Iimaanka rabi haka qaado uf dad baa madax ka dhigtey

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn Před rokem

    Ilaahow wixii xaqeeda ah usoo celi.

  • @borowbaydhabo6201
    @borowbaydhabo6201 Před rokem

    Hooyo insha allah xaqaada waadlehi

  • @musajama3980
    @musajama3980 Před rokem

    Allah bakasokadino❤

  • @certifieddinar3648
    @certifieddinar3648 Před rokem +22

    you never take some one property wallhi you always going to feel like something ain't right

    • @amaladan5579
      @amaladan5579 Před rokem +4

      True how can you call my home and enjoy your life😢

  • @ahmedhagi7096
    @ahmedhagi7096 Před rokem

    Maama waa lagu dulmiyey ee xaqaada Alla ha kaaga qaado.

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh Před 3 měsíci

    HANOOLAATO !!!!!!!!!!!!!
    WAX DHINTAY MA SOO NOOLAADO !!!!!!!!

  • @Dahir-Ismail-Goley
    @Dahir-Ismail-Goley Před 10 měsíci

    Mama Soomaliyeed qarankana u soo shaqaysay isha alllaah cadaaalad waa heli doontaaa

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 Před 2 měsíci

    Maamadan xaqeeda alha usoo dhiciyo

  • @ZahraHAli-wt2gm
    @ZahraHAli-wt2gm Před 2 měsíci

    Aadan madoobe waa ku ceeb,
    Balse maama Faadumo koleey Baidao dagi meysidde iga iibso ku dheh Aadan madoobaha.
    Waa iga Talo.

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Před rokem +8

    صل الله عليه وسلم
    رمضان مبارك جميع الصومال
    سلامات سلامات ياالصومال

    • @MaxamudDiriye-qo1xj
      @MaxamudDiriye-qo1xj Před rokem

      Waadhaleey saa xaqa maduugmo shiiqu waayaqaanaa maamo cadaalad beey u taagantahay wasaaradai dhaxe aa kushaqeenijirty warmanoqoneeso ramalaanu alkariim

  • @ayansalah7729
    @ayansalah7729 Před rokem

    Mama guulayso

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Před rokem

    لا اله الاانت سبحانك اني كنت من الظالمين

  • @dahabajama4680
    @dahabajama4680 Před rokem +3

    Somali dad baa rajo ka qaba meel madaxdi dalka ugu sareysay dadki ay masuukka ka ahaayeen dhacayaan,Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisuna ka aamusanyihiin waa dal hoogiw yaa kuleh

  • @caroedegcryptotrading6206

    Great interview. Good job Ayanle

    • @mahamud1889
      @mahamud1889 Před rokem +1

      😮😅😅

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 Před rokem

      Maxaa great interview ah?.
      Wuxuu su'aalaha u weydiinayaa si aad u khaldan oo ka fog dhex dhaadnimada.
      Ma uuusan weydiin maxaad u tegi weysay maxkamad. maxaad u tegi weysay Beydhabo. Ugu yaraan maxaad ula xiriiri weysay ninka aad leedahay wax buu iga heystaa.
      Sidee ku dhici kartaa in qof aanba raadsan wixiisii oo aan loo diidin uu eed iyo waxbaa la iga heystaa ugu fadeexeeyo madaxda media ha hortiisa.
      Ogoow intaadan qof fadeexeyn aad marka hore tiraahdo waxeyga isii.

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před rokem +1

    soomaalidu waa wada tuug baan umalayna waa waxay lakici la dahay xaga ale ha tuso aaamiiin

  • @fatmaarabfatmaadab3828

    😊😊

  • @abdisalamshabelleh148
    @abdisalamshabelleh148 Před 3 měsíci

    Keebaa sheekh ah, waa Tuug kursiga loogu doortay inuu dadka Hantidooda ku boobo..Eeddo maalinta yooma qiyaamaha ayaa laga jari doonaa. Inshaa allah

  • @krazyville
    @krazyville Před rokem +1

    Waa niman lacagta aduunka haysta oo hadana tuug iimaan la’a aah

  • @deeqaabdi429
    @deeqaabdi429 Před 2 měsíci

    Asalaamu Caleykum. Lacagtaas aad bay u badnayd xiligaas gurigaas wa guri aad caadi ahayn baan filayaa. Mamada xaqeeda Allaah ha u soo cesho. Kuwa waxooda ku ekaado managa dhigo

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 Před rokem

    cadaalad intey taa la Allahu AKBAR

  • @fatmaarabfatmaadab3828

    😊

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 Před rokem

    Maama Faadumo waxaa fiicneyd inaad toos ugu tagtid Aadan Madoobe; lacalla haddii aad kaheli weyso war aad ku qanacdo kadib Toos ugu tag madaxweyne xasan sheekh sidoo kale haddii aad ka weyso wax ku Qanciyo, Markaas kadib usoo bandhig meediyaha si ey ummadda Soomaaliyeed marqaati uga noqoto Adduunyo iyo Aakhiro.

  • @sahrayusuf837
    @sahrayusuf837 Před rokem

    Hooyinka xaqooda ilaahay uga baqa oo dadka aad xaqooda iska qaadanaysaan haku aakhira seegina waa la dhimanaya oo aakhiraa danabaysa

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Před rokem

    soryy all somalia
    Allaah save all somalia

  • @hassanahmed1712
    @hassanahmed1712 Před rokem +1

    Somalia siday u hagaagaysaa, hadiiba kii ugu waynaa uu guri uusan lahayn haysto.
    Aniga gurigaanagii aan ku soo kornay, sidaas oo kale ayaa XOOG nin BAYDHABA joogo ku haystaa.
    Markaan Baydhaba ugu tagnayna, waaba noo goodiyay

  • @Baarilyricssomali
    @Baarilyricssomali Před rokem

    Fadlan ayaanle ama hanoolaato waxaa noo radisaa abdalle Ahmed Mumin

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 Před 3 měsíci

    HOOYO FADUMO SABUR WAA RAMADAAN WA JAZAAKUMULAAH KHAYR DAD WALI U DHAQMAYA SIDII 1991 WAA YAAB. .??????? ....

  • @taartog
    @taartog Před rokem +3

    Islaantaa waayeelkaa waa in laga garbaxo oo aan awood loo isticmaalin waana in ninka la eedaynayo uu ka garbaxo .

  • @abdirashiidabdirisak6758

    Maamadan waa maamo wayn una soo adeegtay wadankeeda waxa kamuqda wadaniyad iyo dad iyo dal jacyl waxn lenahay mamaada wax halo qabto ninka dhan ee hayada sharci dajinta wadanka haysta miya sharci kasugayna hadu isagi sharci daro ku kacayo

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 Před rokem +1

    Wlhy xaqiiq hadana nahay qoyska faduma jamac Jibrell anagu waxaanu nahay dada ah fatah America oo neceb dhibka iyo xaqa bini adamka hantid meel walba noga maqan ilahay baa noso celin

  • @hassanmohamud2317
    @hassanmohamud2317 Před rokem

    Allaah hakaaga soo qaado eedo fadima jibril dadkaaga wa u shaqaysay lakiin kuma garan

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před rokem +2

    WAA RUNTEE SOMALIDA WAQTIGA WAXBA LAMA AH 2 SANNO

  • @faaomar8598
    @faaomar8598 Před rokem +1

    Mamada sii gurigeeda 😢

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 Před rokem

    Maxatsanit xabaryar

  • @FirdosaOsman
    @FirdosaOsman Před rokem

    Waxaad aaminsantihiin kaliya waxdilay malaayeen baad xasuuqdeen sheekadiina cuqdadada cidina cid masiin xalwo waxaad kucelceliseen awood dowladnimay isticmaalayeen war qabyaalada joojiya oo Alle kabaqa Somali waa cawaan waxaana xaqiiqada intiina badan inaad kasooqaybqaadateen dill kufsi dhac walee Allah baa dadka kalabixin malin aan waxaba qasomayn

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před rokem

    Illaahow u hiili
    Xaqa adiga caadil ah.