Waa kuma Hogaamiyaha Wanaagsani ? Aqoonyahan Cabdinaasir Sahal.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 10

  • @legendaryboy8189
    @legendaryboy8189 Před 2 lety +2

    Professor abdinasir good point he is good teacher 🙏

  • @salmajaama1196
    @salmajaama1196 Před rokem +3

    Aan ku yar saxo ilaahay hogaamiye maaha waa khaaliq ee waxa aan ku dayanayanaa nabi maxamed csw.
    Ayaa hogaamiyaheenii ah

  • @zhaakiralcafasi386
    @zhaakiralcafasi386 Před 2 lety +1

    جزاك الله خيرا

  • @salmajaama1196
    @salmajaama1196 Před rokem +1

    Ilaahay rasuul ayuu inoo soo diray inaguna amray inaan ku dayano oo aynaan ka leexan.

  • @farhanabdi5015
    @farhanabdi5015 Před 2 měsíci

    Ilaahay waa abuure la caabudo ay waajib tahay ma aha qof aan talo ama tusaale ka qaadanayno ee waa abuure, amre ay khasab tahay in la caabudo amaradiisana la qaato, wuxuuna inoo soo diray Nabi Muxamed NNKH oo ah haggaamiyaha ugu wanaagsan uguna saxsan adduunka.

  • @umumaariyasaleebaan4751
    @umumaariyasaleebaan4751 Před 7 měsíci

    Hogaaminta dhabta ah waa loo dhashay waa fariidnimo waa maskax badnaan wadata daacad nimo iyo naxariis

  • @abdiwelimousse4601
    @abdiwelimousse4601 Před 2 lety +1

    L

  • @AO00720
    @AO00720 Před 2 lety

    Xirsi iyo ciro tona maha.