SIDEE CARABTA IYO DUNIDU UGA HADLEEN DILKA HANIYEH

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Hoggaamiyeyaasha gobolka iyo kuwa caalamka ayaa ka falceliyey falka khaarijinta ah ee lagu dilay Hoggaamiyihii siyaasadda ee Xamaad Ismaaciil Haniya. Haddaba, Jacfar Kuukaay ayaa noo soo koobaya hadallada ugu muhiimsan ee ay hoggaamiyeyaasha caalamku ka yiraahdeen dilka Haniya.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe www.youtube.co...
    🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali....
    🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Komentáře • 82

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Před měsícem +17

    Jacafar kuukaay waa wariye qaali ah markuu cadan joogay baandhagaysan jiray sida uu Somalida wararkeeda u soo tabin jiray waa nin wadaniyadu ku wayntahay Mashallah horay u soco wariye sharaf ❤

  • @warsameahmed585
    @warsameahmed585 Před měsícem +7

    Alle unaxaristo ismacil haniya janadul fardowso Allaha kawarabiyo Amiim Amiim Amiim

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o Před měsícem +5

    Ax allow unaxariso gesigena muslimka aha oshidey allow xisab la an gali jAnada😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @alixsaansom
    @alixsaansom Před měsícem +5

    Wariyadan iyo wariyaha soo gudbinayen inay dhahan Allaha u naxriisto maxaa u diiday xataa hadii ay aaminsan yihiin inuu yahay argagixiso lakin qof muslim ah inuu yahay ma ilooben ee na uu xaq u leeyahy in la dhahao Allaha u naxriisto maadama uu yahay qof muslim ah . Waan oganahy waxa ay tahay VOA . Lakin wariyaasha ka shaqeeyo ogaada ismail haniya waa qod muslim ah anigane waxaan leeyahay Allaha u naxriisto dambigiisa Allaha dhaafo.

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b Před měsícem +12

    Ha noo sheegin Gaalada & kuwa u adeegaba VOA waa afka shaydaanka wayn

  • @MaaxNur
    @MaaxNur Před měsícem +5

    Iyagana way laynaysaa ee xejista allaah ha u naxariistay wuu shihiiday

  • @nasramohamed9589
    @nasramohamed9589 Před měsícem +7

    Lacnada alle haku rido gaalada iyo yahuuda

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 Před měsícem +8

    Alla xumaa dhaguhu warkey maqlayaan ilaahay naxariistii jano haku casuumo shahiid ismaaciil haniyah,
    إنا لله وإنا إليه راجعون 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @daarusalaamchannel1200
    @daarusalaamchannel1200 Před měsícem +2

    Allaah ha u naxariisto Hogaamiyihii garabka Military ee Ururka xaq udirirka ee ismaaciil haniya waxa uu ahaa mujaahid weyn

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před měsícem +2

    Alaha haunaxaristo geeri xanun bdn ahayd 😢pelestine masjidka aqsa guulaysan

  • @mohamedosmanyoussouf6002
    @mohamedosmanyoussouf6002 Před měsícem +3

    Allaha u naxariisto Ismail Haniya

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln Před měsícem +2

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
    Alle ha nariisto iyo dhamaan waxii muslim ahba
    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @HamdiMowlidYusuf
    @HamdiMowlidYusuf Před měsícem +2

    Allah u naxarosto hogamiyaha 2:30 2:32

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd Před měsícem +2

    Ilaahayaw unaxariiso ismaaciil haniya,allaah mahad leh

  • @CaashoAxmed-r8c
    @CaashoAxmed-r8c Před měsícem +2

    Allah unaxariisto 😢😢😢

  • @S.USAwg6ux
    @S.USAwg6ux Před měsícem +1

    Meshu marekan iyo ruush iyo shiinaha ka hadlay ayey madaxda somalida ka amusan yihiin Cadabta gala oo cimriga Allaha idiin so koobo Allaha raxmanma ha u naxaristo anagana Allaha nagu arzaqo dowlad Shareecada inagu xukunto

    • @abdullahidhanaandhanaan4305
      @abdullahidhanaandhanaan4305 Před měsícem

      Weligaa ma aragtay mise tariikhda ma maqashay dowlad soomaaliyeed oo diinta islaamka dad ku xunta?waan maqalaa uun

  • @muhyadinahmed1865
    @muhyadinahmed1865 Před měsícem +2

    Allah ha unaxarista ismacil kamal

  • @SadiqAbdi-f1g
    @SadiqAbdi-f1g Před měsícem

    Allah unaxariisto ismaciil hania
    Amiin
    Amiin
    Amiin

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p Před měsícem +1

    Allah unaxristo 🤲

  • @Saidabdirahman-x3k
    @Saidabdirahman-x3k Před měsícem

    Alle hawna xariisto
    Ismaaciil haniye😢😢😢😢😢😢😢

  • @CabdiAdam-wx6ps
    @CabdiAdam-wx6ps Před měsícem

    Ilaahay huwnaxariisto shiid ismaacil haniyawuxu ah halyay xaq kudira yuhuudana ilaahay nacdalo burbur iyo halaag hakudhaco amiin

  • @XabsaAxmednuur
    @XabsaAxmednuur Před měsícem +2

    halki ugu horeysay een ka ogaday wa vio 😢kahor hlkn

  • @YoonisMane-mm2cp
    @YoonisMane-mm2cp Před měsícem +1

    Alle ha.u.naxariisto

  • @Saidabdirahman-x3k
    @Saidabdirahman-x3k Před měsícem

    Alle hawnaxariisto ismacil haniye😢😢😢😢😢

  • @seedcumar5384
    @seedcumar5384 Před měsícem

    VOA Somali afka gaalada oo aan la iska❤baandhayn ayay dadka u soo gudbiyaan xalaal ma aha 😢

  • @idrissaidarous-hi3mf
    @idrissaidarous-hi3mf Před měsícem +4

    Way guulaysani xamaas iyo palastiine

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Před měsícem +3

    Inaa lilaahi waa inaa lilaahi raajucuun illahay ha ha u naxariisto Cimaan ciil haniya iyo intii la dhimatay 😂 amiin yaa allah

    • @S.USAwg6ux
      @S.USAwg6ux Před měsícem +1

      Qof dhan Musliminta ka baxay oo cashiradena baajinay caawa adn wa iska qosli😢😢

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 Před měsícem

    Ilaahay ha imaqashiiyo Geerida Netanyahu, iyo Golihiisa wasiirada oo Gantaal ku habsaday.

  • @laylacabdilaahi8692
    @laylacabdilaahi8692 Před měsícem +1

    alle haw naxariisto

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 Před měsícem

    Alaahaa unaxaristo 😢😢

  • @KhadraAadan-k2e
    @KhadraAadan-k2e Před měsícem

    Ale ha unaxariisto

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay

    Cadawga illahow jebi yuhud marakeykan rer galbed illahay swt dhulka idinla goy

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv Před měsícem

    Argagisada dunida israil iyo mareykanka lkn anagaa bilawdono insha alah

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 Před měsícem +1

    Guuleysta reer Gaza

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 Před měsícem

    Waa dil shirqool ah IRAN calaama suaal ayaa saran

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa Před měsícem +1

    Alle hawnaxariisto in aa dhahdaan maxaa idiin diiday wxaa tihiin gaalo wariyaal gaalo

  • @IltiredoualePort
    @IltiredoualePort Před 22 dny

    warkii manta mahadsanid 4 h 00 galabnimo

  • @Saidabdirahman-x3k
    @Saidabdirahman-x3k Před měsícem

    Alle hawnaxariisto ismacil haniye😢😢😢😢😢 4:38 😅😮😅😅😅😅

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Před měsícem

    Madaxdi carabta e khaliijka waxa cad in ay yihiin A'yda yuhuudda iyo mareykanka, waxy cadeysten in aaney muslim ahayn, Ilagaw kuwa meel baas ka tuur Bi'dnik

  • @mowlidali-qs7rx
    @mowlidali-qs7rx Před měsícem

    Carabta waa digaag, Iraan ba ka geesisan

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur Před měsícem

    Subxanalaah

  • @MowlidBushar
    @MowlidBushar Před měsícem

    Ok is not easy

  • @Cumar2
    @Cumar2 Před měsícem

    Soomaalyiyeey VOA iyo BBC yuhuudda ayey ushaqeeyaaneekadigtoonaada ,😢😢😢😢😢

  • @alielml8735
    @alielml8735 Před měsícem

    Dowlada masar oo. HADAL aad u liita UU ka soobaxay
    Waxaanad moodaa inay ku faraxsan yihiin dilka ISMACIIL HANIYA

  • @zakiabdoborleh
    @zakiabdoborleh Před 28 dny

    0:13 0:14 🎉

  • @Xafso25
    @Xafso25 Před měsícem +1

    Haniyeh ma dhiman ee wuu dhuntay hana ku sexdaan cadawga alle in aysan sexandonin eey boqol haniyeh soo bixi donan sidii dhici jirtayba ila ay qudus ka xirowdo jihadka wuu soconaha insha alh ilahay ha ka sabar siiyo qoyskiisa iyo uma ialamka ah dhaman

  • @browser7074
    @browser7074 Před měsícem

    Rest in peace haniyeh

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Před měsícem

    Lacnatullah masar uf

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv Před měsícem

    Wakhtiga ayaa dhamady ismacil ala yarxmo raxmad ayuu shakhystay

  • @abdialpha
    @abdialpha Před měsícem

    Waxa yaabka igu noqday waa in dadka warka noo sheegay ay afkooda ka ilaaliyen Ilaahay u naxariisto in ay dhahaan?!

  • @user-le9lk5fw4y
    @user-le9lk5fw4y Před měsícem

    Idaacad yahuudeed

  • @user-ug9zc1kv9f
    @user-ug9zc1kv9f Před měsícem

    Tiir baa kabaxey umada islaamka oo dhan geesi geesi dhaley waxanu ku dhintey Shahid geeri xalaal ah dhiiga loo shubayo xoriyada palastine ayuu qeyb ka ahaa waaney guuleysan doonaan shacsbks palastine ilaahey haw na ariisto halyey buu ahaa guul daraduns waxey ku danbeyn doonta yuhuda alle nacdeley hoog baana usugnaan doona waxanse layabaney oo ku canaanaya dilkiisa eeran oon laheyn sirdoon caalamiya dhexdeedii ayey moosad basasiinta yuhuudu ka dhex adeeganeyza oo lagu shirqolays maca madaxdeedii eeran waxanan eeran usoo jeedinaya eeran waa iney sordoonkeda hore Umarisa oo lajaan qaada kuwa caalamka halkan horumarka technologyga ay ka gaadhey waa iney sirdoonkeeda horumariza

  • @user-ir2yt2oj4z
    @user-ir2yt2oj4z Před měsícem

    Maalinba falastiin geesi baa ka shahiidi jiray geesina waa kadanbayn jiray

  • @nuurabdulle1849
    @nuurabdulle1849 Před měsícem

    Allha unaxaristo qabriga Allaha uwasiciyo

  • @MohamedIbraahimFarah
    @MohamedIbraahimFarah Před měsícem

    Sorry Allah is one

  • @Khaalid4220
    @Khaalid4220 Před měsícem

    Hadad dhiig leedihiin
    Kamaydan shaqayseen idaacada ibliiska aduunka ugu wayn ee maraykan is casila walalayaal

  • @One_somalia
    @One_somalia Před měsícem

    Soomaaliyana way ka aamustay cabsi aay ka qabto in lacaga cayrta laga goosto.

  • @user-ep6ic7qx8f
    @user-ep6ic7qx8f Před měsícem

    😢😢😢😢

  • @Byjubba
    @Byjubba Před měsícem

    Waxaan loogu aarayaa xarumaha maraykanka ee bariga dhaxe

  • @awaleahmed2387
    @awaleahmed2387 Před měsícem

    Aduunka madaxda ayaa wax canbaareyso lakin Somali da shacabka ayaa wax canbaareeyo TikTok hadad aragto waad yabeysaa ninkan sida somalia ugu ooy nayaan ninkan ma somalibaa isleedahay

  • @NoorYussuf-ty3hh
    @NoorYussuf-ty3hh Před měsícem

    Aaway sacuudiga

  • @user-ee9mn3dd9l
    @user-ee9mn3dd9l Před měsícem

    La haystayaasha israa'iil!!?🤔🤨

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 Před měsícem

    Israil waa dilkii ay kubaabisay ..yuhuud jabkeedii imikuu bilaamay

  • @Zale___manCqadir
    @Zale___manCqadir Před měsícem

    Sorry

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před měsícem

    VIOE VIOE FAKIN FAKIN KAAAS

  • @abdulqadirwarsama1828
    @abdulqadirwarsama1828 Před měsícem

    Xidhiidhka may u jaraan Americanka haddii aaney Zionist la shaqaynayn

  • @idrissaidarous-hi3mf
    @idrissaidarous-hi3mf Před měsícem +1

    Wa dagaal xaqa dagaalka ay falastiin oo xamaas ah ay ku jirto

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před měsícem

    Blankin FAKIN guhuuda ALOW baaa biiiiiid FAKIN

  • @Madina-mg6qm
    @Madina-mg6qm Před měsícem

    Erdogana booto lee wadaa

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 Před měsícem

    Carabtii aaway 😂😂😂😂😂 timirtiina iska cuna awalba rag ma aheeyn wax iska celi karto 😂😂😂😂