DEG DEG: B/Habargidir oo qiratay Hubkii Caabudwaaq Looga furtay, CC Shakuur oo weeraray Xasan Sheekh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 08. 2024
  • Wararkii ugu dambeeyay - Wararka Maanta - War Deg Deg Ah:
    Siyaasadda Soomaaliya - Doorashooyinka - Puntland - Galmudug - Koofur Galbeed -
    Jubbaland - Hirshabelle. #Dhaankawararka
    Follow on FB: / dhaankawararka

Komentáře • 14

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před měsícem +4

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 Před měsícem

    Mareexaan guuleysta iska celiya cadowga villa mudulood hurgalkana laaya guul guul

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před měsícem +2

    Hogaamiyaha Mooryaanta Hawiye xasan dhiiqow Dagaal baan diyaar unahay aabahaa wase.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Shacabka sawtii hubka la siinayey ma iyagaa ka duwan

  • @AbdulNaleie-kc2qe
    @AbdulNaleie-kc2qe Před měsícem +1

    Arrintan Kulan jiis iyo group Nairobi jooga, Kuna xiran safaarada itoobiyo ee halkaasi ayaa ka dambeeyey. H/G shaqo Kuma laha hubkaan. Beenta joojiya. Dowladu wax shaqo Kuma laha.

  • @HanadUgaas
    @HanadUgaas Před měsícem

    😂❤😂😢😢❤😂🎉😢❤❤❤❤

  • @queensoomaali7191
    @queensoomaali7191 Před měsícem +2

    Xasan meel walba wadankii waa ka dumiyay

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před měsícem

    Xasan gurguurte ayaa hubkaan soo iibshey oo uu doonayey in uu ku xasuuqa shacabka soomaaliyeed

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Weli rag ayaa itoobiya u shaqeeya. Adeer meeshan. Wax la yaableh ayaa ka jira dhamaan dalka

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Cidna ka soo qaadi mayso. Hadii hadii awood laysku dayana runta ayaa loo tegayaa

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Před měsícem

    Shaki kuma jiro in Mooryaanta Tuugada ah ee Xasan Sheikh horjoogaha u yahay ay ka dambeeyaan si dadka shacabka ah laysugu hubeeyo horena tan oo kale waa sameeyey isaga oo hubeeyey Qabaa'ilo gaar ah

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před měsícem

    Hogamiyah Argagixisadah hawiyeh ilahay bah kah shifay marexan waxan u shegayah inay hubkah isku difacan hubkah waxaa lo so gatay in shacabkah marexan lagu xasuqoh xasan moryan iyo villa family iyo ismacil horor iyo Argagixisadah sadiq John iyo shuluq bah kah danbeyah xasuqah shacabkah marexan