Maxkamada dahir alsow FURNIIN Khadiijo iyo Aabo dahir oo is furay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 08. 2024

Komentáře • 80

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n Před měsícem +4

    Daahiroow dadkaan halakala diro wxn dhaqan ma ahan

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Před měsícem +1

    Kkkkkkkkkll
    Naag ku nacdey wax lala noolado ma ahan.

  • @Aalamualkium
    @Aalamualkium Před 29 dny

    Ilahay baa og xaqiiqda

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před měsícem +2

    XasbunaLah..Wanicma..WakiiLan

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Před měsícem +2

    Misunderstand baa jiro dhaqan carbed iyo dhaqan somali ayaa jiro
    Is fahan la,anta .naa hawiye iyo darood maxa ku dhexgeliyey naag baa ka tahy.

  • @caasha93
    @caasha93 Před měsícem +1

    Nin raga inu oyo oo cishooda maficna illahay dhexdiina maslaxo ha dhigo

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před měsícem +2

    NAAG NIN SHARE GAREYSA WAA CIYAAL SUUQ

  • @Jamadjano
    @Jamadjano Před měsícem +1

    Naaga habeenkii saqdhaxa soo jeeda naagmiyaa

  • @user-vc2bu5dt7h
    @user-vc2bu5dt7h Před měsícem +2

    Wiilkan maxamed waa ciyal casiir wuxu haysta dhaqanki carbeed xaaskiisa marabyo in bananka aadin nin kale ay la hadlo isma keeni karan labadan

  • @Safiyo-ue4fj
    @Safiyo-ue4fj Před měsícem

    Masha allah maxamed wu jecel yahay gabadha ❤❤❤

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 Před měsícem +1

    Ilaahoow kuwaan hanoo dhiibin 😢😂😅

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 Před měsícem

    Ninka haadii musuuliya laga qaado waa saan camal

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před měsícem +1

    DAAHIR, NINKAN IYO NAAGTAAN, IYAGOO IS WATTA AYEY KU YIMADEEN, ANNAGA WAXAAN U ARAGNA IN AY DAD CAAFIMAD QABA IN AYSAN AHEYN.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před měsícem +1

    DIINTA ISLAAMKA, WAXAY TIRI NEEFKA HA LA QALO, LAKIIN HA LA KARIYO BAL SHEEGA AAYADDA SHEEGEYSA, MA JITO AYAN IDIN LEEYAHAY.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Sagal media Guul Walaal Ajar iyo xasaanad ilaahay ha kaasiyo ficilada wanaagsan eed wadaan Guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před měsícem +1

    WARYA ABTI BAAN U AHAYDA JOOJI, NINKAN IYO NAAGTIIS KA DHEX BAX

  • @dekaibrahim7625
    @dekaibrahim7625 Před měsícem +1

    Dhilo walan isaqa afaka kadhig

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před měsícem

    bismilaah raxmaani raxiim hilib ceyriin wa la cuni kara'a

  • @Farsusmaxamus
    @Farsusmaxamus Před měsícem

    ruwaaYada ka daaa nin taarikh leh

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u Před měsícem +1

    Daahir gabadha agtaada halugu
    Dhibo

  • @aliadam2039
    @aliadam2039 Před měsícem +1

    AS❤❤❤❤

  • @fawziyaahmed5955
    @fawziyaahmed5955 Před měsícem

    Maxaad uabayuusi wiilka

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 Před měsícem +1

    Ciyaalka ka ilaaliya iyo ayadaba armuu cunaa subxaana laah😮😢😢😢

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Před měsícem +1

    Maxkamada daahir sidan miyaa .hadabo vaq ma ahan . Gabadhaa gardaran ilahy ka baqa .hadii la rabo in la ogaado in la dhexgalo oo nolosheda la ogaado .sida muuqato ninku wa odey weyn gabadhana jecel asxan isu maslaxa rerka ha duminina

  • @user-pe7fu6dh7x
    @user-pe7fu6dh7x Před měsícem

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Před měsícem

    Carabta beerka ceyriin wey cunaan.
    Hilibka ceyriin wa xalaal hadii ad cunikartid. Dhiga xaraan ah

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u Před měsícem

    Woow gàbadha hala xush meeyo
    Gabadha kadaaya dhibkà ninkaa beeloow weeyaan

  • @fawziyaahmed5955
    @fawziyaahmed5955 Před měsícem +1

    Madhibano waxaa dhiban wiilka

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 Před měsícem

    Kani waa nacas walashi doqon weyaan

  • @mkenyaraage7917
    @mkenyaraage7917 Před měsícem

    Ninkan que,aanka wu qaldeya

  • @HalimaAli-nt9wq
    @HalimaAli-nt9wq Před měsícem

    Please ninkan dadkiisa ha loo raadiyo bahdilkan subxaanaka yaa ilaah

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 Před měsícem +1

    Jecelba hayo gabadhan

  • @HghhgjHgiuhg6
    @HghhgjHgiuhg6 Před měsícem

    QOFTAAN ILMAHEEDA KU DHAARANEYSO OO JAAHIL ADA AH INAY XAARANTAHAY IN ILMO LAGU DHAARTO MAAD U SHEEGTAAN

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Před měsícem +1

    Warr Carab hilib ceyriin lagama cunee ka joog

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle2573 Před měsícem +1

    Weyso ma qabya intusan qur,anka aqrinin

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před měsícem

    Carabta ana arkay ber cirin ayago cunaya waa cadi ❤

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 Před měsícem

    Kala dira labadan ruux anshax xumadooda

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před měsícem

    Khadijo kubada daji walaga garda renyahay rali ahaw

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před měsícem

    Cidan daha gadashiisa wax kuma sameysan karan miya maxay bablic waxkasto ugadhigan

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Před měsícem

    Khadijo joog walee ninkan haduu ku furo walaahy nafsigiisa ku qaban dib u degimeysid .cadaab aduunyo ayaad arkeysaa

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s Před měsícem +1

    Public Life and Private Life Should Be Separated. Ceynba Ceyn Samir Inshallah.

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Před měsícem

    Waa carab maseer baa ka keney

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před měsícem

    Waa doqone yhow waashay dadka guryahooda usoo dhaaf
    Naagtan waalan ee carabka wayn uga Kaalay wadankooda

  • @user-et8qs8mk6x
    @user-et8qs8mk6x Před měsícem

    Warxishooda ooh ilaaheey kqbaqa

  • @SahroInaabdi
    @SahroInaabdi Před měsícem

    gabadha ninka Mel ka saara juudaanka ah gabadhu xoriyad by leedahye😢maxy thy qof waxba ha u share gareen😡😡

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Před měsícem

    War Hotel halageeyo si aay u nasato .dhaqan celin maficno

  • @AnisoDahir-ix3kp
    @AnisoDahir-ix3kp Před měsícem

    Gurigooda ayeyba joogtaaye mexeey laooyee

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 Před měsícem

    Quraanka markuu saarayey sheydamada maxkamad isku sheega ah mute bey isa saareen qosal owgii😮😅😂

  • @jumbodaahir282
    @jumbodaahir282 Před měsícem

    carabaha ana 38sana joogay wax hilib cayrin cunana ma arag weliba imaratka joogay been haka sheegin carabaha😢😢😢

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před měsícem

    Waxaan waashay halasoo diro ee Hargaysa Halakeeno naa kabax heesahaas ee Miyuu waxkale kuyidhi

  • @user-et8qs8mk6x
    @user-et8qs8mk6x Před měsícem

    Daahir waxaan waxfiican machan ee gabadhaan tiktooka hakabaxaan

  • @UmaRabiica
    @UmaRabiica Před měsícem

    😂😂😂😂😂

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Před měsícem

    Aabo Dahir bal ma Dahir Calasow ayaa dhali kara? Waxoodu waa riwaayad sidana daaqad ayaa loo wada saaran yahay waana la is furayaa

  • @FadumoShire-pe5me
    @FadumoShire-pe5me Před měsícem

    Social media has Isla dhaafaan

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před měsícem

    Tariikh cusub.waar tasho.

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před měsícem

    Ninkan gumaysiga isaa galiyaa.

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u Před měsícem

    Gabadha ixtiraama

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    SUURATU BAKHRA AYADAHEEDA DANBE AYUU AKHRIYAY LAAKIIN MA KU CAMAL FALAA HADUUSE KU CAMAL FALO MAXAA UGEEYAY HILIBKA QAYDHIIN EE KARAAHIDA AH IYO SHAKIGA

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před měsícem

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u Před měsícem

    Ninkaan gabadha difaaceey saa iyadu haguursato

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u Před měsícem

    Isagu ha is wacdiyo

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Labada ruux waa maadaysba waxaan Arkayay isagoo cunaya hilib.qaydhiin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u Před měsícem

    Maxaa ka ogtahay qolku inuu yar yahay
    Ninkaa hilibka ceeriin
    Cunay harumeeysanina

  • @naimoabukar723
    @naimoabukar723 Před měsícem +1

    M2? Nm///m

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u Před měsícem

    Dhashiike waa abtigeed

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Před měsícem

    Carab hilib cayriin lagu cunaayo ma aanu arag

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u Před měsícem

    Qabyaaladeeyste yaal weeyaan hg bey maqleen

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u Před měsícem

    GBadha gumeestaha dhiiga cabaya juudaanka kareeba

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před měsícem

    Gumeesi gumeesi gumeesi iyo waali.

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u Před měsícem

    Dadkiinaan hg baad diideysaan

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před měsícem

    WIILKAN MA XAMAR AYAAD AWOOD UGU SHEEGANEYSAAN, WALLAHI IN AYDAAN CEEB KA XISHONEYN

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Před měsícem

    Khadijo joog walee ninkan haduu ku furo walaahy nafsigiisa ku qaban dib u degimeysid .cadaab aduunyo ayaad arkeysaa

  • @UmaRabiica
    @UmaRabiica Před měsícem +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢