ANO 14 JIR AH LA IGU QASBAY NIN 45 JIR AH ANO WIIL KALE JECEL

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • #Subscribe #Like #Share

Komentáře • 624

  • @rahmamohamud9928
    @rahmamohamud9928 Před 6 měsíci +228

    sidaan cml ayey eedadey anoo 7 jir eh oo rajo eh iisoo wadatay igu shaqeesan jirtay dugsiga maanta kajoog hoosha ii qabo idhihi jirtau ilma yaroo dhashay iidhiiban jirtay kadib waan habaaray gabadhii iney dhimato weyna dhimatay ayadoo bilo jirto kadib anoo 8 jir ayaan kadhuuntay dhuumashadii wsxan kutavay meel gaarigu 3 saac usocdo ugu yaraan alxd nolashii anoo yar ayaan kafakaday quraanka ayaan jeclaay macalinka dugsigana inaan maalin maqnaado majecleen laakin dugsigii danbe ayan jaanis uhelay ilaa quraankii xafiday qofwalba aduunkaan qisuu.leeyaya abaayo guul kuu danbeneso inshaa ah

  • @Samiaahmed-b3j
    @Samiaahmed-b3j Před 5 měsíci +23

    Ku sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhameth (scw scw scw)❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 6 měsíci +242

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash Před 6 měsíci +89

    Ridwan waxa Kaa rajeena inaa Deeqo cadalad la raadin doontid oo dhakhtarkaga la kaashan doontid arinteeda meel ha ugu joogsan ilaa cadalad la heshid anagana garabkaga nahay Alle garbakiina ha ahaado

  • @nuurcool
    @nuurcool Před 6 měsíci +294

    Inta ila jecla rasuulka igula sali scw scw

  • @MunoSadaxle-xc7ju
    @MunoSadaxle-xc7ju Před 6 měsíci +109

    Riidwan o kale muqdishu ma joga hadii u jogi lahaa waxan la wadagii lahaa qisideydi xanun 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @kobciyeservices12
      @kobciyeservices12 Před 6 měsíci +3

      Ana jooga lkn caan ma ihi seee ke yeelay😂😂😂

    • @user-tk1dr9mn8h
      @user-tk1dr9mn8h Před 6 měsíci +1

      😂😂😂😂😂😂​kana @@kobciyeservices12

    • @user-pi5dr7ep1h
      @user-pi5dr7ep1h Před 6 měsíci +5

      Muxuu 14 years old ku falaa???
      Send his pictures, we will share it with the uk government… tuuug
      14????? Subxaana Allah

    • @leylocali8269
      @leylocali8269 Před 6 měsíci

      Ana joga kalay ila wadag 😢

    • @kawsarsalebaan5699
      @kawsarsalebaan5699 Před 6 měsíci

      Ani jiga😂

  • @mohyahallasame102
    @mohyahallasame102 Před 6 měsíci +55

    ridwaan saaxib xirfadaada waraysiga kor u qaad xooga , waxa dhacda maraarka qaar qofka inaad waydiiso sual aan loo baahnayn iyo sido kale inaad kaso dhex gasho qofka aan hadalka dhamystirin , sido kale emetionalatiy baa kugu jira qof humble ah ahaw.
    mahasanid.

  • @user-zi9xi6kj1u
    @user-zi9xi6kj1u Před 6 měsíci +20

    Ridwaan hore u soco wlloh gabdha kugu nafisa qof inu ka sheekeeyo qisaadidi ku dhacday dadka waxay u tahy waano qadasho waxa ka badan inta la waraysan meel ku nafisan wayy qof kasde dhibaato haysato Alle haka dulqaado

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je Před 6 měsíci +21

    Wiilasheena intooda wanaagsan Allah hanoodaayo, dumarowna ilma hoostaada jooga, qof kumutay, waa dulinimo,dadnima xumo, iyo diindaro inaad sixun uladhaqanto, subxana Allah

  • @hiboclaahi9064
    @hiboclaahi9064 Před 6 měsíci +25

    Laba gabdhood bn edo u ahay waa balan haday habeen iso martiyaan inay ii ilawi dooniin sidan uso dhaweeyo alaw gabdhahan edada u ahay farxad igu tus 😢😢😢

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 Před 5 měsíci

      Aamiin abyo

    • @Bilkheyrcrahman2352
      @Bilkheyrcrahman2352 Před 5 měsíci +1

      Haa wllhi qisada experts badana kaqaadanay alx kuwa edada uthy bas mahane qof walboo ku soo macin bido madaxa saaro qasatan gabdhaha i.allh anigana waa balan ina unaxariisto😢😢

  • @abdoowmaye
    @abdoowmaye Před 6 měsíci +11

    Masha allah Gabarta waxay I xasuusinaysa gabartayda isku da yihiin ilahay ha xafiido Aamiin.

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před 5 měsíci +5

    Hadii sheekadaan run ay tahay iyo hadii kale,
    1-Caruurta wax uga wanaagsan ma jiro waalidkooda khaas ahaan hooyadoda.
    2-Hadii caruurta walaalkaa weelkaaa ama qaraabo reerka ay kuu joogaan fadlan ula dhaqan sidii caruurtaada oo kale.
    3-Caruurteena Ilaahay aan uga cabsano oo mustaqbalkooda aan ka fikirno khaas ahaan gabdhaha.
    4-Hadii ay dhacdo in gabar yar xaaskuu noqoto, wanaaji oo kasbo galbugeeda, xaas fiican ayaa laga yaanaa inay kuu noqoto wax walbana ay ogolaato.

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Před 6 měsíci +23

    Horay u soco ridwaan qof kaa wareeysi wanaagsan wali ma arkin ma ogi inaad soo baratay lkn gacan baa laguu taagay. Guuleeyso 💪💥

    • @najmasheikh1959
      @najmasheikh1959 Před 6 měsíci +3

      Gull wcn

    • @Zahrakiin-so5pp
      @Zahrakiin-so5pp Před 6 měsíci

      M.a

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j Před 6 měsíci +2

      Masha alla wlhy waxan kalon kaga helay su,al walbo ad isdhahaysid qofku waraysanayo yaa waydiya wuuba waydina ❤

    • @sumadqaran
      @sumadqaran Před 5 měsíci

      @@Zahrakiin-so5pp aad iyo aad qofka markeey sheekada isaga dhex yaacdo xitaa gadaal buu usoo celinayaa

  • @user-xj8gy1vc5b
    @user-xj8gy1vc5b Před 6 měsíci +27

    Axl walahi 9gal eedo lahaa inkastoo hada qar dhinteen midba mida kale waaka fiicantahay midkastana inan walaalo nahay cml iskula kaftanaa maalin tii abahey dhintana walahi ciyalkena nolashoda kafala qaden oo wax walbo ey ubaahan yihiin Helen inkaston aaba la aanta tabeyno sas eytahay jamacad school dugsi intaba lacag la aan qof oga hartay majirin ilahey eeda yaashey janada hawada geeyo qofkas too dhibheysto ilaahey dhibka haka bixiyo eeda yaasha isku mid maahan

  • @qalbilove2448
    @qalbilove2448 Před 6 měsíci +17

    Ilhy haku xafido abyo ❤ nolo quruxbadan ban ku rajenaa i.a

  • @niciimaaxmed6360
    @niciimaaxmed6360 Před 6 měsíci +21

    Aniguba waxan lajoga hada lkn waxan u imaday 19 jira ohoyaday iyo abahay ban lasokoray iyo nolol quruxbadan alxm hadana way ijogan hadana ma ihi gabadh cidi lahadlikarto waxan uqabtana way aragta waxikala way aragta waxna wabarda. Alxm hoyo iyo abena way igarabtaganyihin❤

    • @Fatimamohamed05
      @Fatimamohamed05 Před 6 měsíci +2

      Waligaa cadaalad darro iyo gumesi haka aqbalin

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw Před 6 měsíci +35

    Dadkaa inanta yar ciqaabay ❤❤❤❤walal qaali sharafay samir yeelo waligaa walal guul ku waar ...kuwaa sidaa kuu galay. Maalin aan maanta ahayenayaa laga jarayaa❤❤

  • @Yazmienchama
    @Yazmienchama Před 6 měsíci +26

    Wiilkaas wiil wanagsan buu ahaa alle ha barakeeyo😢❤

  • @bassflix5982
    @bassflix5982 Před 5 měsíci +7

    Subhanallah oo eedo aabo qabo ayaa arxan daro lagu ogaaa EE MAXAA WAAYE EEDO AABO LA DHALATAY OO ARXAN DARAN😮 ALLE XAQAAS KAA SOO SAAR EEDO QUMAAYO😢

  • @abdiaziizabdullahi2460
    @abdiaziizabdullahi2460 Před 6 měsíci +46

    Ramadan allaha cafimaad nagu gaarsiiyo

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 Před 6 měsíci +31

    Ku sali Nabigeen Mohamed صلي الله عليه وسلم

  • @jhg5545
    @jhg5545 Před 5 měsíci +5

    Allah dadka qar aqiro wara yalo abayo wan kula daremona ilen gab dhan Isla nahe gabar nah gabar kale wowo dhiba 😢 bas ilahey waxa so Marti waxat ku ilewdit Allah Haku siyo xbbti qalabi ❤😢

  • @kiat987
    @kiat987 Před 6 měsíci +8

    Ridwan Masha Allah Allah Ku guuleyo keep going qof wanaksan ba tahy 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤ love you

  • @Somali.entertainment01
    @Somali.entertainment01 Před 6 měsíci +12

    Ridwan isack go forward bro👏

  • @rahmaxasan6847
    @rahmaxasan6847 Před 5 měsíci +6

    Alxamdulilaah ilhaay Haa ii daayo ededaay aduun kaan ugu jecelhaay

  • @user-wg2zp4tq3z
    @user-wg2zp4tq3z Před 6 měsíci +5

    Wllky ridwaan guuleysoy marwalba guul😢

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Před 6 měsíci +8

    Dumarow ilmihiina korsada qof na haku aamininina

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 Před 6 měsíci +15

    Ilaahow mahadaa inaa hooyo iyo aabe fiican na siisay intaan yar yareyn alx hadana aad noo daysatay hooyo iyo aabe alx alx marwalba baayo adna alaha ku garab galo
    Eedo eedo alle ma bado qof yar aamiin eedooyinka inkastoo kuligood aysan wada xumayn hadana qisooyinka eedooyinka waa baddaas lkn aakhiraa danbaysa 😢

  • @juweeliyacisman
    @juweeliyacisman Před 6 měsíci +9

    Waàaw mashalh wilwshasomaliyeed waa nasab walhy❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-yn3qo6bs9g
    @user-yn3qo6bs9g Před 6 měsíci +20

    Wllky ridwaan guuleysoy marwalba guul

  • @Bahjawarsame34
    @Bahjawarsame34 Před 6 měsíci +28

    Edo may ahayn taasi habaar qabto ayeey ahayd taas inkaar ha ku dhacdo

  • @user-eo2hz5qe9v
    @user-eo2hz5qe9v Před 6 měsíci +16

    Xakan ku noola hay 13 or 14 wa ilmo lkn malaha naxariis la.aanta qof wayn ka dhiktay. Edooyinka qaarba inkaar ah subxanala 😮😮😮

    • @hiboclaahi9064
      @hiboclaahi9064 Před 6 měsíci

      Xaqiiq wakhtiga qofka Kariya wllhi 😢😢😢😢

    • @fatumaabdi6898
      @fatumaabdi6898 Před 5 měsíci

      Haa dad xun ayaa jiro ILLAAH ayaan kamangalnay dad ahlu naar ah naxariis aan qabin ayaa jiro

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 Před 6 měsíci +18

    Qoftaan iney been sheegeysoo oo caan raadis thy sidey warka u alifeyso laga dareemaa😂😂😂

    • @user-kg7zj7yz6t
      @user-kg7zj7yz6t Před 6 měsíci +1

      Wad kufahante😂 wle can radis😮😂

    • @qali20
      @qali20 Před 6 měsíci

      Ma shegee marka😂

  • @yaazirapdikadir1995
    @yaazirapdikadir1995 Před 6 měsíci +6

    Team ridwan issach 1k love I.

  • @user-kj4tn1bx4k
    @user-kj4tn1bx4k Před 6 měsíci +5

    I'm highly waiting part 2

  • @Sadia-35
    @Sadia-35 Před 6 měsíci +17

    Eedo anaa lanoola wax kasto xun wakusurooobaan mexey arxan daro qabaaan😢😢😢😢

  • @amalsheikh5939
    @amalsheikh5939 Před 6 měsíci +10

    Ridwan niyo dadka shaaha iyo biyaha sii bismilah

    • @ubaneyadan9981
      @ubaneyadan9981 Před 6 měsíci

      Waxas miskaa saran waa maxey 😂 dadka maayaka waax cabii karan qisada kadax guxaaayan😢

  • @bilana289
    @bilana289 Před 6 měsíci +5

    Somalida waxa dhibka ugu wacan agoonta iyo dadka masaakiinta ah ee lagu dhibayo 😭

  • @user-jt4xp9zu9s
    @user-jt4xp9zu9s Před 6 měsíci +15

    ❤RIDWAAN NINKII GABADHA HIV GA QAAD SIIYAY WUU SOO HADKAY MARKA BARMAAMIJKI WANU KA SUGAYNA BAL MEESHA UU KU BIYO SHUBTO SOO DAA BRO THNKKS

    • @AnigaWaaye-mp1yd
      @AnigaWaaye-mp1yd Před 6 měsíci +1

      Xaguu kasoo hadlay walaal

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Před 6 měsíci +3

      Ninka soo hadlay ma aha xasan HIV ee waa walaalkii la mataan ah xuseen wax hubso xuseen xaaskiisa ayaa soo hadashay oo sheegtay inuusan xasan ahayn

    • @sumayayusuf4478
      @sumayayusuf4478 Před 6 měsíci

      @@casalasal6466xage kaso daawan karaa

    • @user-jt4xp9zu9s
      @user-jt4xp9zu9s Před 6 měsíci

      @@casalasal6466 waan fahmay ee gabadhii aaway hiv ga la noolayd wax jwb ah lagama heline

    • @hiboclaahi9064
      @hiboclaahi9064 Před 6 měsíci

      ​@@casalasal6466xage ka so hadashay islanta 😂😂😂

  • @user-ry8fp4ze2z
    @user-ry8fp4ze2z Před 6 měsíci +8

    800k coming soon l.a

  • @user-bj5nw8vk6n
    @user-bj5nw8vk6n Před 2 měsíci

    Ku saliya xabeebkeena scw❤

  • @foosomaromar3036
    @foosomaromar3036 Před 6 měsíci +4

    Masha Allah ridhwan horo Usoco

  • @farahismail7574
    @farahismail7574 Před 6 měsíci +12

    Wll ridwaan is ilaali bal waan soo maqalay ninkii in uu Nairobi usoo socdo bal taxadir wax kastaa dhici karee hada waa ninkii gabdhii deeqi dacweenaysay 😮

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl Před 6 měsíci +5

    Sida ugu dhaqsiyaha badan uguna macquulsan baaritaankaas iyo wixii kasoo baxay nala wadaag.
    FG qaarkeen ayaa ah, baarayaal Fadlan adigaan kaa war sugeynaa mahadsanid.

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Před 6 měsíci +25

    Dadka Somalida intooda bdn waxa hysta Family problem

    • @user-rv3er7rx1s
      @user-rv3er7rx1s Před 6 měsíci +6

      Yeah 80% waxaasna waa dhaqanka waxkasta ceeb ka aaminsayihiin waalidkana ilmaha iney dhageystaan ceeb bey u arkaan generation keen waa Inaan wax ka badalnaaa oo la is dhageysto 😢

    • @shaficiaxmed9769
      @shaficiaxmed9769 Před 6 měsíci

      @@user-rv3er7rx1s Haa wllhy waa runtaa lkn Ubadku mxy hagaagan hooyadood ama aabohood ban fcnaaneyn oo aan si fcn usoo korin ama usoo tarbiyadaynin wllhy

    • @missAmerica-cx3lz
      @missAmerica-cx3lz Před 5 měsíci

      Aad iyo aad xitaa kuwa walidka la nool dhibatadas wey heysataa waliba gabdhaha hadu aabahod dhinto waxay dhibato kala kulman walalaha weyn hadeysan heysan hoyo adag oo uhiilineysa wa la xaqiraa ladulmiyaa dhaxalka loo diidaa

  • @user-ir6br2qj6g
    @user-ir6br2qj6g Před 5 měsíci +1

    Ridwaan bulshadaa walhi meel qaali ah buu kayga jiraa i.a 1m baan uraajaynayaa i.a illahyaw gaadhsiii si dhakhso ah

  • @MaanowIsack
    @MaanowIsack Před 6 měsíci +12

    Ridwaan bro shaqo ficn aad haysa ku soco

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 6 měsíci +4

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 Před 6 měsíci +10

    Haddii uu run sheegaayo sidaas deeqo aad u bartay ha isku baro teeda kale aboowe tusi waxuu soo dhigay dhaqtarkii deeqo baaray kalia wuu Aqrin waana uu fahmi mahadsanid

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j Před 6 měsíci +4

    Subaxalaahay waa kaxamahay gabdhaha jajara 😢😢😢 sasa iloogala😢😢😢😢😢

  • @shakiraAli143
    @shakiraAli143 Před 6 měsíci +2

    Ridwan the best utuber manshaAllah

  • @aaminociise1103
    @aaminociise1103 Před 6 měsíci +4

    I can't wait part two cawa dhan wan egaya ina laso galiyay😢

  • @abdimohamed4608
    @abdimohamed4608 Před 5 měsíci +20

    Ridhwan, you should give your guest water or tea. It's very rude that you have water and tea for yourself and not your guest.

  • @user-zm5qx5kg5y
    @user-zm5qx5kg5y Před 5 měsíci +3

    Walahi dadka qar sidha ayaga ladahay aqiro waxbo kumalihidhin ee adunka kurahesta ayay qarabadha ay kuadhaban
    Ilahey hakucawiyo walashey

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před 6 měsíci +9

    Ramadan

  • @user-oe7fi3ji6h
    @user-oe7fi3ji6h Před 6 měsíci +2

    I can’t wait part two😮😮😮

  • @umusalman9489
    @umusalman9489 Před 6 měsíci +6

    Ples part 2😊

  • @AbshiroAskar
    @AbshiroAskar Před 6 měsíci +15

    Walaahi aniga waxa leygu guur saday 15 years alhamdulilaah ciyal keyga waanu isla Eg nahay waxaana uu arkaa iney waqti fican ahayd marka aan arko gabdho 25 ila 30 jira oo wali guursan waxan uu Arka waqti inu ka lumayo ilahay guur wanagsan ha siiyo

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 Před 6 měsíci +5

      Wakhti Kama lumayee qadartaa u dhiman walaal allaha kubarakeeyo caruurtaada balase inąd kafiicantahay marna qalbigaaga hagalin

    • @kawsarsalebaan5699
      @kawsarsalebaan5699 Před 6 měsíci

      😂😂😂

    • @ilhaandeeq4
      @ilhaandeeq4 Před 5 měsíci +2

      Inad waqtiga ku gursato ala ku qoray iyakna waqtigoda ba dhiman ma ahn ina sida u hadashid

    • @ilhaandeeq4
      @ilhaandeeq4 Před 5 měsíci

      ​@@fahm3d88aaad io aaad

    • @BodyBota-lr1lo
      @BodyBota-lr1lo Před 5 měsíci +3

      Alhamdullah waa qadarta ilhy markaa laga imaado im proud of my self inaan noqdo gabdh wax bartay wakhti aan uheley inaan naftaydaa wax baro maanta hdii ilhy ma qadree ninkaygu dhinto ama aan kala tagno ama shaqo laan hesho inaan ciyalkayga damanad qaadiro nool ta u wangsan inaan ku noolaysiya im doctor so ha is moodin inaad haysto nolol ka facn tan habla wli joogo you also lost a lot of chance quruxey ❤😂

  • @user-ry8fp4ze2z
    @user-ry8fp4ze2z Před 6 měsíci +8

    First comment ❤❤

  • @Xirsishow
    @Xirsishow Před 6 měsíci +7

    Ale dad keenu xaasi sabaa 25 k ayaa dawaday 3k1yaa like saaray

  • @najmasheikh1959
    @najmasheikh1959 Před 6 měsíci +4

    Wllkey ridwan wxn kurajeynaya gull farhat ley

  • @machoclachocla4298
    @machoclachocla4298 Před 6 měsíci +8

    Ridwan salanta islamka kubilawdeed bro adhoo raali ah

  • @zamiirahmed264
    @zamiirahmed264 Před 6 měsíci +7

    Pls asxaabey ridwaan igu soo xira somalia jooga qiso xnuun badan baa I hysta pls pls 😢😢😢😢

  • @queenquruxwanag1241
    @queenquruxwanag1241 Před 5 měsíci +2

    Allahu akbar 😢😢😢 tolowu Dad kaasi Akhiro halkay Galayan maan alle xisabiin waxay waxaso Dulmi ah so sorry 😢 wlhy waxan o kale alle nama Tuso yaa allah dulmigaso kale inan galnan kaa magan galnaya

  • @Zaka_swe
    @Zaka_swe Před 6 měsíci +5

    ASC RIDWAN HAL DALO MA KU SIIN KARA HABADHA MARKAD WAREYSANEYDO DHAR FIICAN XIRTA DHEH MISE MESHA LAGA XIRAA MAXAA QALDAN

  • @fardowsafarta7572
    @fardowsafarta7572 Před 6 měsíci +7

    Waa gabr adag mashllh❤

  • @heehheeh4543
    @heehheeh4543 Před 4 měsíci

    Ku sali nabigena Sallallahu Aleyhi wa Salam

  • @user-my3mq5uj8z
    @user-my3mq5uj8z Před 5 měsíci +2

    Alla xanuun waye nolasha mararka qaar wllh

  • @HooyoFadumo-xc2po
    @HooyoFadumo-xc2po Před 6 měsíci +5

    @ridwan issak waxaan ahy hooyo caruur badan haysato oo aad udaruufeysan ayaan ahy koley ilaahy wuu I arkaa cunugii 6 ayaan caloosha kuwadaa caruurtana waa laygu dayriye maanta waxaan jeclaan lahaa cidkasta waxay awoodo in ay igu caawiso waayo soon baa soo dhow xanuun badan ayaan soo maray 😢wlhi dhibkeyga ilaahy unbaa og. Maantana danbaaa ihayso

  • @lushapaecali2722
    @lushapaecali2722 Před 6 měsíci +3

    Allh is one ☝️ ❤

  • @ladancali1240
    @ladancali1240 Před 6 měsíci +5

    Waa runteet waa nolosha runta ah ee dadka wax heysto qofka ehelka ah ee naciim soo mooday aan wax daryeel ah ku heysan

    • @SaaraMohamed-xx2ui
      @SaaraMohamed-xx2ui Před 6 měsíci

      First aaway hooyadeed oo nool see logu so xaday dib na u so radinin sual isweydin mudan

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Před 6 měsíci +21

    gabar yar Agoon ah taas eedo ma aha ilmaha hooyo u roon haday u soo shaqaysto 😢😢😢😢😢

  • @user-xg4pj3ew8x
    @user-xg4pj3ew8x Před 6 měsíci +2

    Plz come with daily video

  • @abubakarabdullahiabdi
    @abubakarabdullahiabdi Před 6 měsíci +7

    Mr Ridhwan issack shekadhi Deqo Io Hassan inte kudambeyse

  • @asmahanosman8997
    @asmahanosman8997 Před 5 měsíci +1

    Asc wadankedu wuxu udagi layahay waa dulmiga layska galayey Subxanallah 😢

  • @user-qv8uh5yw7y
    @user-qv8uh5yw7y Před 6 měsíci +4

    Ilaahey hakaa cafiyo eedo saaasa majiree

  • @isninotajira613
    @isninotajira613 Před 5 měsíci +1

    reste tjs fort ma soeur❤

  • @maryamaabdallahi7493
    @maryamaabdallahi7493 Před 6 měsíci +2

    Bisinkow gbdhah wayba dhipanyihin alx hoydey io abahy la nolhy alx reera shukansi maba alx her waxa joga aan shaqeysta hooydey io abahy illahy iga qaado wlhi wa indhah nurkod wa tukal hdne mel maba ada gurigena io shaqdeyda u dhaxeya allow walidkeyga iidbaf😢😢😢

  • @user-ms1wz3sl1j
    @user-ms1wz3sl1j Před 5 měsíci +1

    Sallallahu calayhi wasalam

  • @Amiiqurux123
    @Amiiqurux123 Před 5 měsíci +2

    Xanuun badanaaH😢💔Sorry walaazhayyyy😢❤

  • @xamdixulka2245
    @xamdixulka2245 Před 6 měsíci +8

    14jir waa ku jeclahy hadii leydhaho waa oyn jiray rauntii Ani ama wllkey ugu danwon jiry waagas😮😂😂

    • @user-cg3bx4lc3n
      @user-cg3bx4lc3n Před 6 měsíci +1

      Like me naag weyn tahaye caadi iska dhig walalahey idhihi jireen ana ninkii ilahadlabo stupid umaleyn jirey waan soo dacweeyna ilaa heer walalaheey raga kudhaheen ninkii lahadlo dagaal waye xafada dhan caan ka ahaa markii tukaanka wax kasoo doono hadii isoo fiirshaan waa leysoo fiirshey kudhaha walaalledey ceebey tacaal SaaS ku waaye hasawihii raga deriska markii soo weynadey xitaa😂

    • @Zahrakiin-so5pp
      @Zahrakiin-so5pp Před 6 měsíci

      😂😂😂😂😂

    • @Zahrakiin-so5pp
      @Zahrakiin-so5pp Před 6 měsíci

      Ciil baa badey in ay naxriis ka raadiso qof ajanabi ka ah 😢 miskiin waaye dumarka in loo naxriisto ku qurhoonaa😢

  • @umuisrachanel
    @umuisrachanel Před 6 měsíci +5

    Waa qiso qalbiga tabaneyso 😢😢

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 Před 6 měsíci +20

    Qisada wey murug badned lkn gabadha yar ineey kareebto ayaa fiicneed anigoo la iqabo ayaa ninkaan is jeclen guriga igu imanayaa markuu ninkeyga baxo arinkas wax fcn ma ahan

    • @imans3899
      @imans3899 Před 6 měsíci +6

      Waxas qabis mahan waa kufsi. Guurka diinta Islamka shuruud buu leeyahay, shuruuda ugu weyn waa in labada qofwalba miyir qabaan oo qofkoodna waalnayn, in labada qofba isku qanacsanyihiin oo guurka khasab ku jirin, in gabadha weli meheriya joogo, in gabadha meherkeeda xaq u leedahay. Somali dhibka ugu weyn at qabto waa diin la’aan

    • @hiboclaahi9064
      @hiboclaahi9064 Před 6 měsíci +1

      Inay samayn baa ficnayd lkn haday samaysayba wax ay u qariso Maba jiran ilmo nimo iyo cilmi la an baa u gaysay haday naag wayno wax baratay thy may samayseen😢😢😢

    • @FaatushAlii-ih8vl
      @FaatushAlii-ih8vl Před 5 měsíci +2

      Waa ilmo 14 jir ah io 45 jir waa guur noocmaa😢

  • @Sarayu88
    @Sarayu88 Před 5 měsíci +1

    She is so cool 😎

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 Před 6 měsíci +5

    Ridwaan issaaq allaha kufixduyo deeqo ninka soo hadlay cadeynta uu keenay waa cadeyn been ah waayo wali wax uu qarinaayaa wana aqriyey wa xuu soo dhacay så waa uu qabaa waxay deeqo sheegtay. Marka aboowe caawi gabadha. Mahadsanid

  • @mahatisaaq4924
    @mahatisaaq4924 Před 2 měsíci

    عفوا

  • @user-cx3yq9mw9m
    @user-cx3yq9mw9m Před 5 měsíci +1

    😢😢 wa qiso xanun badan somali in gabar laqasbo awlada dadka silcinaya xisab ba utal

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 Před 4 měsíci

    Horta soomaalidu arxan daranaa lkn gobolada soomaaliliand dad aad ubadan ayaan arkay eedoiyin kood adeeradood habar yara hood wax soobareen lkn soomaalida kale waan iswaydiiyaan miyay naga gumaysi badan yihiin axaxaxaxaxaxax 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @FaatushAlii-ih8vl
    @FaatushAlii-ih8vl Před 5 měsíci +1

    Taasi edo maha waa bahal qofta gabadh yar o agon ah oo wllked dhalay sida la arkay ola dhaqanty side taptaa ilmahedu inay noqdan ay agonka u adejisa😢😢

  • @user-mp4db8xc9v
    @user-mp4db8xc9v Před 6 měsíci +2

    Walahi wan oyey

  • @libanali1058
    @libanali1058 Před 6 měsíci +6

    Sheekoyinkan malmahan maaha wax la amini karo badana waa wax la rabo in lagu so caan baxo

  • @mahadoosman2070
    @mahadoosman2070 Před 6 měsíci +2

    Alha Akbar 😢😢😢

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Před 6 měsíci +13

    Eedaday anoo 18 jir ayaan lanolaan waaye arxan daradeeda waana ka tage sababtoo ay hooday iyo aabhy isoo korsadeen nolol qurux badana aan ku Korey waan udulqadan waaye eedaday qaab daradeeda

  • @seed3966
    @seed3966 Před 6 měsíci +6

    Asc sidey sheegeyso haday runtahay waa arin xanuuun leh weeye 😮😮😮

  • @samiraswety2115
    @samiraswety2115 Před 6 měsíci +2

    Hadalka gaban hada aamini lahaa inay hadhow dhahdo prank ay ahay oo tiktok caan noqoto sababtana waxa wye in dad ayada ka horeye ay prank nagu sameye ramadanka allaha nabad ìo cfmd nagu garsiiyo part 2 laso dhaqso anigo barnajka dhamaysana comment so bixiye fudedka somaliya u ahay😂😂😂😂😂

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur Před 5 měsíci +2

    Sorry 😞 😢

  • @user-xq4os7dx7i
    @user-xq4os7dx7i Před 5 měsíci

    ALLAAHUMMA SALLI CALAASAYYIDINAA MUXAMMED

  • @SamiiraAadan-ye8kn
    @SamiiraAadan-ye8kn Před 6 měsíci +4

    Ax 😢 sorry sister

  • @LeyloOmarali-l6t
    @LeyloOmarali-l6t Před 20 dny

    Ridhwan is tha west reaction ❤🥺🍂

  • @user-mc5ei9qx4j
    @user-mc5ei9qx4j Před 5 měsíci +1

    Lkn ridwaan hadalka ma fahmin waxay tire albaabka waa laxire jiray hada waxay tire albabka waa ka furay mesha mafahmin lkn haday nasiib hesho soo kama faaiidaysanlaheen😢😢😢