Waa Yaab Erdogan O Shaley waxuu Diidanaa Sameynaaya| Ciidamo Israil O Lagu Laayay Qasa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 07. 2024
  • Waa Yaab Erdogan O Shaley waxuu Diidanaa Sameynaaya| Ciidamo Israil O Lagu Laayay Qasa
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • Zábava

Komentáře • 238

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  Před 3 dny +44

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 Před 3 dny

    Shekh Muxammed arinka cusurinimada ku saabsan, waa runtaa, xataa dawladnimadeena ku dhisan.
    Mahadsanid sida wax u iclaamisay❤

  • @wavyali5768
    @wavyali5768 Před 3 dny +1

    Shekh Somali wey is necbyihin wan arin dhiga ugajirta hadi aan kashekeyo waxay qadan karta muda dheer illaahay ha na soo hanuniyo aamin aamin aamin

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 Před 3 dny

    اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -

  • @Sabrina-zf1rh
    @Sabrina-zf1rh Před 3 dny +9

    Somalidu waa dadka ugu cusrisan aduunka. Laakin waxay jecel yihiin ajanabiga. Allaha xaqa inatuso. Amiin yaarabi

  • @shaxshaxlowgaxafada5813

    اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة يارب

  • @AbdulqaderAliHayle
    @AbdulqaderAliHayle Před 3 dny

    Masha Allah

  • @faarushashim2143
    @faarushashim2143 Před 2 dny

    Insha Allah, Allah yaa hadeeg Somali 🇸🇴 ❤

  • @sadiahussein398
    @sadiahussein398 Před 3 dny

    Jazaakallaahu khayraa

  • @farhiyamh
    @farhiyamh Před 3 dny

    Sheekh xaqiiqada bad kahadashay
    Khar Allah kuseyo
    Somalidana
    Allah swt ha ku anfaco

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji9949 Před 3 dny

    Masha Allah sheekh you always tell the truth.

  • @cumarkeeyow1675
    @cumarkeeyow1675 Před 3 dny +5

    Ustaad waa runtaa Really, way ka socotaa Somalia 🇸🇴 midaas

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤😊😊😊😢😢

  • @ibnuahmett-4-
    @ibnuahmett-4- Před 3 dny

    Walaahi bilaahi waa Runtaa waanan Aragnay somaliyeey Ilaahay Halaga Cabsado🤝

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 Před 3 dny

    Shiiqow allaah ku barakeeyo

  • @ismailegge3430
    @ismailegge3430 Před 3 dny

    mashallah sh maxamed waa runtaa walaah taas waankulaqabaa ee somalida bararuji qeer allah ha kusiiyee

  • @maryanmohamud9982
    @maryanmohamud9982 Před 3 dny

    Amiin

  • @aluusiqaarimahamud2814
    @aluusiqaarimahamud2814 Před 3 dny +1

    Aa
    You are right walaale

  • @mohamedyusuf1589
    @mohamedyusuf1589 Před 3 dny +3

    Qofki ugu hirey❤

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Před 3 dny

    الحمدلله رب العالمين

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Před 3 dny

    Alxamduliaah

  • @abdirahmanibrahim5612

    Waa run Alxaqiiqa ❤❤

  • @user-uc8jm7jm5v
    @user-uc8jm7jm5v Před 3 dny +10

    🇵🇸Allah haku sharfo Xammas🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @ahmedadam9872
    @ahmedadam9872 Před 3 dny +1

    Somalida waa dad jaceyl ajanabiga ee ayaga isma jaceylo

  • @macthanaftae8305
    @macthanaftae8305 Před 3 dny +1

    Wa Caleykum Asalaam

  • @user-xe3mz3mc2h
    @user-xe3mz3mc2h Před 3 dny

    Walaahi waa sax waana run

  • @XaliimoMaxamed-iq6nt
    @XaliimoMaxamed-iq6nt Před 3 dny

    Waa sidaas ilaahay hanabadbaadiyo

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n Před 3 dny +2

    Sheekhow waa runtaa soomaalida dad badan bey yasaan hadhageysan nac nac dooda keep going

  • @yousufabdulahi8426
    @yousufabdulahi8426 Před 3 dny

    Dunida inaga ayaa ugu cunsurisan

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Před 2 dny +1

    USA dad u dhashay ayaa darbiyadda gaajo iyo shaqo la'aan la jiifa somalidana shaqo iyo guryo waawayn ayey ka deggan yihiin
    Uk sidoo kale somaliya waa la mid martida in la soo dhaweeyo 👍 dadkeena cid kasta oo ay yihiin marti ma ahan dhulkoodii ayey joogaan ogsoonow in maalaha qaar ay somalidu isku dhibaateeyaan xittaa siday isu xigaan wiil aabihii dilay ma waxaan ku xujaynaa suriya iska daaya ee wiilka iyo aabihii ha lakala celiyo maya somalida dhaqan bay leeyihiin jugta hoose way isku wadaan martidana way sooraan aduunka oo dhan bay ka dhacdaa waa wax aadamigu ka samaysan yahay

  • @maryanmohamud9982
    @maryanmohamud9982 Před 3 dny

    ASC WASAXAN TAHAY

  • @Hamza_is_the_best_ever

    Sheekh Waa Runtaa Dulmi Ayaa Somaliya ka jira Waa Cuquubada Halaagtay

  • @haange
    @haange Před 3 dny

    Asc wlle xayeesiinta waa too much iska yare thank you

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Před 3 dny

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @abdirahmanibrahim5612

    Waa runta sheikh Alxaqiiqa ❤❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Před 3 dny +1

    Inaa adooma ilaahay Wada nahay dadaaba ogeen
    Ilaahay hanasoo wada hanuuniyo dhamaanteen

  • @dahermahamoudoumalker3189

    waa runtaada sheick Med Ibrahim

  • @MusaMahamad-ce5jc
    @MusaMahamad-ce5jc Před 3 dny

    Sheikh boqolkii boqol wa saxantaxay nin aa 15 sano xiran waxa lugu ceedeyey Kooxda arsenal aya ka mid taxay cadeen na umahayaan. Haaskiisa ayaduu ilma yar uheyso uurna leedahay aa laga wadey hada ilmihii aabo lacaan ey kusoo bar bareen. Subhanallah wax badan badan wa jiraan mararka qaarkiisa jahuida anaga ka daran. Ilahey hani soo hanuuniyo

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Před 3 dny

    Alaahu akbar

  • @samaaracadeey
    @samaaracadeey Před 3 dny

    That is through

  • @fatimajama5169
    @fatimajama5169 Před 3 dny

    You telling the truth it’s true

  • @faarushashim2143
    @faarushashim2143 Před 2 dny

    Somali 🇸🇴 hadaan nahay waxaan nahay number one cusreeen ku dhaqmad qabyaalad isfaquuq nin jeclaaysii, istakoor, shesheeye kalkaal.

  • @abumoalim
    @abumoalim Před 3 dny +2

    Shehk dulmi diid, dad badan oo waxaa jiro aan runta jecleyn, Somalia waxaa kajiro cunsurimo oo aad ufool xun, laakiin umada kale ee aan Afrikanta ahayn macunsuriyeyan oo wey jecelyihiin.

    • @SAF.3861
      @SAF.3861 Před 3 dny

      Afrikaanta kale lama cunsuriyeeyo, sowkuwa hablaha soomalidi guursasaan Sudanta, jamaykaanka (waa iska African) , South Sudan, iyo maraykanka madaw. Iyo umado kale, sida kurdida iyo Afghanistanta

    • @abumoalim
      @abumoalim Před 3 dny

      @@SAF.3861 Waxaa kahadleysaa dad dibadaha jooga oo niman African guursada, oo marar badan xataa waalidka uusan waxbo kadhihi

    • @abumoalim
      @abumoalim Před 3 dny

      @@SAF.3861 waalidka waxba kadhihi karin, car waakaas, Somalia dhexdeeda nin jameykaan haku guursado, waxaa dhihi muxuu yahay jareerkan, Somalia waxaa kajiro cunsurinimo aad ufool xun, sida waa Midgaan, Jareer, 4.5, Dadka jiran Allah caafiyo, oo soo hanuuniyo.

  • @obsacmajid6537
    @obsacmajid6537 Před 3 dny +1

    ❤ sallu alla habibul rahman scw ❤❤❤😢

  • @samaaracadeey
    @samaaracadeey Před 3 dny

    That true

  • @abdirahmanibrahim5612

    Waa runtaa Alxaqiiqa ❤❤❤❤

  • @mohamudmohamed1312
    @mohamudmohamed1312 Před 3 dny

    Wallahi dowlad caadil Allaha dhaliyo si qof kasta Af soomali ku hadlaya oo xaq sinaan helo they discriminated us every where whether is Education,huminity, socially, justice. I say justice belongs Allah .

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 Před 3 dny

    Absolutely this is true sheeqow ☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼✅✅💯💯💯

  • @AdanNuur-og1no
    @AdanNuur-og1no Před 3 dny

    Asc wll somaalidu waacunsiri waayo beelaha jareer iyo madhibaan waalacunsuriyadeeya alaahu.akbar allaahba ma.odhan sidaa

  • @mohamedhashi4061
    @mohamedhashi4061 Před 3 dny

    MASHA ALLAAH wllkey runta ayaa ka hadashay dabeecdii wanaagsaneyd ee aa kugu ogaa weli kama aadan suulin.

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Před 3 dny

    Sh maxamed khayr alaha kusiiyo
    Waxaa layiraahdaa siyaada saaxiib joogta ma leh
    Laakiin Dano joogto ah ayey leedahay

  • @munaali3390
    @munaali3390 Před 3 dny

    Dadka soomliyeed kuma dhaqmaan diintooda waana caadadooda umad faquuqa

  • @abdikadirdiini7261
    @abdikadirdiini7261 Před 3 dny +1

    Runawaye shekh weyjirta cunsirinta dhexdeyna ah saxwaye

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Před 3 dny

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @manaalabdalla7141
    @manaalabdalla7141 Před 3 dny +2

    Allow garabsii walaalehen falastiin

    • @itzManha125
      @itzManha125 Před 3 dny

      Allah umada islaamka kuwa dhibo ducdooda ma aqbalo dalkeena dad lagu gumeestaah kuwaas u duceeh free garah allah gurigaga ka bilow uu ku dhaye ducada iyo wax qabtka falstiin rag iyo dumar waa mujahidiin hadaye dhintaan kabah aan janada looga siibeen se kuweena umada xaq darada ku leenah kuwaas lee ubahn duco iyo wacyagalin

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Před 3 dny

    Gurigaaga hagaaji inata aadan jidadka aanan xaaqin

  • @abdallamuhidiin6819
    @abdallamuhidiin6819 Před 2 dny

    TOBADA ALLAH NA WAFAJIYO

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel4035 Před 3 dny +1

    Wlh Beenta Maahin Waa Runtaa Ilaahey Xaqa Ha Tusiyo Soomaali

  • @somalitechnology5098
    @somalitechnology5098 Před 3 dny

    Somalia cunsurnimo UGA Soo tagay oo qaxooti ugalay xitaa anigoo Somali ah j.r

  • @munaali3390
    @munaali3390 Před 3 dny

    Waana la arki doonaa qofkii laandheere ah. Inshalah

  • @aminomohamed2850
    @aminomohamed2850 Před 3 dny +4

    Maanshaa alaah sheikh

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 Před 3 dny

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @user-fc4iq6lz7u
    @user-fc4iq6lz7u Před 3 dny

    Xaqiiq weye taas

  • @husseinkhadar3772
    @husseinkhadar3772 Před 3 dny

    Scw dad dad dilaya xata dadkale lagu bedelay lakiin cuqubadaas waa wax mel uyalo waye dadka ismoday inay ka fican yihin dadka kale ee an hubeys en madama dinta islamu aaysan ogolen in dad ladilo

  • @alxaramaywelding4744
    @alxaramaywelding4744 Před 3 dny

    Haa haaa

  • @JiijoXusen-xu1to
    @JiijoXusen-xu1to Před 3 dny

    WAlalow WAA runtaa somali taas aaaka jirtaa

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 Před 3 dny

    waa runta alcarabiya aya soo daysay manta

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 3 dny

    waan kugu raacsanahay in soomaalidu iyadu iskuxunyihin laakin ay ajaanibta iyo shisheeye u fiicanyihin wana munaafiqnimo iyo dulinimo waayo qof dadkisa unixi waayay cidkale unixi maayo

  • @MusecabdiMuxumed-gn2gn

    Waa inlagagudbaa hadii kale islaamnimodeena ayaa jaban

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 Před 3 dny +3

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
    🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @MaxamedMuuse-oj3um
    @MaxamedMuuse-oj3um Před 3 dny

    Run ayaa sheeg tay wll

  • @abdifatahibnu-sheikh4644

    Asalamu alaikum Wrt Walaal Haal Suaal malaiswaydiyey ilaa Gormaa ayan anagu isbahdilena ama is edeynena wadamada Galadana anu sharaaf uyelena una xamalena ilen canshur aya dalka koor uqada ee walal suashas jawabteda ayan haya ee halken kushega walahu aclam

  • @abdallamuhidiin6819
    @abdallamuhidiin6819 Před 2 dny

    Shikh waa runta

  • @munaali3390
    @munaali3390 Před 3 dny

    Waa runtaa ilahay wuu weydiinaa maalinta qiyaamo.

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha6377 Před 3 dny +1

    Shikh waa runtaa soomaali runta ma jecla

  • @abdimalow6524
    @abdimalow6524 Před 3 dny

  • @dhoofodrye5474
    @dhoofodrye5474 Před 3 dny

    ALLAH HA NAHAuuNSHO

  • @MaxamedshiidleShiidle
    @MaxamedshiidleShiidle Před 3 dny +1

    Yaasheeq

  • @AminoAbdullahi1
    @AminoAbdullahi1 Před 3 dny

    Absolutely, you are right. I agree more with you. We discriminate our own people. That’s the fact whether you like or not.

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam Před 3 dny

    Qabyaaladiistaha ugu Somalia 🇸🇴 waa adiga.
    Wadaad iska yeel No.1

    • @mahmudabdiali7877
      @mahmudabdiali7877 Před 3 dny

      Subxaanallaah bal maxaat ku maaktay wadaatka waxa uukahatlayo waa xaqiiq jirta ee Adiga maxaa ku gubayoo la carootay mawax naga liitaa jira mabeenbaa inaan Anaga dhexdeena is cunsuryeeyno laakin aat ugu Roonnahay Ajaanibta cajiib waaye

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur Před 3 dny

    Sòomaali iyo suuriyàan wa xay ku kala duwam yihiin suuriyaan waa dad qax aj oo qaxooti ah waana lasoo dahaweeyaa wbadina waa masaakìin

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba Před 3 dny

    Sax waaye waa runtaa

  • @abdiqafarbaare9822
    @abdiqafarbaare9822 Před 3 dny

    Whly sh. Somalida waacusuriyiin inbadan waayo waawax lagubarbaariyo caruuta Kabacdina aylawaynaadaan illaa aayka aaminaan in iyaguna caruurtooda baraan. Marka wadaantii ceelka Wareer ugasoobaxda ifkanabad kumatimaado

  • @abdulahihasan721
    @abdulahihasan721 Před 3 dny

    Sidaas maahan inagu waan is cunsuriyeyna lakiin martita somalidu wa ku wanagsantahay Qabiikada waaweyn aya kuwa kadhashay oo yar yar yaso marka waxasi mawnagsana

  • @shukriwarsame9192
    @shukriwarsame9192 Před 3 dny

    Aduunka islaax ayuu maanta u baahan yahay Erdogan waan ku raacsanahay inuu dib ula heshiiyo middle east oo aan ka ahayn wixii diinta iyo sunnada ka hor imaaneyn kuwa dhibka geysta rabbi ayaa abaal marin

  • @talosame2372
    @talosame2372 Před 3 dny

    Waa sax way jiraan dad Somali ah oo la cunsuriyeeyo Waliba sixun loola dhaqmo dalka gudihiisa Waxana rajaynaya in laga gudbo ficilkas Foosha xun

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w Před 3 dny

    Sheekh diintana waa taqaan,Ordogon. Shalayna wuu saxnaa maantana wuu saxan yahay shalay inow dadkoow dilaayo inoow ka badbaadiyow rabay,asiga iyo mugrimka masar xukumo zii zii,markoow kariwaana hadana si uu shacabki u badbaadiyo ayuu 2doodaba u la heshiinaa.
    Waa 2da musiiba deeda fudud qaado
    Wiil hiiraan

  • @hawasharjah9402
    @hawasharjah9402 Před 3 dny

    Sababtas waa cad cad yahiin

  • @yusufosman4707
    @yusufosman4707 Před 3 dny

    Sheikh waa siyaad is badashay erdogan and Suriya ee wax lala yaabo ma'ahan

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před 3 dny

    Wale wa runta.Yaa sameeyay,Siduu magacan ku baxay,Laan dheere Laan gaab?Shisheeye caabud Walaalkiis dile yasse aya nala yiraahda.Runtu wa run.

  • @user-jz6xb7ng4v
    @user-jz6xb7ng4v Před 3 dny

    Maya

  • @MaxamedshiidleShiidle
    @MaxamedshiidleShiidle Před 3 dny +1

    Asc

  • @abdimowlidmowlid454
    @abdimowlidmowlid454 Před 3 dny

    Sheik Erdogon iyo sisi hal cawdoy ayey leyhin o ah america iyo intakuabtirsado marka Erdogon dan ayaugeyse walaistaxmali kara.

  • @yusufahmedhaji8382
    @yusufahmedhaji8382 Před 3 dny

    Sheekh 2bo walaala ah inay heshiiyaan waa wax fiican. Foolxumo ma leh

  • @yussufduale4142
    @yussufduale4142 Před 3 dny

    Waryaa saaxib jooji warka badan oo madadaalo kana hadal waxa aad ka hadleesa toos uga hadal. Waqtiga waa muhiim!!!

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Před 3 dny

    Ha iska celiyaan. turkeys have the right to defend their country.

  • @ohussein308
    @ohussein308 Před 3 dny

    Xafithaka allah brother . We generally very racist community . May allah guide us to the right path

  • @venjafikle8309
    @venjafikle8309 Před 3 dny

    Dad soomaali eh oo walaalaheen eh aa la cunsureeyaa markaas aan dhahnaa cadaan ka nå cunsureeya cunsuriga soomaali soomali takooraaya ka xun gaal cunsurkiisa allaahumaa barig shiikh dulmi diid

  • @caliqarshe4170
    @caliqarshe4170 Před 3 dny

    Cunsuriyada somalida waxbalagamaqabankaro ehadalin

  • @user-zs6lq7oc6s
    @user-zs6lq7oc6s Před 3 dny

    sax