Velikost videa: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Zobrazit ovladače přehrávání
Automatické přehrávání
Přehrát
Muqdisho,dadkii degenaa,guryahoodiAyeey degenyahiina.Dadkaan duurkaDegaya,xageey ka yimaadeen oo ay ku noolaan jireen,waayaabe.Subxaanallah
Muqdisho dadka daggan 50% kiro ayey dagganyihiin huuno, Duurka dad dega waa buuxaan.
Dhulkaan wali majoogaa markaska waan rabaaye
Masah Allah 🌹🌹🌹
Aamiin
Masha Allah nolow cimridheer
Maanshallah beautiful cara madaw ceeb ma leh anagaa deganaan jirnay
Cara Madowgu waa biyo galeen, Caro Cadbaa fiican, Thanks Sister🇸🇴💟👍
Masha allah anaga dhulkan ayaa na anfacaayo
Ajmal wll ceelashaa xafadaa taagane you tube kaga no so duub ❤
ماشاءالله تبارك الله
Maasha alaah laha kudhowro abaayo
Masha Allah walaal
Masha allah
Masha Allah dhul qurux badan
Subxaana laahi
Nusbooka meeqa waayr cabirkiisa
Mansha Allah 😘
Maashaallaah
Kaneecada mooyee sidedakale waala degikaraa
Aad baan u jeclahay barnaamijkaan, laakiin hadii aan ku wakiilano ma noo iibin kartaa?
Thank you
Masha'Allah khayr badan Allaha kusiiyo walaasheen, keep going insha'Allah 👍♥
Xamar 2 guri Ayan kuleyahay durkan wadagaya wamel An buuqlahen oo jawi macleh
wxan baa na maraayo
🎉
Thanks ❤
Masha allah allaha ku sharfo wll
Masha allh
Qofka wardiyeymaya qudaar yaa wardiyeynaya isga
Meqa kiro lagu hela hadi la kireytago
Abaayo firi video walba maxa la dhartaa horta
Dunidan maanta way hormartay keenii haysta smartphone lacag fudud ayuu kasamayn karaa.
See losameyaaa walal
20/15 wuu yar yahay lacagtuna waa badantahay
Hala yaabin lacag baddan meelaha qaarkood waxaa lagu leyahay 100 kun dollar way ku niyad jabinayaan laakiin dhalinyarada somaliyed kuma bararugsana fursadaha suuqa kiribto (crypto) yaala.
CARBISKAA MARKASKA LEEDAHAY
Muqdisho,dadkii degenaa,guryahoodi
Ayeey degenyahiina.Dadkaan duurka
Degaya,xageey ka yimaadeen oo ay ku noolaan jireen,waayaabe.Subxaanallah