Warbixin Lamaanihii Ugu Da'da Yaraa Oo Aroos Ku Dhigtay Magaalada Burco

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Komentáře • 253

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 Před 3 lety +86

    Hhhhh qoladii ma guursatada ahayd ayaa halkan ka ciil hadlaya waar macha allh dhaha

  • @bruneibrunei9198
    @bruneibrunei9198 Před 3 lety +25

    Hooyo gob ah oo caqli badan waa in lagu soo caawiyaa waanad ducaysantay ilaahay wanaaga aad samaysay ayuu kugu gargaarayaa

  • @farhiyomohumed1524
    @farhiyomohumed1524 Před 3 lety +11

    Hadaan iskabulo nhy ishega alle haidinka dhowro😁isku waara lamhn. Qurxon oo da da yar😍

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar Před 3 lety +17

    Anu been ban moodayey Lkn Hada wan Rumaysanaya INSHA ALLAH WAN KUSO DUCAYNAYNA ZHP HOOYADANA ILAHAY HAKU BARAKEEYO WA HOOYO FCN OO DAREEMAYSA NOLOSHA INA KEEDA M.A 👍👍👍👍🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @huhuhaha6754
    @huhuhaha6754 Před 3 lety +48

    Walaahi wa nin caqligiisu wuxu ka fiicanyahy 30 jir wali gurigii hooyadii joga oo leh maalmihi wacnaa way soo socdan

  • @empireshow1
    @empireshow1 Před 3 lety +14

    Waa xiliga ugu macaantay awooda waad u hysaan

  • @user-jv4mj1zc7o
    @user-jv4mj1zc7o Před 3 lety +3

    Ilaaheey habarakeeyo reerkaas cusub waalidkoodna dambigooda Allaha dhaafo aminn

  • @mohammedcabdirahman4062
    @mohammedcabdirahman4062 Před 3 lety +4

    Masha allah masha allah wllahi raganimo iyo masuul nimaba wy kamuuqata hooyo caqli iyo kartiba ilaahy udhibayna wy dhashay masha allah allah haku barakeeyo zxp keep going ❤❤❤💯🙏🙏🙏

  • @doobweynooguurdoonah4813
    @doobweynooguurdoonah4813 Před 3 lety +8

    Waxan Filayaa Gabadha Yar waa agoon Ama qoys danyar ah Ayey ka Soo Jeedaa Sababtoo ah mey dhacdayn haday reerkooda ladan Yahay ama hooyadeed Iyo Aabaheed Nool Yihiin inay ogolaadaan gabadhooda oo yar 14jir ah inay u guuriyaan Wiil Yar oo 14jir ah oo masuuliyad Qaadi karin

    • @saynabcilmi3757
      @saynabcilmi3757 Před 3 lety +1

      Wll faqiirnimada iyo taajirnimadub nolosha uun bay kamidyihiin qofna ilmihiisa waa faqiir kuma noco labada reerna ceeb ma samayn caruur tuna ceeb masamyn inana aan uducayo una hambal yayno

    • @doobweynooguurdoonah4813
      @doobweynooguurdoonah4813 Před 3 lety +4

      @@saynabcilmi3757 wiilku Wuu hadlay Hooyadiina Wey hadashay Gabadhii yarayd Maxay u hadli weyday Maxaa loo Soo wareysan Waayey familka gabadha hadaanay wax jirin Caqliga hashaqeeyo Wllo

    • @ahmedadamriyad5612
      @ahmedadamriyad5612 Před 3 lety

      Aqli saliima inad Ku fikirtan ba fican qoyskan cusubna u hambal yeesan anu wax kle on idin idha mayalin

  • @jamaalmixile14
    @jamaalmixile14 Před 3 lety +19

    Hooyo qiimo badan ilahay ha xafido hooyo kaste oo muslin ah ilahoow xafid . Hooyo mcn ilahay cafimadka ha ku siyaasiyo my mame

  • @liishuu4
    @liishuu4 Před 3 lety +2

    Masha-Allah! Aad ayaan ugu faraxsanahay lamaanahaan, waxaan idin leeyahay is waara oo Allaha idin barakeeyo.

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 Před 3 lety +1

    maasha Allah tabaarakallah ilaahay haysku barakeeyo ubad khayr qabana hakala siiyo guri barwaaqo iyo khayr insha Allah

  • @mmimmi2289
    @mmimmi2289 Před 3 lety +8

    Waalayab 14 ku guursaday 13 jirkiisiina sheeko iyo haasawa tegey labaduba wy horeyan xita islaanta ku garab istaagteyen ku qoslin wiilkeda yidhi gabdhbaan guursanaya

  • @asmamuhumed2261
    @asmamuhumed2261 Před 3 lety +4

    Masha Allah hore usocdaa lamanaha dadayar

  • @kashkid7777
    @kashkid7777 Před 2 lety +2

    Burco is an amazing place

  • @abdirashidcisman5958
    @abdirashidcisman5958 Před 3 lety +1

    Maashaa alla ala ha barakeeyo wiilka awoowgii shaakir alla ha u naxariistee ayaan saaxiib ahaan jiray

  • @alijaamac2952
    @alijaamac2952 Před 3 lety +2

    Ma sha allah Ilaahay isha dadka Ha idinka xijaabo Ameen

  • @abdifaarah7368
    @abdifaarah7368 Před 3 lety

    Walaahi way wacanyiin waxan ugrajaynayas inay galaan guri wacan oo kasoolalaa🏢😗😗😘💟💟💗

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 Před 3 lety +4

    14 jir , aan hanaqaad buuxa ahayn oo kan aan aragiisa arka ah maysagaa biya keenayba ,, gabadha reerkii dhalay haloo celiyo, intaa baan fari lahaa haweenayda ilmaha isu xaraysay
    allah hayna xafido awlaadana haynoo xafido

    • @saadsuleiman3750
      @saadsuleiman3750 Před 3 lety

      Iska daa tababar bay sii galayaane

    • @kamaalderia4842
      @kamaalderia4842 Před 3 lety +1

      War adiga ma kaa xaasidniba Wales waa nin rag muxayadiin alle ha ku barakeeyo dadka ishooda iyo xaasidkooda alle ha ka xafido aamiin

  • @siciidmaxamed3733
    @siciidmaxamed3733 Před 3 lety +3

    Maasha allah alle ha barakeeyo dayartaa

  • @maanxassan2362
    @maanxassan2362 Před 2 lety +1

    Masha Allah

  • @bruneibrunei9198
    @bruneibrunei9198 Před 3 lety +3

    Masha allahu ilaahay ha isku kiin khayro

  • @crisaaqyaasiin7117
    @crisaaqyaasiin7117 Před 2 lety

    Mashallah
    Allah habarakeeyo reerkaas
    Baarakallaahu laka wabaaraka calayka wajamaca baynakumaa fiikheyr

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 Před 3 lety +3

    Masha alah alle hays ku kiin barakeeyo

  • @nasteexoraage625
    @nasteexoraage625 Před rokem +1

    Maansha allaahu baarakalaahumaa🏆❤️😍🥰🤩🎊🎁❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍🥀🌺🌸🌹💐🌻🌼🏵️🎆🎇🎊🎉🎂🎈🎈🎈❤️🧡💛💚💙

  • @mhameddave9758
    @mhameddave9758 Před 3 lety +1

    Masha allaha hindisahaagu waad ku guuleesatay bro mise adeer maan ku iraahdaa hhh masha allaah wiil iyo caano gabar caano

  • @ikraanmohammed8290
    @ikraanmohammed8290 Před 3 lety

    Maasha allh aaad bn ugu riyaaqay lamaanahan da'da yr ilaahy ha barakeeyo. Qoysas wngsn bey labaduba kasoojedaan.waa ilmo akhlaaq iyo sunnihii Nabigeega Scw lagusoo barbaariyy.... waxaa jira rag waa weyn 30jiro ah walina aan guurku fakarin. Xaaraantana waxweynba aan u arg. Guurka inla badiyo o ladadajiyo waawax aad u quruxbdn.

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 Před 3 lety +4

    Gabadha yar ee 8 caruura la dhex keenay kkk ilahay bay ledahay

    • @user-ql8ez2kh8k
      @user-ql8ez2kh8k Před 3 lety +3

      Malinwalba dhari ukari xaafad ba sugaysa, hala doono hooyadi dhashay gabadha

    • @sahramohammed3068
      @sahramohammed3068 Před 3 lety

      Alla Maxaa timaa la rifayaa!

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Před 3 lety +9

    islaantani gabadh yar oo u shaqaysa ayay soo iibsatay. Uruka xaquuqda carruurtu waa inuu arrintan wax ka qabtaa. Alla mise horta Somaliland carruurtu xuquuqba ma leh. Kuwa gabadha dhalay ayaa qayru masuul ah. inan waxa la siiyaa qof hanan kara.

    • @husseinhassan289
      @husseinhassan289 Před 3 lety +2

      Adigu guun baad tahay kanaxday arooskaa yaahuuu

    • @nopmo780
      @nopmo780 Před 3 lety

      Waa labo caruur ah oo isleeg masha Allah dheh

  • @khadarahmed715
    @khadarahmed715 Před 3 lety +1

    Mncha Allah rabi haysku barakeeyo rabigay ha xafido wada Jira intay nolol jirto wan Ku farxay

  • @abdirahmanmuktar3946
    @abdirahmanmuktar3946 Před 3 lety +1

    Wow, wan Soo duceynay

  • @maxamedaxmed876
    @maxamedaxmed876 Před 3 lety +3

    Alleh hyzkukiin brakeeyo inzhlah wllyal

  • @theliberalthinker3308
    @theliberalthinker3308 Před 3 lety +3

    subxaanallah! This is childhood-cide!! She says 'mashallah', but they are killing the innocence of those kids and introducing bad culture to the Somali people.

  • @abdiaadanwaris7308
    @abdiaadanwaris7308 Před 3 lety +3

    habartu waa maraan waa in bulshada laga qabtaa? aduunyada kale waa la xidhi lahaa

  • @cheikh-nourali6036
    @cheikh-nourali6036 Před 3 lety +7

    14 jir na maahe runta sheega dhe. Haduu ugu weynahay waa 12jir

  • @juneydyare8732
    @juneydyare8732 Před 3 lety

    Masha Allaah, waa arin farxad eh in LA arko da,yartii oo dhaqso loogu guurinayo, wayo waxay kaga dhoorsanayaan xumaan oo idil, Rabbi ha u furo faraj khayr qaba

  • @abdofatahyaasiin2054
    @abdofatahyaasiin2054 Před 3 lety +4

    Barakooba ❤😊

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 Před 3 lety +1

    Masha Allah alle haydin barakeyo

  • @cigesoma5549
    @cigesoma5549 Před 3 lety +6

    Gabadhan yari xiliga dhalinka oo kale khatar wayn bay nafsadeedu geli kartaa waayo jidhkeedu weli hawlaha qaar diyaar uma Aha yaan la halagin

    • @Messiownvardrid
      @Messiownvardrid Před 3 lety

      Waa run taa walaa waxa badan ayuu wali diyaar unaqon jidhkeedu somalida jahilkaa ubad

    • @Samaale-vu6qh
      @Samaale-vu6qh Před rokem

      Maxaanay diyaar u ahayn 😂😂 ma nafteeda ayaad uga ogaal badantahay

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 Před 3 lety

    Maasha-ALLAAH
    ILAAHAY ha isu barakeeyo oo waalidkood ha u barakeeyo

  • @xasanguuto5914
    @xasanguuto5914 Před 3 lety +2

    Alle ha barakeeyo inshaa allaah 😍❤🤲

  • @safiaomer4732
    @safiaomer4732 Před 3 lety +1

    Ilaahay haysu barakeeyo caruurta kuwa kalana haysu sakhiro

  • @calidaadle5947
    @calidaadle5947 Před 2 lety +1

    NINKAA YAR EE ISAGOON QAAN GAADHIN REER AASAASAY KA XISBI WADANI AHAAN WAANU CAAWIN DONAA .

  • @jamiilahusen438
    @jamiilahusen438 Před 3 lety +3

    Masha allah❤

  • @japkagamer4703
    @japkagamer4703 Před 3 lety +2

    MasHa aLLaH __ HooYo ILaahaY ha Kuu baraKeeYo Labadaa LamaaNe ee AAD isku daRtaY __ RunTii waxaaD u eeGTahaY HooYo qaaLi aH __ MasHa aLLaH....

  • @hassanhussein8566
    @hassanhussein8566 Před 3 lety

    Mzhallah mzahalla allow reer lagu naztee lagu nagdo ka yeelo wax ku daysho mudan ayuu sameyey muxiyadin. Alleh mazuuliyada hakula qabto wllo

  • @muscabdiagnosticandtrainin1727

    Mashalah allah isku barakeyo waa lamane quruxbadan guurka xiliga horeya nolosha waa barako

  • @maxaacusub9533
    @maxaacusub9533 Před 3 lety +2

    ALLAAH idin barakeeyo ilxun idinma aragto

  • @a.kariin9119
    @a.kariin9119 Před 3 lety +7

    Kulahaa waan farxay habeenkuu lasoo tagay waa cajiib

  • @mubarakabdi1042
    @mubarakabdi1042 Před 3 lety

    Allah haysku barakeeyo lamaanaha cusube dada yar masha Allah hablo ka roonroon ayaa garanla rag guursadee

  • @rashadrehza1942
    @rashadrehza1942 Před 3 lety +4

    Kolay dadku diinti miyay ilawen ileen diintaa ogal guirka dadane

  • @basramohamed4054
    @basramohamed4054 Před 3 lety

    Maansha Allah barakalaahu lakum wabaaraka calaykum wajamaca baynakum fil khayr

  • @cabdiftaxibraahim9763
    @cabdiftaxibraahim9763 Před 3 lety +1

    allh haysku barakeeyo lamaanahaa yar masha allh

  • @user-mq9yg5hs8b
    @user-mq9yg5hs8b Před 3 lety +2

    Dhaqan xumo halki ugu danbaysay weeye adeer caruurta iska dhaafo dhalinyarada guurkoda fuduudeya

  • @mubarakabdi1042
    @mubarakabdi1042 Před 3 lety

    Masha Alllah haddii sidaa la wada yeeli lahaa bulshaduba barwaaqay heli lahayd

  • @alisamatar4225
    @alisamatar4225 Před 3 lety

    Asc
    Maa shaa allaah rabbiyoow isu barakee
    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @phuaadtheeq7339
    @phuaadtheeq7339 Před 3 lety +5

    misagaa qaan gaadhay wuu soo lugooyaya neef

  • @hamseahmed8836
    @hamseahmed8836 Před 3 lety +1

    Rabi ha isku barakeeyo

  • @abdiallah614
    @abdiallah614 Před 3 lety

    He is luckiest boy 2021 because he got beauty full princess

  • @FardawsaMahamed-cg9ff

    Mashallah mashallah tabarakalah hambalyo

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 Před 3 lety +6

    Horta ma aqan garen gurku ma xume😂😂😂

    • @Aaamina12
      @Aaamina12 Před 3 lety +1

      @Qarandoon Aandaalayn na iga tag guur lagu arodo micno ma kenayo kuwi ka wawayna ayaba carurtodi dal iyo dibadba dayacanyihin dadku wa iney wax bartan shaqaystan fahansanyihin masuliyada gbdhan yare islanta lo kenay uma malaynayo iney lasi jogayso ninku wa inu kugu filanyaho mel ku degsankaro

  • @hjaltisveinnviktorsson5125

    MnshaAllh Hanbalyo reerburco I Lavo you and

  • @kadra825
    @kadra825 Před 3 lety +1

    ماشاء الله تبارك الله 🥰🤩😍❤💚💖😍🥰💝💖💘🥰😘💝❣💏👨‍👩‍👧💚❤ ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤💚💚 الف الف مبروك ألف ألف ألف مبروك العروسين همبليوه همبليوه همبليوه ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم انشاءلله امين امين امين امين 🤲🤲🤲🤲 امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @qurboboy2626
    @qurboboy2626 Před 3 lety +5

    Orad mesha kasexda😂😂😂

  • @zacka.j3976
    @zacka.j3976 Před 3 lety +1

    Masha Allah war ducada ku tufa nacala shaydan ku yaale warkii hore war sudhafe wxay ku socota single nimada kuwa kujire calashu xanayso😅🤣😂

  • @abdijabar10
    @abdijabar10 Před 3 lety +1

    Allah barakeeyo lamaanaha🙏

  • @fahadrashid786
    @fahadrashid786 Před 3 lety +2

    Hanbbaly hanbbalyo Allahayaw isubarakee reerkee badhaadhee barwaaqaysta Allahayaw kadhig
    Walaaldooda dhalayaal Allaw kadhi
    Maansha allaaah
    Hanbbalyo hanbbalyo

  • @saynabmo2735
    @saynabmo2735 Před 3 lety

    Mansha alah hooyo qaaliya iyadaa kudhashay acliga gesiyad waxa jira kuwo waxna baran waxna tarin inankan yari waxbuu bartaa waanu sha qeeyaa sidu shegay 30 jiro kabaqaya guurka masuluyad baa la arkay kuwo tahriibay reerkoodii qasare usoo jiiday baa lahayaa kuwo markay reerkii gurigii ayku jireen loo xaraashay talyaniga markay marayan ba galobay sumxana lah hadaba yaraantu ceebmaha walidku haysu hayaan caruurtu hadii kale markay ceebi katimaad baa lacarcaraa waar wixii os ogol isu dhisa

  • @jamaalmixile14
    @jamaalmixile14 Před 3 lety +4

    War hadaa caruutada aan ugu guuriyo 7.8.10 kkkkk🤣🤣🤣🤣 15 markay gadhan way iska dhali

  • @officialbillz2779
    @officialbillz2779 Před 3 lety

    Mashaa Allah tabaarakulaah ilaaheey ha idin xafido

  • @abdihakinmohamedsheik587

    Masha allaha

  • @seemore......1322
    @seemore......1322 Před 3 lety

    Masha Allah ilaahay haysu barakeyo

  • @hanasiciid8182
    @hanasiciid8182 Před 3 lety

    Maansh Allah Alle ha isku kiindaayo aamiin yaaa Rabbi

  • @yusufabdillebarodiintaada8498

    باركالله فيكم وجمع الله بينكما بالخير

  • @اموجدان-ف3ط
    @اموجدان-ف3ط Před 3 lety +1

    Masha alaha ilahay cadawa matuso lamanahan

  • @nimcaanhaajicaddo4346
    @nimcaanhaajicaddo4346 Před 3 lety +1

    Alle ha izku kiin barakeeyo wllo

  • @Loml-chi
    @Loml-chi Před 3 lety

    Asckm masha allaah illaahay ha isku barakeeyo

  • @kadra825
    @kadra825 Před 3 lety

    HAMBALYADA ROSKA AAN SOO DIIREE TALEFANKA HOOYADA IISODIRA WLL IINSHA AALLEH THANKS

  • @cabdiftaxibraahim9763
    @cabdiftaxibraahim9763 Před 3 lety

    allh haku barakeeyo waa hooyo fiican oo caqli badan

  • @killa5861
    @killa5861 Před 3 lety

    Masha Allah ilahow ku barakeeh

  • @ibraahinadandiirshe5720
    @ibraahinadandiirshe5720 Před 3 lety +1

    Alle heysku barakeeyo

  • @dietrichdietrich7763
    @dietrichdietrich7763 Před 3 lety

    This is a good thing so beautiful

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Před 3 lety +1

    Waa caruur is fuushay

  • @abdiaadanwaris7308
    @abdiaadanwaris7308 Před 3 lety +1

    Dhibaato ayaa ka dhacday halkan mee waalidkii caruurtani waxay tani markhaati ka tahay sida bulshadii u baabaday

  • @abdallemahamed6807
    @abdallemahamed6807 Před 2 lety

    Manshalah Manshalah

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 Před 3 lety +1

    Saan waaxay🥺cause makaankeedu ilmo qaadi maayo kolay waa one week arooskiinu weeye rabbi haydin garab galo

    • @bayle2236
      @bayle2236 Před 3 lety

      Bro you don't know shit about biology 😒 just say mashalah and move on

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před 3 lety +1

    walee waa Yaab Dad aan Nolosha waxba Ka Garanaynin baa Lakalifay

  • @Haadiyo
    @Haadiyo Před 3 lety

    Maasha Allah tabaraka laah Waa hooyo wanagsan

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 Před 3 lety

    Reer burcoy waa wali waxa kan ad wadan 40 jirki hargaysa anu layabanayn waxa waxan ad nola timadeen

  • @ahmedshafii5888
    @ahmedshafii5888 Před 3 lety

    Biladda🏅Hooyada sannadka ugu fiican 2021 🤩👏🏾

  • @nimcoxuseen4506
    @nimcoxuseen4506 Před 3 lety

    Inanka Yari caqli fcnaa msha Allah halkaanu 30jirkiii ka quusanay

  • @maxamedkhadarofficial5684

    M.a wallky qali hanbalyoh hanbalyoh

  • @alihanash9986
    @alihanash9986 Před 3 lety +4

    Xaraam

  • @mustafecawil6144
    @mustafecawil6144 Před 3 lety +1

    Maa lindhow kayga daawada😎🤣😁😍😍

  • @mcabdalla118gmail3
    @mcabdalla118gmail3 Před 3 lety

    Manshaa llh Aleh ha isku barakeeyo

  • @naimaodowa7969
    @naimaodowa7969 Před 3 lety +1

    Mansha allaah ❤❤❤❤

  • @nashou22
    @nashou22 Před 3 lety

    Mashallah allah ha isku barakeeyo

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 Před 3 lety

    Allah ya baarik.

  • @almaba755529
    @almaba755529 Před 3 lety +2

    Allaah isku kiiin asturo

  • @umukhadijawife5099
    @umukhadijawife5099 Před 3 lety

    Masha allh fariid weeyan