PRANK CADNAAN OO AAD UGA XANAAQAY KADIB MARKII SAMIA WAX LAGA SHEEGAY!!! 😳😳

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 07. 2024
  • FACEBOOK PAGE-KEYGA
    profile.php?...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    CZcamsKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram.com/muniir_aqa...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay CZcams-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------FACEBOOK PAGE-KEYGA
    ad_center/cr...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    CZcamsKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram.com/muniir_aqa...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay CZcams-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
  • Komedie

Komentáře • 590

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Před 3 dny +384

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️

    • @Fatma75-rg8vx
      @Fatma75-rg8vx Před 3 dny +11

      صل الله عليه وسلم ❤❤

    • @CabdicasiisAxmed-rq3fj
      @CabdicasiisAxmed-rq3fj Před 3 dny +4

      Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-bt8qd7cu2h
      @user-bt8qd7cu2h Před 3 dny +1

      صلى الله عليه وسلم على نبينا وحبيبنا وسيدنا محمد

    • @ismailabdi8747
      @ismailabdi8747 Před 3 dny

      scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤😂😂scw scw scw

    • @user-ew7wd9ql5c
      @user-ew7wd9ql5c Před 3 dny

      ❤❤❤❤❤🎉

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim Před 2 dny +117

    Ma garan karo qofka fariinteyda arki doona lkn si naxarisleh waxan kaga codsanaya inaad so booqoto chanalkeyga 😢❤

  • @user-kf5ek7ow2q
    @user-kf5ek7ow2q Před 3 dny +298

    Saamiyaa ku waalateen bisinka waar inanta aman galiya😮

    • @barlinsabriye2029
      @barlinsabriye2029 Před 3 dny +13

      Adiga maxaa kaa galay edeb daradaada ma qabyaalad maa wadaa

    • @Habonali-fu6cn
      @Habonali-fu6cn Před 3 dny +7

      ​@@barlinsabriye2029adi mxa ka glyy qabyaldna adaba ka hdlya😂

    • @marwamustafe8270
      @marwamustafe8270 Před 3 dny +6

      ​@@Habonali-fu6cnadiga maxa kagalay haday wado qabyalad😂😂

    • @Habonali-fu6cn
      @Habonali-fu6cn Před 3 dny

      @@marwamustafe8270 adi mba kula hadline se lgu hya yariseyy

    • @MAAAMA11
      @MAAAMA11 Před 3 dny

      ​@@marwamustafe8270 adiga xitaaa maxaa kaagalay 😂😂

  • @user-xt3yf2wr8m
    @user-xt3yf2wr8m Před 3 dny +103

    Scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤

  • @safazum4078
    @safazum4078 Před 3 dny +153

    Samia views may idiin noqotay amaan siiya inanta esh

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 Před 3 dny +67

    War samia noo aman geliya noi xoola tihiine uff😌

  • @omardiria
    @omardiria Před 3 dny +66

    Gabadha halaga xishoodo nin miyaa jira raba in wllshi social media lagu dhex kaftamo

  • @naciimaabdi8591
    @naciimaabdi8591 Před 3 dny +116

    Uf samiiya nabad galiya gabdha

  • @nuuraaadan
    @nuuraaadan Před 3 dny +145

    wilka maxa sa ugu galaysa muniir tedakle inantan samia ka dhamaada waxaaba kadhigaten taxane

    • @NaciimoNafta-qe7zi
      @NaciimoNafta-qe7zi Před 3 dny +6

      Ma ila aragtay gawadha wey dawa dhegten

    • @nuuraaadan
      @nuuraaadan Před 2 dny +2

      @@NaciimoNafta-qe7zi ha qalbi ki muqal dubayaba ila u samia kuso daro maba u aha d wa dad asxaap ah o is fahmay waynu dhihi karna lkn waxani wa ka bad badis

  • @Fatma75-rg8vx
    @Fatma75-rg8vx Před 3 dny +93

    Team samiya one like ❤❤❤❤

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 Před 3 dny +93

    Cadaan samia kama kaftamo❤😂

  • @SafaAli-dc6bz
    @SafaAli-dc6bz Před 2 dny +16

    Cadnan wlhi alpha wuu jecelyahay cadnan markuu alpha raaligalinaye madaxuu ka shumiyey lawo saxip is jecel m.a cadnan maskiin wye kalexda muniir iyo samiyo lawadas pls noo dhafa wanu isku jecel nhy❤

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o Před 3 dny +57

    8:23 alpha waa istahilaa dharbaxada wllhi teedakale sxbkii muu dadka ugu so horeynaya xita haday prank tahay sida peza muga dhaco Cadnan ragani il bay ka fahmeen wllhi mid kasta samia uun bu kula daba jooga iinkasto caruur aad la saxiibtay sida ceyda noqo 🫶❤️

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 Před 3 dny +4

      Haa wlahi

    • @Sahra__________75
      @Sahra__________75 Před 3 dny +6

      Samiya iida laftir keeda waa inee ragaan meel iska sartaa 😢 cumeer tiktok ku dhibay kuwan waa kanaa muniir qof ween waye inuu xishodo ehed😢

    • @najahmohamedmohamed7955
      @najahmohamedmohamed7955 Před 2 dny +3

      sawmaha alpha wuba dhibay saamia lee kaso hadhay wn kayaabybee sidii caruurta udhaqmaan

  • @user-om8lr1uf6x
    @user-om8lr1uf6x Před 3 dny +33

    Waar nio xeerka raga maaha in gabadhaha la aflagaadeeyo markaa niyow gabadhan anakoo family u adkaysanla walalkedna mxd umalaynaysaa nio Nina walaashii lagalama kaftamo ee ka dhaca gabadha nio

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 Před 3 dny +51

    Cadnaan waa midkiin samia ma Views baad ka dhex aragteen inanta afka ka dhiga niyow rag waaweyn ayaa tihiine

  • @eymancali4883
    @eymancali4883 Před 3 dny +62

    Adiga cajisja iska dhaf anaka diyar an kuna hay talye 👑

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita Před 2 dny +10

    Team samiya One like 😊❤😊

  • @MumtaasCumar-op4hr
    @MumtaasCumar-op4hr Před 3 dny +59

    Cadnaan wllhi dabeecaduu leeyahy m.a

  • @SihaamMaxamuud-ts7nk
    @SihaamMaxamuud-ts7nk Před 3 dny +22

    Canaan miskiin wye wllhi alpha madaxa u kashumiye😩🫂

  • @safazum4078
    @safazum4078 Před 3 dny +18

    Waar ma samia mado daalo idiin noqotay?????????????😡😡🤮🤮🤮

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 Před 3 dny +23

    Inta so carartay markee barank maqashay 😂

  • @MunaHusein-zr7mh
    @MunaHusein-zr7mh Před 3 dny +35

    Neax koko bulle plz ku soo sameya

  • @anisaqueen7496
    @anisaqueen7496 Před 3 dny +23

    Waryada wiiilka iyo gabdha ka dhaca

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 Před 3 dny +9

    Cadnaan maskiin weeye wlhi maanta dulqaadki ka dhamaysen❤😊

  • @hodancumar2619
    @hodancumar2619 Před 3 dny +14

    Waar samia kadhamaada wlhi views baad kadhex aragteenba🤔

  • @AYEEYOHaawa
    @AYEEYOHaawa Před 2 dny +2

    inant halaga xishoodo saamiya waa gabadh degan waxaas kaftan magalaan siday u xishood badan tahay uga xishooda❤

  • @Luckymansom
    @Luckymansom Před 2 dny +6

    Kani waa neef caadiya waxaa khayrkii ka reebay ee Waa waxan oo kale.
    Talent la imo neefyahaw

  • @RaliyoNinkeeda
    @RaliyoNinkeeda Před 3 dny +6

    Muniir I am your first fan reply plz

  • @user-rx9wb5ft3w
    @user-rx9wb5ft3w Před 2 dny +5

    War waxaasi raga nimda kuma jirto gabdhaa halaga leexdo waxan raali gelin ka bixiya dibna haugu noqoninaa waxasii waa ceeb waayan

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 Před 3 dny +4

    Muniir hooyada se ka noqotay xanuunki waxa ilaah uga rajayna cafimaad sariica aamiin

  • @maryamoruunraaxo4215
    @maryamoruunraaxo4215 Před 3 dny +19

    Qov kii ugu horeeyo noqday😂

  • @user-YAHY
    @user-YAHY Před 2 dny +2

    Asxaabeey muniir woxoo u qalmaa 1m congratulations asxaabta dadka kale waa gaarsiiseen ee yaaqeeyoow 1m gaarsiiya muniir❤

  • @user-fv4ge1br6i
    @user-fv4ge1br6i Před 3 dny +13

    Omgg tanks munir🎉😂❤

  • @Fatimaosman56
    @Fatimaosman56 Před 3 dny +41

    Dharbaxada hada team alpha nhy muniir u haysana😅

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 Před 3 dny +6

      Wuu istaahila cadnaan iyo samia dabo dhigty😂😂

    • @maandeeq2121
      @maandeeq2121 Před 2 dny +1

      Wuu istaahila alpha samiyo cadnaan dabo dhigtay ciil bdn loo hayo alpha

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 Před 3 dny +33

    Cadnan is not easy 😂😂😂

  • @user-ti1qw1gv5l
    @user-ti1qw1gv5l Před 3 dny +5

    M.a keep going wllka ❤❤❤

  • @hindaabdulahi8329
    @hindaabdulahi8329 Před 2 dny +3

    Wa legend wllhi cadnan wuu udanqanaya gabdhaha somaliyed ❤

  • @safiyamohamed8174
    @safiyamohamed8174 Před 3 dny +3

    Horay usoco taliye ❤

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 Před 3 dny +6

    Cadnaan waa legend walhi nin rageeda❤😊

  • @AlishBea
    @AlishBea Před 2 dny +1

    Inta markey aragtey prank so orodey 😂one love🎉❤

  • @user-os7dn9fi5r
    @user-os7dn9fi5r Před 3 dny +1

    Ninkan.❤ waa.ini dabeecad fiican
    Masha llaah wll ❤ alle ha ku daayo
    Intay nolaljirto🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-rw8jk8xp4t
    @user-rw8jk8xp4t Před 3 dny +4

    Fast coment 😂😂

  • @gunflagxd266
    @gunflagxd266 Před 2 dny +1

    ❤❤ wad nagu ledahy wll0🎉
    Nagu hleee

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 Před 3 dny +9

    Cadnaan wlh dabecada u leyahy lkn wa ka daba geyseyn

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 Před 2 dny +4

    War inanta magaca udhiga waxay dareemayso ma ogidiine😢saamiyo un ku haysiin har iyo habeen war wuxu wa gabaree ka xishooda😊

  • @fardowsafardawsa
    @fardowsafardawsa Před 3 dny +4

    Cadnaan iyo samiya kalexda wa miskiino❤😢

  • @Yuuuee-y1o
    @Yuuuee-y1o Před 3 dny +2

    Wr muniiir waa ku wataaaa wllhi😂😂😂

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 Před 2 dny +1

    Samia ku walateen dhiga Gabdha ish waxaaani firi adi waa wada neefiyaal Cadnaan wa nin raged 🦁👍

  • @shankaroonyaasiin3917
    @shankaroonyaasiin3917 Před 3 dny +28

    Nik cad haks ahaato ama haka saqiiro nin dhiig leh gabrtii hesho nin nin dhaafey ayee heshay😂❤❤

  • @nusaibamohamed
    @nusaibamohamed Před 3 dny +6

    Keep going ❤❤

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd Před 3 dny +8

    Cad nan waa maskiin mida kale Samiyadan Ad wiilka ladaba dhiga ten kadaya wlhy waa Ceeb uf😮

  • @user-ke3kx1dj7n
    @user-ke3kx1dj7n Před 2 dny +3

    Aboowe raali galin usoo sameeya please inta igu raacsan👆👆

  • @maryammaxamed2461
    @maryammaxamed2461 Před 3 dny +20

    Waa edebdarantihiin wiilka iyo gbdha kadhamaada ufff shaqo kadhigateeen

  • @user-mf7zy4hu3n
    @user-mf7zy4hu3n Před 3 dny +7

    Muniir soo badinage bro

  • @najahwarfaa2946
    @najahwarfaa2946 Před 3 dny +6

    Ala mayee waa walashayo haday wlshin oo kle thy car waakase hablihina keena cadnan na waa nin rageed dhaba

  • @Anaaniyaa1938
    @Anaaniyaa1938 Před 2 dny +2

    Muniir ❤ keep going 👏

  • @IdoFarah-jl8pp
    @IdoFarah-jl8pp Před 3 dny +12

    Waryaa muniir cadaan dhaqan xuma uf dheh muxu wilka uu dharbaxayyy😢😢

    • @CabdinajiibYare
      @CabdinajiibYare Před 3 dny +4

      dharbaxsho wax weyn uu kula yahay aktada ragga waa canan keliya😂😂😂

    • @LamiaAbdi-g1d
      @LamiaAbdi-g1d Před 3 dny +5

      Iska wuxu samenayo uma jedid gabadha hala aman siyo

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 Před 3 dny +3

      Iyagu wxay ku samynayan ma aragtid miyaa dulqadki ka dhameyen

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 Před 2 dny

      Prank reer Malaysia miyaa aamintay halkaan saamiya kujaban bas maskiinta😢

  • @KhadraC.qadir9746
    @KhadraC.qadir9746 Před 2 dny +1

    Samia ka leexda dee waxkle ku prank gareeya hush
    VIVA CADNAAN❤

  • @user-kt2bi7ri5u
    @user-kt2bi7ri5u Před 3 dny +6

    Cadnan ii dhaaf muniir❤❤

  • @AbdirahmanAliAbdi-jp9dx
    @AbdirahmanAliAbdi-jp9dx Před 3 dny +40

    Wll muniir waa ku salaamay 👋

  • @user-rp8by2zn2r
    @user-rp8by2zn2r Před 3 dny +12

    Cayda la rabey prenk noocaan aha inaa lagu sameyo amiira la ga soo maro muniir waxaba ma fahmayo dalxiis ka markey ka soo labto ku samee cayda

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 Před 2 dny +1

      Isbitaal loola cararaa wlhi ninkaas gabdhaha lama kaftamo kamana kaftamo😂

  • @Sirdoonka1234
    @Sirdoonka1234 Před 3 dny +2

    ILAAHOW QABYAALADA NOO BARAKEE AAMIIN 🤲🏼
    SOMALI INAY KABAXDO WAYDIIDEE 😎

  • @HudaDheeman-ns2gm
    @HudaDheeman-ns2gm Před 2 dny +3

    Cadnaan qof dabeecad fiican weye ee doqoniimada badan eed ula imanysaan ka daaya

  • @user-ht3pj3nq6b
    @user-ht3pj3nq6b Před 2 dny +3

    Samiyah io cadnaan sorry 😂❤ link plz

  • @CkaafiAbdulahi-wu4pm
    @CkaafiAbdulahi-wu4pm Před 3 dny +30

    Koko prank kusoo samee pls

  • @Fms-yx3dd
    @Fms-yx3dd Před 3 dny +7

    Samia ayuu views ku galy malmahnn

  • @shabcanjamac1567
    @shabcanjamac1567 Před 8 hodinami +1

    Cadnaan waa afo wanagsan ❤

  • @Zahrobashiir
    @Zahrobashiir Před 2 dny +1

    Wallkeyga guul bn ku rajeynaa

  • @HiboAli-co5ty
    @HiboAli-co5ty Před 3 dny +6

    Cadnaan ha dhibina waa nin dagan oo kaftan badan

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Před 2 dny +2

    Kan yar nafta ayayba u keenen saamiya iyo wiilkanba views waali ah ayaa lagu haya walle 😅😅

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Před 3 dny

    Horry usoco wllo

  • @shaxaariyada
    @shaxaariyada Před 2 dny +1

    Comin soon 8k I.a muniir❤

  • @CabdiRahiimShariif64
    @CabdiRahiimShariif64 Před 3 dny +7

    Qosolka😂😂😊

  • @safazum4078
    @safazum4078 Před 3 dny +9

    WAr gabadhan waad ku walateeen wlhi esh 😡😡😡😡

    • @user-uo2bb3nj5d
      @user-uo2bb3nj5d Před 3 dny

      Waxba ha xanaaqin waxba uma qawan kartid

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 Před 3 dny

      ​@@user-uo2bb3nj5dmxaa logu qaban wayy cashar ba lo dhigaya danbe hso hdal qadan

    • @safazum4078
      @safazum4078 Před 2 dny

      @@user-uo2bb3nj5dhal qof xitaa kama naxayo wlhi ciilka ihaya ufff

  • @user-vd3il1kj3o
    @user-vd3il1kj3o Před 3 dny +4

    Come son 800k in sh Allah ❤❤❤

  • @saidamahamoudahmed1019

    Muniir aqaa legend soo jabey jorey usoco❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013

    Munir umadeena mahan 😂😂

  • @HannadNuur-v6x
    @HannadNuur-v6x Před 2 dny +1

    Hadi aad jogto muqdisho one like❤❤

  • @user-wv7cu2zo7h
    @user-wv7cu2zo7h Před 3 dny +3

    Muneer congratulations

  • @axmednurcalicabdi9127
    @axmednurcalicabdi9127 Před 3 dny +7

    12:29 yaab

  • @sadamdejong
    @sadamdejong Před 2 dny

    Goat Muniir❤

  • @mushtakmuhumet4445
    @mushtakmuhumet4445 Před 3 dny +6

    Waar xishooda oo inantan magaca u dhiga aad hadal haysanuun

  • @sabiriinaabdiwali9603
    @sabiriinaabdiwali9603 Před 2 dny +1

    deeqoy meel walba uu joogo fowduu la jogaa😂😂😂❤

  • @zeinababdukadir2048

    MashaAllah Cadnan Waa ninrageed

  • @ZakiyaMohamed-tq9gk
    @ZakiyaMohamed-tq9gk Před 2 dny +2

    Wlhi cadnan masha allah nin rageed wye

  • @UpdyaziizCutrone
    @UpdyaziizCutrone Před 3 dny

    Zxp Muniir meha❤1m ku❤kari lheed waa jogtaa zxp 🎉💪💪

  • @nimconajax1755
    @nimconajax1755 Před 2 dny

    ❤😂wana lashaqynyasaa muniir❤

  • @saamiyamuuse2189
    @saamiyamuuse2189 Před 2 dny

    FaaDiL wllka ❤️

  • @HibaadHibaadhabane
    @HibaadHibaadhabane Před 3 dny +5

    Waaryaaa inanta noo dhiga from hargaysa cadaanan mahadsanid

  • @Inacusmaaneyy
    @Inacusmaaneyy Před 3 dny +8

    Alpoha system ka dhan baa fuqayy cadnaan is not easy😭😭😳😳😂😂

  • @user-by3iw6vc5f
    @user-by3iw6vc5f Před 13 hodinami +1

    Wxaan ceeb waaya eee gabdha magaceedha udaaya plz 😢

  • @user-oj9ec8ly3g
    @user-oj9ec8ly3g Před 3 dny +5

    Samiya. Camera ladamaro. Lajan❤❤❤

  • @user-xn1yh8su9v
    @user-xn1yh8su9v Před 3 dny +4

    Cadnan nin rageed weeyi walhi maxay meesha gabdh u keenayan wad edab daran tihiin walhi

  • @user-qt5lb5wl4w
    @user-qt5lb5wl4w Před 2 dny

    Cadnan iyo Fadil wa masakiiimo wllh❤

  • @user-ot7nc7ws7s
    @user-ot7nc7ws7s Před 2 dny

    Deeqowww😂😂😂kulahaa alpha nin iska celi 😂😂

  • @omarsiyaadsheikhabdi6376

    Nio teamkan way ficnayen cuqdad iyo xumanta ha ula imanin nin ween thy wax laga tagay mesha kenee prank laga tagay talant fican la imow

  • @AmaalAmalhassan-iw2ox

    Cadnaan nin rageed waaye wallahi allah ku sharfo walalky

  • @MrwaRashid
    @MrwaRashid Před 2 dny

    samiya aaaaaa 😂😂 mugoo waxaa jiro hee😂😂

  • @user-ww1qz2qu3x
    @user-ww1qz2qu3x Před 3 dny +4

    Prank buuuq ka dhigteeeeene uf yaaa daaawankara

  • @RiYaqOmar
    @RiYaqOmar Před 3 dny +6

    Saamiya views miyaa idin ka galy
    Sidaxn wa qald gabdha ka dhamaada