SHEEKH SHARIIF OO WEERAR CULUS KU QAADAY XASAN SHEEKH, SIR CULUS AYUU KASHIFAY, MA RUNBAA IN,,,,,,

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 78

  • @SuperNasiim
    @SuperNasiim Před měsícem +11

    Sh shariif sh ahmed alaha xafido waa ehlu diin iimaan leh waana odey waxbadan og ku qabiil ma ahi lakiin codkeyga waa siin lahaa ilahoow qabiilka naga madobe oo qaluubtena midee aaaamiiin

  • @lulm6983
    @lulm6983 Před měsícem +4

    Asc Balwaan. Sh. Sharaf Allaha ku xiftiyo. Runtuu ka hadlaa. Hadalkiisa waan soo dhaweyneyna. ❤❤❤

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 Před měsícem +5

    Rabi Talo Ku Filan inshaaaalh

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 Před měsícem +5

    Sh Shjariif Noolpow Allaha ku Xafido👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před měsícem +1

    Shiikhi shariifi warkiisa wuu lasoo daahaya xaalada maanta dalku marayo lkn wuu ku mahada sanyahay inuu waajibikiisa guto❤️❤️

  • @saciidocabdrahman1277
    @saciidocabdrahman1277 Před měsícem +3

    Sh. Sharafiif. Muqadish. Faraha. Waye. Kamakhantay. Xasaan. Bakasaray ee. Allawa. Nabadabaadh

  • @SkPk-jw4xd
    @SkPk-jw4xd Před měsícem +3

    Waa darwiish shiikh shariif wax uudhaafay majiraan runta ayuu taabsiiyey xasanshiikh shiriif walaal nooloow

  • @user-vm3os2rv9f
    @user-vm3os2rv9f Před měsícem +1

    Shaki weeyn weliba,alla run badanaa.❤❤❤shariif nooloow.

  • @osmannur9901
    @osmannur9901 Před měsícem +5

    Sheekh Shariif Allaha ku xafido.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Před měsícem +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi madaxweyna sheikh sharif ahmed runta ayu shegay wa alaha xafido wa ehlu diin iiman leh wana odey somaliyad oo waxbadan og oo banaga madaxdi hore dalka waxa ka so qabda iyo shacabka somaliyad waxa la rabah in dalka iyo dadkaba bad badiyo hubka hala qado ha leys ka caliyo shufdo dalka qabsady wa dowladan bahalodey fashil tay dhinac kasta ka fashil tay 1 hantidi umada somaliyad boobka dhulka qaburihi maydki dadki dhintay la qufanayo qabiladi leys ku diro hubki qamriga xashishka jaadka sharci darada ganacsada madaxweyna xasan gorgurde familykisa ismail omar geel marxun xamza liban shuqul mahad sanbolshe sadaq jon argixisada madaxtooyada hef damajid wey jaban

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před měsícem

    SHEEKH SHARIIF INTA UU SHEEGAY OO DHAN WAANU KU RAACSAN NAHAY❤❤❤❤❤❤
    WAA UU KU MAHADSAN YAHAY❤

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Před měsícem +3

    Xasan.sh.gacme..shisheeye
    .ayuu.ku.shaqeeyaa.iyo.
    Dantiisa.gaarka.ah

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 Před měsícem

    ❤❤❤Masha Allah geesi Abdullah nolow ssck people loves you so much ❤❤❤❤

  • @xaliimomaxamed1564
    @xaliimomaxamed1564 Před měsícem +2

    mashaa allaah madaxwayne dacada noolaw

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo Před měsícem +2

    Mashaa alaah madaxweeyne daacadah oo wadaniyah dadkuna usimanyihiin guulayso mudane

  • @AddeHalan
    @AddeHalan Před měsícem

    cabdulaahi balwaan ku soco wararka xaasaasiga ah

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 Před měsícem +2

    Sheekh sharif xaqiiqda ayuu taabtay haday wax fahmayaan dumaljadiid 👍

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 Před měsícem

    Sheeqa shariifa Ilaahay haku barakeeyo ee waa runataaa

  • @MadinaAhmed-dw9gs
    @MadinaAhmed-dw9gs Před měsícem +1

    Thank you walal Abdulshi Balwaan

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs Před měsícem

    Masha Allah shiikh.shariif
    nuntu .sheegay. mudane mahad sanid. 👍🦁👏👏🌹

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Před měsícem +1

    Mw.shariif shiikh axmed WA runtii dowlada hada jirta wax badan ayaa Ka khaldan wan aragnay dhamateen

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 Před měsícem

    Manshallah Tabarakallah Shekh Shariif legend

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před měsícem

    SHEEKH SHARIIF WAA GEESI AAN GABAN ❤️. ALAHA XAFIDO🙏

  • @abdourazakmohamed6519
    @abdourazakmohamed6519 Před měsícem

    Sheekh Shariif Allaha ku xafido

  • @guledsm
    @guledsm Před měsícem

    Mahadsanid Warie Qaran.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Před měsícem +1

    Madaxweyni Sharif is compleet rights

  • @qadarhinofuny-bj5rb
    @qadarhinofuny-bj5rb Před měsícem +2

    landhere landhere dhalay sheikh shareif is not easy

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 Před měsícem +1

    Balwaan Nooloow 👑👑👑👑👑👑

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 Před měsícem

    Soo daa warka Cabdullaahi Balwaan.

  • @ismailahmed2640
    @ismailahmed2640 Před měsícem

    Allaah haku xafido

  • @OmarMahadai
    @OmarMahadai Před měsícem

    Macagaa ha jiro sheekh shariif

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye8142 Před měsícem

    Sheikh Shariff amo farmaajo mar kale inshallah. Xasssn ceel ayuu ku riday wadanka waana ka dhoofa isaga 😊

  • @Man19699
    @Man19699 Před měsícem +3

    Drugs-ka uu sheekh shariif afka ku dhuftay waxaa ka mid ah Qaadka uu Xassan Sh........!

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 Před měsícem

    Inaalilah... sh sharif. Ka hor maarag nin somali ah oo saan ubareera oo run usheega. Ajarbaa usugan.. waa madaxwaynaha dalka gaarsiin kara doirasho. Kadibna asaga iyo farmajo. Dalka hogaaminaya insha allah.. gurguurte qalaas uun aaqiro weeye

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před měsícem

    Sheikh Sharif Allaha kusharafo balse Adiga Culima ah Adiga oo Dalka waxbadan kasoo qantay waxaan soo jedin laha in aad Shirweyne qaran oo lagu tosinaayo waxyala badan ee khaldan, Culimada siyasinta kuwi hore kuwa maanta aragtida dalka kajirta dhaliilay,Amniga oo loo wada midoobo,Kalsoni iyo wada shaqeyn Somaliyeyd oo lasoo celiyo,Dhaqalihi dalka oo lais weydiyo,Musuqa oo bahay oo.garay in Ciyarahi kuwi dalka magac u kenay aan laqiimeyn,Gudiga Ciyaraha iyo wazirkaba xilka laga xanyubiyo,Dagalada Sokeye hubkii dawladda ee HSM lagu warejiya kii isaga uu soo.helay oo laisweydiiya,Tirakoobka Cidamada macawisleyda oo lawada diwangaliyo laqarameyo Agoomihi Rajoyinki gesiyadi dalka difacisa u dhintay oo xuquqdoodi laisweydiya,Dhulka boobka xarashka hantidi qaranka oo sharci loo dhan yahay laga soo saara,Gudiyada dorashada oo noqota mid magacbisteda loo dhan Aqoon Aaminimo karti lagu soo xulaa.

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Před měsícem +2

    Hawiyow.inga.qabta
    Xasan.sheekh
    Awdal.ested.waxay.u.taagantahay.midnimada.somaliyed

    • @AnsaarCarbeed
      @AnsaarCarbeed Před měsícem

      Adoon baad tahay. Dhulku ma guuro ee dadkaa guura orad xamar tag, gudabuuroow. Biimaal ayaanu soo dajineynaa boorame...

  • @asiliboorle998
    @asiliboorle998 Před měsícem

    Sh sharii🇸🇴

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Před měsícem +2

    Shekh.shariif..waa.daacad

  • @ibrahimbahar7365
    @ibrahimbahar7365 Před měsícem

    Guuleyso sh.shariif dawlad fiican i loow noo keeyn ee naga horqaaq Jaa ir ka

  • @husseinalio2437
    @husseinalio2437 Před měsícem

    Sheikh sharif hore usoco

  • @ladanmohamed7578
    @ladanmohamed7578 Před měsícem

    Well came sir

  • @user-vh2ok1jb9d
    @user-vh2ok1jb9d Před měsícem

    Sheekh shariif ilaahey ha ku xafido

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz Před měsícem

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg Před měsícem +1

    Xasan sheekh dumarka urka leh suda looxiro wa aqaan
    Balse qabiil jidgooyo u dhigtay qabiil KALE
    Tusalle wacesle oo u dhaaranasyo murasade car jidkaan so mara na isbaaro kaweeyeen MAA jirto

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Před měsícem +1

    Asc
    Balwan

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 Před měsícem

    Shiikh Shariif seefta ayuu galka laka baxay, noolow madaxweyne Shariif.

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o Před měsícem

    Mucaaradka cabsi baa ka muuqata waayo sidii hore maaha mise qabyaaladaa dabraysa

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před měsícem +1

    Xasan dhiiqo MD maaha ee waa ganacasade ka ganacasada dhiiga umada soomaaliyed iyo daroogada boobo dili iyo dhaca lugooyada umada soomaaliyed 😟

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 Před měsícem

    Mw waa runtees ❤

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe Před měsícem +1

    Madaxtooyada waxaa ka buuxa sirdoonka jabuuti xitaa waxay la taliyaan hasan munaafaq. Ismaaciil horror asagaa keensaday hasan munaafaq....

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 Před měsícem

    Wcs

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Před měsícem

    Iska qaaqle sheikh shalay iyo maantaba

  • @dontgiveup1472
    @dontgiveup1472 Před měsícem +1

    waa iskacadahy Dawladan hada jirta inay doonayso inlasoo celiyo qabqablayashii dagaaladii qabyaaladed eelagasoo gudbay 33 sano kahor hadiiba qabiilo gaar ah la isku hubaynayo

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 Před měsícem

    Waa suaal da weynee dalkan yaa iska leh?
    Ilaahay masuul daacad ah oo dadka& dalka u shaqeeya oo aan ka shaqaysan hayna siiyo

  • @asiaahmed8004
    @asiaahmed8004 Před měsícem

    asc shiikha shariifka sharafata banaanaka aabe soo noqo

  • @saidismail4529
    @saidismail4529 Před měsícem

    War hotel aljazeera kwaran dheh sowdigee lahaa 91 kii ayaa loo laabana adeerow xasan wuu ku hagaajiyay.

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r Před měsícem

    XASAN SHIKH MAXAMUUD AAL KULIISTE CIYAAL SUUQ

  • @abdinuromar5575
    @abdinuromar5575 Před měsícem

    sheik shsref waxaan ku leeyahay ku so noqo seyasada .xassan waxba ma hayo waxxa u harey sanad iyi beloyen .marka waa inaad se deg deg la so bax seftaada

  • @hassandweeu4096
    @hassandweeu4096 Před měsícem

    Somaliyey suaal ban idin weydiinaya ninkan hadalka ina la wadagaya halka laabtiisa ku toosan ma il ba ka muuuqata mise aniga is moodsiyey waayo wax il u eeg ba mesha ka muuqata bal ila eega oo u fiirsada somali wax walba waa lo so dhex racinaya wlle

  • @ismailhusseineid2400
    @ismailhusseineid2400 Před měsícem

    Waxyaqaan daacad ah oo codkar ah daweeye qaran ah

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 Před měsícem

    Maanta waa ku tufay

  • @MustafJanagale
    @MustafJanagale Před měsícem

    Hhhhhhh war odsyga afkisa iyo dhagahiisa isma maqlan miyaa Suma walagidi mahilmaamay?

  • @bby6
    @bby6 Před měsícem

    Hassan munaafaq wa u fashilmay brother

  • @AbdirisaakYare
    @AbdirisaakYare Před měsícem

    1991-1994
    Back soooon
    Hassan sida loooo dilaaaayo
    Ilahay waa i baray
    Bal aaaaan aragno marxuuuuumka reeerkiiisa ah rabaaaayada inay difaaaaci karaaaaan Hawiye 😂

  • @abdiwahabmohamed7911
    @abdiwahabmohamed7911 Před měsícem

    ayaa saxaayo ninkan waa eregnaaa

  • @shamlandhaqane9836
    @shamlandhaqane9836 Před měsícem

    Sharifka ki dhahaye 91lo labana so ma ahan

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 Před měsícem

    Waaryaa Waaryaa xasan dhiiqo ka joog waxaa uu sheekh shariif ka digey

  • @wallahiimfinished3
    @wallahiimfinished3 Před měsícem

    War xoolahaan yaa naga shabiya

  • @abdijaliilabdi7847
    @abdijaliilabdi7847 Před měsícem

    ABGAL ABGALKALOO EEBADA USITAA
    DUFKUBAX

  • @jandraravi9816
    @jandraravi9816 Před měsícem

    AG BALWAANOOW BAGADAA KAN WAA U JEEDAA INEEY ILMO ADEERADIIS EEY SOO DIREEN HANDICAP XAARMAAJO IYO QANIIS YAASIIN
    WAA ISKA SUUFI MIINO LOO SOO DHIIBO.
    BAL DADKAAAS OO DHINTAY MUU ASAGA CELINKARAY XATAA CAQIIDADIISA MA SAXSANA......EEEEBOOW UNUKAA LEH

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 Před měsícem

      Nacas baa tahay aan aqoon iyo caqli toona LAHAYN. Inaad amuus kuu khayr roon

    • @jandraravi9816
      @jandraravi9816 Před měsícem

      @@mohamud12adam50 KKKKKKKKKK.....HAA ADIGA TAAS II SHEEGAAYA SOO MAAHA.
      SHUTDAFUKUP STUPID IYO NACAS IYO DOQONBA WAA ADIGEE BAX HANDICAP XAARMAAJO U DHIGO
      WASHIINSI BILAA EDEB