Waayojoog: Halgamaa Cabdirisaaq Gamboyare Qaybtii 2aad (2/14)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Waayojoog: "Sirdoonkii NSS way ogeyd waxkasta oo aanu ka wadnay Qaahira.. " Halgamaa Cabdirisaaq Gamboyare Qaybtii 2/10
    La soco Taxanaha Taariikhda Halgamaa Kornayl Cabdrisaaq Gamboyare
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 31

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Před 4 měsíci +2

    Waan salaaamay mujaahid gambayare geesi qaran noolaw adeero waxaan talo ku bixinayaaa sanduuq dhaqaaale in loo sameeyo si aan u taakulayno inta noool inta dhimatayna ehelkoodii iyo caruutoodii inaan ku taakulayno guuul guuil qaranka somaaliland dawn faqash qudhun urausò afwayne dhulkaan jiidjiidnay

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 Před rokem +6

    Mujaahidka iyo wariyahaba waan salaamayaa

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 Před rokem +4

    Saxafi. Naasir. Geesi. Qarankiisa. U. Shaqeeya. Hambalyo. Thanks. Sidaad. Barnaamijka. Waayojoog. U. Agaasimto

  • @hermanoturtle5451
    @hermanoturtle5451 Před rokem +5

    Merci beaucoup pour ce programme, CBA. This is one of the greatest programme I watched for ages. Last time it was all about Mohamed Ali. But in this one, few other great names, through my dear uncle cabdirisaaq Gamboyare, the interviewed, start appearing. Such as Abdiqadir kowsar et Mohamed Hachi, dit Lixle. Awarehet le 17 Octobre 1984. La mort de Lixle Awareh etait donc une decision et choix militaire de Abdulqadir Kowsar qui etait aux commandes du SNM ? Great news to know and learn that.
    Bravo a vous CBA.
    Excellent travail pour vos enrichissants programmes. Awareh et le 17 Octobre 1984.
    The death of Lixle is also the birth of Dhagaweney. The holder of all best military records in the SNM, selon le grand Ahmed Mireh. Dhagaweney etait deja et bien avant 1984 l'eleve de Lixle. Vers les années 72. Lixle etait l'instructeur de mon oncle Dhagaweney. Dhagaweney a tue celui qui a eu Lixle dans la region de sheikh.
    Merci tonton Cabdirisaaq Gamboyare et vous CBA. Bravo a vous tous !❤

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 Před rokem +1

    Wll Baryahan waad Naga Yara Gaabisee adoo Mahadsanid Noosoo Badi

  • @moomar4185
    @moomar4185 Před rokem

    Muj general gamba yare Allah ha ku barakeeyo. Waa nin aad u wanaagsan

  • @user-mi8wf8gy5h
    @user-mi8wf8gy5h Před rokem

    Maan sha allaah waa ninkii ugu wardaganaa ugu dhex dhexaadsanaa aad ayaan kuu salaamayaa warye

  • @guledali8848
    @guledali8848 Před rokem +2

    Eebe ayaa mahad oo dhan leh

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 Před rokem

    Maxamed Heel Baa Sameynjiray Oo Engriiska Kunool Maanta Passaporadaa Lafarsameeyay.

  • @maxamuudmuse2186
    @maxamuudmuse2186 Před rokem

    Mr gamba yare gaxadhka nooga waran oo nagadaa hoos usiigalimaayeeda

  • @amaljamaa8478
    @amaljamaa8478 Před rokem

    Waa Niman kii kalidi taliyihii dhulka ku jiide rag jira ayey ahaayeen

  • @user-qq4nl2mp5m
    @user-qq4nl2mp5m Před 3 měsíci

    1:16

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Před rokem +1

    Secret ka ugu Khatarsanaa Debeda markii horena Guda hystey. Sowka nool Nin Isaaqana Ahaa. Waxaa jirey Strategyado badan Sarkaalku sheegaya waa Ninkii SNM uguba khatarsanaa 1985 ilaa 88 ay sogaleen Ninki cadaadley qabsadey
    GORGORKa. xuseen dheere.Hy. buu ahaa

  • @maxamedsiciid8390
    @maxamedsiciid8390 Před rokem +1

    Gambayare had maxamar buu joogaa

  • @ahmedmusa5836
    @ahmedmusa5836 Před rokem

    Taariikhda dhiigga cad kordhisa wad xalada ladahdeen

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 2 měsíci

    😂

  • @AxmedMuuse-ml9eh
    @AxmedMuuse-ml9eh Před rokem +1

    Sadex su aalood gamboyare weeydii wariye dagalkii burco duureey 1 geeridii cabduqaadir koosaar 2 halka gacantu uga go day 3

  • @bensaryemofficialpodcast1246

    Habar walan faan jecla😅 waa habar yonis 😊

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 Před rokem

    ISAAQ MIRQAANSAN IGA DEH

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled2242 Před rokem

    Mooryaan Ku Faanaya inuu Qarankii Dumiyey Weeye .
    Qaain wadan Weeye inuu dhuuntey aheyd maanta ee maaheyn inuu t.v.yada soo fadhiisto.

  • @mohamedmohamed-oq2kn
    @mohamedmohamed-oq2kn Před rokem

    Tuug dalkiisa iibsaday maxamed siyaad adiga ayaa ka dabi badan tuug caada qaata ah uf

  • @mayusuf9565
    @mayusuf9565 Před rokem

    halyay qaran waaye ninkaani

  • @cabdilaahimaxamuud122

    ✌️✌️✌️

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Před rokem

    Ninkani waa dambiile ilaa imika

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 Před 2 měsíci

      Ma adeer kagii canfar ka ahaa ee snm basaasayey ayuu khaarajiyey,waa kornayl isaaq garxajis HY caynaashe xirsi cismaan laandheere weeye

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před rokem

    NAASIR NINKAN SHEEKADIISU KUMA SOCOTO

  • @cabdijaamac8489
    @cabdijaamac8489 Před rokem

    It is all ABOUT hocus pucos of IIDOOR. THEY WERE NEVER TEACH WHAT THE TRUTH IS.