NAAG AYAA LA IGU DARAYA PRANK IYO SAMIXA OO XANAAQDAY🤬

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • XAAFADA AYAA RABTA INAY NAAG 45 JIR AH IGU DARTO PRANK,DIRISLE ABDI,PRANK SOMALI,SOMALI PRANK,SAMIXA AYAAN PRANK XUN KU SAMEEYAY,SAMIIXA OO KA XANAAQDAY PRANKIGA AAN KU SAMEEYAY,
    LINKIGAN KUDUL DHUFO SI AAD JOIN AMA MEMBER U NOQOTO THANKS TEAM DIRISLE⬇︎
    / @dirisleabdi
    : For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
    SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
    KUSOO DHAWOOW CZcams CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
    HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
    / @dirisleabdi
    CZcamsKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
    / @dirisleshaadhcade
    Snapchat ➡️ Abdirisak1
    Instagram ➡️Dirisle
    Facebook➡️Dirisle

Komentáře • 1,4K

  • @barafwaye122
    @barafwaye122 Před 2 lety +863

    Dunidan maa soo marin qof ka dul qad badna kana ixtiram badna
    Nabi muxammed 💖scw💖scw💖scw💖🕋❤✋

  • @sakiabdurrahman2819
    @sakiabdurrahman2819 Před 2 lety +334

    Dunidaan Masoo Marin Qof kadulqaad badan Nabi Maxamed sallaahu Calayhi Wasallam🥰

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +1179

    Qofki ugu fiicna uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta fiicna, uguna naxariista badna, uguna udgoona, uguna dulqadka badna Rabbi inta uu aburey waa nebi Muhammad Scw ❤

  • @xamse4177
    @xamse4177 Před 2 lety +98

    Allaw muraadkanaga iyo muraadada muslimiintaba sahal aamiin

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 Před 2 lety +942

    Haddii aad u jeeddo
    Magaca Allah love saar
    الله💗

  • @mohamedabdirahman9659
    @mohamedabdirahman9659 Před 2 lety +236

    1M Sidaad uxidhi lahaydeen Wax walpa usmeeya ama isla ogaada ama haysla ogaanina balanteenu waa 1M ✌️😂💜

    • @keifpea9988
      @keifpea9988 Před 2 lety +1

      Aqara maa galeysan 892k -maba dhafee🥴😂asad aba dhafi rabee🤓🤷‍♀️

    • @mohamedabdirahman9659
      @mohamedabdirahman9659 Před 2 lety +2

      @@keifpea9988 😂 May wlhi wuu socdaah Lkn xoog uma socdo Asad Hagio isaga wixiisu waa waali soxooga ayuu usocdaa I think inuu asad Diri’sle 1M ka hor gaadhayo

    • @Zakibinxaaji1
      @Zakibinxaaji1 Před 2 lety +3

      😂🤣

    • @drsaamina4637
      @drsaamina4637 Před 2 lety

      😂😂

    • @shaamiyoshirre9171
      @shaamiyoshirre9171 Před 2 lety

      Ck ka horgaaray marhore🤣🤣🤣

  • @bobby7715
    @bobby7715 Před 2 lety +712

    The best person ever,the most knowledgable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad scw🤗❤

  • @apdiazizkeke
    @apdiazizkeke Před 2 lety +33

    The best person ever,the most knowledganle and the most shy of all has allash created is prophet muhammad scw♥️💯❤️

  • @Xikmaawi_Lyrics
    @Xikmaawi_Lyrics Před 2 lety +326

    Hadal ladhaho waxa ugu khayr badan saliga nabiga scw❤❤❤

  • @ifrahhassan9628
    @ifrahhassan9628 Před 2 lety +154

    We need a more video with Samixa It is very interesting 🧐 I wish you guys get married soon You both so cute 🥰 👍🏾✌️

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 Před 2 lety +1

      Me too I wish u gays get married inshallah!!! The king 👑 and queen I love both of you Mashallhe u gays Mach 👏👏👏♥️☝️♥️

    • @habibamohamad1717
      @habibamohamad1717 Před 2 lety

      Gays😂😂

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY Před 2 lety +573

    inta iska og inuu yahay prank fake ah oo la isla ogyahay ismujiya 😹😹🙌🏽

  • @cusmaan669
    @cusmaan669 Před 2 lety +6

    Qofkii ugu fiicnaa uguna kheyrka badnaa. uguna aqoonta badnaa. uguna naxariista badna. uguna udgoona, uguna dulqaadka badna, Rabbi inta uu abuuray waa
    Nabi Mohamed

  • @Lbx125
    @Lbx125 Před 2 lety +52

    Nabiga ku sali scw ❤️

    • @jatelonazra3431
      @jatelonazra3431 Před 2 lety +1

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @deeqacadaawe8645
      @deeqacadaawe8645 Před 2 lety

      اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد

    • @umimaumima8270
      @umimaumima8270 Před 2 lety

      Salalahu calayhi wasalam

    • @shukrixuseen2823
      @shukrixuseen2823 Před rokem

      Sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @aminaahmed9991
    @aminaahmed9991 Před 2 lety +81

    Ilahayow cadabta naga badbadi😭😭

  • @abdishakur.1258
    @abdishakur.1258 Před 2 lety +31

    SaLada hala ilaaliyo wLL 🥺🖤🕋

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 Před 2 lety +354

    اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

  • @bobby7715
    @bobby7715 Před 2 lety +256

    Inta prank markey maqashay so carartay ismujiya 😂 🤣

  • @Queen-Hani
    @Queen-Hani Před 2 lety +85

    Prank ma ahane short film 🎥 ku so qora🤣

  • @amirsalad648
    @amirsalad648 Před 2 lety +38

    Waxa ku tageera 2017 ila hada 😍 bro go 1 million bro geeb going😍😍😍

  • @ifrahabdisalan7575
    @ifrahabdisalan7575 Před 2 lety +47

    Dhar baan dhaqayey wan sow caray marka arkay samiha and dirisle prnk 😂😂😂🇸🇱🧡

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 Před 2 lety +1

      Saw maha wllshay from Hargeisa kaso salamaya

    • @sihaamcabdi4450
      @sihaamcabdi4450 Před 2 lety

      Mxaa Mobelkga Ma Wadan Baa Quruxey🤣🤣

    • @ifrahabdisalan7575
      @ifrahabdisalan7575 Před 2 lety +1

      @@sihaamcabdi4450 abyo yacni dharkii baan dhigay waan u fariistay si aan ugu daawado si fiicn xitaa shaah usow shubaty wlhi wxaas taagero iga dheh maahow 🧡😘😍

    • @sihaamcabdi4450
      @sihaamcabdi4450 Před 2 lety +1

      @@ifrahabdisalan7575 Wlhi Waxas Tagerinimo Kaa Ah
      Runtii Ani Xitaa Kula Mid Baan Ahy

    • @ifrahapdillahiciise8550
      @ifrahapdillahiciise8550 Před 2 lety +1

      @@ifrahabdisalan7575 Haa lkn walhi wan ka shakily sababto ah samiiha gurigeeda lagu sameynaya hadana way labisanthy

  • @mohamedcade699
    @mohamedcade699 Před 2 lety +211

    inta markey prank aragtay soo wada carary like saar😁

  • @RUBABI_PRODUCTION
    @RUBABI_PRODUCTION Před 2 lety +25

    inkasta oo qoraalada meesha kuqoran badan yihiin hadana waxaajirta infcn oqoraal kayga akhrinaysa fadlan nagusoobiir wllsoomaaliyeed

  • @updyrahmanbashir7361
    @updyrahmanbashir7361 Před 2 lety +181

    Asxaapta Team DirisLe 900k ila Caawa score aan Jabino insha Allh let’s go 💪💪

  • @fardowsahassan1809
    @fardowsahassan1809 Před 2 lety +13

    Wxn prnk wu dhafe wa onother level😂😂😂😂😂😂😂kuwii dulqadka alla usiyadiyo alla hanaga dhigo 🤲

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel Před 2 lety +80

    Samiha wllhi waa intelligent girl I like how you gave him the advice .

  • @tanaawi
    @tanaawi Před 2 lety +37

    The one & only brother of mine Dirisle the legend
    1M soon i.a 👏🤝💯👍

  • @muhanadcade8617
    @muhanadcade8617 Před 2 lety +134

    😂😂Team samixa wa argoosan doona💪🥺🤣🤣

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Před 2 lety +48

    Waxaan prank maahan waa ruwaayad caadi ah 😂😂🤟

  • @abdallaaweis13
    @abdallaaweis13 Před 2 lety +82

    I'm watching Netflix this is not prank 😂😂😂😂

  • @bosslyrics252
    @bosslyrics252 Před 2 lety +3

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Před 2 lety +126

    Prank inta maqashay soo carartay ismuujiya 😂

  • @carabtube4473
    @carabtube4473 Před 2 lety +25

    Kaliya hadaf keenu waa inan subscribe. Saarnaa
    Lenged keena😇❤️🤣

  • @Ahmed.simba2
    @Ahmed.simba2 Před 2 lety +20

    لا إله إلا الله qoralka ah '' wali jwb kama haya'' asiga lee isku qoray markan cml wxn so xasuusta prankigi rasmi rays io farxaan ninki oga ba ogaa ninkan dirisle waxow kursiba so feera ma asigii ba hada😂😂

  • @Ciizinho
    @Ciizinho Před 2 lety +31

    1m Coming Soon Legend Pro ♥️👑🙏🏼

  • @nawaalinasooraan2910
    @nawaalinasooraan2910 Před 2 lety +22

    Inaa xiriir leedihiin way cadaatay🥰

  • @ayansalah4582
    @ayansalah4582 Před 2 lety +28

    🤣🤣🤣🤣best prank from 🇩🇯🇩🇯

  • @Mvioskry
    @Mvioskry Před 2 lety +30

    Prankiga kaliye darisle xaqiiqada ka sameeyey😂

  • @dayaxhamza_ali9155
    @dayaxhamza_ali9155 Před 2 lety +38

    1 million coming soon 🥰❤️‍🔥🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @jecelculimadasidashmustafe3212

    Prankigani dhinac ahaan reallity ayuu ka hadlaya wlhi noloshu iska jiif iskasoo toos macno maleh macana maleh ninka Ragaana waa inuu wax soo saar yeesha waxna laga sugaa isaga👋👋👏🔙❤🏃‍♂️

  • @lula_um-sahal8920
    @lula_um-sahal8920 Před 2 lety +18

    Please don't do this to Samixa. She loves you. MashAllah. You guys are the best couples 💑

  • @ifrahabdisalan7575
    @ifrahabdisalan7575 Před 2 lety +23

    Samiha khaliil wow sidaan ujclhy iyda ugu daaawad lbo qof oo taagero uahy 3year wan isla jclhy allh calaf isku daro marka samiha maqaly sow carary anigo kula kulmin allow haydilin amin frm 🇸🇱🧡

    • @atoorahaburco1514
      @atoorahaburco1514 Před 2 lety

      Calan dawlad ajaanib leedahay aa nooga dhigee calan putland calanka somaliya hakaa badnaado🇸🇴

  • @jikako7
    @jikako7 Před 2 lety +12

    Samixa walhi waa qof geysida wan kuu wata abyo 🥰🥰🥰🥰

  • @abdiwarishussein5731
    @abdiwarishussein5731 Před 2 lety +20

    This is not prank is a short film😂

  • @deeqaxuuseen397
    @deeqaxuuseen397 Před 2 lety +7

    dirisle abdi 1m coming soon from 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯

  • @rookiifaatu1933
    @rookiifaatu1933 Před 2 lety +18

    Dirisle wuu khalkhalay wlhi😂😂😂😂🥰

  • @onelegend3626
    @onelegend3626 Před 2 lety +58

    8:15 qoraalka laguu soo diraa background cadaan ah ayuu leeyay kaa dirtaana cagaar weeye FAKE PRANK 🧐

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 Před 2 lety +23

    Lets go guys 900k👏🏻❤️

  • @khalidapdi6204
    @khalidapdi6204 Před 2 lety +22

    Beencad ayaanu iska dawanaynaa ilhow wad na aragta😂😂😂

  • @jeeraarshow3130
    @jeeraarshow3130 Před 2 lety +22

    Naag ku jecel oo kaa adag yaa ka fiican😂😂

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 2 lety +34

    Best acting 😂

  • @mohancowkeofficial2732
    @mohancowkeofficial2732 Před 2 lety +113

    SORRY WAAN ISKA DAAYEY INAAN PRANK AAMINO

  • @sabiriinocali7675
    @sabiriinocali7675 Před 2 lety +1

    See dhahdo day samixo yarabo dirisle Österreich gajo kuyahyay nagaha yurub maraban ee adi wax ween kulayahyay ninkan aa modo wax laga dhamestay 😂😂😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 2 lety +9

    Keep going my brother guuleso waligaa idirisle cabdi keep going my brother

  • @maryanabdirahman9779
    @maryanabdirahman9779 Před 2 lety +28

    Best acting 😅😂🤣🤣

  • @markazxaajimohamed
    @markazxaajimohamed Před 2 lety +33

    Alla dirislow waa iga qoslisay wlhi😆😂😂😅

  • @ayaan850
    @ayaan850 Před 2 lety +1

    Xataaa samiiha codadka xaafadiina wey garanaysaa war waa fariid team samiha mee samiiha soo aarso qali

  • @charmakehousseinrobleh5949

    Dirisloow imika ayad shaqo fcn wada from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 Před 2 lety +10

    Pranki ugu horeeyay een kaso daho🙈😂😂😂

  • @rayaanosmaan319
    @rayaanosmaan319 Před 2 lety +18

    9000k coming son❤🙏

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Před 2 lety +5

    Saliga nabiga badiya SCW.SCW🖐❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @waanag9562
    @waanag9562 Před 2 lety +119

    Sorry 😞 waxnhay qof prakn beena ah dawanay
    😅😭

  • @hassannaib4705
    @hassannaib4705 Před 2 lety +72

    Kan prank mahan midakale var ayanba arka gabarta walasha aya massage Iso qortay aya dhahday massage kad natustayna wa midad adigu dirtay 😂😂Wali madhameysan video kwrn hadan dhameysto meqa qalad aya kujira

  • @ibramahmoud5605
    @ibramahmoud5605 Před 2 lety +11

    Best prank for ever 🤣🇩🇯

  • @sahram335
    @sahram335 Před 2 lety +9

    Samiixa sister Ashahadu anlaa illaha=waxaan marqaati ka ahay in an Allah jirin weyaan macmaheeda marka dhamaystir Ashahadu an laa illaha ilallah please and please iskajir sis inad kuqaldantay ban u arka qof muslim ah batahaye dib iskudhegayso please that’s not wax lasahlan karo.

  • @freshman6936
    @freshman6936 Před 2 lety +198

    Best acting😂😂

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Před 2 lety

      Please subscribe isar

    • @Milk-op7ti
      @Milk-op7ti Před 2 lety +7

      They think we are stupid 🤣

    • @fathiahmett5739
      @fathiahmett5739 Před 2 lety +3

      They think we are never understood some thing 🐱

    • @TNEOF20
      @TNEOF20 Před 2 lety +1

      What a Legend

    • @TNEOF20
      @TNEOF20 Před 2 lety +1

      @@Milk-op7ti Haa wallahi 🤣 😂 😭 😆 😅

  • @maslahmideye2527
    @maslahmideye2527 Před 2 lety +1

    Dirisle zxp wakuwata zxp mcn inolow intey nolol jirto wll qali

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 2 lety +16

    😅🤣😂samixa waa masertey 😘👌

  • @mariamustapha9522
    @mariamustapha9522 Před 2 lety +11

    Riwaayad fiican weeyan❤️😂

  • @omarcabdiwali9154
    @omarcabdiwali9154 Před 2 lety +70

    Sorry brank waan ka aamin baxay😂😂

  • @MayaClass
    @MayaClass Před 2 lety +12

    😂😂😂😂😂ala beerka labadaan Waa imtixaan 😂😂

  • @farduusHamble
    @farduusHamble Před 2 lety +10

    Dirisle Buumo Wayne 🤣🤣🤣 Samiixa wlleey waa qurux badantahye ninkale ma wayday xataa ku reerkale leh ha ahaadee 🤣🤣🤣🤣 qofkaan adhi jirka u eeg wlleey iska daa

    • @aqueen3914
      @aqueen3914 Před 2 lety +1

      Na doowkhu waxaas ma yaqaano xita mid waalana jeclaane dirisle muxu qabaa waaba wil yaro noloshu u cusubtahaye ka xun ba tahay bal maxa badas i geliyey 😂😂😂😂 rali noqo sis

    • @farduusHamble
      @farduusHamble Před 2 lety +1

      @@aqueen3914 magacaaga aa Queen 👸 ah cay iyo jawaab xun waad ka dhantahy mcnto 💋 edebtaa kaa yar naayaa shaqo yeelo 🤣isku tuur sis

    • @aqueen3914
      @aqueen3914 Před 2 lety +1

      @@farduusHamble kkkk hye mcny

  • @shadiyaismail662
    @shadiyaismail662 Před 2 lety +8

    1m coming soon 🔜

  • @maxamedxasaasi2887
    @maxamedxasaasi2887 Před 2 lety +14

    Keep going freind

  • @mouktarmsi954
    @mouktarmsi954 Před 2 lety +4

    Somehow, this prank is showing how much she appreciate you. Though, she has feeling for ya. It is abvious man.....Man up and bring this little prcessess to our Djibouti capital ....there we will put the crown you and her man. On the other hand, dont let the queen in a situation where may she feel jealous.
    Just Man up!. Keep going man!

  • @abdirahmanal-khalafi3613
    @abdirahmanal-khalafi3613 Před 2 lety +13

    Awoow keep going big fun to you

  • @najmacabdi5366
    @najmacabdi5366 Před 2 lety +2

    Dirisle cabdi iyo samiiha allha calafkooda isku daro yarabi

  • @mapzoud1609
    @mapzoud1609 Před 2 lety +10

    Waa prank oo maba xumee waaxy qoraalkan aad aduu dirty waar ilayn hlkeed maskaxda noogaga ciyaari wllow 😂

  • @hudaabdirahman3144
    @hudaabdirahman3144 Před 2 lety +1

    Saliga nabiga badiya scw wayo war warka ayuu qada faraj kharyqabana ilahy baa ku furaya danbigagana waa la dhaafaya fadliga xappibkena

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 Před 2 lety +5

    Hadad jiifka ku dawaneyso like ii sar

  • @aminasalah6567
    @aminasalah6567 Před 2 lety

    Dirisle halo kaco 1m iyo kabadan uu qalma wlhi waa ninka kaliya youtupe noo qurxiyi dirisle hdusan jiren youtupe somali hormar kama grten ee ninka kaliya youtupe nagu hayo 1m an garsino🙏♥️

  • @naalasman2208
    @naalasman2208 Před 2 lety +10

    Inta 4 noqonaysa sanadka like dhackusii😍😂😂😂

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Před 2 lety +28

    👏👏👏👌👌👌 Amazing legend….keep going team

  • @siciid__jigjigawi4256
    @siciid__jigjigawi4256 Před 2 lety

    Dirisle zxp jaceylka sheego waxwalpa run ha noqdane

  • @abdihousna863
    @abdihousna863 Před 2 lety +4

    Wlhi two legends 😂 wan idin jecalahay 😍 🇩🇯

  • @muwahipsicid794
    @muwahipsicid794 Před 2 lety +3

    Fadlan ashhada dhamaystira wll hadii aad inka takto wa qalade

  • @ubaxxirsi3402
    @ubaxxirsi3402 Před 2 lety +2

    Naag nool iga dheh mashaa allh

  • @abdidahirmire6093
    @abdidahirmire6093 Před 2 lety +43

    1 MILLIOM COMING SOON......

  • @Tooxoow24
    @Tooxoow24 Před 2 lety +2

    anagaad rabtaan inaad caqligeenna ku ciyaartaan, dadkaan inay is jecelyihiin inay jilaanna waa rabaan mana rabaan, haddi run tahay samiixa waxay dhihi laheed anigaaba kuu jooga cml ama aniga miyaa baahan markaa gabadha caynayso, hadana gadaal waxay dhahee hadaa naagtaas guursato magaalka waa furanyahay oo ah niga waa noo kala dhamaatay

  • @a.fatahyousof7283
    @a.fatahyousof7283 Před 2 lety +48

    Ala maxaad been naga dhargiseen 😂😂😂

    • @ahmedabdi9092
      @ahmedabdi9092 Před 2 lety +3

      Ma aragtay aniga waliagay maba rumeysan prank ila prankiya poplica ah kuwaas iyaga layskuma aaminikaro pro🤣🤣🤣😂

    • @nasraahmed5366
      @nasraahmed5366 Před 2 lety

      Hhhh

  • @hasanasmi8246
    @hasanasmi8246 Před 2 lety +1

    Inchaallah 1M coming soon drisle

  • @aliaahmed1970
    @aliaahmed1970 Před 2 lety +3

    My favorite and amazing two legends ❤️

  • @cayuushibrahim6237
    @cayuushibrahim6237 Před 2 lety +8

    Prank aan caadi ahayn weeye wllhi nagihiidibade gaajinayey kkkk hadal tariikhda galay

  • @shamsutdore5169
    @shamsutdore5169 Před 2 lety +22

    The most hilarious prank ever, I love money lol.😃stop cursing older women there is nothing wrong with 45 years old.

    • @Candy.r43
      @Candy.r43 Před 2 lety +2

      Nothing is wrong with older women ofcourse…

  • @zadaqnuur7
    @zadaqnuur7 Před 2 lety +1

    Baabur ku cajisay saranahay mooye waxaan ben tahay wa ogahay 😂😂

  • @jeeztoboi9429
    @jeeztoboi9429 Před 2 lety +5

    Way mzeerty mcnha😂😅

  • @ducoofficial
    @ducoofficial Před 2 lety

    Nabigeena صلى الله عليه وسلم makusilaa maalintii . Mise ogtahay fadliga kujira..

  • @maaido5659
    @maaido5659 Před 2 lety +8

    1million IYO arooskiina coming 🥰

  • @xidiigseniorchannel.7169
    @xidiigseniorchannel.7169 Před 2 lety +2

    Naagtan waa nag adaag waa waxii gel lagabixin laha.

  • @zakihanadbishaar9961
    @zakihanadbishaar9961 Před 2 lety +3

    Samiha wey kudhacday🤣🤣🤣Ha arsato😂

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Před 2 lety +2

    Samiixa aad bay u jeceshay Darisle si dhib yar bay u hinaasaysaa wayna ku gacan dhiirantahay hadii uu gabadh kale sheekadeeda soo qaado balse sheeko laysla ogyahay🤣