Velikost videa: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Zobrazit ovladače přehrávání
Automatické přehrávání
Přehrát
Bernaamijka iska soo saxa Qaab ahaanWax badan ayaa idinka Qaldane 🙏GAAR AHAAN xidhiidhiyaha
Walaahi suhaybaa iga qosliyay abtiyo mcn keep going ❤😂😂
Reer xamar ku dayashadu ilaa goormay Ina wadaysaa ?
Wa rag ad uxarifin aah man sha allha
Naagtan bedela wey edab daranthy
😂😂😂 Waxan waa madhax wlhi Naga daya Nagtan Wilasha say ula Hadlayso Akh
Hhhh somahan
wa runta wllshey❤
Wallahi hud hud qosol weeyi 😂😂😂 heesta jacburka way iga qoslisey runtii hhhh 🇧🇪🤗🤗🤗
6:50 HUD HUD Markiiba Way Dishee Maydkiisa Inoo Soo Qaada Ragoow
Suhayb saanjo uu ka badiyay😅😅😅
DEG-DEG.... Laascaanood😳Gobonimadu waa u dhalasho👊❤️
Baraha bulshada iyo ceebta isku dayashada
Subxaan allah waar xishooda
Hoyga fanka muqdisho somalia
Cado waran iyo hudhud ayaa barnamijkaba shiday
Mashallahi hud hud i miss your jokes
Ana diyaar ahee maydaan igu casiimi karin🥺
Masha allha Somaliland guuul insha allaah ❤️❤️❤️❤️🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚💚🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪
Sookordhiya please please 😢🙏🙏🙏
Waw wad noo xarabayseen tack
Waar waxani naag maaheeIska bedela uff
Dhambal wll naagtan naga badal manala tixgalinaysid nagta naga daaa😊😊
Videoyadan nacasnimada ah xagaad ka keenteen
War zxp nagabadal naagta
Naagtaan iga soo badala 😂😂😂😂😂😂
Qaysoow xishoo 😂😂😂
Qaysow. Nabar. Meesha. Keen
Qaysow. Nabar. Mesha ken. Nio😂
Dhaqanka iyo akhlaaq da hagaajiya marka barnaamijkan oo kle qabanaysaan khaasatan hablaha daadihinaaya
Heer waqooyi kudayasho wngsn from rer muqdisho😊❤
Parfait
Imika Mad isleyneysaan 😂
So badi
Wlle suhaybow legend wlle😂
"خير الناس أنفعهم للناس"💯
6trgx
Dhanbaal soo badi barnaamijkan
Hhhhhhhh isi jeenso khamisna waad siidata😢😢😢😢😢😢
😅😅war Meeshaan Cuquba Ka Dhacday
Barnaamijka waxa uu ahaa mid naafo ah wlhi. qaabka deeqa carab wax u waraysanaysayna wuu adkaa. balse inamada dhamaan way shidnaaye dhanka majaajilada..qaabka daadihinta iyo isku dubaridku caato ayuu ahaa markaa wax ka badal badan hala soo sameeyo😂😂😂
Tani waywaalantahay❤😂digaaga🎉alamayeeyecicream
Soo badi soo badi
Waan kahelnay
Kakakakaka Saxilb soo badi
soo badi legendow 👋😱🥰😂
Nio so badi
Sida kale waad u fiican taHiin Lkn Gabadha Codkeeda samecadaa ka xun
Ragasiijeeso laguLeeyay Tuurbay Ka eegaysaa😂
Uff wilasha in saa loola hadlaayo mxy thy😒ish
Yahya hunter barnamijkisa wa na fashiliyay
Waligiin baad xamar copy yeen jirteen
Inantu kibir badanayee😂😂😂😂
Guri barwsqo iyedha
Naagta zhp badal qoftan barnamijka kaa xumaytay
Mr copy iska hagaji microphone waxba laga maqli mayo dadka nagtu wareysanayso
Tartankan markad qabanayso plz indha jacayl marnaba haka so tagin wllo 🙏
Good
Haaa sobadiya wll
Muqdisho gaari meysiin ilaa hada guleeystaha manan fahmin mida kale laacib yahye hantar magareeysaan ogaada ninkaasa inoo jooga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk muqdisho guul
Kudaba dayashada joojiya
Doqon mr ee waa mss
Naagtu akhlaaq xuma uf
War heedhe gabankaan keyse hadii aanan qaldaneen waxan ku aqaanay Yamays International Galkacyo isagoo bsso kayimid bu nala dhigan jiray form1 2018
maxa layska khasaysinayaaa marka badaw😂😂😂
WarYaa rag Bay ka heshaY meesha War ani iiso0 qabta aan la daadageee 😂😂😂😅
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
meesha laydh iskaga so xidha
Naagtani waYy kibirbadantahy wllhi in xataa Ladoorto uma qaLnto of 😡😡🙄😒
inaanka udanbeya qosolku iga dhameyaay😅😅😅
Mr deeqa mxeeta nagtu ma nin baaa Ina adeer
Nosobadi wan kahel nay wlahi
Alla Isha hud hud
Akhlaaqdu waa shay janno lagu mutaystoMeeshan sida loo wada hadlayo ma qurux badna
Zuhayb ZanjO iyo lacagaa😂😂😂😂😂😭
Soobadiya
Tani akhlaaqad ba maleh waaxay adeer 😂gabadh wacan nookeende😂
Ma romantic ii reer somaliland baa😂😂😂
😅😅😅😅 hud hud. Balo ku cayadhay
❤️
Waabay is caayayaan maxay is jeclaadaan😂😂
Ma sidee baa aad leedahay Dhambal digital Intaa video madow soo duubtyFashil baa ku noqoteen
Naag rag kabadal qofta qalaftan neefoow
Goojacade weeye meeshu
Mr deeqa 😂😂😂😂😂😂
Inantu laydhbadana😂😂😂😂
Inta laga dhufleeyiyo dhexdaad igaga taala kkk Inanta meel xunbu kaga so hadhay
Mr Deeqa Carab aa😂😂🤦
Nio Copy NaGa Daa yaHaYe Hunter 😅😅
Iga daa wll 😂😂😂😂😂
hees kugu qasaraynma ye kulahaa hudhud dhibadanaa 😀
Qaad bahalada u akyihin😂😂😂
Sobadi wll
ParT3
Capdifatax Yarre adke weeyku hooptay 😅
Hud hud walhi iga qosliyy😂
Sijeso kulaha 😂😂
Suheyb saanjo waab qosl😂😂
Waxii qayrkay ku dhacan arkayo waxba kuma wado
Hudhud dhibki o qofa😀
Aaar. Inaaaar. Naagta. Inaga. Badal. Nio. Waa. Madhaxe😂
Nin faleenbo bartay wxan ma dhawaan kro 😂😂😂
Haaa wlhi
🎉🎉🎉🎉❤
Waa nooci kaapashka kulaha🤣🤣🤣
Waxba wada boday marki hore neh magacyada mala barin kan gulestay siden ku fahma aryada yabnaye 😏
Gabadha sida codkeda lo maqlaayo raga looma.maqlo mxa qaldn
Wan garanayay inay xoojiye dooranayso waayo wuu shaqaystaa
Bernaamijka iska soo saxa Qaab ahaan
Wax badan ayaa idinka Qaldane 🙏
GAAR AHAAN xidhiidhiyaha
Walaahi suhaybaa iga qosliyay abtiyo mcn keep going ❤😂😂
Reer xamar ku dayashadu ilaa goormay Ina wadaysaa ?
Wa rag ad uxarifin aah man sha allha
Naagtan bedela wey edab daranthy
😂😂😂 Waxan waa madhax wlhi Naga daya Nagtan Wilasha say ula Hadlayso Akh
Hhhh somahan
wa runta wllshey❤
Wallahi hud hud qosol weeyi 😂😂😂 heesta jacburka way iga qoslisey runtii hhhh 🇧🇪🤗🤗🤗
6:50 HUD HUD Markiiba Way Dishee Maydkiisa Inoo Soo Qaada Ragoow
Suhayb saanjo uu ka badiyay😅😅😅
DEG-DEG.... Laascaanood😳
Gobonimadu waa u dhalasho👊❤️
Baraha bulshada iyo ceebta isku dayashada
Subxaan allah waar xishooda
Hoyga fanka muqdisho somalia
Cado waran iyo hudhud ayaa barnamijkaba shiday
Mashallahi hud hud i miss your jokes
Ana diyaar ahee maydaan igu casiimi karin🥺
Masha allha Somaliland guuul insha allaah ❤️❤️❤️❤️🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚💚🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪
Sookordhiya please please 😢🙏🙏🙏
Waw wad noo xarabayseen tack
Waar waxani naag maahee
Iska bedela uff
Dhambal wll naagtan naga badal manala tixgalinaysid nagta naga daaa😊😊
Videoyadan nacasnimada ah xagaad ka keenteen
War zxp nagabadal naagta
Naagtaan iga soo badala 😂😂😂😂😂😂
Qaysoow xishoo 😂😂😂
Qaysow. Nabar. Meesha. Keen
Qaysow. Nabar. Mesha ken. Nio😂
Dhaqanka iyo akhlaaq da hagaajiya marka barnaamijkan oo kle qabanaysaan khaasatan hablaha daadihinaaya
Heer waqooyi kudayasho wngsn from rer muqdisho😊❤
Parfait
Imika Mad isleyneysaan 😂
So badi
Wlle suhaybow legend wlle😂
"خير الناس أنفعهم للناس"💯
6trgx
Dhanbaal soo badi barnaamijkan
Hhhhhhhh isi jeenso khamisna waad siidata😢😢😢😢😢😢
😅😅war Meeshaan Cuquba Ka Dhacday
Barnaamijka waxa uu ahaa mid naafo ah wlhi. qaabka deeqa carab wax u waraysanaysayna wuu adkaa. balse inamada dhamaan way shidnaaye dhanka majaajilada..qaabka daadihinta iyo isku dubaridku caato ayuu ahaa markaa wax ka badal badan hala soo sameeyo😂😂😂
Tani waywaalantahay❤😂digaaga🎉alamayeeyecicream
Soo badi soo badi
Waan kahelnay
Kakakakaka Saxilb soo badi
soo badi legendow 👋😱🥰😂
Nio so badi
Sida kale waad u fiican taHiin Lkn Gabadha Codkeeda samecadaa ka xun
Ragasiijeeso laguLeeyay Tuurbay Ka eegaysaa😂
Uff wilasha in saa loola hadlaayo mxy thy😒ish
Yahya hunter barnamijkisa wa na fashiliyay
Waligiin baad xamar copy yeen jirteen
Inantu kibir badanayee😂😂😂😂
Guri barwsqo iyedha
Naagta zhp badal qoftan barnamijka kaa xumaytay
Mr copy iska hagaji microphone waxba laga maqli mayo dadka nagtu wareysanayso
Tartankan markad qabanayso plz indha jacayl marnaba haka so tagin wllo 🙏
Good
Haaa sobadiya wll
Muqdisho gaari meysiin ilaa hada guleeystaha manan fahmin mida kale laacib yahye hantar magareeysaan ogaada ninkaasa inoo jooga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk muqdisho guul
Kudaba dayashada joojiya
Doqon mr ee waa mss
Naagtu akhlaaq xuma uf
War heedhe gabankaan keyse hadii aanan qaldaneen waxan ku aqaanay Yamays International Galkacyo isagoo bsso kayimid bu nala dhigan jiray form1 2018
maxa layska khasaysinayaaa marka badaw😂😂😂
WarYaa rag Bay ka heshaY meesha War ani iiso0 qabta aan la daadageee 😂😂😂😅
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
meesha laydh iskaga so xidha
Naagtani waYy kibirbadantahy wllhi in xataa Ladoorto uma qaLnto of 😡😡🙄😒
inaanka udanbeya qosolku iga dhameyaay😅😅😅
Mr deeqa mxeeta nagtu ma nin baaa Ina adeer
Nosobadi wan kahel nay wlahi
Alla Isha hud hud
Akhlaaqdu waa shay janno lagu mutaysto
Meeshan sida loo wada hadlayo ma qurux badna
Zuhayb ZanjO iyo lacagaa😂😂😂😂😂😭
Soobadiya
Tani akhlaaqad ba maleh waaxay adeer 😂gabadh wacan nookeende😂
Ma romantic ii reer somaliland baa😂😂😂
😅😅😅😅 hud hud. Balo ku cayadhay
❤️
Waabay is caayayaan maxay is jeclaadaan😂😂
Ma sidee baa aad leedahay
Dhambal digital
Intaa video madow soo duubty
Fashil baa ku noqoteen