DEG__somaliland o war farxad leh kaheshay qaramada midobay kah &mesha ka imaday&maxmed abib

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 15

  • @CRahman-fo5mi
    @CRahman-fo5mi Před měsícem

    masha Allah guul iyo gobanimo somaliland

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před měsícem

    SO24TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️💪

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib Před měsícem +3

    Somaliland cadowgeeda aloow jabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před měsícem +1

    Ha ciyeene shimbiruu ha ciyeene hadaba hayska ciyeene Awrka caynka u giiya, Somaliland iyo Ethiopia guuleysta guule haydin garab galo 👍👍👍👍👍👍👍👍👍 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Před měsícem +2

    UNITED NATIONS MUST THINK AGAIN ABOUT SOMALIA ITALIA AND WEAPONS IMMPARGO.

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před měsícem +4

    Waan salaamaya.odayaasha awdal m.abiib maa ka qabataan edeb darada uu ku kacayay adeer wax qarsoon ma ahaye

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs Před měsícem +2

    Wallahi waa nasiib daro marka qof isagiiba aan Qarsaneynin damabiyaduu galeyo ee Qaran dumiska ah ay la yidhaahdo lama taaban karo! Laakiinse waxa fiican in dawladu Ka soo baxado awadal aan eegno cida ku macaashata

  • @hassanismail-mv9wy
    @hassanismail-mv9wy Před měsícem +2

    Waa cawaan waxan meesha isa soo tubay, malaha inay aamusaan baa u sharaf wacnayd, adeer in badadan baa loo dulqaatay basaaskan aad soo dirataeen ee daba dhilifka ah ee xishooda, hadaad difaacasaan dabiile qaran hadaba taga hadaad ina abiib somaliland ku ahaydeen.

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs Před měsícem +1

    Aad ayey muhiim u tahey in la joojiyo hubaka madama oo dawaladii umadu u igmatey amaankooda aaney waxaba faraha ugu jirin

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s Před měsícem +1

    War taga gadad rabtaan maxaad haysaan ed laydin noqonayaa joojiya ganjabada

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před měsícem

    Been.baad sheegtay.wallaahi

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před měsícem +1

    Huuuuu haaaaaqq nacas laaluush qaatay qararkan wuu ka koray

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před měsícem

    Intii hore May qabsadaan sharciga nina kama sareeyo cirka soo gujiya odayaashii la yaqaanay intaa keentaan

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid193 Před měsícem

    Been buu noo sheegayaa