Dhaanto | Jecliyaaye Dhulkayga | Maxamud A. Cumar Jaango | Xafladii Calama Saarka Mweyne Mustafe DDS

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #caweyskadalmar #qarami #dhaanto
    For all inquiries email dalmar46@gmail.com
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ►SUBSCRIBE
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►LIKE
    ►COMMENT
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
    somali music

Komentáře • 43

  • @aamina864
    @aamina864 Před rokem +9

    Ilove you ogadeenia from 🆎️😭❤

  • @nastehaismail7054
    @nastehaismail7054 Před 2 lety +4

    My tolka salaan sare one love Alloow cadowga nagadhowr😍😍😍😍 jango manta ood jigjiga hornimo kujoogto samra sadkiisa 😘

  • @mubarikjama992
    @mubarikjama992 Před rokem +2

    Noqorka dhaantada casriga ah iyo waddaniyadda dhabta . Waan ku caqliyaystay dhaantadan . ❤❤❤❤

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 Před 2 měsíci +2

    Xusuus caaleema saarkii madaxwayne mustafe ❤️

  • @husseinkh3644
    @husseinkh3644 Před rokem +7

    Heesaha xoogaga xorninada haysano usababta ah Viva #og guul in shaa Allah inta hartay one day we will unit with our Somali brothers

  • @mohamadaden9894
    @mohamadaden9894 Před rokem +1

    Dhaantdii dhooftay oo dhulkii ka kacday oo dhamaan dunidu way ku dheeshaa thanks ogaden

  • @rahmaahmed2690
    @rahmaahmed2690 Před 2 lety +2

    Abwaan jaango wadanidhab ah waaye wlhi guulayso adeer mcn🇬🇲🇬🇶❤

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 Před 2 lety +1

    Jecliyay Jamaad Dhuulka Hooyo 🙏🍁🥀💔💘

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Před 2 lety +2

    Jecliyaaye ilmaadeerayaal inaga daaya xornimo kuma joognee gumaysi bay joognaaye xabad ku waynay dhaanto iyo sacabna ku heli mayno

  • @MudasirMaxamed-u9c
    @MudasirMaxamed-u9c Před 7 dny

  • @haxoxo3525
    @haxoxo3525 Před rokem

    Jecliyaa dadka Somaliyeed op dhan 😢

  • @jaamacfarxiya9207
    @jaamacfarxiya9207 Před 8 měsíci +1

    Jawiga diredhabo😊

  • @user-qf2bq9wd2y
    @user-qf2bq9wd2y Před 9 měsíci

    King of dhaanto jaango

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 2 lety

    Allaahu ma Aamiin 😭 yaaraballcaalamiin 😭🤲😭🤲🤲🤲🤲🤲💕💐🕋❣️🇬🇶😍💎🌴💞💕💐🕋❣️❣️🇸🇴🌴💎😭💞🕋

  • @user-qf2bq9wd2y
    @user-qf2bq9wd2y Před 9 měsíci

    Cagjar rabiyow noo daaa

  • @mystromustafa1351
    @mystromustafa1351 Před 2 měsíci

    Sxp Habeenki waa imisa qiimaha hotelka (Qolka) Soo Jawaab Sxp Adigoo Mahadsan ❤️🫡

  • @sadamabdisadamabdi
    @sadamabdisadamabdi Před měsícem

    Abwaan jaango

  • @CaynaaN_hefow
    @CaynaaN_hefow Před 10 měsíci

    Yaa dhageysanaya 23/10/2023

  • @UbaxDahir-jf6nh
    @UbaxDahir-jf6nh Před rokem

    Mash. Allh

  • @rufaciterso2409
    @rufaciterso2409 Před 2 lety +1

    Cagjar ma sasu ogaden ku yahay dhanto maba tumi yaqane😄👊

  • @user-fo1yl6di1u
    @user-fo1yl6di1u Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @omarionofficial1408
    @omarionofficial1408 Před 2 lety +2

    Legend

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Před 2 lety +2

    Kulba mid gacan yare kaba qaada oo gumaysiga ethoipia wataan inayno udhaantayno kama waynaano aga waar hadee sida tigreey ayno dabka isku shubno hadii kalle gumaysiga oromada aan udiyaar garawno waliba hadee oromo oo waligeed la gumaysanaayay kun goor iyagaa ka xumaan doona kuwii hore

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Před 2 lety +1

      @@abdul-majiidabdinasir hadii runta laysu sheego ma iidoor baa la noqon iidoor ma ihi walaahi ee xornimo runa ayaan jecelahay midan riyada ah waa nacay

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Před 2 lety +1

      Dds maxay tahay ogaadeeniya weeyi magaca wadanku waxaan umalayn inaad tahay kuwii cabdi ilay ee umada dhibaatayn jiray

    • @abdul-majiidabdinasir
      @abdul-majiidabdinasir Před 2 lety

      @@abdirahmanfaarah3912 ok.. waa runtaa wll wax gobanimo ah maynaan helin lkn iyadoon qori ahayn aan raadino. inagoo isku duuban wado sax ahna umarayna..anigu malihi nimkan dhaantaynayaayi xornimay soo wadaan lkn in waaxkasta laga dayriyo ma aha wll.. anigu tan waxaan u arkay uun munaasabd ijtimaaci ah(bulsheed) oo ay ciyaarayaan ciyaar dhaqameedka aynu hidahah uleenahay taasna wax dhiba kuma jiro.. waana kaa raali galinayaa wll sida qalafsan een u hadlay,, iidoor ama reer sheekh isxaaqna ma necbiyoo wadankay inala leeyihiine lkn waxaan ku mooday qolyaha hargaysa iyo burco oo markay dan leeyihiin iska dhiga reer gaashaamo ama reer daroor..
      mahadsanid wll

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Před 2 lety +1

      @@abdul-majiidabdinasir adaa mudan walaalkay anba ma necbi dhaantada waba dhaqkeena khaastan tan jecliyaa waxan ku xasuustaa halgankii qadhaadhaa een la galay gumiysiga iyada dagaal dhabar jabina inugu wadaan kuwa soomaali inala ah oo gaalo inaga raacay haday tahay somaliland butland somali xukumada farmaajo dhamaan waxa iman ilaahay iadmkiisa ogaadeeniya oo xor ah waxayno ku gaadhi karnaa isku duubni iyo inaga oo mida sidaas waan kugu raacsan nahay aan ka wada shaqayno inayno mid ahaano oon nabad ku raadsano aad ayaan kaga raali gelinayaa waxii khalad aan kuu idhi allah haku barakeeyo wl hadalka inaga qaloocan gaadhay inaga oo wax wada doonayna baarakallaahu fiik walaalkay

    • @abdul-majiidabdinasir
      @abdul-majiidabdinasir Před 2 lety

      @@abdirahmanfaarah3912 hhhhhhh, ninkaa saad unecbtahay baa iga qoslisay ,sida xaqiiqada ah cabdi iley wixii neceb wadani dhab ah baan u qaanaa wllhi waayo dhibtuu sameeyay waa ab kasheekee,, ma ihi wll kuwaas dadka dhibaateeyay, macalin jaamacada jigjiga dhigaan ahaa ilaa hadana ahay..mahadsanid