AROOSKI UGU SHIDNAY SWEDAN|| ISHA AZIZ IYO AFNAN ADAN OO WADA KULMEN ✨

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 02. 2022

Komentáře • 169

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 Před 2 lety +9

    Beautiful wedding mashallah, Allah haysu barakeeyo

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 Před 2 lety +4

    Mashalah tabarakalah hampalyo aroosad faraxsan thats is so beautiful 😘🥰❤ Allaha isu kiin barakeeyo alfa mabruuk 🥰👍❤

  • @azraadem695
    @azraadem695 Před 2 lety +6

    Yaaa arooski ugu shidna buu aha wallahi. Farxad iyo jecel ka muqdo aroska ilahay labadooda ha isku hayo ya rabbi amin

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 Před 2 lety +8

    Mashllah sister me waxan so dhigay vedio night routene quruxbadan so dawada

  • @nimcojaamacbuuay3492
    @nimcojaamacbuuay3492 Před 2 lety +2

    Masha allaah isku waara illaahay awlaad barkaysan ha idin siiyo

  • @hennatutorials9562
    @hennatutorials9562 Před 2 lety +14

    Aroos shidan, isku waara abidkiin, lovely couple 🔥🔥🔥🔥

  • @ayanhassan3883
    @ayanhassan3883 Před 2 lety +55

    Subxaanallaah dad ka waa waasheen wixii laga xishoon jiraa lagu fanaa xishaad iyo aqlaap waa dhamaatey allaah na soo celiyo xishoodka

    • @aishamohamed3541
      @aishamohamed3541 Před 2 lety +1

      Abaa qabri ma lo socda aros farxad waye😂😂

    • @aishamohamed3541
      @aishamohamed3541 Před 2 lety +1

      Malinta aroska wa malinta kaliya qofa rabteh xalal ku yahay adna arke sxbo aad ku faraxsaned

    • @ayanhassan3883
      @ayanhassan3883 Před 2 lety +1

      @@aishamohamed3541 aroos waa farxad laakiin aroosad loo ciyaaro aan arki jirney oo sidii boqorod allaah aa boqor ahee meel fariisatoo xishood uu ka muuqdo arki jirey mid arooskeeda ka niikineyso waa aduunyo gadoon

    • @sharifahm.7963
      @sharifahm.7963 Před 2 lety +1

      Haha, abaayo waqtigas wa waqtikeyna kuwa wa jiil lool. Marka aroosada xita ciyaari jiirtay sidan in ay isku walaaqdo wa ka xishon jiirtay

  • @shurutiiyuusufaxmed7583
    @shurutiiyuusufaxmed7583 Před 2 lety +2

    m.a hambalyo hambalyo hambalyo waxaan leeyahy isku waara oo uwad kheyr qaba oobaari yaal ah ale ha idin siiyo idin kuna noqda ku wabaaa ri isku ah oo farxad io murugo intaba wada qeybsada guurkiina guur kheyr gurigiina midbara kaleh ale hakayeelo aamiin yaarabi aamiin yaarabi

  • @yaskay7393
    @yaskay7393 Před 2 lety +4

    🔥🔥aroska iyo arosada way shideen arooska 🎉👏🏼👏🏼

  • @ugbadmoha4592
    @ugbadmoha4592 Před 2 lety +7

    Iso ducey murad ban leyahay azxabey 🤲🤲😭

  • @fadumoali8999
    @fadumoali8999 Před 2 lety

    Masha Allah alle haysubarkeeyo qoyiskaa

  • @brilanee15
    @brilanee15 Před 2 lety +94

    Please put English subtitles in your videos. I love your videos but I can only understand a few words 🥰

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  Před 2 lety +12

      Okej 👌

    • @bilanarahmaan730
      @bilanarahmaan730 Před 2 lety +10

      @@afnanadan3755 no hasamayn hppti inta badan englishka mafahmo ani dad ilamidna waa jiran

    • @jimjum1547
      @jimjum1547 Před 2 lety +12

      @@bilanarahmaan730 wall eng subtitle ba la dhaha luuqada isma badaleyso kaliya english qoraal ah ba hoosta kuso qormaya ee is daji

    • @bilanarahmaan730
      @bilanarahmaan730 Před 2 lety +4

      @@jimjum1547 marka waa caadi

    • @najaadkaahiye5618
      @najaadkaahiye5618 Před 2 lety +1

      @@bilanarahmaan730 ha xbbti

  • @dhamme0
    @dhamme0 Před 2 lety +2

    Aroosad funny ah
    Mnsha allH alle ha isku barakeeyo

  • @marwaadan7906
    @marwaadan7906 Před 2 lety +55

    Arooska waa Masha Allaah lakiin arooska iyo aroosada labadaba way fuduudyihiin

    • @fahima6186
      @fahima6186 Před 2 lety +1

      Wallhi waad aragtay aad iyo aad😂

    • @fatmayuusuf2290
      @fatmayuusuf2290 Před 2 lety +8

      Wa malintoda afka mey tagi lahayenn hadey farxin ey dhelin

    • @marwaadan7906
      @marwaadan7906 Před 2 lety +3

      @@fatmayuusuf2290 farxad iyo way fuduudyihiin soo kala baro horta macnohood kadib fikirkaada kadhibo

    • @sharifahm.7963
      @sharifahm.7963 Před 2 lety +1

      Haha, ma ila aragtay siba aroosada, gen z ( jilka z) wa fudud badan yihin lol. Illahay ha ka dhiigo qoys barakeysan, aamiin

    • @amaalartan3844
      @amaalartan3844 Před 2 lety +4

      Ala dadka qaar aragti xumaa oo waa maalintooda hadeysan farxeynin ama eysan bashaaleynin ma ooylahaayen allaha u barakeyo farxadooda

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Před 2 lety +3

    Masha Allah Tabaarka Allah 🤵🏽👰🏻 ❤️❤️

  • @samiaabdiomar6007
    @samiaabdiomar6007 Před 2 lety

    Mashallah habo mcn hamblayo wiil iyo cano saadia aden 😘😘😘😘😍😍😍😍

  • @xawoibrahim8364
    @xawoibrahim8364 Před 2 lety

    Masha alah horoy usoco afnan adey

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 Před 2 lety

    Maasha alaah abaayo soonoqod WANAAGSAN abaayo

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Před 2 lety +1

    Mashaa Allah waa labo say walaahi ya

  • @amiiracadey2660
    @amiiracadey2660 Před 2 lety +1

    Mash allah

  • @user-il8vf3ri2u
    @user-il8vf3ri2u Před 2 lety +1

    Alif mabruuuk mnsha allh

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 Před 2 lety +1

    Asc wrwbtu keep going afnaaniina we neeed

  • @fortune5296
    @fortune5296 Před 2 lety +7

    Mashalah so beautiful congratulations sister and brother

  • @user-vt5eg6qc2e
    @user-vt5eg6qc2e Před 2 lety

    Masha allah tabarakalaha

  • @lalyabdi3271
    @lalyabdi3271 Před 2 lety +6

    Mash.allah 🥰🥰💋❤️

  • @suad6275
    @suad6275 Před 2 lety

    Masha allah

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 Před 2 lety +11

    Afnaney samidaa m.a said u faraxsaned wxan alle uga baryaa in alle usiyaadiyo masha allah🥰

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 Před 2 lety

    Masha allah tabarakalah

  • @awalenuro4947
    @awalenuro4947 Před 2 lety

    Masha Allah Allahu mabarig

  • @abdifatahhassan9505
    @abdifatahhassan9505 Před 2 lety

    Mashaa Allah

  • @nezhamohan6218
    @nezhamohan6218 Před 2 lety +14

    Aroos kaa waln waligay maa arkin hehe mashallah anyways 😅

  • @amrancabdi1673
    @amrancabdi1673 Před 2 lety

    Masha allh

  • @aminaismail4275
    @aminaismail4275 Před 2 lety

    MashAllah

  • @yasmiinmohamed6643
    @yasmiinmohamed6643 Před 2 lety

    Masha Allah aroos shidan

  • @Mina56
    @Mina56 Před 2 lety

    Mashallah

  • @kiincumar7568
    @kiincumar7568 Před 2 lety +4

    waaaw iishacasiis isla joogtiine arooskala kacsan wlhi masha alh

  • @muniishaamuniish9092
    @muniishaamuniish9092 Před 2 lety

    aroosada io arooska fani wllhi xaflad ay kaciyaarayeen baad moodaa allha isku barakeeyo💓😂

  • @queenjiija5572
    @queenjiija5572 Před 2 lety +1

    Afnaan aadan we miss you habibty

  • @munafaarax753
    @munafaarax753 Před 2 lety

    ألف ألف ألف مبروك

  • @saafiabdinasir4012
    @saafiabdinasir4012 Před 2 lety

    BARAKOOBA OO BAta ♥️

  • @xaawoabdisalah8910
    @xaawoabdisalah8910 Před 2 lety +3

    Masha Allah ilahey haisku kina wariyo congratulations

  • @ayaanabokor8879
    @ayaanabokor8879 Před 2 lety +1

    Www aroosada midabkeeda ❤❤❤

  • @sihamyuusuf1048
    @sihamyuusuf1048 Před 2 lety +1

    hambalyo wllky iyo dum isku waar 🤍🤍

  • @aishaomr6351
    @aishaomr6351 Před 2 lety +1

    congratulation

  • @queenfahan8614
    @queenfahan8614 Před 2 lety

    Mashallah🥰🥰🥰

  • @ifrahhersi4559
    @ifrahhersi4559 Před 2 lety

    Mash Allah ❤🥰🥰🥰❤🥰🥰🥰🥰

  • @bilicdumar7403
    @bilicdumar7403 Před 2 lety +5

    Cadi maha pop smoke heestiisi aba ugu shidan arooska caruuska waa waynka tahay brother I respect you ✌🏽

  • @gacalkahassan9414
    @gacalkahassan9414 Před 2 lety

    two queens n one frame

  • @Hayattt004
    @Hayattt004 Před 2 lety

    Someone plss tell me the first song the bride and the groom where entering the hall with.. ilysm but I can't find it.. pls some1 tell me in the comment section. Iloveyouuu❤❤❤🥺

  • @whome4851
    @whome4851 Před 2 lety +1

    Dad aakhira iloobay iga dheh

  • @mazyadam3687
    @mazyadam3687 Před 2 lety

    happiest bride M A 😍😍😍😍

  • @lifewithzuzu6597
    @lifewithzuzu6597 Před 2 lety +2

    Beautiful wedding and funny 😄

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 Před 2 lety

    Subxaana laah waa shuqul shaydaan idinkoo Muslim sheeganaya. Iga qor reerkaasi ma raagayo, hadaanay ilaahay u toobad keenin,

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 Před 2 lety +4

    arooska iyo aroosadu in kaligood ciyaaran wax ka shidan male 👏

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v Před 2 lety +2

    ألف ألف مبروك الله يهنيكم عقبال سنفعل ان شاء الله

  • @hibofarah2014
    @hibofarah2014 Před 2 lety

    Habo guulayso

  • @aniita948
    @aniita948 Před 2 lety +3

    😍😍😍😍

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 Před 2 lety

    Masha Allah 🤲 👑🌹👑🌹💯👍🇨🇦🎈♥️💋♥️

  • @hanahimla3121
    @hanahimla3121 Před rokem

    Arosada waa shidan tahay ❤ Hanpalyo bayo🎉

  • @monalizalovemadrid9594

    Masha allah alle ha isku barakeeyo lamanaha qarniga ♥️♥️♥️♥️

  • @TUFAAX411
    @TUFAAX411 Před 2 lety +3

    Gabdhaha reer sweden waa wada isneelo, yah
    What's in the Swedish water?

  • @safiyaalinur2047
    @safiyaalinur2047 Před 2 lety +3

    Afnaaney wa qurux bdnthy wlshey lkn misankaga kordhi apetamin sharoobo isticmal muus /avocado 2
    Greek yoghurt +malab+peanut butter+timir+outmeal ..intaas hda isticmashid waad naaxeysa

    • @nimcachenal7184
      @nimcachenal7184 Před 2 lety +1

      Apetamil sharobo ilmaha logutalagalay 2jir ila 10jir dadka waweyn maxey ucaban jahil nimo

    • @detwentytube827
      @detwentytube827 Před 2 lety

      kkkkkkkkkk so rude

  • @maryanjaamac6503
    @maryanjaamac6503 Před 2 lety +8

    Dad is fahmaya mrky is gursadan ♥️

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir Před 2 lety

    Hambalyo ❤❤❤

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 Před 2 lety

    Wow

  • @kiincumar7568
    @kiincumar7568 Před 2 lety

    waaaw

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před 2 lety +1

    Hamplyo apaayo adi iyo seygaga isku wra oo ubad qeer qbo kla hela idim alle👑🖤👸🙏

  • @11naa44
    @11naa44 Před 2 lety +2

    Whyd they choose that song to walk in 😂😂😂

  • @kiincumar7568
    @kiincumar7568 Před 2 lety

    qofka uguhoreeye waa aniga cawads

  • @bushraabdirahmaan7575
    @bushraabdirahmaan7575 Před 2 lety

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 Před 2 lety +1

    Afnaney wllhi wanku xiisay mcnto😪

  • @sahraalimohamud483
    @sahraalimohamud483 Před 2 lety

    abayo afnan adan cisman miya tahay 🥰🥰

  • @inafarah4186
    @inafarah4186 Před 2 lety +1

    Mashallah gabar asturan

    • @mrynhj8750
      @mrynhj8750 Před 2 lety +1

      Diinta ma dharka kaliyaa?!!!!

    • @inafarah4186
      @inafarah4186 Před 2 lety

      @@mrynhj8750 kollay way dhaanta kuwa dharka dhigta aad moodo in la yiri markaad arooska tihiin

    • @mrynhj8750
      @mrynhj8750 Před 2 lety

      @@inafarah4186 rag iyo dumar isla dance yo kama roona teeda kale gabadha xishood la aan ayaa ka muuqata

  • @ayaanaliisa9241
    @ayaanaliisa9241 Před 2 lety +9

    Gabadhu fudeed badanaa bisinka😁🤣🤣

    • @Iftiin501
      @Iftiin501 Před 2 lety

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @dagansuuban____
    @dagansuuban____ Před rokem

    The intro is so awarkward

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 Před 2 lety

    ❤❤

  • @asiyaahmed6761
    @asiyaahmed6761 Před 2 lety

    Afnan ♥️♥️

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 2 lety

    Fudeed weey dhaafeen kuwaan waxoodu waa karaay✋hambalyo😂

  • @quensowdiina4453
    @quensowdiina4453 Před 2 lety

    Hmplyo🦋

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 Před 2 lety +4

    Wiilka arooska ismaaciil danan aad ugu ekaa😅

  • @ayaan4655
    @ayaan4655 Před 2 lety +1

    Aroskan snapkan ka dwady quruuma ka yaci mxd xilgn kaso dhigtay 😂😂😂

  • @kiincumar7568
    @kiincumar7568 Před 2 lety +3

    qisadi hanaguso celin su aalaheeda iskadhaaf

  • @nananunu5840
    @nananunu5840 Před 2 lety +1

    Sweetie the lashes are haraam

  • @sihamissackissack7695
    @sihamissackissack7695 Před 2 lety

    Asturan ina Adan ❤️❤️

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před 2 lety +2

    Waanba soo ordo wüaxüaan modayey in Izha Aziz aroosta?🙃🙃

  • @fadmafiicanfiican2470
    @fadmafiicanfiican2470 Před 2 lety +1

    Iyaah Waxaan maqli jiray indho adkaa Arooskeyd ka boodeey😂

  • @apdirahman5
    @apdirahman5 Před 2 lety

    WAR LAPADA DHALINYARADAA WAAPA WX KLE❤🦅

  • @farhiya77sharif5
    @farhiya77sharif5 Před 2 lety +2

    AFNNAN AROOSADA NAGU SALAN..WAA GABAR FARXAANAD AH MANSHA ALLAH. LAAKIN HADALKA AA KU TIRI MAXUU AHAA?.SAAID EEY U QOSOSHAY.. HANBALYO HANBALYO..

  • @apdiyare8241
    @apdiyare8241 Před 2 lety

    Wuu shidnaa kkk

  • @sudimohamed3769
    @sudimohamed3769 Před 2 lety +1

    Xushood waa hablihii hore walaahay. Waxaan maqli jiray indha adag arooddkeeday ka booda 😂😱

  • @cayuushmaxamed273
    @cayuushmaxamed273 Před 2 lety +1

    Afdnan Adan xbbti waku xiisne inte aade

  • @nihaalshariff1948
    @nihaalshariff1948 Před 2 lety

    Boqortooyo is heshey

  • @muna6706
    @muna6706 Před 2 lety +3

    Ma sidanaa muslim lagu sheganaga in la qaylyo oo la xishoon waayo

  • @kaltuunhaybe7558
    @kaltuunhaybe7558 Před 2 lety +2

    anuu hadaan aroosada ahaan lahaa saan dhan ma uciyaareen waa habeenkaygee halay ciyaaro wah

  • @laila8091
    @laila8091 Před 2 lety +9

    I thought brides were meant to be shy

  • @siradm
    @siradm Před 2 lety

    Ismaaciil iyo energy hhhhh

  • @too7ax720
    @too7ax720 Před 2 lety

    song name ? 0:59

  • @xawaabdiqani1807
    @xawaabdiqani1807 Před 2 lety

    Wow isku eg tin

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Před 2 lety +2

    Yaa huu wale sanadkan nag ma jirto

  • @princesssaymo2468
    @princesssaymo2468 Před 2 lety +4

    Aniga waxan layabay rer sweden taash qurux bdn maba xertaan arooskooda
    Mid kasta taash foolxun ay wadata yaab bdna