LABIS KIISA MAKA HESHAY YES OR NO WAA KUMA GUULEESTAHA XAGA STYLE KA ?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 05. 2024

Komentáře • 58

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 2 měsíci +17

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @lerfoya
    @lerfoya Před 2 měsíci +7

    Asc sxbayaal kusaliya nabigeena scw ❤

  • @axmadali-wi7qw
    @axmadali-wi7qw Před 2 měsíci +5

    KUSALI XABIIBKEN MAXAMAD SALL CALEYHI WASAL

  • @Ayaanosman-mk5rc
    @Ayaanosman-mk5rc Před 2 měsíci +2

    Temka qofka kalye ka takeera waa yuusuf qurux iyo aqlaaqba

  • @abdirahmanmanka6180
    @abdirahmanmanka6180 Před 2 měsíci +2

    waji cariiri aa diide maajid balaala doorane boosteyo stylka sida saxda ma laga badalay😂

  • @Askayare10
    @Askayare10 Před 2 měsíci

    Afka barnaamijyadaada qabyada ka ilaali tartankaan oo kale qof walba inta ladoortay kusoodar kiibadiyay iyo kii eber helay markaasuu macaan yeelanaa barnaamijka xaraarada hanagu kalajarin sxb

  • @Simaneyyy
    @Simaneyyy Před 2 měsíci +1

    Afka Cali coming soon 1k hambalyo❤

  • @SamsamSaalax-pq5hq
    @SamsamSaalax-pq5hq Před měsícem

    Teams afka cali isn't easy 😂😂😂❤

  • @user-di9xm9xz4k
    @user-di9xm9xz4k Před 2 měsíci

    Quruxda qofka qumee dhar quru ma ahanee wah

  • @clsalaansiciid6095
    @clsalaansiciid6095 Před 2 měsíci

    Coming soon 40k afka cali

  • @miskiomar4399
    @miskiomar4399 Před 2 měsíci +1

    Naagta nimanka gadaal ujeso dhaheso weey qaldantqhay😮

  • @user-nc7bg1ex3q
    @user-nc7bg1ex3q Před 2 měsíci +2

    Afka cali horay usoco 😊

  • @user-mz2rm1nq2d
    @user-mz2rm1nq2d Před 2 měsíci

    Afka Ali 😂😂❤❤

  • @axmadali-wi7qw
    @axmadali-wi7qw Před 2 měsíci +2

    KUSALI XABIBKENA MAXAMAD SCW

  • @RobaiAdan
    @RobaiAdan Před 2 měsíci

    I love you Afka Ali

  • @omarabdi9333
    @omarabdi9333 Před 2 měsíci

    Afka Ali sxb kiswahili wakuciyareisaa

  • @ShuceybReermagaal
    @ShuceybReermagaal Před 2 měsíci

    Sayga kuso dr

  • @mohamedahmed-vg6rr
    @mohamedahmed-vg6rr Před 2 měsíci

    DHAMAN GABDHAHA MESHA FADHIYO KUMA JIRTO HAL GABAR OO LABISKA RAGA WAX KA TAQANO MID WALBA WAXAY RABTO AYEY SHEGEYSA QOFKA AY RABANA WAY DORANAYAN
    MARKA SOO BARTA LABISKA RAGA IYO DHARKA LA ISKU QAATO

  • @pilotismahan8029
    @pilotismahan8029 Před 2 měsíci

    Bro afka cali keep going

  • @RaxmoMusa
    @RaxmoMusa Před 2 měsíci +1

    Afk cali waa ku salamey

  • @GabsheAhmed
    @GabsheAhmed Před 2 měsíci

    Nakata ugu Shidan dhinac walbo

  • @ARSHAAD01
    @ARSHAAD01 Před 2 měsíci

    AFKA CALI GABADHA KA AAMUS ADIGA BIXINAYO YES IYO NO ADIGAA QASBAYO

  • @AdowAbdi-qw9vd
    @AdowAbdi-qw9vd Před 2 měsíci

    afka cali legend

  • @axmedcolaad129
    @axmedcolaad129 Před 2 měsíci

    Part 2 so samey gabadho ah

  • @adanmohammed4114
    @adanmohammed4114 Před 2 měsíci

    50k coming soon🎉🎉

  • @user-nc7bg1ex3q
    @user-nc7bg1ex3q Před 2 měsíci

    Part 2 gabdhaha😊

  • @user-yn3qo6bs9g
    @user-yn3qo6bs9g Před 2 měsíci

    Wllky guuleysoy

  • @user-pd1tj6ns1r
    @user-pd1tj6ns1r Před 2 měsíci

    Markaa waxkladooranysid amusing

  • @mahadxuseencali9420
    @mahadxuseencali9420 Před 2 měsíci

    Hantar aaway waa lawaayey

  • @Simaneyyy
    @Simaneyyy Před 2 měsíci

    Part2 Gabdhaha la so dhaqso

  • @abdinorhussein5209
    @abdinorhussein5209 Před 2 měsíci +1

    chalange accepted

  • @user-ix5zg6gt1k
    @user-ix5zg6gt1k Před 2 měsíci

    Gabdhaha Soo samey

  • @WARAYSIGIADUNKA
    @WARAYSIGIADUNKA Před 2 měsíci

    ❤❤❤

  • @FaraxHussein-oj6ls
    @FaraxHussein-oj6ls Před 2 měsíci

    Waji cariiri waa nin reermuduga adeer❤😂

  • @WARAYSIGIADUNKA
    @WARAYSIGIADUNKA Před 2 měsíci

    😊😊😊

  • @wadanisomali9675
    @wadanisomali9675 Před 2 měsíci

    Gabdha kowaad qimeyn weyn taqaan runti, tan boosteyo waxay rabty sameysay

  • @farxanyusuf1342
    @farxanyusuf1342 Před 2 měsíci

    Waan idiin waataa

  • @FarahHabat
    @FarahHabat Před 2 měsíci

    War mesha geeley aya isku kentee😅😅

  • @AbdiRahmaan-ff5bh
    @AbdiRahmaan-ff5bh Před 2 měsíci

    Afka cali qeybta gabdha sosamee

  • @Simaneyyy
    @Simaneyyy Před 2 měsíci

    Waan sugaay muuqaal habenkii la sameynaay live ku daawanaay😂

  • @yusufsiyad7378
    @yusufsiyad7378 Před 2 měsíci

    wiilkas cadanka wato asaga ayaa ugu libis qorxoon

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 Před 2 měsíci +1

    Afka cali Sobadi barnamijyadan nucan

  • @SalaadMohamed-dj5gt
    @SalaadMohamed-dj5gt Před 2 měsíci

    Team gabdhaha sugynaa haben danbe

  • @NasraMaxamed-zv9mb
    @NasraMaxamed-zv9mb Před 2 měsíci

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤ASAD GIOH😊

  • @saidraamjey6845
    @saidraamjey6845 Před 2 měsíci

    Sxb qabiilkaga isheg si an codzigaga xaga chanalkaga an kor kugu qaadno wax kasto inoga bahantahy xaga youtupe.ka tnx

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 Před 2 měsíci

    BOOSTEEYJ DOOKH MALAHAAN😂😂

  • @ARSHAAD01
    @ARSHAAD01 Před 2 měsíci

    QOFKA KOOWAAD NO
    LABO NO

  • @QALAJIYEE_17
    @QALAJIYEE_17 Před 2 měsíci

    Balala 😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedMahamed-rq3rd
    @AhmedMahamed-rq3rd Před 2 měsíci

    islaamaha muqdisho labis wax kamayaqanan hal labis oo laqadan karo kumajiraan

    • @wadanisomali9675
      @wadanisomali9675 Před 2 měsíci

      Tiktokers ka reer muqdishu soo eeg kuwan inta iska dhaafto

  • @SalaadMohamed-dj5gt
    @SalaadMohamed-dj5gt Před 2 měsíci

    Saan maxa waaye chanalka Mason xirinbee. Guulaystaha se yaawaaye

  • @user-wi8uc3pv5j
    @user-wi8uc3pv5j Před 2 měsíci

    Horto waji cariiri maxaa u dhahdiin oo u takoortiin wiilka 😒

  • @axmedcolaad129
    @axmedcolaad129 Před 2 měsíci

    Gabadhaha so samey part somaya

  • @user-di9xm9xz4k
    @user-di9xm9xz4k Před 2 měsíci

    Taygu qurux ma ahee wiilkaas khalad ayaad no ugu tabatay

  • @user-qq8ql4ks3f
    @user-qq8ql4ks3f Před 2 měsíci

    Afka Cali waxkaa been badan ma arkin 😂

  • @JaalleWaziir
    @JaalleWaziir Před 2 měsíci

    ❤❤🎉🎉😅😊😊😊🎉🎉