ISKALAAJI ft HANI UK Official Video HANKA RUUX UGOO QUDHA 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 01. 2020
  • 🚨 Subscribe Now for more Videos .
    Instagram : / abdirahmansomali
    You Can Contact us all Business enquiry .
    🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films
    Email : Abdirahmansomali@hotmail.com
    More info About Somali Production.
    / somaliproduction
    / abdirahmansomali
    / abdirahmansomali
    plus.google.com/+AbdirahmanSo...
    / reallysomali
    Copyright Protected @ Somali production
    #Subscribe #Somaliproduction
  • Hudba

Komentáře • 250

  • @yaxyenuune5625
    @yaxyenuune5625 Před 4 lety +25

    Hani uk quruxdii dhulmahate geenyo sharaf leh gari dumar kuwa ku jecel waa kuwa ku dhalay cidkle oo aad wax uga bahan tahay malaha best ever vidio

  • @MadaaleProductions
    @MadaaleProductions Před 4 lety +5

    Very nice, Hees, farsamo iyo video ba.

  • @DreamByy
    @DreamByy Před 4 lety +5

    Abdirahman somali Hani UK 🇬🇧 ilaa Minnesota jogtaa shalay arkay welcome 🙏 Minnesota

  • @AliAydarouzy_69
    @AliAydarouzy_69 Před 4 lety +15

    Wr Ninkan Wn Aaminzanahay Nio Inta iLa Aaminzan👍🤗❤️

  • @safiyocali2539
    @safiyocali2539 Před 4 lety +1

    Wah wah wale dad ba is hely iska laji io boqorodena hani uk nafta hoooo dheh kiii jecel hanka rux u go qura 👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤

  • @Blessed-thankful._.7
    @Blessed-thankful._.7 Před 4 lety +1

    Iskalaaji get all the female Somali singers wrapped around his finger! Who doesn’t want to sing with him? There is no one that doesn’t love this singer he is timeless❤️

  • @UkStudio
    @UkStudio Před 4 lety +7

    The one and only The Legend iskilaaji & Hani UK the best camera man in London Abdirahman Somali you best bro🙏🙏🎥🇬🇧👌

  • @farhioguure1271
    @farhioguure1271 Před 4 lety +5

    Weeewe waa Layaabay tii Heesahayd baa soobaxdaY iLeen isKaLaji wiiLka fanaaninta eryaday kep going Libaax Leyrta JiiFo tii yarayd ee codKa mcnyd Hanka ruux ugoo Qurra😁😂❤👏

  • @thecadnaan7291
    @thecadnaan7291 Před 4 lety +10

    Abdicaziz iskalaji cimamadada ma haysan karo wn kugu Turray like plz Somali maxamed

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 Před 4 lety +7

    *IZKALAAJI* io Quen Qrxsn *HANI* 2020 Idinku idin shidan yhy Keep Going IZKALAJI Io xertiisa 💖🙏
    *Abdirahman* *Somali* Nin gacantisu fadhido halka ka wad khabiir👏👏👏👏

  • @jookar1143
    @jookar1143 Před 4 lety +3

    Al fanaan skalaaji and UK 🇬🇧 ✌️ hore usocda

  • @apcheparmohamed9261
    @apcheparmohamed9261 Před 4 lety +45

    waxad is odhanaysa dadku waxay soo dhigaan akhri balse qaar saa uysaya ayaad igu imanaysa almiino hadii aadan joojin karayn naga kala yareeya bal aniga caawa halaygu boobsiiso waxa ileen naf dhimanaysa ugu deeqi maysaan 😆 hani uk and c/csiis waliba caawa waxan ku suganahay magldii inantanu ka soo jeedo ee laascaanood 👑👑👑

  • @khadraabdinur1077
    @khadraabdinur1077 Před 4 lety +3

    Finally 🤙👊👏
    Hodan A.dheere ku xiji

  • @caydiidmire3359
    @caydiidmire3359 Před 4 lety +1

    Fanku waa farxad, raxmad iyo naxariis
    Labo hoobal oo cajiiba sigaar ah saaxiibkay Abwan dhagajilic oo miraha leh waan salaamayaa 🙏

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 Před 4 lety +5

    Iskalaaji waxaan leenahay Nasteexo Indho dhimane Lasoo Hees.

  • @fatumishbbeiano6577
    @fatumishbbeiano6577 Před 4 lety +53

    Iskalajii oo so rogal celiyey🤣
    Fiska
    Kin
    Dareen
    Uk😍
    M.a fanan buxo waye wlhi💋💋❤

    • @meykaaproductions4668
      @meykaaproductions4668 Před 4 lety +1

      fatumish bbeiano war ninkan suu Rabaa

    • @fatumishbbeiano6577
      @fatumishbbeiano6577 Před 4 lety

      @@meykaaproductions4668 wx wlba wow weyan 🤣🤣

    • @kiinabdi6503
      @kiinabdi6503 Před 4 lety

      Fatumish waanba ka yaabe ninka ma waxuu ka baqay inay hablaha iska maseereen oo ay ka xanaaqaan wuuba isdaba dhigee

    • @kingj3589
      @kingj3589 Před 4 lety +1

      Landhere weeye gabdhihi ugu qurux bdna fananinta bu laso wada hesay 😂😂😂😂

    • @kiinabdi6503
      @kiinabdi6503 Před 4 lety

      @@kingj3589 waa saas walee

  • @municadiomondofficial3581

    Boqorka sanadka iskiilaaji calanka suran sanadka 2020❤🇸🇴👑🌏

  • @queenmiira3594
    @queenmiira3594 Před 4 lety +2

    Waaw masha allah iskalaji habliihi London o dhan mid mid ayu uso qabtay fiska kiin jamac nimco dareen hani UK ya ba sugna imaka laki Haaji iyo Farah kaftan iyo faadumina👈

  • @FAAD21
    @FAAD21 Před 4 lety +14

    Hani uk atarishada somaliyed
    Qurux iyo sharaf🇸🇴
    First like dhac

  • @fardowsaabdiabrahim9089
    @fardowsaabdiabrahim9089 Před 3 lety +1

    Wow!legend iskalanji,boqorodhaa codkaa hanii uk💕💕

  • @abdulkaadirisaak
    @abdulkaadirisaak Před rokem

    iskalaji runtii waa fanaan sax ah

  • @galoolaysomalitube4000
    @galoolaysomalitube4000 Před 4 lety +54

    Eeshcalaa iskalaaji actorka sanadka cida igu taagersan like ha I saarto sxbayal legend iskalaji

  • @kingwadani861
    @kingwadani861 Před 4 lety +2

    Iskalaaji waxaa rabaa inaa la
    heesto.
    Hodan abdirahman.
    Nasteexo indho
    Araweelo
    Ikraan araale
    Xawo kiin
    Xalimo gobaad

  • @nimcocali1371
    @nimcocali1371 Před 4 lety +6

    fananka aan ku dharto abdiasis iskalaji allow ino ka daa cod ba kugu dhamaday💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌💚💚💚💚💚💚💚💚💋👏👏👏

  • @libanhassan8809
    @libanhassan8809 Před 4 lety +1

    HANI UK Gabadha ugu qurux badan faniinta dumarka ah, dareenkayga😘😍

  • @craxmaanrooney6752
    @craxmaanrooney6752 Před 4 lety +6

    Hani UK geenyo darwiish ❤️

  • @fatima_qurux27
    @fatima_qurux27 Před 4 lety +2

    Iskalaaji 2020 waaba sanadkiisii ma istiri💖❤

  • @nazmaibrahim5744
    @nazmaibrahim5744 Před 4 lety +3

    Nasteexo indho sugaynaa iskalaaji ❤❤❤❤❤

  • @korwaayeel9799
    @korwaayeel9799 Před 4 lety +2

    Iskalaaji Fanan aan Tagero Guuleyso wlkey qalbiga❤❤

  • @sahroqueen7600
    @sahroqueen7600 Před 4 lety +5

    Waaaw boqortooyo is heshay❤👏

  • @gureychannel1002
    @gureychannel1002 Před 4 lety

    Fiska ...kiin jamac ...nimco dareen ...Hani uk ..........sanadkaan dhexdisa .....Wlhi landheere weeye iskalaji caawa ku qiray Ina aapo keep going

  • @iamalasow7454
    @iamalasow7454 Před 4 lety +19

    war odaygu ayaantaan shaqaa ka diyaar ah doonoyin diyaarsan buu lasoo heesayaa 😂please like ha ila dhaafin hadaad aqrisay 😘

  • @boqorkaumada9562
    @boqorkaumada9562 Před 4 lety +3

    War tan markee ISKALAAJI laheeseso ayee heesi karta ISKALAAJI legend

  • @LikesLinked
    @LikesLinked Před 4 lety +5

    BEST VEDIO BEST EREYO BEST STYLE

  • @shakkroom829
    @shakkroom829 Před 2 lety

    Hani uk halka qof oo fanka ku soo baxayn wye

  • @HargalTv
    @HargalTv Před 4 lety +4

    Walee iskalaaji lama qaban karo xulkii fanka ayuu heeso cusub la wada keenay
    KIIN JAAMAC IYO ISKALAAJI
    FARXIYA KISKA IYO ISKALAAJI
    NIMCO DAREEN IYO ISKALAJI
    HANI UK IYO ISKALAJI IYO

  • @bbenacnac
    @bbenacnac Před 4 lety +3

    Iskilaaji o sorogal celiye
    Fiska kiin nimco daren hani uk 🔥❤
    Fanan buxo waye 👌

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 Před 4 lety +11

    Iskalaaji lipaax leerta jiifa
    Dareen
    Kiin
    Fiska
    Hani uk
    Wxaa no dhiman uun
    Nasteeho indho
    Kabayare
    Iyo qali ladan👁👈👌👌

    • @fahiimoceydrus5412
      @fahiimoceydrus5412 Před 4 lety

      Kiin waa la heesay iskalaji

    • @nidolzack7052
      @nidolzack7052 Před 4 lety

      @@fahiimoceydrus5412 fahiimo ceydrua ana adaan kula heysaa kwrn

    • @keyfmuniir5004
      @keyfmuniir5004 Před 4 lety

      hakusocelin qali

    • @ismailabdi88
      @ismailabdi88 Před 3 lety

      Kkkk hadalkaa haku soo celin kabayare iyo nasteexo indho fanaanba maahan qaali ladanne waa daaqad hoose😆😆😆😆😆

  • @nadiamnm4555
    @nadiamnm4555 Před 4 lety +4

    hani io iskalji is helay wax an caadi ahayn filo❤❤❤❤❤❣❣

  • @alishakiib2602
    @alishakiib2602 Před 4 lety

    C' maan soomaali iyo abwaanka dhaga waa salaamayaa saxibayaal waxad lam. 5 ka dhigtaan naciimo ciise iyo iskalaaji labada fanaana waa salaamaynaa form punland

  • @zirsaedabdilahi7395
    @zirsaedabdilahi7395 Před 4 lety

    Weeeeeee weeeee way inika Tageerasha fanaan ka canaan baxay Mu laxaaanka ustaaad iskalaaji..

  • @rozinappeh668
    @rozinappeh668 Před 4 lety +3

    Iskalaji wan ka qeyliyay 1 bil kali 4 haplod😂😂🤣🤣🤣❤❤kep going lipax

  • @abdirahmanabukarmahmedabdi3622

    Kupka sida hani uk nice iskalaji horey usocda
    Like igu qabda inta tagerta iska laji

  • @samawademaxamed46
    @samawademaxamed46 Před 4 lety +1

    Eeesh qiyaasa
    Hal ka dooro gacalada
    Geed u waabo himilada
    Hindisaha ka dhigo guri
    Horu mari xil gudashada
    Aragtida hayaan gali
    .midhahan abwaaankii sameeyay alaylehe waaa farshaxan

  • @khadiirwapar1392
    @khadiirwapar1392 Před 4 lety

    Iskilaaji xariif waayee Europe intuu tagay ayuu gabdhihii gacanta soo mariyey keep going #ISKILAAJI

  • @honeyqalbi7144
    @honeyqalbi7144 Před 4 lety

    Maasha alaah alaah wllkay abdi asis hore u soco ❤❤

  • @sowdabella5799
    @sowdabella5799 Před 4 lety +2

    Gobta fanka baad tihiin iskalaaji io Hani Uk 🥰
    Nafta hoooo warya yaroow🤣

  • @ayaancadey1546
    @ayaancadey1546 Před 4 lety +2

    Woow iskilaaji keep going my abti mcn

  • @caaqilsare
    @caaqilsare Před 4 lety +80

    ●Hal-ka dooro gacalada,
    ●geed u waabo himilada,
    ●hindisaha ka dhigo guri,
    ●hor umari xil gudashada,
    ●aragtida hayaan geli,
    ●hagrashada ka dhowr oo
    ●ha go,doomin hibashada,
    ●hanashada ha gaagixin,
    ●u hur nolosha kii geya,
    ●nafta hoo dheh kii jecel
    ●hanka ruux u goo qudha,
    ●Ku hab laabta caashaqa
    ●u hoggaansan xiisaha
    ●u dhis hooy xalaaloo
    ●hinaasuhu dhib weeyee
    ●hubsashada ka dhigo xeer,
    ●kalgacalygu waa hadhe
    ●hayin noqo la jecelyahay
    ●dareenkaas ku hagayana
    ●u hanbee kan kula jira,
    ●nafta hoo dheh kii jecel
    ●hanka ruux u goo qudha,
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ✍kii #Dhagajilic

  • @malmo4235
    @malmo4235 Před 4 lety

    Ninkan iyo abdirahman somali iyo teamkooda CZcams waa unstoppable runtii CZcams ka xiiso badan uu leeyahay allow nasoo hadeey ayaantaan CZcams ayaan dhex baryaaa 😂😂😂😂😂😂👋👋👋👍👍👍
    Iskalaaji FT Fiska
    Iskalaaji FT Kiin
    Iskalaaji FT Dareen
    Iskalaaji FT Uk
    👌🏾👌🏾

  • @aishoshariif3032
    @aishoshariif3032 Před 4 lety

    Fananka sanadka hdi la bixin lahaa Iskalaaji siin lahaa nin weyn🙏

  • @cabdifataaxalcasiisicabdif2029

    Waaw heestu waa shidanthy 😍😘

  • @ayushsaet8429
    @ayushsaet8429 Před 4 lety +2

    Heesti heesaHa
    Dareenka ku hagaaya uhanbee kan kula jiRa🤴💍♥️nafta hoodhe kii jecel💞

  • @bahjatahir980
    @bahjatahir980 Před 4 lety

    Fananka kliya ee an dhagysto iskalji hory usoco 💞💞💞

  • @hsadia2799
    @hsadia2799 Před 4 lety +1

    Logan iskalaaji aabah fananiinta♥️🔥

  • @dabshide3878
    @dabshide3878 Před 4 lety +2

    ina taagerta labadan fanan please like ta iigu cumamada 👍👍👍

  • @hafzaahmed995
    @hafzaahmed995 Před 4 lety +1

    Nafta hoo dheh kii jcl ❤️❤️❤️❤️

  • @sahra___2220
    @sahra___2220 Před 4 lety +2

    Keep going my bro

  • @sakariyemaxamadcabdullesak6893

    Waaaw waaaw waaw hees qatar iga dheh 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @mubaraksaif37
    @mubaraksaif37 Před 3 lety

    iskalaji wax kale

  • @zlsports5427
    @zlsports5427 Před 4 lety +1

    Legend alway zhaafto an other legend😁

  • @mareyeatosh3527
    @mareyeatosh3527 Před 4 lety +1

    23-January-2020 Khamiis 11:30 AM Inta daawanaysa like maahe wax kale hasaaarin Brother and sister 😘

  • @munirshowchannel5043
    @munirshowchannel5043 Před 4 lety

    iskalaji Hablihii Fankoodii unuu Soo noolaynayo inta la Socota✋

  • @ncawil7960
    @ncawil7960 Před 4 lety +1

    Like ta isaara somaliyey lacag mahee dhiigba laysku shubaaye .....Qarbaan iska barajaynayaye👍👍👍

  • @xamarbiletube5133
    @xamarbiletube5133 Před 4 lety +9

    2020 odayga wala holin la yahay
    Fiska
    Kiin
    Dareen
    Uk
    Who is next

  • @yasminabdi4833
    @yasminabdi4833 Před 4 lety

    Waaw Iskalaji and Hani uk what song beautiful❤❤❤

  • @ibrahimmed5433
    @ibrahimmed5433 Před 2 lety

    Mashalla nolada waliigiin cafimadna hella amine

  • @hamdaabdiganichanel2295

    Kaaalay iskaaalaaji 2020 sandka gabdhihii dhameeeye ka afgarta deeee😀😀😀

  • @ikraanikraan1626
    @ikraanikraan1626 Před 4 lety

    Hani UK waa fananada. Gobalka. Cayen. Walee waan kuwataa. Mcnto. Sharf korkaga ahaato

  • @macab6141
    @macab6141 Před 4 lety

    Yes yes yes!!!!

  • @wardi6
    @wardi6 Před 4 lety

    Hani Uk waa quruxleeyda fanka Soomalida

  • @DunidaChanal
    @DunidaChanal Před 4 lety +1

    Woow waa hees shidan inta ila aragtay like

  • @studioinaalioday6889
    @studioinaalioday6889 Před 4 lety

    Wow wa hees iyo badh iskalaaji iyo Hani UK wiixi jiifka ku dawanaya dhac ku sii
    #Fadlan Subscribe dhac igo sii soomaali maxamed 🇸🇴 🇩🇯

  • @khaledjr7661
    @khaledjr7661 Před 4 lety +2

    War odayga malmahan wa shaqo tag
    Fiska
    Daren
    Kin jma
    Hani uk
    Like ila dhac

  • @mohamedbaajiye6961
    @mohamedbaajiye6961 Před 4 lety +1

    Legend iskalaaji

  • @sihaamcabdikariin8026
    @sihaamcabdikariin8026 Před 4 lety +1

    Iskalaaji Taagarihiiza like dhac dhac

  • @sahamafgooye929
    @sahamafgooye929 Před 4 lety +1

    2020 iskaalaji iyo Liverpool year iga dheeh

  • @kikokhadar7920
    @kikokhadar7920 Před 4 lety

    Saxibayaal midbaan ilowee naagta wax madow ayay shafka ku sidataa 🏋️‍♀️

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 Před 4 lety +1

    Wiiilka dhasada xiiiran baa hablihi nafta ka qaadaY....🤣
    Legend waaan ku wadanaH...🖐🌹🎶

    • @HoyaZak
      @HoyaZak Před 4 lety

      khaliif mahamoutt oo hadi layslaheeso ma naf layskaqaadey caku reer miyi kk

    • @reeqacarab
      @reeqacarab Před 4 lety

      @@HoyaZak 😂

  • @Iqruuja
    @Iqruuja Před 4 lety +15

    Waligey like mahelin like isiiyaa

  • @zunnariofficial7861
    @zunnariofficial7861 Před 4 lety

    abdiRahmaan somali go forwold pro

  • @yaristagalangal2207
    @yaristagalangal2207 Před 4 lety +1

    Hees iyo badh iskalaji iyo hani uk wn kahela hesohoda

  • @prakedenomar9656
    @prakedenomar9656 Před 3 lety

    Hey I love ❤️ all day of things that you’re working you tube available for singing

  • @munadahirabdulle3033
    @munadahirabdulle3033 Před 4 lety

    Qofkii 1aaad ee fiirsado ahay yess😂💪

  • @saidburaleburale7538
    @saidburaleburale7538 Před 4 lety

    Waa said solar majeerteen oo jooga canada Canda vancuver iskalaaji waa laandheer maheerteen a h sidaa rabto u soco boqor

  • @suhaybmaxamuud7858
    @suhaybmaxamuud7858 Před 4 lety

    Fanaa iin qaliya ⚘🥀💐♥️😃

  • @kaderkeita6845
    @kaderkeita6845 Před 4 lety

    Waaw hees cajib haa

  • @sagalali5823
    @sagalali5823 Před 4 lety

    Woow 😍😍

  • @nuuradiinmacalinibrahim8466

    Iskilaaji nolow masha Allah fanan qaaliya oo dagan

  • @shamiaali7678
    @shamiaali7678 Před 4 lety +3

    Barigii qoomal hablaha fanaaniinta la wada heesi ban xasuustay

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 Před 4 lety

      صوماليه وافتخر
      Haa wlhi 😂😂😂😂 hada waa tabtii qomal

  • @hayatomar5763
    @hayatomar5763 Před 4 lety

    Xaga Labiska Fisak Daren. Hani Uk. kuligod Waxaa ugu Shidned. . Walahi kiin Jamac Waa Top Xaga style

  • @alinour1483
    @alinour1483 Před 4 lety

    Al Fanaan iga dheh iskalaaji

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 Před 4 lety

    Legend 🎤ISKALAJI IYO HANI UK🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hanishabanhanitobbe2697
    @hanishabanhanitobbe2697 Před 4 lety +2

    Mcn mcn 😍😍😍😍😍❤

  • @reeqacarab
    @reeqacarab Před 4 lety +6

    Iskalaaji iyo Hani siday isula fahman ayaan jeclahay illahay amarkii hablihii kale ee u la heesay oo dhan ma jirto mid u dhawaaday taabashadu jidhku dareen gooniya ayay leedahay oo micne weyn xanbaarsan

    • @fatimaabdinour2703
      @fatimaabdinour2703 Před 4 lety

      Taabashadu wax gooni keeni mayso i think iny kaxishood yartahy gabdhihi kale ilen nin ajnabi kaa ah kuma dhagdhagi kartide

    • @reeqacarab
      @reeqacarab Před 4 lety

      @@fatimaabdinour2703 qof kasta lama taabto walaalo quruxeey qof qof taabtay iyo xishoodna wax la isku xidhi karaayo maaha

  • @ubahnurhusein6181
    @ubahnurhusein6181 Před 4 lety

    Hani uk iyo iskilaji ayaantan wey isku heystan yaa ila arkey 🖒saar

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 Před 3 lety

    Labiska ka xun girnay varbyaan labiska naaghan. Ninka sii fiican u labistaa

  • @fatimaabdullh6177
    @fatimaabdullh6177 Před 4 lety

    mash allh ❤❤❤❤

  • @maanaaweys
    @maanaaweys Před 4 lety

    WoW 👌

  • @mohamedmursal7231
    @mohamedmursal7231 Před 4 lety

    Wale hargEysa 2020