MUQDISHO MAQAL IYO MUUQAAL

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 113

  • @thuglife6551
    @thuglife6551 Před 4 lety +2

    Anigu mogdisho waxaan adey anoo dhibatoyin nahaysato waxan kaxasustaa cabitanad dariiq lugu gado siba sinsinta canah loda xumbada ah lugu wareejiyo wadad 😉😉ayaan kuxasusta walih aad ayaan ujaceylhy casumaden allo nabad kadhig waxii burburunayona sidagdag ah kaqabo qurxona masha allah 😃😢😢😢

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před rokem +2

    Masha allah Mogadishu is back finally❤
    2023 is totally different

  • @salahahmed1201
    @salahahmed1201 Před 8 lety +30

    Waligay Ma arkin Muqdisho mana ku dhalanin Lakinse Ilahay nabad haka dhigo waa Casumadeni Viva Muqdisho From Puntland

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Před 4 lety +3

    Ax illahow muqdisho nabad kadhig aamiin yaarabi

  • @shankabood
    @shankabood Před 13 lety +7

    Alow alle masaana muqdisho u dambeysay shanema banadir shanemoyinka aan ugu jeclaa ayay kujirtay maxan movie kadawaday Alow wadanki nohagaji aaaamiiin.

    • @abu.cubaydclaahi3717
      @abu.cubaydclaahi3717 Před 4 lety +1

      Dadkii wadanka dumiyey ee macaasida iyo fasaadkii alle umadan ku ciqaabay sababta u ahaa ayaad ka mid tahay maadama oo aad Filimo iyo heeso iyo macaasi u doonan jirty shaleemoyinkas markaa alle uuga toobadkeen dunuubtaas umadana cafis waydiso maadama oo aad ka mid ahayd kuwa ciqaabta alle ee wadanka ku dhacdy sababteda qayb ka mid ah lahaa

    • @pacificocean7130
      @pacificocean7130 Před 4 lety +2

      shankabood ali sxb qoraalkaaga aad halkaan ku soo qortay waxaa kasoo wareeegatay 8 sano bal hada haduu ciwaankaagan CZcamska ku shaqaynaayo ama aad qoralkayga aragtay iso jawaab magalada hada wax badan baa iska badalay waagaas siday ahayd iyo hadda siday tahay kawaran

    • @xaraggoelmi4417
      @xaraggoelmi4417 Před 3 měsíci

      Hada waxbdn baa isbadly bishaaro ❤
      2024

  • @Geelwanaaje
    @Geelwanaaje Před 12 lety +3

    Cisman maxamed cawaale waa muwaadin noolow indr saasna u ilaali hantida ummadda soomaaliyeed insha Allaah ajarkeeda waad heli abaal marinna waad leedahay gooray noqotaba waa lagu xusi...VOA waad ku mahadsantihiin idinna warbixintiina. LONG LIVE SOMALIA

  • @marwaayaanle3804
    @marwaayaanle3804 Před 4 lety +8

    Afar irdood hooyaday ciida nageyn jirtay for shopping 🛍, way oo way!! Muqdisho my home!😢

  • @huwaa20
    @huwaa20 Před 12 lety +4

    Cismaan Alle hakuugu badalo Janada waxa aad sameesay arin ay iska ilaaween dad fara badan hantida qarankana waa mid mudan in la dhowro hadi ay dayacantahay oo aad ka ilaalisay bahalada thanks thanks Insha ALLAH waa usoo shoppineesandoonaa Excarwooyin May Allah protect u well done

  • @Takkrr
    @Takkrr Před 13 lety +16

    Somali will come back again one day

  • @mariamcaliguul
    @mariamcaliguul Před 13 lety +6

    allah wali saas manan u arkin thank you for showing our city , waxan ahay one of the pple who didnt get to be there .

  • @updallahudjama8984
    @updallahudjama8984 Před 4 lety +4

    ALLAHU AKBAR!!! Muqdisho hada sidan iyo si u dhow mahaan. wey so kabaty weena ka kacday meshay ku kuftay alx.

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před 4 lety +3

    Mogadushu sidey uu Qureex badneyed 1990 iyo sidey dalka ka dhigeen xayawaankan Somali laguma tilmamimo karo why dalka saan ugu gaalen cawaantan.

  • @user-mq9fd8uh9h
    @user-mq9fd8uh9h Před 6 lety +3

    Adigoo kale alaah kadhiga dadkoo idil amiin

  • @cabdiqaniwardi5743
    @cabdiqaniwardi5743 Před 5 měsíci +1

    Mar kale waxaan daawanayaa 2024ka bishii 4aad kowdeeda 3:00 habenimo waana 10kii dambe ee ramadan hore waxaan udaawaday 2014kii

  • @haliimoahmed9100
    @haliimoahmed9100 Před 4 lety +2

    Manshalh wanjecelahy casimadayada lkn hada sidii hore maha waxbadan aya iska badalay horay way usocotaa

  • @alihammad6938
    @alihammad6938 Před 4 lety +1

    Somalia wallahi xaq ayaa laga galay waakaasee maxay ka faaideen illahey mucjiso aan dhamaad laheen haku rido kuwii saan u galay
    Subxana allah maxaa dad masiin xaq laga galay wallahi anaga maa yurub nalagu gumeesan lahaa sharaf daro ayey nagu rideen ilaahey intaan hanagu ekeeyo

  • @mamamama1912
    @mamamama1912 Před 10 lety +5

    ilaahow nawad nasiii adiga awoode waxa walibo ramadankan fatlagiisa nogu naaxariiso naxaristada ma dhamateee yarab nawad

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 Před 13 lety +3

    NINKAAN CISMAAN WAXUU ISTAHILA IN BILLADA WADANINIMO LA SIIYO CISMANOOW WAXAAD SAMEEYSAY TAARIIKHDU WEEY KUU QORI ILLAAHNA WUU KU AABALMARIN WADANI BAA TAHAY WAAN ILMEEYEY MARKUU HADLAAYEY

  • @zabriinamohamed4269
    @zabriinamohamed4269 Před 4 lety +3

    hada wey isbadashay weyna dhismeen qaarkood muqaal kaan waxaa dawanooyaa 2020
    Somalia guul ayaan u rajeynaa

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 Před 2 lety

    Kkkkkk Xasan sheikh Alle Waa ka Xijaabay ilaa rag Nasab ah gacanta iyo indhaha ku badbaadiyey

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 Před 4 lety +1

    Mashaa allaah

  • @sumayabashir4212
    @sumayabashir4212 Před 6 měsíci

    2023 watching wallahi i cried Xamar is save alx ilahay aya no gar garay alx😂❤🤌

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano Před 2 měsíci

    Allah yaraxma

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 Před 4 lety

    Subxaanallah!.. Kuwaas uun baa dad u todhtodhleeya waar dhulkiina dhista. DULI

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 Před 4 lety +7

    Muqdhisho WeeY Dhaantaa Sidan Hadeer 2019...2020

    • @ibrahimcaddow4451
      @ibrahimcaddow4451 Před 4 lety

      Ahmed KaaFi AK
      Halkaaan yaa sawir iigasoo qaadi kara hada,

  • @dahirqadanle
    @dahirqadanle Před 13 lety +3

    illooooooow nabad illoow nabad illow nabad illoow nabad waarto

  • @kaabooyosman7904
    @kaabooyosman7904 Před 4 lety +15

    HAWIYE MA RABAAN DAWLAD INEEY DHALATO WAXAY RABAAN INEEY WAX DUMIYAAN

  • @IkramMaxamud
    @IkramMaxamud Před 27 dny

    2024😢😢

  • @superlula2674
    @superlula2674 Před 4 lety

    alloow soo celi nabada iyo nolosha muqdisho cadeey

  • @abdiato21
    @abdiato21 Před 4 lety +3

    2011 iyo 2020 Farqi Weyn Ayaa Udhexeeyo markaan❤🙏

  • @raxiimcilmixaaji3039
    @raxiimcilmixaaji3039 Před 11 lety +6

    walalaha somaliyed waxad ogatan in ad tahin dad wada dhashay isku din ah iskuna af ah marka wa lidinka bahanyahay in aad fakirtanisuna tanasushan

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 Před 4 lety +3

    Somaliya guuuul iyo gobanimo🇸🇴👋🇸🇴♥️

  • @xafsaxasan6229
    @xafsaxasan6229 Před 4 lety

    Alx hdda sida wey dhaantaa wiliba saaid oo weyn N&N 😍

  • @mohamedqadar2219
    @mohamedqadar2219 Před 4 lety +1

    wlhi muqdishadan wan joogay hadana wan jogaa .. wlhi wax wayna aya iska badalay

  • @abdihayehansshi5188
    @abdihayehansshi5188 Před 4 lety +1

    Hawiye ma dadka sidaa u doortay caasimadii baa dawlad inay dhisaan laga sugayaa iyagaa masiibo oo dhan dhalay sida Al shabaab ma nin xaaraan ku Soo koray baa xalaal lagu karayaa

  • @abukarali8184
    @abukarali8184 Před 4 lety +6

    Ilahay madaxooda haa kashubo Mahad salad, Fiqi, iyo ina C/shakuur waa raggii fiiqday National tiyatar iyo xamar oo dhan

    • @munaabdinaasir7588
      @munaabdinaasir7588 Před 4 lety

      Maxaa sadaxdooda Kaliyah ugu habaarey soomaaliya dhanaa burburisay dalkoo dhanee

  • @farhiyoelmi52
    @farhiyoelmi52 Před 4 lety +1

    Allahu agbar afar irdood maxaan dhexsocday masaanaa u danbaysay

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 Před 4 lety

    Illahayow basin date hannaguridin

  • @shibis100
    @shibis100 Před 12 lety +7

    mooryaan wada aboor ah wax walba ayay qaribeen .

  • @alihammad6938
    @alihammad6938 Před 4 lety +1

    😢😢😢😢😢

  • @nashuuqalbii629
    @nashuuqalbii629 Před 5 lety +5

    wllhi dhalinyaro ahy wli ma arg somali nabad ama qurux ah ani man ku dhaln muqdisho wligy ma iman so mali lkin inta ka arky ayn igu filan illh haka dhigo nabd iyo nolol ficn

  • @deganmohamed3475
    @deganmohamed3475 Před 4 lety

    Warninkan ya isoqoro tafefonkisa aniga walidagega ba hanti uga burburtay aniga waxn ahay gabara qorbaha kunol garahan wadanka canada

  • @foosiyocabdi445
    @foosiyocabdi445 Před 3 lety

    Muxu badbaadshey asaga iyo kuwa la mida burburiye isagana ku nool

  • @suadabdulrazak4460
    @suadabdulrazak4460 Před 4 lety +1

    Ya rabi dalkeyka cadawka ka qabo i a

  • @Zakariaxaajijanikedajanikeda

    Bacadlaha Hortiisa salaxa ku yaalo ayaan ku ciyaaray wax badan anigoo ka imaaday dagmada hurwaay waxan xasuustaa gool quruxbadan oo aan ku bareejeeyay rer xamad wayne oo aan gay 2:2

  • @halyeydhaladah5831
    @halyeydhaladah5831 Před 4 lety

    Waxaa ka jaban dib u dhiska iyadoo kuwo cusub la dhiso. Madaxtooyo cusub, theatre cusub, garoono cusub, Chinese ka contract 10 sano ah siiya

  • @cabdiyare4980
    @cabdiyare4980 Před 4 lety

    waaw may xafadeyda xmr weyne

  • @sharmaarke6283
    @sharmaarke6283 Před 4 lety +1

    Aduunyo waye

  • @saidasabrie3422
    @saidasabrie3422 Před 4 lety

    Dadkaa deggan ex bacadlahii hore, halaga raro dibna haloo celiyo ninkaana haka guuro ha aado meesho is yimid. No more is dul saarnaan. Guuura

  • @daaci23
    @daaci23 Před 4 lety

    9 year ago alxam hada wan dhanaa 2020

  • @anfacproduction3612
    @anfacproduction3612 Před 4 lety

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ahmedkaarshe1207
    @ahmedkaarshe1207 Před 4 lety +1

    jecliya xamar magalo madaxdeena

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 4 lety

    Waan.oyey.35sano.ka.hor.ayaan.ka.soo.degey.ayadoo.nabada.diyaradenii.ayaan.ka.soo.racey.xafada.aweys.jimco.kasto.aan.ku.dabalo.jirey.liido.jasiira.somaliyey.dhulka.ha.duminina.waa.dhaxal.dalxiiska.furta.hotelo.fura.sida.imirati.dubey.qadar

  • @sakiyare6953
    @sakiyare6953 Před 4 lety +1

    Dal taariikh leh baa leenahey

  • @leylapalmqvist3943
    @leylapalmqvist3943 Před rokem

    Kkkk HG yey dowlad u naqeee macbuudkoow

  • @mahadsayid9223
    @mahadsayid9223 Před 4 lety

    Insha alahu bidnilaah Karim. Cuba sharaton Juna hilton iiyomagalodawladagearmanywanlahadalnayinaykawaybqstanlsbadawasir gadicjostadiom aanso celondono iyadad oocjaima aanuchaina uxxildaridono weliba stadionlakurastalagurakibidono aanunaha ajayqala kagaroonlaiyo eer cawskalogubero mulkilahakhayre iyomahdiba bonabeyp realmadrid wasalamucalaykum waraxmatulah

  • @binticali2421
    @binticali2421 Před 4 lety

    Barxada yaasiinka ahaa alla maxaan bii el karaacay alloow bilicdeeda sooceli

  • @ladanmohamedahmed8929
    @ladanmohamedahmed8929 Před 4 lety

    Hda video Oo kle noogu soo samey wax badan baa is bldy

  • @beeloahmed4964
    @beeloahmed4964 Před 4 lety

    Mareenkankaa bur burinyay Mogdisho
    Dagaalkii 1994 sixun u babi’iyeeen especially Bakaare market
    Watch balck howk down movie

  • @mustafanur8338
    @mustafanur8338 Před 4 lety +1

    Reer baadiyo Ayaan nagusooduulay burburiyay xamaro cade reerbadiyaashi Ayaan weli utaliyo

  • @cumargeeseey4146
    @cumargeeseey4146 Před 4 lety

    s

  • @hooyomacaanto3199
    @hooyomacaanto3199 Před 4 lety

    .

  • @kamahelobenta2303
    @kamahelobenta2303 Před 4 lety

    Asc

  • @abdirizakdahir7444
    @abdirizakdahir7444 Před 4 lety +2

    Macalin beeynoos kii anyaxa cunaaye ma ahoo,

  • @qarniga21aad95
    @qarniga21aad95 Před 4 lety +2

    fadlan kanaalka qarniga 21aad subscribe ii saara umada soomaaliyeed from hargeisa

  • @hilibruuge
    @hilibruuge Před 13 lety +4

    moqdishu eeya cunay...inkaaarti dadka hantidooda laga dhacay ayaa ku dhacday

  • @hindaofficialchanel8893

    Ü sheege jaajusiinta haday waxa taryan maxay u dhisi waaye markay xillika hayeen illaa waata dawallada hada joogota ka dhaqaaqi lla dahee

  • @abdifitaaxyare8569
    @abdifitaaxyare8569 Před 4 lety

    Voa vidio oo kale ayan hada niga codsan lehen ina kaso sameysan casimada

  • @laandheerecadeninweyn7152

    Viva 2019

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před 4 lety +2

    Sayid bare dulmi baa laga galey bal araag wadanka siduu ugu dhisey iyo sidey ugaleen milihii dawalada ee shacaabku uu dhexeyeey aya dad bilaalqeyesteen sida dalkan dib loogu dhiso waa dariikh adag dadka saan ugaley casamada suashu waxey tahay miyeey raban in wadanka dib ay uu hagajiyaan Farmaajo iyo Kheyre.

    • @shaqlana8894
      @shaqlana8894 Před 4 lety +1

      M siyaad wadankoo dhisan oo shacabku wax doortaan buu qabsadey ,markuu ka cararayey isgaa dumiyey oo hub ku qaraacey.

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 Před 4 lety

      @@shaqlana8894 waxaas ayaad isugu sheekeysay go youtube see wuxuu dhisey markuu kacaanku wadanka qabasadey wax badaan ayuu qabtey shame Somali caqli maleh haduu dhisin iyo hadu dhisenyba wadanka saan in loo galo mahey in raag warashadaha iib sadan oo ay geystaan wadama shiishey wax dad an wadani ahayan sameyaan maskiintii Somali gaajo ayeey ugu dhimayaan dalka iyaguna guuryo waa weyen ayeey ku dhisanayan lacagti UN us sisey in ay dadka wax ugu qabtaan Kenya,Turkey,Emirates it I Ugadha waa waado tuugo madaxada Somalida.

    • @shaqlana8894
      @shaqlana8894 Před 4 lety +1

      @@ubahguled96 M siyad bare wadanka isagaa baabi,iyey, shacabkiisii diyaarado ku weerarey,qaar baraago kugurey, xamar jaziira kawaan dadka lagu qalo bey aheyd, haduu nin sharaf leh ahaa markuu arkey in xaladu xuntahay nabad buu ku wareejin lahaa dhibkaana ma dhacdeen. Xukun jaceyl hada farmajo in laga jiidaan ka baqayaa.

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 Před 4 lety

      @@shaqlana8894 kuwaa hada jooga Muse bixii oo layeey ree Borame iyo sheekh Shariif oo layeey dad badan waxba ma dhamann Sayid bare waa dhiig yacaabo waxaana xadaya oo qaabilada ay ka soo jeedana wadanka boob ku haya marka waxkasta Sayid bare yaan lagu deyen kuwii la shaqeyasan jirey ayaa ka taliya Somaliland sida Muse bixi iyo Faysal cali warabe.

    • @shaqlana8894
      @shaqlana8894 Před 4 lety +1

      @@ubahguled96 horta sheekh shariif dad ma leyn ee shabaab buu la diriray. Sax muse bixi iyo faysal waa ciyaalkii M siyad bare uu sootababarey , Walaal M siyad bare qabiil ha ku taageerin danbiguu galeyna ha la qaybsan. Ilaaheyna ha u naxariisto. Anagana ha noo naxariisto.

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 Před 4 lety

    Soomaaliya cadawgeeda gudaha iyo dibadaba alaha naga qabto waakaasa dalkeeni sidaad loo burburiyay waxyar looga dhigay dal qurux badan iyo dad damiir lahoo ukacay ayaa kasoo baxay

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 Před 4 lety

    waxaan ahy muwaadin Somali ah majoogo muqdisho waxaankunoolahy gobolka togdheer lakin wan ka danqamayaaa Somalidaa dhibaaataysan

  • @aligaab3447
    @aligaab3447 Před 4 lety

    waadfiican tahay laakiin waxaad noosoodirtaa muqdisho inta kiiloo mitir balac iyo dherer iyo tirada degmooyinka ay kakooban tahay iyo dagmada inta xaafafood ee ay kakooban tahay fadlan ninkaan arag sawir kasii

  • @nuunahaygamustaqbalka
    @nuunahaygamustaqbalka Před 4 lety

    🙂🙂🙂

  • @amaancali7445
    @amaancali7445 Před 2 lety

    He
    N

  • @ahmedkaarshe1207
    @ahmedkaarshe1207 Před 4 lety

    axaxaxaxaxaxaxaxaxaxa
    ala maxan rogmanay rabow naga saar sidan fosha xun tarikhda madowna na dhaxal siisay

  • @goobaanle10
    @goobaanle10 Před 12 lety +1

    dadka maxay isku cunen oo wadan u dumiyen

  • @khadraahmed8878
    @khadraahmed8878 Před 8 lety +1

    hawiye kaligis qalad magalin ilahay kacabso ilaa waqtigi siyaf bare kufsigu wujiray

  • @abdirahman2340
    @abdirahman2340 Před 4 lety +2

    Waxa Burburka xamar u sabab ahaa marka dowlad ku sheegtii Siyad Bare ciidamadii xoga dalka somaliyeed ku burburisay caasimadi labaaf ee wixii lsysku odhan jiray somalia idoo adegsanaysa diyaarado isla hargaysa ka kaca iyo madaafiic lana qixiyey lana gumAday dadkii rayidka ahaa waa 1988 ilaa 1991 xaga xamar laga lahaa baga reer is gube markaa wa gaf aad samayseen oo aad walaalidiin u raacdeen mujrim xukun jecel.

  • @abdullahimohamedelmi9401

    NinKu been badnaa Kula Haa duqa magaalada mugdishu cumar finish warlord maahan soomaahan cumar finish hoogamiye kooxeedkii Madino dadka ku xasuuqay marku muuse suudi Kula dagaalamaayay madiino nin weyn oo been sheegaayo waaye

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 Před 4 lety

    Cajiib bal waa maxay bililiqo hadana islam baan nahay dadku xataa ma qajilaan magaalo dgsn oo saas loo galay lakiin dadka isir ahaan bay ulaayeene dhagaxa maxaa loo dumiyey waaba wixii ayaga anfici lahaaye marka maxay u socdeen ma inay rayidka magaalada dagan in ay laayaan iyo in ay magaalada diirtaan uuf

  • @shabdilahixasanxashi8795
    @shabdilahixasanxashi8795 Před 4 lety +1

    Akh foolxumaa meeeshu

  • @hanadcade3881
    @hanadcade3881 Před 4 lety

    celkas waku quwestay anigo gelaq kasobaxay