MAXAY SAMAYSAY MARKUU AABEHEED ODAY 75 JIR AH QASAB INUU UGU DARAYO USHEEGAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #ayaangobdoon #channel #qisas #

Komentáře • 64

  • @user-xw2zd1jh1k
    @user-xw2zd1jh1k Před 4 měsíci +9

    CZcamsr bas umaa arko ayaan wlhi walashay cml u jeclahah ilahay cimri dheer iyo cafimad hano ka siyo anaga dhan fav un noma tahid ee walasheen ba no tahay abayo❤❤❤😊

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Před 4 měsíci +2

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @FartuunXasan-om8xu
    @FartuunXasan-om8xu Před 4 měsíci +1

    Ayaan wan idinsalamay asxabta melwalbad Jogtan abayo iyo aboweyal iso duceya in abahey qalbigisa iso jilco ❤❤❤😢😢

  • @farahabuukar5141
    @farahabuukar5141 Před 4 měsíci +4

    Kaftan😅😅 yaaa ila daremay inay na buusayso dadka janalka weeyn
    Abaaayo 1 bilaaan samraynay yaaah❤

    • @AzmaCabdi-qi8ku
      @AzmaCabdi-qi8ku Před 4 měsíci

      Kkkkkkķkkkkkkk wa no hadashay quruxey😂😂

  • @zuzuadam6304
    @zuzuadam6304 Před 4 měsíci +4

    Ayaaney wa malinkii igu horeysey ee coment kaso Baxsho wan ku jeclahy abayo waliga qisadaada magacayga kuma arg abayo plz sundus kaso dhig😢😢

  • @user-fs7cr5yg1y
    @user-fs7cr5yg1y Před 4 měsíci +3

    Qofkii 3 ahay ayaan sharafeeey

  • @hawoyasin5137
    @hawoyasin5137 Před 4 měsíci

    Azc ayaanay qali sethy

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 Před 4 měsíci +2

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 Před 4 měsíci +3

    Wcs ayaan qurux wan ku xisnay qurux wajigaga qurux badnaa qisadii somalidi ahed awi quruxey oo ad inagu tiri channel kale.so dhigaa🙏🥰

  • @mzzAaisha
    @mzzAaisha Před 4 měsíci +2

    Ayaan abaayo waa ku salamey

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 Před 4 měsíci

    Masha Allah ❤

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura Před 4 měsíci +2

    Ayaaney Abay Qisadadii Abyo

  • @muna607
    @muna607 Před 4 měsíci

    Waa caadi ayaney muhiimdu waa inan qisda dhuuxno o aan waxa ka barano qisdan quruxda badan waad ku mahad santhy sharafey❤❤❤❤

  • @Khadijoman
    @Khadijoman Před 4 měsíci +1

    abaayo mcn ❤Allah ajiska kaa gaodo abayo mcn ilahey dar tiisa ayaan kugu soo doceyeyy m.a wan ku jecelahay habaryer mcn❤❤❤❤

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m Před 4 měsíci +1

    Asc ayaan queen malimahan wiijigaga waan uu xiisay walashey qali ❤❤

  • @fartuunmaxamedaadan4143
    @fartuunmaxamedaadan4143 Před 4 měsíci

    M.a naag nool wye❤😊

  • @asmacabdulqaadir
    @asmacabdulqaadir Před 4 měsíci +3

    Dab iy holac❤

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 Před 4 měsíci

    Masha Allaah ayaan warunta❤ qofka waa inu naftisa iyo nolashisaba ka fikiro

  • @sahraxaashicolow7776
    @sahraxaashicolow7776 Před 4 měsíci +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @user-po3gp8nj3m
    @user-po3gp8nj3m Před 4 měsíci +1

    Wnku slamay wllshy qaali ❤❤❤❤

  • @user-qh7cy5gp3w
    @user-qh7cy5gp3w Před 4 měsíci

    Ayan mshlh❤

  • @Dooseyy3
    @Dooseyy3 Před 4 měsíci

    Ayaaneyy Ramadan wuu dhamaaday channel kii weynaana waad kuso laabataye abaayo Qisadaada sugeynaa❤❤

  • @MssEimana
    @MssEimana Před 4 měsíci

    Wallhi ayaaney bun cml ii qabata wallhi jazakallah mcney😅😊❤❤❤

  • @Muhima2495
    @Muhima2495 Před 4 měsíci +2

    Wcs wwb abyo

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Před 4 měsíci

    Wcs abaayo macan

  • @user-fh8vv6yu5p
    @user-fh8vv6yu5p Před 4 měsíci

    Asc Qali seithy

  • @user-dk6iu3le1p
    @user-dk6iu3le1p Před 4 měsíci

    Ayan quruxey ma daha gadashisa Naga gashay yaqe so bax ayaney waxan jeclhy marka dhahdo Jaba wa danbeyaye so fafadhista ❤ hada dhara kugu dhaqanoya ayaney ogow ❤❤❤ dhiragalisaneda

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Před 4 měsíci +1

    Wcs xbbti❤❤❤

  • @NoortoAden-xr1hm
    @NoortoAden-xr1hm Před 4 měsíci +1

    Asc abaayo macaanto ❤❤❤

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 Před 4 měsíci

    M.a Gabar Karti Badan Bey aheed

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 Před 4 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Před 4 měsíci

    Wajigaga wan u xiisnay

  • @mzzAaisha
    @mzzAaisha Před 4 měsíci +2

    ❤❤

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Před 4 měsíci

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤

  • @user-eh6fs3lq9y
    @user-eh6fs3lq9y Před 4 měsíci

    horay usoco abayo ❤❤❤❤❤

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před 4 měsíci +1

    Naag nool ay ahyd,Waa an 16 jir an ahay oo Nin 35 jir da'diisu ahyd ay Hoyo iyo Aabo ku yiri si qasaba iigu dara gabadhina ,Naxdin miya 16 jir weli baambolo ku ciyaareysan ahay oo ma ahyn gbdhha hada jiro mooryanta ah,Waalidkey ima qasbin lkn iska ogolow wey igu dhehen.Walle wxn ku fekerayy hadii leygu qasbo inan gubo asaga dhanba ka dibna an badda iska galo ama socod dheer la ogeyn meshan u socdo tahriib camal galo.Walahi sidan u necebahay in gbr masakiina Waalidkeda xukumo si bani adenimo ka baxsan Ilaah og.

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn Před 4 měsíci +5

    Wcs qali like ❤❤🎉🎉

  • @MaryanAadam
    @MaryanAadam Před 4 měsíci

    Hada. Nin dhalinyaro oo iida biisha ayey helee😅😅

  • @caishanuur9712
    @caishanuur9712 Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @user-vv6yw4ju5z
    @user-vv6yw4ju5z Před 4 měsíci

    Ayaanay saan kuwad channel kaan apooyo wadooyinkaan aan sikafiirsanee mcny

  • @user-zi2fu2kt1j
    @user-zi2fu2kt1j Před 4 měsíci +1

    Wcs abayo

  • @MarwoMarwo-nk2ls
    @MarwoMarwo-nk2ls Před 4 měsíci

    abayo halkenkalsoxidhidhikara. Waxan. Rabayiinin arinkulawadgo

  • @user-el2zg9ug6k
    @user-el2zg9ug6k Před 4 měsíci +1

    2007 dhalashadeyda ❤😂

  • @suadoahmedwarsame9749
    @suadoahmedwarsame9749 Před 4 měsíci

    Asxbta yaa suacad marka la dhaha Waxa au malina aniga ina lay wacaya 😂😂

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 Před 4 měsíci

    Wcs abayo ❤

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi Před 4 měsíci

    Wcs abyo

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Před 4 měsíci +1

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW

  • @Yasmen.lifestyle
    @Yasmen.lifestyle Před 4 měsíci

    Ayaney chanelka ween mxaaa kudhacay

  • @user-xq7il8en7v
    @user-xq7il8en7v Před 4 měsíci

    Ayaaney wajigagii u xiisney rabi aragagii allah natuso😢😢😢

    • @ShukriShukriyuusuf
      @ShukriShukriyuusuf Před 4 měsíci

      Daruuf jirto sokuma dhihin😮 dadkan warba ma maqlaan

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm Před 4 měsíci

      ​@@ShukriShukriyuusuf😂😂😂😂😂😅😂😂😂😂

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m Před 4 měsíci

    Mash alla gabadh karti badan waye mahdasanid xabibti

  • @user-nt5sz6dg2r
    @user-nt5sz6dg2r Před 4 měsíci

    Yaab dumarkan soo qoraya wajigagan uxisney kkkk anigu kaliya sheekada igu socota dhinaca dhagta uunban ahey 😂😂😂😂

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc Před 4 měsíci

    Wcs❤

  • @sabrinahussein7020
    @sabrinahussein7020 Před 4 měsíci

    Walaley hadal badnida 2 daqiqo war lee

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm Před 4 měsíci +1

      Wlley dad bey 20 daqiqo 2 daqiqo la tahe adi hadey dhib kuku thy iska bax ok 😂😂😂😂😂

  • @falishassan528
    @falishassan528 Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @CabirMohamud
    @CabirMohamud Před 4 měsíci

    ❤❤❤

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉