Farxadii Ciida Mahad family. Barakoli maraq

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 06. 2019
  • Sideey ayay Mahad iyo caruurtiisu u ciideen, Maxaanu cunay, . Habka ugu fudud ee Barakooli maraq loo sameeyo.
    Farxaday la kulmeen markaan tagnay wadankii.

Komentáře • 394

  • @kili665
    @kili665 Před 5 lety +22

    When father is committed to his kids in return they respect their father and the whole family becomes calm not running and getting married to other women mahad l appreciate u being positive father

    • @mariza101_
      @mariza101_ Před 5 lety +3

      Killimanjaro k 💯 agreed and he is very intelligent 🤓 cos marka hore iskuma uu badan carurta 😂 is not the quantity but the quality 😆

    • @sabahbille294
      @sabahbille294 Před 5 lety

      Where is the Mother?

    • @mariza101_
      @mariza101_ Před 5 lety

      Sabah Bille ask him? I guess she is busy I don’t know 🤷🏾‍♀️

    • @sabahbille294
      @sabahbille294 Před 5 lety

      @@mariza101_ OK, thanks for replying

    • @muhamedelmi1903
      @muhamedelmi1903 Před 5 lety +1

      Scw mahad ilahay haku asturo gabadha haksoo duubin iyadoo bilaa hijaba

  • @sacdiyoaxmed5270
    @sacdiyoaxmed5270 Před 5 lety +2

    Koley fariunteyda wad arkeysaaa ee walaal aabe fiican waa tahay lkn waxaa ka dhiman inaad caruurtada wada saxda ah ku hagto Allah siduu kaaaga raali noqdo

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 Před 4 lety +3

    Maasha Allah , u r a good father.
    We need more fathers like u, Mr Mahad
    God bless yr family.

  • @HujaleDaBoss
    @HujaleDaBoss Před 5 lety +9

    That dude got some 80"s Vibes of Somalia.

  • @nafisaali7065
    @nafisaali7065 Před 5 lety +37

    Somalida badankoda waxee hormar ugaari wayeen wa mashquulka war faa iidesta familka haku mashqulinee

    • @geeljire395
      @geeljire395 Před 5 lety

      Abti maadaama aan muslimiin nahay waa waa jib wixii xun ama qaldan in la inkiro oo la diido oo la dhaliilo oo cida ku jirtana loo sheego qaladka.
      Hada bal fiiri gabadha sida ay u qaawan tahay iyo tinta sida ay u badashay.
      Marka

    • @nafisaali7065
      @nafisaali7065 Před 5 lety +1

      @@geeljire395 geeljire hubsiima hal baa lasiista mida kowaad waxaa lahadlayay dadka dhahayay meeday xaaskada mahadoow lkn gabadha timaheda kama hadal teeda kale hadaa qof wax u shegesid waxe ledahay tarabiyo gooni ah oo wax loogu sheego . Mida kale familkan runtii aad ban u jeclahay allaha xafidee

  • @qalinaciimaaadan3401
    @qalinaciimaaadan3401 Před 5 lety +11

    Mashalh nin jiira iga dheeh oo nolosho fahasan♥️💯🌹biile Iyo sofiy abihin garba istaga hbo wad nasiib badan tiihiin👏🏋️💪

  • @raxaweynroyalty4804
    @raxaweynroyalty4804 Před 5 lety +9

    I would love to marry a Somali man who was raised by a great father like this. A man who is used to seeing his dad cook and who doesn’t think women are the only ones who should cook.

  • @deeqoosman9321
    @deeqoosman9321 Před 5 lety +9

    Gabadha is astur dhaha ama adigabo astur hadaa aabo u tahay waa waajib xijaabka intey goorgoortahay aduunkan waa laga socdaa. Sidiina kale masha allaah farxad baa idin ka muuuqato

    • @hamdiyamohamed4307
      @hamdiyamohamed4307 Před 5 lety +1

      Deeqa Osman adigu ma asturantahay
      Asturaadu Madhar umba? Abeheeda ayey lajoogta wey asturantahay Alxamdulilah,please don’t hablaha guryohoodi ayey Joogan wey asturantahay yihiin.

    • @monicajacson2366
      @monicajacson2366 Před 5 lety +1

      Waar heedhe somaalidu faduul badanaa😏

  • @lovelywithlaylla5635
    @lovelywithlaylla5635 Před 5 lety +8

    Guriga turbashash waxa kajir xariir saxibtimo talow amaan ku beera😍😍 adeer caqliga u saxib tahy illahey ha idin dhowro, I sending love safia❤❤

  • @cryptocarrency
    @cryptocarrency Před 5 lety +3

    Masha allaah aabe dhalinyarada xaafada ah aan u jedaa mida kale wiilkii xidid kula noqdo mahadoow sxb nasiib ayuu leeyahay respect 😍

  • @maaidosaid7373
    @maaidosaid7373 Před 5 lety +4

    Masha allah aabe soomaaliyeed oo sidan jikada iyo ciyaalkiisa ula jooga maba arkin tusaale ayaad tahay.

  • @muminmumin5023
    @muminmumin5023 Před rokem +1

    Big respekt Papa mahad abdule you are my role model❤

  • @mohamedsomaali
    @mohamedsomaali Před 5 lety +2

    masha allah mahad walal talo yar ayaan bixin lahaa xogaa dhanka dumarka asturanaan ayaa idin ku biirin lahaa runtii waxad tihin family postive ah beloved, family great family

  • @zuuuahmed3173
    @zuuuahmed3173 Před 5 lety +2

    Runtiii waxaaa Tahay Aaabe wanagsan Masha Allaaah Allaah kuu xafido familkaga isfahamku waa qaaali Waalid wanagsan ayaa Ubad wanagsan soo Saara👏👏👏👏👏👏👏

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 Před 15 dny

    Best dad ever thanks for sharing 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴watching 🇺🇸

  • @kazowaya3261
    @kazowaya3261 Před 4 lety

    Healthy family is a wealthy family, somalia would’ve been a better place if all the elders were like this bless up ✌🏾❤️

  • @sanubail8129
    @sanubail8129 Před 5 lety +10

    Masha allah family qurux Badan allah idin xifdiya 👍👍 lakin hal mid inanta xijaba u xer fadlan

  • @abdiwelimousse4601
    @abdiwelimousse4601 Před 5 lety +1

    اسأل الله لكم ولنا المغفرة و التوبة اليه في كل شي ، يل والد لا تنسى ان هذي هي بنتك و الله ما نحبها زي ما نحب اخواتناء و اكثر بالله عليك اما قدرت ان تعلمها الحجاب ، لا تنسى ان الله راح يسألك و يسألنا يوم القيامة عن اعمالنا ،يتقطع قلبي عندما اشوفها بها الشكل و آلاف عم يرونها ، ادعو الله ان يسترنا في هاذه الذنياء و الآخرة.

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Před 4 lety +2

    You look Like good Father Masha alaah keep up been good Father. Thank you For sharing mahadow...

  • @Ayaaana21
    @Ayaaana21 Před 5 lety +3

    Masha allah beautiful family love u all may all protect u from any harm

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 Před 5 lety +4

    I love this channell we love u supporting one for u love

  • @monakitchen1
    @monakitchen1 Před 5 lety +5

    Mansha allaah tabaraka allaah beautiful family Eid Mubarak from my family to yours thank you so much your advice 🤗🤗

  • @Alhamdullilaah1
    @Alhamdullilaah1 Před 5 lety +4

    Maasha Allaah tabarakallaah best father 👍 alle hakuu xifdiyo caruurta

  • @iamamillionaireiamamillion4205

    Ciid mubaarak, alow Ciidan ciideeda kale, Caafimaad iyo Nabad nagu gaadhsii, Aamiin
    Farxad kuciida

  • @kafiyamusa9264
    @kafiyamusa9264 Před 5 lety +2

    Mashaala Allha
    Ciid wangsaan
    Thank you for sharing this beautiful

  • @xz3694
    @xz3694 Před 5 lety +7

    Wlhi Alle haguuu hanuuunsho ilmaha inshaAllah weeyba fiicanyihiiine qalqalka yar ooo kujiro Alle haga dulqaaado

  • @saadom5664
    @saadom5664 Před 5 lety +3

    Beautiful family. MashAllah ❤

  • @hooyohinda4975
    @hooyohinda4975 Před 5 lety +8

    Alle haydin xafido fml quruxbadan
    Waan ka helay saad isku fahansntihiin 😍😍😍

  • @monicajacson2366
    @monicajacson2366 Před 5 lety +1

    Mashallah please people take a note 🤗sas loo koriyaa. Awlaada si ay idiin anfacaan bari .... safiya. Yar fariid halkaa ka wad afkaaga Hooyo ciid Mubarak kuligiin 🙏🏾

  • @qurankakariimka4860
    @qurankakariimka4860 Před 5 lety +7

    Beautiful family, ❤️🥰 mazh Allah, positive vibes 😄😄. , eid Mubarak, from Ma family to the rest of the world 🌎

  • @mohamedm43
    @mohamedm43 Před 5 lety +3

    Now i know how to prepare,mashallah happy couple happy life

  • @sihamabdiwali9159
    @sihamabdiwali9159 Před 5 lety +2

    Mansha allah. Beautiful family. Mahad meeday. Xajiyadada. Koley waa marwo. Mudnan leh. Qof wanagsan wayo idinka ayey idiin soo sarte. Madna bartit abayadeen. Umu safiya and bile bashi. Hiyadod 💕👏💗🤝❤️

  • @ahmedbile7044
    @ahmedbile7044 Před 5 lety +2

    MAANSHAALLAH,
    MAHAD,BILE IYO SAFIYA,
    TUSAALE WANAAGSAN OO SOOMALIYEED BAA TIHIIN.
    Marraawaaxid ! Ubadka nolol adag baa ka horraysa aad bay mihiim u tahay in loo tababaro,
    *hooyooyinka 30 jirrada aan bilaydhka xalan karin,kijada ugu jira,ogaada ubadkaa inaad hagrateen, umase jeedaan idinku,
    Nolol adag baa ka horraysa,weligaana adigu la joogi maysid,bar siduu uga dabbaalan lahaa,qof ad,adag,firfircoon,hawlkara, is debera,isku tashada oo birta calaashadey noqdo,
    Taas ayaa dantiisa iyo mustaqbalkiisu ku jiraa,
    HALKAA KA WAD MAHAD

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed249 Před 5 lety +7

    Masha allah tabarakallah family quruxbadan illahay ha idin barakeeyo walalo salam from rer Hargaisa

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 Před 5 lety +8

    Be positive u wil be hppy❤eid mubarak

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 Před 5 lety +2

    Ciid mubarak walaalkey mahad cabdulle iyo safiya iyo Bille family ku dayasha mudan baad tihiin

  • @user-mw7lo5qf7f
    @user-mw7lo5qf7f Před 5 lety

    Mahad waa macalin fiican oo ku dayasho mudan ciid mubaarik adiga iyo caruurtaada

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 Před 5 lety

    Very amazing Father.I like ur Videos.

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 Před 5 lety +5

    Eid mubrk wa idin kahely adiga io carurtada mshlh alha idin siyadiyo 😍🤩🤩😍 thanks mahad 😍🤩

  • @ifraxmaxamed5258
    @ifraxmaxamed5258 Před 5 lety +8

    Masha allaah
    Tabarakallaah
    Happy Eid Mubarak
    Aniga waan idiin ka heley
    Good family 😍

  • @bokerlll4661
    @bokerlll4661 Před 5 lety +3

    mahad keep up the funny, family friendly vidoes ... most of somali gave up lakin just be patiention

  • @starsomali7276
    @starsomali7276 Před 5 lety

    Maasha allah family fiican ayaad tihiin oo lagu farxo runtii . Qofta markaad wax u sheegeysana inaad qalbigaga waxa uu dhihi lahaay dhahdo ayaa wanaagsan

  • @haylaomar5863
    @haylaomar5863 Před 5 lety +6

    Omg Somali hakumashqulina inanta manshallah Safia u r so beautiful

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty Před 5 lety

    Mnsha allah beautiful family

  • @maweladacarurta7695
    @maweladacarurta7695 Před 5 lety +6

    Alla walahi aduunka walaga tagaa asturaada waa lagama marmaan

  • @jawascabdi6122
    @jawascabdi6122 Před 5 lety

    Mash alah walahi ad bana nijacelahay 😍😍😍thank you ina badan

  • @Bn99757
    @Bn99757 Před 2 lety

    Gabdha uu astur mahad… ilahay khayr ha ku siiyee iyadana uu sheeg

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 Před 5 lety

    Waaaw maasha allah baarakalaahu fiikum allah allah idin xafido eid mubarak kullu caam wa antum bikhayr love u guys

  • @siciidofarah2652
    @siciidofarah2652 Před 5 lety

    Mashllaah tabarakallaah farxad ku waara caruurta alle haku xifdiyo

  • @somalihorumar9390
    @somalihorumar9390 Před 5 lety +4

    Masha allah god bless you and your family 😙😙

  • @shukriyusuf6306
    @shukriyusuf6306 Před 5 lety +4

    Walal Cid Mubarak farxad ku cida adiga iyo reerkada oo dhan

  • @maryamaden502
    @maryamaden502 Před 5 lety +3

    Bile is so cute and calm

  • @starsomali7276
    @starsomali7276 Před 5 lety +1

    aabe wanaagsan ayaad tahay caruur wanaagdan allah siiyey . Diinta islaamkana in lagu dhaqmo farxadiina ayey ka mid tahay. fadlan safiya kuma dukan karto salaada TINTA BURUKADA waa gabar qurux badan quruxdeedana iney noo qariso ayaan la jeclaan lahaa oo xijaab yar noo xirato insha allah .

  • @hafidnasir5289
    @hafidnasir5289 Před 5 lety

    Masha allah walahi waad farxeysaa hadii uu abahaa niyada kuu dhiso oo ku jecelyahay walhi you’re amazing Dad en I really like you,all not everybody has same father

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 Před 5 lety

    Beautyful family we are happy now we love you bile and sofia love u so much

  • @sagaladam8131
    @sagaladam8131 Před 5 lety +1

    Mansha Allah beautiful family ❤️

  • @user-pk5jh9xt2r
    @user-pk5jh9xt2r Před 5 lety +2

    Family qurux badan masha Allah eid Mubarak

  • @iqrajapriljr5909
    @iqrajapriljr5909 Před 5 lety +1

    Nasiib ayey leyihiin wlhi safia iyo bile aaba naxariis bdn waliba wngsn masha allh❤Allah idin dhowro dhamntiin

  • @munooshmoon8575
    @munooshmoon8575 Před 5 lety +5

    Xaafadiina broccoli side talaagada oo ku jiro ayu xumaada hada waa anika iyo broccoli waaban ka helay sida wangasan aad u samaysay
    Ciid wanagsan turbashaashaa family

  • @nafisaali7065
    @nafisaali7065 Před 5 lety +1

    Ciid wanaag san ader mahad iyo carurtisa quruxda badan faraxada allaha idin sa idiyo ♥️🤩👍

    • @mohamedm43
      @mohamedm43 Před 5 lety

      Is he there parent's, mashallah i thought safiya and Bille are couple's

    • @nafisaali7065
      @nafisaali7065 Před 5 lety

      Yes! Its there father.

  • @maryamhassan6623
    @maryamhassan6623 Před 5 lety +1

    EiduAfiya my beautiful 👪 from borama 💗😍

  • @jasminfarah69
    @jasminfarah69 Před 5 lety +2

    Behind every young child who believes in himself is a parent who believed first.”

  • @aminaali1158
    @aminaali1158 Před 5 lety

    GOOD FAMILY AAD BAAN IDIIN JECLAHAAY GULAAYSTA DHAMAANTIIN ABE WACAAN IYO UBAAD BARIYIINA MANSHA ALLAAH.

  • @aragsanaragsanmohamed7085

    mahad wiilkaaga kaa soo doonan msha Allah

  • @samirasharif5137
    @samirasharif5137 Před 5 lety +1

    Mashallah Eid Mubarak amazing family

  • @jasminej6281
    @jasminej6281 Před 5 lety +1

    Mash Allah beautiful family. New subs here.

  • @amuncali7307
    @amuncali7307 Před 5 lety +1

    Maasha Allah .Eid Mubarak
    Roll model family

  • @waashaaash5235
    @waashaaash5235 Před 5 lety

    thank u mahad cunto fudud ankaa bartey ayaan istici maalaa ,malay ,basal yogor iyo furu aan jeclahey oo aan kudar sadey ayaan isku shiitaa
    kadib na rootiga ayaan marsadaa

  • @khadijoahmed3438
    @khadijoahmed3438 Před 5 lety +4

    Masha allah beautiful family allah ha idiin xafido ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @farhiyagaabow6235
    @farhiyagaabow6235 Před 5 lety +2

    Waadage walal gabadhan. Tiimah astuuru dheehe

  • @foos7330
    @foos7330 Před 5 lety +2

    Asc asxaabta maasha Allah ciid Mubarak oll

  • @h-mohamed4224
    @h-mohamed4224 Před 5 lety +1

    Mansha allah ciid mubaarik. Mahad family

  • @zureerismail6358
    @zureerismail6358 Před 5 lety

    Manshallah mahad's family alle haydin siyaadiyo beautiful family

  • @bintusadiaabdi1321
    @bintusadiaabdi1321 Před 5 lety +2

    Allah idin xafido love you guy's ❤❤💋💋👌

  • @nuuranuura8637
    @nuuranuura8637 Před 5 lety +1

    Walhi aniga cawa igu horayasa yutubkagag marakan arakaya sidada abee fican oo ciiyalkiisa iyo familkisa uwanagasan marakaan arakaya waan oyaya mashalaha mashalah mashalaha ilahaya haa inii barakeeyo

  • @abdiazizosman7198
    @abdiazizosman7198 Před 4 lety +1

    Cuntakariye sare aan jeclahey inaan wax badan ka faa'ideysto. Waxan kuu rajeynaya guul iyo horumar. In Sha Allah. Mahadsanid ❤

  • @sabaaxismailosman7959
    @sabaaxismailosman7959 Před 5 lety

    Mashallah family qurux badan oo quluub saafiya mashallah barakooba

  • @adelali4210
    @adelali4210 Před 5 lety +24

    Mahadow Safiya Waan kaa soo doonanayaa Aabe

  • @hanishireabdi9595
    @hanishireabdi9595 Před 5 lety +2

    MashaAllah
    Ciid mubarak Alle ha idin barakeeyo

  • @jamilohussein6905
    @jamilohussein6905 Před 5 lety +1

    Mashaa alaah aabo wanagsam baad tahey 👍

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 Před 5 lety +1

    mashallah amazing dad

  • @moutaindew217
    @moutaindew217 Před 5 lety +1

    mashallah bile family

  • @ayancabdi7885
    @ayancabdi7885 Před 5 lety +3

    Mansha allah beautiful family allah idin xifdiyo ❤️❤️❤️

  • @mariza101_
    @mariza101_ Před 5 lety

    Ciid Mubarak beautiful family, 👨‍🍳 mahad Ku Soo marti gali xaajiyada the cooking programme ka mahad sanid 😉

  • @wayelkajaqafsada7401
    @wayelkajaqafsada7401 Před 5 lety +2

    Mahad ,bile Safia Ciiid mubarak Dad had iyo jeer farxadu ka muuqato xaafidullaah

  • @naimaabdi4578
    @naimaabdi4578 Před 5 lety

    mashaallah family aad iyo aad uqurux badan aabbihiin ka duceysta aabbe fiican ayaad heysataan mashaallah cimri dheer allahaa idin siiyo allahaa idn barakeeyo

  • @amalmuse6086
    @amalmuse6086 Před 5 lety

    Mnsha allah wlky mahad iyo carrurtadba farxad ku nolada badkin wxa tihin tusale fican dadalkana ha kawa insha allah wxa idin rajaynaya guul iyo farxad.

  • @darawalwaxfahansan3754
    @darawalwaxfahansan3754 Před 5 lety +2

    Masha allaah

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 Před 5 lety

    mashAllah! Adeer you're amazing!

  • @aminam5680
    @aminam5680 Před 5 lety

    Maasha allah hadii aabayaasha soomaaliyeed ay sidanoo kale noqon lahaayeen dalku waa degi lahaa
    Laakiin imminka doorkoodii bay gabeen

  • @mahadali4551
    @mahadali4551 Před 5 lety +3

    Mansha Allah

  • @ismailabdi6005
    @ismailabdi6005 Před 5 lety +1

    Masha allah jzk qeyr

  • @yajsomali6865
    @yajsomali6865 Před 5 lety +3

    Qoskan somliyees jiro jooga mahad wan idinla socnayna imka iyo mar danbabe ciid mubarig

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 Před 5 lety

    Masha allaah tabarakallaah family quruxbad ilahay hadin barakeeyo

  • @zaynababdirahman5492
    @zaynababdirahman5492 Před 5 lety +2

    Mazha allah

  • @somalihadaadjeceshahaysubs345

    MACHA ALLAH WALAAHI AAD BAN UFARXAY AABO WANAAGSAN ILAHAY HAKU XAFIDO ADIGA IYO CARUURTADA

  • @daadiroowyaasiin7832
    @daadiroowyaasiin7832 Před 5 lety +1

    Barakooli maha ee was brokoli

  • @mocade_1
    @mocade_1 Před 5 lety

    Masha Allah beautiful family

  • @Habbon1257
    @Habbon1257 Před 5 lety

    Masha Allah family qurux badan kuwara farxadiina inasha Allah

  • @ifrahhersi7554
    @ifrahhersi7554 Před 5 lety +1

    Masha allah khoys qurux badan iyo aabe wanaagsan🥰😍❤🙏