Zxp ani ahaan Fikirkeyga qaabkan aad waayahan wax usoo duubto waxaa ka xamaasad Badan oo kasoo Jiidasho badan Sidii Hore Yacni animationska iyo Codadka kala duwan adigoo raali ah Xumaan ha ii arkin
pro fathi niyaw hal talo jeclan laha inan kugu darsado dhabaal quran markad so tabaniyso halka kitabka aad music yar ka sartay inad nashido carabiyo ka sarto ku qurx bdan inta kale top aya tahy wa fikiradayda oo kaliya mhsanid
Macallin wax badan ayaan Kaa faaiiday alle hana wada hanuuniyo
Mahadsanid adiga waqtiga galiyay Muuqaalkan quruxda badan
Ku saliya wall nabiga scw❤
Ninkaa dhalinyarada aH
1m hala dhaafiyo 😍
مانشاء الله جزاك الله خيرا اخي
صلى الله عليه وسلم
Asc wll qali like waa iga heesaa ramadan Mubarak lagend
Ajar iyo khayr alle haka siiyo maclumadkad noso gudbisey
جزاك الله خيراً اخي
Masha Allah
Masha allah sir fatihi noo so badi walalkey
Allaha kaa abaal mariyee
Jasaka Allah kheyr
😊😊
ilaahow adaan kaa magan galnay Aamiin aamiin
@Samatar sidee
Best video editing 👌 keep going pr0💯
123 Somali ♥️ in The best 😊✅
Thanks 😊
Hore uso walaal Fatxi
jzakalah ustaad😍
Aad ayaan uga helay
Shukran 🥰
Wll soo badi qisoyinkaa
Jasakumulaahu khayra
Allah jartooda ha nag badbaadiyo
Aaamin yaa rabi 🤲🤲
My Best friend Fadxi Axmed Abshir Keep going
يا الله إللهو نكبدباد
Hagaajin: (Minute 1:23)
* Inta Naarta loosoo Saarayaa waa Kunkii Qofba Sagaal Boqol iyo Sagaal iyo Sagaashan qof 1000/999. Micnaha Kunkii Qofba Hal qof ayaa janada Galaya.
Shukran 👏
JizakaLLaH wll
Gacmuhu wa qolfofe qalbiga kasalamay
Zxp ani ahaan Fikirkeyga qaabkan aad waayahan wax usoo duubto waxaa ka xamaasad Badan oo kasoo Jiidasho badan Sidii Hore Yacni animationska iyo Codadka kala duwan adigoo raali ah Xumaan ha ii arkin
Ra'yi wngsn👍
ilaahay haku barakeeyo hadaad bayjkayga booqato
Sir-fath , mahadasnida aqoonyahan
Thank you brother
Thanks
Noosoobadi walaal maashalaah🥰🥰🥰🥰
Train to Busan
Daawo sxb
Xayawan korean is moday
saaxiib fatxi hore usoco
M.a🙈sxp hore usoco
Asc
Waa bilaa cod
Dagaaladii islaamku gaalada laga leen muqaaladoodii noosoo diyaari waad mahadsantahay
Thank you bweh
أرجوك أريد أن أعلم كيف ستكون مستقبل يهود أرجوك أحكي لنا هذه قصة
🥰❤
Qiso👺👺💀💀
Cajiiba😂😁😈😈
Fad iyaw
Sagaal boqol sagaal i sagaashan (999) waaye haddaanan qaldaneyn.
Ilahow nagabad badi
Walaal waxad ka soo diyaarisaa barnaamij Aragtiyaha Sayniska iyo Diinta islaamka. Mahadsanid.
Su aal zxp ya juuj iyo ma ajuuj ma ihlu naarbaa mise waa ihlu janno
Zxpow waa Ahlu Naar Dhammaantood
💗💗💋💋👋👋🤴👸
أرجوك تحدث قصة يهود من أول إلى آخرها كيف سيقاتلون اسلام من يهود و كيف ستكون حال يهود
Inshallah wllo haye
48
Fix this no sound
Alle ha Naga badbaadiyo fidnada wayn ee dajaal
Wiilka subscribe ku dhiiri geliya
Dadka Kyrgyzstan ayaa noocaas u eeg
Next xalqah masiixul dajaal
ZXP miyaad ka shaqaysaa Astaan Cable
Logo ayaa kuu saaran
Haa wllo
Juuj wamaa juuj
Telka miya iga haleesan mise kuligen isku mit mcnha codka maxa ka si ah
Telka ka halaysab ee codku waa caadi
@@promahamedaxmed1274 waan ogaaday 3 maalin kahor qadka iga xumaday
pro fathi niyaw hal talo jeclan laha inan kugu darsado dhabaal quran markad so tabaniyso halka kitabka aad music yar ka sartay inad nashido carabiyo ka sarto ku qurx bdan inta kale top aya tahy wa fikiradayda oo kaliya mhsanid