Maxamed Maame Ilays Dumar Reaction Guri Barwaaqo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Guri Barwaaqo TV

Komentáře • 612

  • @ismaaciilofficial8585
    @ismaaciilofficial8585 Před 2 lety +181

    Asxabtayda qaliga thanks Dhamantii soo gala hoolka ahaha

    • @karaamaofficial1556
      @karaamaofficial1556 Před 2 lety +3

      Guray odygii ka waran ma caafimaaday😒😒

    • @yahyeyusuf4496
      @yahyeyusuf4496 Před 2 lety +1

      Gureyow reaction ka waad ku dheraysa

    • @karaamalk5064
      @karaamalk5064 Před 2 lety +1

      Gurow mirayadadhii haku noqon indhool baad u ekede

    • @saynabumar7836
      @saynabumar7836 Před 2 lety +4

      Waar ninki saydhiye mee horta ismaciilaw

    • @apdallaboss8887
      @apdallaboss8887 Před 2 lety +2

      Wr gurow waa ku wadanaa tabtaa update u ahow anaguna waa ka dhisaynaa
      Muqdishaana kugu sugaynaa localka soo dhaaf lejen

  • @moabdirahmany
    @moabdirahmany Před 2 lety +21

    “Saacadu waa SUFURI “ kulahaa midabkaa yaa maqlay hada kahor😂😅😂

    • @WEELEEMAHADHADA
      @WEELEEMAHADHADA Před 2 lety +1

      Sufuri waxa loo yaqana Midabka Chrome ka ah ama silver ka

  • @bktechnology762
    @bktechnology762 Před 2 lety +6

    Legend guri barwaqo ana ku dhigaya afmaldahanaha e i dhagayso
    1. Ekeeye
    2. Shareere
    3. Astaan
    4. Duurxul
    5. Buun buunin
    6. Lagaado(quusin)
    7. Silan sugan
    8. Sarbeeb

  • @halhaystv
    @halhaystv Před 2 lety +10

    Aabaha reaction Guri Barwaaqo legend 👋👋👋

  • @aniisaabdiwahaab3616
    @aniisaabdiwahaab3616 Před 2 lety +6

    Eekeye ,Buunbuunin ,Qofayn waan kula soconaa Gurow from caasimada🤗

  • @husseinmgaate2154
    @husseinmgaate2154 Před 2 lety +4

    From baydhabo janaay GB Rabbi Dacwatinaa👏👏👏

  • @aboudichannel6196
    @aboudichannel6196 Před 2 lety +1

    Nabiil bulle legend laxankiisu wareer weyaan wllahi iyo maame oo is helyyyy

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 Před 2 lety +10

    😅 guri barwaaqo Best legend keep going 🥰

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr Před 2 lety +13

    Ninkan Reactionkisu Waapa Wareer Gurayga Legend ❤️🙌😂

  • @raxmocishqi7871
    @raxmocishqi7871 Před 2 lety

    Guri barwaqo danbigaga alle ha dhafo awlada alle kuu barake qalbiyan ban kugu soo duceyay wll from hargeisa

  • @kadarmahamudalel8775
    @kadarmahamudalel8775 Před 2 lety +4

    King of the reaction full respect 🙏 guri barwaqo 🖐

  • @ahmedzaakin4395
    @ahmedzaakin4395 Před 2 lety +5

    Legend of the Legend Guray BarwaaQo keep going Lipaax🙏💯✅

  • @Nemo-xx7io
    @Nemo-xx7io Před 2 lety +3

    qofkaad jeceshay xataa cadarkiisad taqaan guri barwaaqo legend wllhi💋❤️👨‍🦱

  • @bashiircabdi8479
    @bashiircabdi8479 Před 2 lety +5

    Guroow adeer adaan kuu daynay reaction iyo khaamihiisaba ...
    Legend alaha ku xafido saxib
    Waan kusalamaayaana

  • @bulshawiofficial3230
    @bulshawiofficial3230 Před 2 lety +5

    The big legend guray barwaaqoH imika uun baan kaa haynaa reactionkagiiH kafthnka badnaa maalmihii hore waxd moda inad reactionkii iska daysay lkn saddexdaN heesod ee u danbeeyay wlhi reaction lGu raxYsanoYoH qosol io qaraaxo naga dhamaadaY😂😂😂

  • @sharmaarke2222
    @sharmaarke2222 Před 2 lety +2

    Guri barwaqo geep going team hormuud kasoo hadal tiktok

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 Před 2 lety +6

    You're so funny walahi 🤣 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Well done keep going 👏 👍

  • @mukhtarleugae1256
    @mukhtarleugae1256 Před 2 lety +5

    Legend keep going since 2016 ilaa hada tagera buxa

  • @BellaAbdi123
    @BellaAbdi123 Před 2 lety +3

    Gurow zxp waan ku wataa reactionkaagu ina caadi maahan koley saaka ani wahabkii io caajiskii waa iga duuley thankz boqoroow❤♥️

  • @umalkhayrkhadar5363
    @umalkhayrkhadar5363 Před 2 lety

    Guri barwaaqo mashaallh hoorausoco wllaki Qali🥰🥰👍👍👍

  • @axmedmaxamed9067
    @axmedmaxamed9067 Před 2 lety +4

    Ismaaciil c/laahi cali
    Legend of the legendary
    Keep going pro

  • @hoodohassan2481
    @hoodohassan2481 Před 2 lety

    Gurow ana fanaaaa rabaaye xgeee laga galaaa nio bal iyzoo ogow nio

  • @ayaanlemsld7801
    @ayaanlemsld7801 Před 2 lety +2

    Guri barwaqo waa ku wataa hada i aragtey love isaar

  • @farxiyaali8696
    @farxiyaali8696 Před 2 lety +1

    waan ku salaamay guri bar waqo salaan kadib waxaan ku rajaynayaa farxad iyo nolol fiicn farxad ku nolow

  • @mohamedamiin595
    @mohamedamiin595 Před 2 lety +2

    Zhp guribarwaaqo nio waxaan rabaa inaaad isheegto waxaan xabadeyda yare ku amaan kalmado jacayl🥱😁

  • @ayaanlemehrez1189
    @ayaanlemehrez1189 Před 2 lety +3

    Gurayow fanka kuu baahan cod waad haysaaye is back 🙌 😎 👌

  • @sahalyare6031
    @sahalyare6031 Před 2 lety +1

    Guri barwaaqo legend and wato zhp mcn Magacygu wa zahal Ayaaanle 👊❤💚👐

  • @abdihakinadenhajiahmed3213

    Heestii hore ee uu qaaday ka soo bixi gurayoow

  • @siciidcabdicumar4495
    @siciidcabdicumar4495 Před 2 lety +3

    Guray barwaaqo Sxb wllhi Hadii madaxwayne Reaction lagu Noqon lahaa Adaa Noqon lahaa Abaha Reaction Ayaa Tahay Sida ilkacase Raabka u Yahay o kale hh

  • @riyaaqriyaaq9973
    @riyaaqriyaaq9973 Před 2 lety +3

    waanku taageeraa %100kiiba boqol keep goin

  • @ayuubapdi4114
    @ayuubapdi4114 Před 2 lety +1

    Hhhh legend guri Barwaaqo salan kasha iyo labta ka so goday ayan kusalamaY wll🙏🏾

  • @najiibbaashe4866
    @najiibbaashe4866 Před 2 lety +2

    Guri barwaaqo legend of the legend

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 Před 2 lety +1

    Ismaaciil guribarwaaqo hore usoco madax sare from hargeysa legend 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹☝️☝️☝️☝️☝️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😍😍😍😍😍😍😍😍🤹‍♀️🚶‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️

  • @hodansulaymaan5284
    @hodansulaymaan5284 Před 2 lety

    Guri barwaqo xarebe walhy wll wad qoslisa Alle haka farxiyo

  • @Indhocade212
    @Indhocade212 Před 2 lety +3

    Waa guray barwaaqo idin Leh kii aHaa Lehee😂😂😂

  • @MunaAhmed-y6e
    @MunaAhmed-y6e Před 3 měsíci

    Masha allh abtigy ismaacil hore usoco

  • @SHIRTAGMEDIA
    @SHIRTAGMEDIA Před 2 lety +1

    Guri barwaaqo waan ku saalamayaa saaxiib mcn good jobs

  • @apdirzhikjama2635
    @apdirzhikjama2635 Před 2 lety +5

    Legend always ❤the legend of the man guri barwaaqo🥰

  • @makul_ali
    @makul_ali Před rokem

    Gury wa anigoo kasoo salamaya maglada Saxil ee hoyga jacylka barasho wacan

  • @Golxjrdj
    @Golxjrdj Před 2 lety +5

    Anigu Manta Laga Bilaabo Deegan Ban Ahay Gurayow 😍😂

  • @sharmakemaxamed6161
    @sharmakemaxamed6161 Před 2 lety +1

    gurow horta sidad reagshanka uga bixiso heesaha ayan aad ula dhacaay🤪😹😹😹igu qado

  • @kingmuxiyochannel2468
    @kingmuxiyochannel2468 Před 2 lety +1

    GURI BARWAAQO LEGEND ZHP HORE U SOCO ANI MAR KASTA INTAS KU SO QORAA

  • @daauud7071
    @daauud7071 Před rokem

    My legend guri barwaqo

  • @rashkapoyinamahamed38
    @rashkapoyinamahamed38 Před 2 lety

    Legend guribarwaaqo horta wxn ahay zxpta ku xidhan chanelkaga wxn kaa codsanataa in aad noo so qabato socdaal

  • @maxamedjaamacaxmednuur3362

    Lengend reactiankagu guri barwaaqo keep gonig pro

  • @abdirahmanahmed8870
    @abdirahmanahmed8870 Před 2 lety +1

    Dj vOoL ka Weeye LpH legendary IzmaiL Guray BarwaqO 💯❤

  • @salmaclrashiid5746
    @salmaclrashiid5746 Před 2 lety +1

    Guul iyo gubanimo wallkay

  • @omardougie6622
    @omardougie6622 Před 2 lety +2

    Légende Guru Barwaqo ❤️
    Maman❤️😍🙏

  • @khaalittmediapro6000
    @khaalittmediapro6000 Před 2 lety +1

    Legendary guru barwaaqo kugu qoslaa markaan Ku arkaba pro

  • @mukhtaarfeko5302
    @mukhtaarfeko5302 Před 2 lety +2

    Guri barwaaqo Legend

  • @taaxoaadam123
    @taaxoaadam123 Před 2 lety +1

    Keep going pro

  • @mohamedaliomar9333
    @mohamedaliomar9333 Před 2 lety +1

    From muqdisho
    Waan Ku wadanaaa pro guri

  • @nafisasalepan1459
    @nafisasalepan1459 Před 2 lety +1

    Guri barwaaqo waa ku taageraa keep gion prother🥰

  • @othmanhusenofficial2514
    @othmanhusenofficial2514 Před 2 lety +2

    Keep going guri parwaqo

  • @dhamacsharu7057
    @dhamacsharu7057 Před 2 lety

    Gurow heestan xawashka iyo haylkad ku badisay ma team c kariimba py casimada

  • @lilmaajid4898
    @lilmaajid4898 Před 2 lety +1

    Wlahi gurey indho soo baxayuu leeyahay 🤣🤣

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 Před 2 lety +1

    Gb drama actor una bartuna guri director legend reaction

  • @haawamohamed5575
    @haawamohamed5575 Před 2 lety +1

    Waan ku salamay guribaraqo 🤚

  • @haboonabdi5218
    @haboonabdi5218 Před 2 lety

    Legend guray wll qli ah

  • @caamiyehchanel3479
    @caamiyehchanel3479 Před 2 lety +1

    Tanks😍

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 2 lety

    Hore u soco zxp waan ku wataa

  • @mohamedseeadsudi6207
    @mohamedseeadsudi6207 Před 2 lety +1

    The one only wlhi haday heestu macaaneyn iyo hadii klaba barnaajikaagu meel tuuro leh wadda comedy

  • @abdirahmanawga1951
    @abdirahmanawga1951 Před 2 lety +2

    Zhaad hururda io zurwel apuujahala guroow nga cun intpa😁😁🤣👏

  • @ismailsaleman6502
    @ismailsaleman6502 Před 2 lety +1

    Guray Legend oF the legend

  • @khadarhello9071
    @khadarhello9071 Před 2 lety

    Ismail cabdilahi cali hargeiza ka so salamay legend 😍😘🔰

  • @ibraahinxasan2760
    @ibraahinxasan2760 Před 2 lety

    Guri barwaaqo legend nagu halee dhankaaga zxp

  • @abdiaziizmohamett1437
    @abdiaziizmohamett1437 Před 2 lety +2

    Legend gurey

  • @abdinaasirxasan35
    @abdinaasirxasan35 Před 2 lety

    Comantigii ugu horeeyay legand waan ku wataa

  • @apdallaboss8887
    @apdallaboss8887 Před 2 lety

    Wr gurow waa ku wadanaa tabtaa update u ahow anaguna waa kaa dhisaynaa
    Muqdishaana kugu sugaynaa localka soo dhaaf legend

  • @architectureandconstructio1305

    gurow ileys weeyaan, marka la leeyahy waa eekeeye lagu talax tegay oo afmaldahana marka la jogo waxa la idhaahda shareero waana qaabka ugu sareeya ee isu ekaysiinta marka shayga laga dhigayo shay kale sida inanta ilayska laga dhigayo ee la leeyahy weeyaan micnaha way tahayba halka eekeeyaha caadiga ahi isticmaalo qalab ka duwan shareeraha sida, u eeg , gediisii, lagaa garan, ookale. aadbaan kuu salaamaya abdifatah yousef from burao.

  • @zuheymar2959
    @zuheymar2959 Před 2 lety

    Nio gurow eekeeye iyo buun buunin iyo kuwo kale badan dugsigaygii saraa naloogu dhigay legen ba tahy wax badan og🖐️🖐️🖐️🖐️👏👏👏👏

  • @zakariyecadceed8353
    @zakariyecadceed8353 Před 2 lety +1

    guri Barwaaqo 2015 ilaa hada ku tageraa nolow legend

  • @hanad8226
    @hanad8226 Před 2 lety

    THree songs and seven question barnaamijkii meeyey horta guri bar waaqoy

  • @carafadahmed7730
    @carafadahmed7730 Před 2 lety

    macalin gurow waxad soqabataa heestii nimco dareen iyo maxamad kadheeri

  • @mawliidxasan7854
    @mawliidxasan7854 Před 2 lety

    Kipgo ismaacil cabdilaahi wnku salaamay

  • @ramseaidarus1841
    @ramseaidarus1841 Před 2 lety +1

    Ismacilow indr ciyalki horad tahay walahi aad iyo aad keep going brother

  • @ahmedcarap9007
    @ahmedcarap9007 Před 2 lety +1

    Legend always❤the legend of the man Guri BawaaQo😍

  • @caliaxmed2076
    @caliaxmed2076 Před 2 lety

    Guri zhp burco xagee ka gashaa aragtidadah rabayeh nio

  • @ciisemuuse1678
    @ciisemuuse1678 Před 2 lety +1

    Wax kale guri barwaaqo

  • @shucaybibrahim9588
    @shucaybibrahim9588 Před 2 lety

    Adko guri waar wakaa nio murayadii waa iga soo cunteyy dee Haa khamaha indhahaga ayaan iska tagernaaaye wadigaa naga soo hagaajiyey

  • @abdifataahak5647
    @abdifataahak5647 Před 2 lety

    Legend guri barwaaqo

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial Před 2 lety

    Ismaalciil Reaction waanku salamay brother show Afsomaliba Burco ayuu yaalaaa kkk niyow nosoo badi reactio ka

  • @ahmedazonto1612
    @ahmedazonto1612 Před 2 lety +2

    guri barwaaqo legend

  • @Abdiqani_Riiraash
    @Abdiqani_Riiraash Před 2 lety +1

    Xagii xasuustaad kish keentaye storage ka badh iska saar gurow walal heesihii xasan aadan baa kaa buuxe 😁😁

  • @xamdafarxan6245
    @xamdafarxan6245 Před 2 lety +2

    Hore usoco🤙

  • @khadarmaxmuud8152
    @khadarmaxmuud8152 Před 2 lety +1

    Boqorka reaction guribarwaaqo sxb keep going 💚🤍♥️

  • @abdicazizaadanismaaciil8113

    amigu gurawu ina badan ayaaan kula socdwyi ilaa 2016 anigu lkn zxp.marmar ayaan soo qorra commenga

  • @mcx2022
    @mcx2022 Před 2 lety +2

    Guri barwaaqo Horay usoco abti Commentiga pin Igu Qabo😝

  • @aaziizbidixo3270
    @aaziizbidixo3270 Před 2 lety +3

    Guri isku darle macal dhararkhle😂😂😂

  • @bashkacade4642
    @bashkacade4642 Před 2 lety

    Sedax sano deegan ka ka mid ahy ani🇸🇴✋

  • @nimcoahmed5815
    @nimcoahmed5815 Před 2 lety +6

    background ka waa iga gadanyahay lkn kursiga Black inoga dhig legend

  • @axmettmoxed232
    @axmettmoxed232 Před 2 lety +1

    Gurow nagada ciyarta nio malin dheelay Wan ku dawnaye 😂👌

  • @azadbaaska1426
    @azadbaaska1426 Před 11 měsíci

    Guri barwaaqo waan ku wadanaa zxb

  • @Abdurashith
    @Abdurashith Před 2 lety

    Legend walhi markaan cadhoodo wxaan daawadaa filimaan taada kadib waan farxaa ama qoslaa (

  • @mohamedhassan-en5wr
    @mohamedhassan-en5wr Před 2 lety

    Dr ka stresska ayaad tahay gurow sxb wlhi. Malinkasta video soo gali sxb. Sheekooyinkii noo bilaw riwayadihii waxkasta waxaad tahay top wlhi ❤ 😍

  • @yuusufsahal1572
    @yuusufsahal1572 Před 2 lety +1

    Legend Always Legend😎GureY CaddeH

  • @ibraahinsaleebaan4541
    @ibraahinsaleebaan4541 Před 2 lety

    Guri barwaaq0 legendre

  • @najaxdaauud5671
    @najaxdaauud5671 Před 2 lety +1

    waan kuwataa wllhi hore usoco

  • @mohamedjirde3491
    @mohamedjirde3491 Před 2 lety +3

    Keep Going Brother 😂

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 Před 2 lety

    hore usoco libaax