Xasan sheekh gacantiisa kuma jiraan telefeshinkii qaranka iyo boggii Villa Somalia dagaalka ka...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 38

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 19 dny +6

    XASSAN SHEKH, DHIBKU SHALEY KU HAYAY MD. MAXAMAD FARMAAJO, MAANTA ISAGA AYEY HEYSATA, SOMALI WAXAY TIRI, XABAALA QODDO, XABAASHODA LA QODAAA.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Před 19 dny +4

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi xasan gorgurde nabsigi iyo aflagalada u ku cey jirey xiligi xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo Xasan gorgurde bay ka so baxday

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 Před 19 dny

    Waa ku fiicantahay, in xasan munafiq tv qaranku mooryaantuu shalay ku taageerayey edebdarada ay maanta isku kacaan. Waa wax fiican oo soomaali soo dhawaynayso. Nabsigii ma dhaxo ee wuu soo degdega. Good for you xasan tuug.

  • @user-gw9jy1gl2q
    @user-gw9jy1gl2q Před 19 dny +6

    Nabsi waa soo deg degaa
    Xassan gurgurte nabsigii iyo aflagaadadii uu odhan jiray xiligii Farmajo isagii bay maanta kusoo butaaceen. Wuxuu dhihi jiray iyo dhaqanafkiisi xumaa maantay wadnaha jareen .xassan dhiiqo ha istoogto isagaa dhii
    jiiray ninba waa laalintiisa..😂😂😂😂😂😂😂

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před 19 dny +3

    Alcadala must out

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 Před 19 dny +2

    Muxuu naga soo dooney Haddii aysan gacanta wax ugu jirin

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Před 19 dny

    Alqabyaala hakuduuro xabsiga xasan sheikh

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 Před 19 dny

    Xasan sh haka soo Adimo Madajidka villa somalia akakakaka

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 19 dny

    Alah nabsiguh xumah tv waxaa helay moryan u hogamiyoh Alqabyaloh ilahay isku kin dir in shah Allah mafiyoh iyo moryan bah isku Ahaystah xolihih Qarankah

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před 19 dny +1

    Horta alcadala waa dayuus yar wasaaq

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Před 19 dny +3

    Cidaan h/gidir waa badaw 1991 bay idaacadii qabsadeen weli saacadu meeshii bay uga densen tahay maba oga in nabi saleebaan dhintay...iyo in social media bedashay lagacy media😅

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 19 dny

      Xaqooda dhacsanayaan 😂😂😂😂

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb Před 19 dny

      Xaqee xaqaa burburyey biliqo iyo sharcidaro lee maa Aduunka kaga tagaysiin yahuudiin.​@@dilara-jj5yj

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 Před 19 dny

    Wcs sxb❤

  • @EngsaidIbrahim
    @EngsaidIbrahim Před 19 dny +1

    Alaho akbar weeyee is jiidjiidaanaayaaan

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 Před 19 dny +2

    C/Raxmaan Al cadaala
    &Hinda culisoow & xasan shiikh
    Ayaa isku haysta warbaahinta
    Yaase goolka shabaqa ka dhalinaaya ?

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 Před 19 dny +1

    Xasan dhiiqo Mac iyo Jug ay ku tahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz Před 19 dny

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh

  • @nasreenwhatdowedohavali1425

    😂😂 waa dowlad wada riwaayada fool xumadan rooble baahane noogama horeyn yaahuu dowladey xaal qaado

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 19 dny +1

    BURCADDA, WARBAAHINTA HEYSATA, MA XILKA LAGA QAADO, OO WALIBA XABSI LA DHIGO.

  • @fadumayusuf-bt9qq
    @fadumayusuf-bt9qq Před 19 dny

    asc waxaa ladiidan yahay weriiye xuudeyfii

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 19 dny +1

    AL_CADDALA IYO BURCADDISA, MADAXWEYNE XASSAN SHEKH, XAFIISYADA IN UU KA XIRO, XILKANA KA WADA QAADO MAXA U DIIDAY ?

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 Před 19 dny

    Somalia iyada baa godkusii socota marki horana jilicsaneyd hadii moryan dalkii ay gacanta ku hayso side wax looga qaban karaa waxa la isku haysta xoolo xaaran ah

  • @abdirizakali727
    @abdirizakali727 Před 19 dny

    Walal hagaarin in dadku ay ku yaquaqsodaan bentaada Waa iga waano walal ee kuma Nibci

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 Před 19 dny

    Sax❤

  • @abdibelel-xv9vm
    @abdibelel-xv9vm Před 19 dny

    easy dicreeto Madaxtooyada
    ha soo saarto, shaqo Joojin
    wasiirka,ku xigeenka, Agaasimaha Guud, ka dibna
    Madaxtooyada Toos ha u maamusho.
    if not Koofi-casta ha la wareegto Nabadgelyada
    come in come out.

  • @yurubereg8928
    @yurubereg8928 Před 19 dny

    War baahin waxba nooma taraysee xukumada dhaafiya dheh.

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Před 19 dny

    Xasan gargurte haka dabasho
    Watu laha farmajo kaso bax vilada
    Hada xasan gargurte vilada kaso bax aya heysata
    😂😂😂😂😂
    Mahadsanidiin

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashi Před 19 dny

    Hhh oo hadad lasafato maxad kusoo kordhin maskiin qaxooti ah bad tahee samayn wayna malihide yad ismooday ma kaptan ayuub

  • @jamilaaden9130
    @jamilaaden9130 Před 19 dny

    war kaas baa igu socda

  • @abdirizakali727
    @abdirizakali727 Před 19 dny

    Balwanow Ilahay kacabso qabrigi mugdiga ahaa ayaa kusugaaya mantay hafiirin ee biri fiiri beenta aad shaqada kadhigatay Oo an daremaayo inaa dad kuraaliginaysi iskadaa walahi inaa bari Marka dhimati waa lagu waydiinayaa beentaas

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Před 19 dny

    Aduunyada dad aan waxba aqoon lahayn ayey ahayen dagal waa naago hal nin wada qabo oo hal meel la wada dejiyey waxasa rag lagu sheega maba moodan inay dad iyo wadan loo dhiibay kuligod allaw naga qabo

  • @avv.abdirizaknuh1315
    @avv.abdirizaknuh1315 Před 19 dny

    Aaway Hayadii Isgaarsiinta Qaranka ? Kaliya ma waxay yaqaaneen kaliya in Warqad loo direy Shirkada HAWAI iyo in Page ka laga xiro Maareeyihii hore ee Hayada Tayo dhawrka.

  • @Warsuganmedia
    @Warsuganmedia Před 19 dny

    HAWIYOOW AL QABYAALA IDINKAA KIBIRSANAYEE HADDII XASAN GUR GUURTE GO'AAN KA QAATO HAL MAALIN LAGU SOO AF JARI KARAA LOOGANA WAREEJIN KARAA WATBAAHINTA QARANKA....

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy Před 19 dny

    Tv qaranka awalba mooryaan baa haysatay waa kuwii farmaajo u diiday in farmaajo warkiisa laga soo daayo ee rooble baahane iyo alcadaala maamulayeen waxaana qorshahaa ka danbeeyay kooxdii mafia ahayd ee badbaado qaran isku magacaabay hassan dhiiqo baana aabe u ahaa hada hadii ay is arkeen waxaa kuu cad in soomaliya aanay dawladi ka jirin ee kooxo mooryaana isku dul haystaan soomalidu ha tashato xamarna caasimada halaga raro si loo badbaadiyo somalia 🇸🇴

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj Před 19 dny

    Bagah warkaasa imara 😂 dumiya somaliya si aan u goosono inteena 😂😂😂

  • @farhiaibar5606
    @farhiaibar5606 Před 19 dny

    Beenta jooji dulmilowyahow waxwalba adinkaa qaadatee