QISADII TALLO WLL NOLLOSHII CANADA KA HOR IYO HARGAYSA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • muqdisho #somalia #subscribe #ilkacaseqeys #like #iskalaaji #boqoradastelka #hudabeauty #degdeg #baabajeey #muqdisho #somalia #subscribe #ilkacaseqeys #like #iskalaaji #boqoradastelka #hudabeauty #degdeg #baabajeey
    @ASAD HAGIO 27 @ABDI ASKARI TUBE @Kamaal Abdul @HAMAR ADE TV @ArimaHeena @Sharma Boy @Mattan Studio @HAL-ABUUR SHOW @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Dahir Alasow @naciimo jookar @Qays Qeyser @Qays Qeyser @King Ck Films & Vlogs @King Ceyda @ISKALAAJI OFFICIALL @Baaba Jeey @Marish Beauty channel @Waqal WStudío
    #dalmarmedia #boqoradastylka #farxiya #haykal #haykal #dalmarmedia #zaki@ASAD HAGIO 27 @Adna Channel @Waqal Studio @Qurux Ku Dhiigle @Faadil dumdum @DAG DAG FILMS @Xulka Media @Xuud Show @Mo Vlogs @Xuud Show @Baaba Jeey @Marish Beauty channel @Kabarai Lyrics @KU CADEEYE OFFICIAL @ISHAA AZIIZ @WALALAHA IFKA @HALDOOR MEDIA @Haykal Maxamed @HAL-ABUUR SHOW @Boqorada Stylka Official @Sharma Boy @Hodan Abdirahman Official ♫ @Hodan Onli

Komentáře • 71

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 Před 4 měsíci +4

    Qisada mid aniga iheysata ayey lamid tahay Illahayow amuraha sahal😢😢 adhiga wixi jira ogson

  • @rahmobotan7285
    @rahmobotan7285 Před rokem +3

    Maasha Allaah ❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @YurubCismaan-px5gf
    @YurubCismaan-px5gf Před rokem +3

    So dhawoow wllo

  • @samiradhaye7621
    @samiradhaye7621 Před rokem +5

    Qiimha,qofka waxd ogata markad waydo😢

  • @user-zk9jg3pt1p
    @user-zk9jg3pt1p Před 6 měsíci +2

    Ku sali nabiga

  • @XafsocltisaaqXafsocltisaaqnuur

    ❤❤❤

  • @qadanyusufmohamed3900
    @qadanyusufmohamed3900 Před rokem +3

    Wllo ado raliya xafade gashan fadlan suash iga jawa

  • @AhmetAbdirahman
    @AhmetAbdirahman Před 2 měsíci +1

    😂😂😂 nala saair

  • @madinoabib5948
    @madinoabib5948 Před rokem +1

    Ww Macha Allaha wllo wlhi wax tahay qof wngzan Macha Allaha ❤🥰

  • @user-ts6rr7en6c
    @user-ts6rr7en6c Před 3 měsíci

    Gabadha dabeecad wanagsanaaa wllhi anigoo adunka oogu jecel haduuu iga tago kuma calaacalayo mana kadaba ordaayo dhibkeyga waaaan iska qarsan.😢💔

  • @mizkicadey1961
    @mizkicadey1961 Před rokem +2

    Dollar iguma yeedho alla walal sheekoyinka sida loo gudbiyo walahay mansha allah

  • @XafsocltisaaqXafsocltisaaqnuur

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @lakiosman
    @lakiosman Před rokem +5

    Maxamed dheereow ano beri hore jacely igu danbeysey oo islahaa wada ka boogsatay ayaaba qunbacdey wlhy wan ka ooyey inanta iyo adigaba qisadiina inantu lkn fariid bay ahayd hadeyba jacaylkeda ku so ban dhigtay guur xalalna dooneysey anigu waxan ahay dadka jacaylka qarsada ee aan sheegan kariin ee u ka burudka waynyahay lkn maxamed waaa nin wangsan oo geesiya oo garasho leh mansha allah jacaylku marna waaa qadhadh marna waa macan hadaba waaa siduu kugu so maree anigu waxan ahay dadka aan ku guulaysan jacaylka ilahayow qalbi kasta oo waxa jacayl jacaylkiisa usahal💔

  • @khadarali6372
    @khadarali6372 Před rokem +3

    Maad jeclayn wlhi ax😢

  • @hamdamohamed5938
    @hamdamohamed5938 Před rokem +2

    Wllo arin ayaan rabaa inaan kula wadaago xagaan kalasooo xiriiraa

  • @hiboali7596
    @hiboali7596 Před rokem +1

    Asc wllo waan kuu soo saaray

  • @khadraa.raxman7331
    @khadraa.raxman7331 Před 9 měsíci

    Put on my calendar for Saturday

  • @qadanyusufmohamed3900
    @qadanyusufmohamed3900 Před rokem +2

    Walhi bilahi waxa tahay qof qaaliya

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 Před 6 měsíci +1

    Qisada markii horana inantan la ooyay markii danbana adiga 😢😢.

  • @AhmetAbdirahman
    @AhmetAbdirahman Před 2 měsíci

    Ayadoo benaà dhamaystay😂😂😂

  • @khadraa.raxman7331
    @khadraa.raxman7331 Před 9 měsíci

    Set alarm for 11:45

  • @hananahmed6489
    @hananahmed6489 Před rokem +3

    Sheekadaada aad baan uga murugooday hadana waxan ku farxay sida aad qaladkaaga u qiratay ee aad nabsiga u aqoonsanthy

    • @hananahmed6489
      @hananahmed6489 Před rokem

      Qof aad u qalbi wanaagsan ayaadthy qaladkiisana wax ka bartay alle wax hagaagsan ayaan kuu waydiiyey

    • @Somaalistar24
      @Somaalistar24  Před rokem

      Nabsigu wuxuu jayinada kibir iyo isla wayni lakin wuxuu ku dhamada ka Qoomamayn

  • @YurubCismaan-px5gf
    @YurubCismaan-px5gf Před rokem +1

    Waa ruunta wll

  • @yaasmiinsaleebaan8506
    @yaasmiinsaleebaan8506 Před rokem +1

    Wan ku Saraa wllo

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 Před rokem +3

    Ana ingiriiska joogtaa inan bay dhashay dhawaan wllhi qoftaa ❤ qalbigaan aad uga jeclayn illaa hada Alle ha daayee
    Nolol mcn baan soo wada marnay ❤

  • @user-pz1bo5wg6w
    @user-pz1bo5wg6w Před 8 měsíci

    😢😢😢

  • @mizkicadey1961
    @mizkicadey1961 Před rokem +1

    Walaal qisadu maaday kugu dhacday

  • @WalaalEk-t4u
    @WalaalEk-t4u Před 8 měsíci

    😢😢😢😢😢😢😢😢 ale maxaad dhibtay wlhi waan ilmeeyay😢😢😢😢😢😢

  • @qadanyusufmohamed3900
    @qadanyusufmohamed3900 Před rokem +1

    Wllo wan kuso fallow gareyay

  • @deeqagawe5614
    @deeqagawe5614 Před rokem

    Acs wllo somatihid jananka tallo wllo oky

  • @user-oz9sx1jz9b
    @user-oz9sx1jz9b Před 6 měsíci

    Ax ax❤❤💔💔

  • @dekaahmed6738
    @dekaahmed6738 Před 6 měsíci +2

    Narcissistic aad ahead

  • @cawohuzein
    @cawohuzein Před rokem +2

    Wlhi been maha qof nafsi galay shabuugu wuu haystaa malin wuun

  • @khadraa.raxman7331
    @khadraa.raxman7331 Před 9 měsíci

    Set an alarm for 11:00

  • @maslaxaxmed6245
    @maslaxaxmed6245 Před rokem

    💕💔💔💔💔💔💔💕

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 Před 8 měsíci

    Nabsi waa harka la adise galin

  • @sushantdiamond9098
    @sushantdiamond9098 Před rokem +1

    Wnku sry wll

  • @faadumomaxamed1342
    @faadumomaxamed1342 Před rokem +1

    Soo dhawaada wllayaal

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 Před rokem

    Meel kasta aa way iqaada kulay😂
    Markaad sanad walba ka soo buq siisid ee aad caanaha u waydid
    cid ku qaadaysa maleh. Bilaa bariis bilaa sariir.

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 Před 6 měsíci

    Inay beentahay malaga yaabaa.
    Waayo iyadoo gabadh ku dhacday oo wiilku tahriibay oo isagu ah ka jacaylku ku horeeyay baad isla adigu ka sheekaysay.
    Maxaa hadana sida kale ka dhigay.

  • @azwaan-hussein
    @azwaan-hussein Před rokem

    Wankuisaaaray walalkay

  • @zamdayousef135
    @zamdayousef135 Před rokem +4

    Mana la ikaso diray ohintan ku bilawday sheekadadn ku dhamaysty markii hore inantan la oyayay marki danbana adiga Lkn wlhi waxan islaha hadii inantasi tahribka ku dhimato ama wax naqoto ninka unfollow unsubscribe iyo report iskugu dar😅

    • @Somaalistar24
      @Somaalistar24  Před rokem +1

      Marka hore Wan ka rali galinaya inan ka oohiyo wll mida xigta waad iga qoslisay wlhi
      Maxa tidhi un flow ayad la diyar ahayd kkkk

    • @zamdayousef135
      @zamdayousef135 Před rokem

      @@Somaalistar24 thanks wll wan ku tagera wanan ka xumay qisada xanunka ah ee kuso marty adiga iyo inantaba

    • @zamzamadam4811
      @zamzamadam4811 Před rokem

      Zamda kkk mashallah wad naxariis badantahay

  • @najma8198
    @najma8198 Před rokem +2

    Waxa xanuun badan marku ku dabiyo u qofka ka tago markas qofka shalaya ama ka qoma maliya mar u ka niydi dhigo bu qofka soo ridi jecelka waa mar xeero iyo fidhaal kala dhacay

  • @fahmocismaanfariyare331
    @fahmocismaanfariyare331 Před 9 měsíci +1

    Markasto lacagta miya ka jara😅

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Před 7 měsíci

    Walhi, waa Qiso Cajiiba❤

  • @maryanhelpme605
    @maryanhelpme605 Před rokem +1

    Waan ku saray

  • @munaaliahmed2095
    @munaaliahmed2095 Před rokem

    Nabsi baa kugu dhacay niyow

  • @munaayaan3825
    @munaayaan3825 Před rokem

    Markay yurub tagtaybad jecaltay sx fariid sx bay kugu dhacday

  • @AhmetAbdirahman
    @AhmetAbdirahman Před 2 měsíci +1

    😂😂😂 nala saair

  • @sqynz7592
    @sqynz7592 Před rokem

    ❤❤❤

  • @AhmetAbdirahman
    @AhmetAbdirahman Před 2 měsíci +1

    😂😂😂 nala saair

  • @AhmetAbdirahman
    @AhmetAbdirahman Před 2 měsíci +1

    😂😂😂 nala saair

  • @AhmetAbdirahman
    @AhmetAbdirahman Před 2 měsíci +1

    😂😂😂 nala saair

  • @AhmetAbdirahman
    @AhmetAbdirahman Před 2 měsíci +1

    😂😂😂 nala saair

  • @AhmetAbdirahman
    @AhmetAbdirahman Před 2 měsíci +1

    😂😂😂 nala saair

  • @AhmetAbdirahman
    @AhmetAbdirahman Před 2 měsíci

    😂😂😂 nala saair

  • @AhmetAbdirahman
    @AhmetAbdirahman Před 2 měsíci

    😂😂😂 nala saair

  • @AhmetAbdirahman
    @AhmetAbdirahman Před 2 měsíci

    😂😂😂 nala saair

  • @AhmetAbdirahman
    @AhmetAbdirahman Před 2 měsíci

    😂😂😂 nala saair