MAHAMED C/RISAAQ [GARAS] OO QARDHO NAGALA SOO XIRIIRAY AYAA KA JAWAABAY EEDEYNTII ABIHII LA EEDEYEY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • MAHAMED C/RISAAQ [GARAS] OO QARDHO NAGALA SOO XIRIIRAY AYAA KA JAWAABAY EEDEYNTII ABIHII LA EEDEYEY

Komentáře • 32

  • @faisalhusseinfarah220
    @faisalhusseinfarah220 Před 2 měsíci +1

    SWTV SOMALI WADDANI wuu hadsan yahay 100%, wuxuu kashifay sirihii u qarsoonaa odagan shaydaanka ah.

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j Před 2 měsíci +1

    Inalillah wa ina ileyhi rajicun

  • @faisalhusseinfarah220
    @faisalhusseinfarah220 Před 2 měsíci +1

    Odayygan shaydaanka ahi, wuxuu ku gefey magaaladda Boosaaso maddaxdeedii, amnigeedii, wuxuu Sudan yahay in meel kastuu joogey in loo gacan geliyo Puntland oo sharciga la horkeeno.
    Lkn waxaa la yaab leh maddaxdii Boosaaso iyo puntland ba sababta ay arinkan uga gaabsadeen.

  • @user-wf3ym7rn1r
    @user-wf3ym7rn1r Před 2 měsíci +1

    Waa runtiis anigaa garas garanaya xiligaas buu talyaha saldhiga ahaa

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Před 2 měsíci +1

    BES BES ODAYGA OROMO DAHABKA ISLAANTIISI GABADHIISI WIILKIISI MEELBA LOGU SHEEGAY MARKA ODAYGA INTA HAW DHAAFINA OO DANBI KALE HAKA KELINA✌🤳

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 Před 2 měsíci +1

    Odayga kan
    Dadka kan 😂 reer bari asal ah

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj Před 2 měsíci

    Aalkuliiste quraafi abuu marqaan doonayoole waa mimosa xummaan. Soomaali wadani aad baad u mahadsan tahay kanoo kale ayaan ummadda u dhuuma lahaay

  • @ayaancnasir5971
    @ayaancnasir5971 Před 2 měsíci

    War odaygaan qardho tuugsan jiray xitaa qofki dhaha waxba ma haayo wuu habaari jiray af oromo ku haabari jiray nin daruuf ka muuqato ahaa waliba waa is godi jiray ul buu qaadan jiray

  • @JiimiFurre-rs5oi
    @JiimiFurre-rs5oi Před 2 měsíci

    Odaygaasi wax dadka somaliyeed uu la wadagay dhibkii soo gaadhay cidina lacag kumasiinasyn wakhtiga uu shegayo waa uu ka dhacay qaraxaasi odaygaa waayeelkii daacad ayuu u ejkaa

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Před 2 měsíci

    Arinka odeyga waa baran bugando wana wax laso dhiibey wana gef rer puntiand laga galey in labeeniyo mudan balse dowlada Puntiand ee dani hogamiyo uma taal iney ka hadalsho ama beeniso
    Waxase u furan iney ninkii odeyga ahaa soo qabadto
    Wxiise ka hadal ah
    Wxaa ku haboon
    Jenaral asad diyano
    Oo hada ah siyasi weyn
    Aana aaminsanahey
    In isla asaga lagu duraayo
    Ayna tahey arimo siyaded kuna wajahan asad diyano

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 Před 2 měsíci

    Waa runtii intee bari baan idin lahaa 2008 xaafada suweyto ee itoobiyaanku dago baa qarax ka dhacay

  • @MaxamedCabdilaahishere
    @MaxamedCabdilaahishere Před 2 měsíci

    Soo xiriiraa lambarka

  • @habibahussien6055
    @habibahussien6055 Před 2 měsíci

    Axmed waxaan ka codsan dadka marka aad warsaneysit u fearso oo udeji sug warka waxaad tahay denbi baaro bplease

  • @radwanbila7644
    @radwanbila7644 Před 2 měsíci

    somaliyeey war ninka halaso qabto xabsiga hala dhigo

  • @aminaahmed3391
    @aminaahmed3391 Před 2 měsíci

    War adiga mxa ka khaldan e ku daba dhigay uf wxiba wad ka hadhi waydaye orod so qabo ama nagada wxn

  • @MaxamedCabdilaahishere
    @MaxamedCabdilaahishere Před 2 měsíci

    Xagee laydin

  • @marianosman2515
    @marianosman2515 Před 2 měsíci

    Lamaha abniga ee Puntland oday walan oo tuuga uma jawabayaan waa yasayaan asagiyo midka waraysanaya ee hunguriga ka raadinaya beenta qoladan shalay ku cebobay yusuf mantana odaygaan keenay bariski baa halka kagalay

    • @user-yo9nz4fv3i
      @user-yo9nz4fv3i Před 2 měsíci

      Haa waa sax lakiin wiilkiisaba haduu kajawabay intaa kufilan cadowga rer bosaso

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Před 2 měsíci

    Hay'addaha Amniga youtuber warkiisa in ay u jawàaban waqti Uma hayaan.
    Been in ay Tahay qof walboo caqli leh waa u qaran Karan. Musuuliyadda waxay saaran Tahay in lala xisaabtamo qof iyo TVga waxaan faafiyey.
    Kan yar waa fudud yahay. Masaakiinta oromadda maxaa Ka galay nin TV Ka hadlaya.

  • @faisamnur7706
    @faisamnur7706 Před 2 měsíci

    Ninkan beentiisii waatii hargeysa lagu fashiliyey ee nimankii ciise ay yidhaahdeen wuu baxsadaye hunguriga kaa galay iyo fadeexada aad raadinayso iska daa

  • @ibnucadaani677
    @ibnucadaani677 Před 2 měsíci

    Maxa abahaa baray marka😅😅😅😅

  • @MaxamedCabdilaahishere
    @MaxamedCabdilaahishere Před 2 měsíci

    Labarkiina

  • @user-yo9nz4fv3i
    @user-yo9nz4fv3i Před 2 měsíci +1

    Axmad qeer allaha kusiiyo wadna ku amanantahay wanaga umada somaliyed u hayso waxad tahay ninka kaliye tuugada nagu so gabato ifiyo walal maxamed abo allaha unaxariisto oday alkulusto ah hadalkii waxba kama qadayo waxana xaqiiq ah rer budlan gob ineyihiin cadowgodana waa iidoor waxna kamaqadayan wariyahan aya ifiyey odaygas beenlow inuyahay waxasna kuqarato in laga amusana waxa ka fiicned inad kahadasho wadna kusaxantahay wajibka walidaka dudatay

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 Před 2 měsíci

    reer sheekh isxaaqow ninkani axmed youtube kiisa haka qayb gelina ninkani si qabiil ah buu inoo caayaa.. qabiilka isaaq aad buu u neceb yahay .. marar badan buu ina caayay. waxaan arkay dad badan oo reer somaliland oo ka qayb galay barnaamijkiisa...

    • @user-yo9nz4fv3i
      @user-yo9nz4fv3i Před 2 měsíci

      Waryaa qabiil oo dhan cid caydo malaha ee wad qaldantahay wixii xun walashegaa wadna kuqaldantihiin tuugta ad wareysaneysan hadad tihiin reer iidoor la idiin qarinmaayo afkiina edab uyeela

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 Před 2 měsíci

      Yuusuf baa keenten suu waa idinka dhigay
      Saa abuukar keenten saa waa idinka dhigay 😂 ooya marka isaaqow kaas ilig la dhahow baa ceeb dhan idin keenin

    • @faisamnur7706
      @faisamnur7706 Před 2 měsíci

      Walal cid xumaan raadinaysa ayuunbaa ku caayaysa reer Somaliland laakiin waa cida qudha ee tuugtii meel walba soo martay fadeexadiyey meelaha kale ee somalida intay doonaan bay ku noolaayeen cid debeda soo dhigtayna lama hayo oo aan warbaahinta Somaliland ahayn

  • @kaltumjama6989
    @kaltumjama6989 Před 2 měsíci

    Allah qofka qof kale ceebtiisaa daba gala asgana allaah ceebihiisa banaanka keena bal arka qofkaan odayga maskiinka ah xataa haduu qaldamay lahadh garanlaa!!!

    • @user-yo9nz4fv3i
      @user-yo9nz4fv3i Před 2 měsíci

      Tan oo kale ceeben mahan waa wajib kasoran umada somaliyed haduu ogay wen oo wax iskufalayo yahay muxu u jaa ifeystay dad masuliyiin aha geeriyoday nayaa edab yeelo uu dab ogadeg hadad oromo tahayna wax kashegiisa kudhibay afkiisa cili