Bk iyo Sahra Ilays Heesta macaanow mehersigeena ciida iyo slntv 2015

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 07. 2015
  • Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
    • Barnaamijka Cawayska V...
    ~-~~-~~~-~~-~
    Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment pages/Hawraa...
  • Hudba

Komentáře • 513

  • @hamseabdikariim7670
    @hamseabdikariim7670 Před 3 měsíci +15

    Inta iyago jawi mirqaan ku jira dhagaysanysa wan salaamay 😢

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 Před 4 lety +62

    Waxaan markastaba rabaa
    Mudadoo soo gaabatoo
    Waxaan markastaba rabaa
    Guurkeenoo meel maree😭🌹❤️❤️. Waa hadalka suldankayga waqtiga badan iisoo samraayay raboow isku keen daa oo calafka isku keen dar Aamiin aamiin🤲

  • @maankaismail3615
    @maankaismail3615 Před 3 lety +42

    Heesaha Qaarkood Ereyada Ku Jira Aad Baad Ula Yaabeysaa Murti Iyo Xigmad 💯 Caadi Ma Ahan Heestaan Maamo Sahro Ileys Iyo Bk❤🙏

  • @zackapdiqadir7248
    @zackapdiqadir7248 Před 3 měsíci +13

    2024 my fav song❤

  • @ayeyo8167
    @ayeyo8167 Před 3 lety +59

    Heestani waxay i Xazuuziza JacaYlakYgi 2014 ilahY Ha unaxriisto BoqoradaYdii Mumtas IlahY akhiro Ha inagu kuLmiYo 2/9/2019😥

  • @abdirahman2134
    @abdirahman2134 Před rokem +8

    Maanta allihi jeclaa baa iga qaaday jacaylkaygi oo ilama joogto aduunkan guudkisa 3sano oo aan is jeclayn heestani wheel bay inoo ahayd oo way ii soo diri jirtey balse maanta keligay baa dhagaysanyaa si aan ugu soo xasuusto maalmihi tagay alleh ha kuu naxaristo qalbio
    21/2/2023😭

  • @kafiamohamedmuse1078
    @kafiamohamedmuse1078 Před 5 lety +88

    2019 Yaa Dawanaya Heestaan Liketa Yan La Ila Dhaafin Ilma Aderayalow😂❤

  • @anisomaxamed8721
    @anisomaxamed8721 Před 3 lety +72

    2021 ayan so boqoday nolasha hadii dib lo celin karo way ficanan lahayd xasustu ma fiicna 😭

    • @idirisali572
      @idirisali572 Před 3 lety +3

      Wuu ina dhaafey jaaniskaasi imika mxaynu samaynaa

    • @idirisali572
      @idirisali572 Před 3 lety +1

      Ma la hadalnaa oo ma nidhaahnaa imikaanu diyaar ku ahy

    • @ayaanmahamed2314
      @ayaanmahamed2314 Před 2 lety

      Wlhi Ben Madan shegin😭😭😭😭😭

    • @asalimuhumed1521
      @asalimuhumed1521 Před 2 lety +1

      Ax haa hesta weya iitabatay🥲🥲

  • @cabdiraxmaanmawliid5971
    @cabdiraxmaanmawliid5971 Před 3 lety +22

    inta kabo la aan ku dawanaysa like hay zaarto😂😂😂

  • @barwaaqmahdi763
    @barwaaqmahdi763 Před 4 lety +104

    2020 ayaa ila dhagysany like isaar
    Wll 🤤😓😭

  • @princessqurux6463
    @princessqurux6463 Před 5 lety +136

    Heestan meqa bila radinayay wlh 😭😭si gaare itabanaysaa wle ax ax ax ilaahow isahal wilkan jecla hadu qeyr iyahy hadusan i aheyna qof ka qerbdn

  • @hapaneshaydo9
    @hapaneshaydo9 Před 2 lety +22

    19/8/2021 meherka aniga iyo marwadayda❤
    Macaney mehersigeena Malaa,igi ha maamushe

  • @samsam_M.mire2
    @samsam_M.mire2 Před 6 měsíci +5

    2024 still ❤

  • @aazhaarbbe6064
    @aazhaarbbe6064 Před 6 lety +11

    heeestan 1year radinaye clips yar ban ka arkay adaaa mankiyo qalbiga jaceeylka ku meyracoo mudeestay inaan ku tabeee ax ax ax ax ax bk si gaar ku tageera❤❤

  • @umalcheyrmohamed6399
    @umalcheyrmohamed6399 Před 2 lety +24

    15/1/2022 maalinti meherkeyga allow isku kaaya barakee aamiin ❤️❤️❤️❤️

  • @nimcorozia-1159
    @nimcorozia-1159 Před 5 lety +20

    11/may/2019 ramdan uu maryo cwa 7 ilahow noo dambi dhaaf heestan dambi bdn baa layga qoraya wlee
    Anoo muuqaga arg mcnku waa iiqaraar😢😢😢
    ilahow claf iigu dar kay naftni calmaty😍

  • @hamdafaysal3206
    @hamdafaysal3206 Před 2 lety +8

    2021 Ban dhagaysanayna Aniyo QalbigayguANaGoo wada JooGnaa OLd is Gold ,Rabow isku kaaya daa ,❤🌹

  • @king__zhucaip1095
    @king__zhucaip1095 Před 3 lety +12

    Marku fanku macan badnaa mantana bk wa ka fadhistay good luck bro bk ❤😭🙏

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 Před rokem +7

    Qalbi xab xab 10/7/2023 still listing this song insha qayr🎉🎉😢😢✊✊

  • @aaminoapdi8331
    @aaminoapdi8331 Před 2 lety +10

    Adoon muhashada maldahin mareegtaan kuugu jira mudane muxubada jacayl miizaanka adaa zidee ziduu mugdi kaaga galaY ♥️ mahad shiine 🥀♥️😥

  • @IsmacilMoha-je4yk
    @IsmacilMoha-je4yk Před 2 měsíci +2

    After 8 yr daawanaya hees waa dhaaftay wale❤😢

  • @mayaabdiharbi48
    @mayaabdiharbi48 Před rokem +6

    Heestani maba duugowdo wallaahi 2022 baan dhagaysanayaa ❤😊

  • @ZakariaSunni
    @ZakariaSunni Před 2 lety +26

    Goor aan xataa daartay ma ogi 😪
    Anoon muuqaaga arag,
    Dhulkuba waa ii madaw,
    Macaanku waa ii qadhaadh.

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 Před rokem

      Waar kii ma jaceyl baa ku dhacay😂 ilaahay ha soo dhaweeyo

  • @muztaphemoizmail8773
    @muztaphemoizmail8773 Před rokem +4

    Ayaa daawanaya heesta inta uu bk fanka ka fadhiisty

  • @qeuunzahra1339
    @qeuunzahra1339 Před 4 lety +22

    2014jacaylkaygiii ayaan ku xasuustaaa 😭😭😭
    Ismana calfan
    Aniga xaaas ayan ahay sidii ayuuu iijecel yahay Ana sooo kle 😥😥😥27/9/2019😥

    • @fathiosman6681
      @fathiosman6681 Před 4 lety +2

      😭😭😭sorry xabiibti

    • @luulalaki6957
      @luulalaki6957 Před 4 lety +6

      Ax Sorry abayo waa xanuun lkin ma quruxbadna adoo nin kasoo ag toosaya inaad midkale ka fakarto igana raali noqo hadaan waxaanan ogayn afka lasoo galay. Kaliya waxaan rabay inaan kudhaho nafta meel ay ku cfimaad qabto gee anoon kulahayn reerkaaga dumi isku day inaad ninkaaga nolol fiican lasamaysato qadartana aamin ilaahay ku kalsoonow. Nolosha farxad waarta kuu rajaynayaa iyo qoys jacayl dhaba kudhisan abayo mcn❤️🤲🤲

    • @rozakibaadal4246
      @rozakibaadal4246 Před 3 lety

      😭😭😭😭

    • @abdirahiinhassan309
      @abdirahiinhassan309 Před 3 lety

      Imanka laga qaadye ka ku clfdey pisinka u qabo ku koopnaw

    • @heegomuuqdheer1
      @heegomuuqdheer1 Před 3 lety

      @@abdirahiinhassan309 😂weli waan jeclhy kulahaa😅😅

  • @yurubsaladmohamed2904
    @yurubsaladmohamed2904 Před 4 lety +14

    Qalbiga ka dareemoya wllhi heestan ani iga hdle illahow Rajadeyda ii Ruume 😭😭😭😭❤

  • @ayeeyosoomaaliyeed8592
    @ayeeyosoomaaliyeed8592 Před 7 lety +23

    adoon muhashada maldihin
    mareegtaan kuugu jiraa
    marwooy muxibada jacyl
    miisaanka adaa sidee
    siduu mugdi kaaga galay
    adoo mayl ii jiraa
    gacalo ii muuqataa
    adoo mayl ii jiraan manaan riyo kugu arkaa❤Bk iyo sahra qurux idin jecliyaa

  • @mohammedadawe6634
    @mohammedadawe6634 Před 8 lety +10

    Bk long life bro u are hero of my country and big nationalism person we all behind u bro am from west London

  • @Ahmeddhahar
    @Ahmeddhahar Před 11 měsíci +6

    Shan sano ayaan dhagaysanayaa heestan, kumanaan dareen ayaa ku duugan.

  • @abdisalanmohamed6572
    @abdisalanmohamed6572 Před 2 lety +5

    2025 Hada dhagaysato. Wanku salamay 😊😊😊😊insha allah

  • @mohamedmilner5904
    @mohamedmilner5904 Před 3 lety +10

    2021 yaa Daawanaya like iizaar

  • @hajjiezmaelhajji1289
    @hajjiezmaelhajji1289 Před 5 lety +15

    Still 2019 qofkii dhagaysanayow like ta igu qabo

  • @hamza-fk3is
    @hamza-fk3is Před 9 lety +47

    Soamalida waad ka yaabaysaa bal ninkan fanaanka ah eed canbaraynaysaan cadayn ma u haysaan AMA wax aan idinku rumaysano
    Waa qabyaladsyste ayaad iska leedihii cadeeyadee oo qofkasuu ku sameeyay AMA cida suu ku sameeyay
    Haduu fankiisu idin qanciyay welcome hadii kale ha dhagaysanina heesihiisa wax bilaa cadayn ah yaa idinka asmacayaba horta
    Viiiva bk ........from gabiley

  • @maxamedaqbal9360
    @maxamedaqbal9360 Před 5 lety +12

    Ana maantiyo bariba casuumey jaceyl ka oo marwoy masmuus hor liyo xasuus ku mariimayee mida maankaga gali mcn ❤️❤️ big respect ✊ mamada fanka #sahra ilayn iyo big fanan #Maxamed Bk
    Inkastoo jeclan laha iyadoo qoran ah (lyrics)

  • @farhiamumtaz
    @farhiamumtaz Před 3 lety +16

    Yaa dhagaysanaya 2021 ❤🎧🎤💯

    • @axmeddaahir127
      @axmeddaahir127 Před 2 lety

      Anigu ma dhagaysanyo waxaan dhagaysanayaa 2022

  • @Abdullahi_Hassan_Eynte
    @Abdullahi_Hassan_Eynte Před 2 lety +2

    Adoo mail iijira gacalo ii muuqataa
    Adaa maankiyo qalbiga jaceelka ku mayracoo mutaystay inaan ku tabo
    hamoodin inaan maqanhye
    Omg 😲 amazing song 🎵 😍 ❤

  • @hodanali5163
    @hodanali5163 Před 2 lety +13

    10/10/21 aan dhagaysana maadama meherkayga yahay December insha allah jaceylkayga ilajooga waliba dhagaysana 🥺❤️💍

  • @E_Y_A13
    @E_Y_A13 Před 5 lety +15

    Ax Yaa Hees Bk And Sahra Waxaan Daawaday Maanta Oo ay ikhusaysay 2018 CiyaalCiyaalka Like igulasoo yaaca😅😅

  • @hazzanapdirahmaan2036
    @hazzanapdirahmaan2036 Před 2 lety +8

    Who listing 2022
    One of the best songs and have ever seen 😍

  • @zahrasomali1048
    @zahrasomali1048 Před 4 lety +30

    2020 yaa ila dawanaya❤

  • @somalisomalidhalay3609
    @somalisomalidhalay3609 Před 9 měsíci +2

    hesstan orginal keedawaxaa lahayd fananad khadiijo biyo cabtooy layiraa oo kooxdii konkod katirsanaud😢

    • @mohamedabdullahi4652
      @mohamedabdullahi4652 Před 4 měsíci +2

      Bililoqo caadiya laxanka iyo ereyadana waxaa lahaa abwaan xasan jacayl

    • @wiilkareerwarsame7863
      @wiilkareerwarsame7863 Před měsícem

      Aad iyo aad waxaa original ka heesta lahayd khadiijo biyo cabtooy hada waa ay dhimatay 😢

  • @meymunaqaali304
    @meymunaqaali304 Před 3 lety +8

    Yaa dawanay 2021😂😂🥰

  • @NajmaKaise
    @NajmaKaise Před 7 dny

    Adaa maankiyo qalbiga
    Jacaylka ku mayraco
    Mutaysatay inaan ku tabe
    Hamoodin inaan maqne
    Muskiyo ooda u adkee...❤❤
    2024😊

  • @sahradhalad5917
    @sahradhalad5917 Před 3 lety +2

    Dalmar mahamed dere allow ixafid dunidan ugu jclhy xajigeyga jacel dhaab isisay faraxad ban kunolahay❣️😭😭❤️

  • @Hamdushhooyokoris
    @Hamdushhooyokoris Před 3 lety +2

    2021 Baaan dhagaysanayaa jacaylka xiliganaana iso diray iyo link ah
    Bal Aan eegno meeshay nala gaadho ilahow Khayr ka dhig🥰❤👑

  • @mustaphahmed8087
    @mustaphahmed8087 Před 2 lety +4

    OCt/2021 ayaan dib Usoo booqday Heestan Show Wakhtigu Wuu Cararayaa 🤔waaba jacaylkeygii Hore Oo Caruur waa weyn leh iyo Anoo wali kali ah

  • @hamduch2221
    @hamduch2221 Před 9 měsíci +2

    Anoon muuqaga arag dhulkuba wa ii madow
    Anoon muuqaga arag macaanku wa I qadhaadh
    Miss you😭💔

  • @munirhaddadi2519
    @munirhaddadi2519 Před 6 lety +32

    2018 yaa dawanya heestan

  • @hamdayar8030
    @hamdayar8030 Před rokem +3

    2023 wxiii iga dambeeya like saara 😂❤

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 Před 2 lety +4

    2022 ya ila dawaanhya wali🥲🥲macaow

  • @Ibra12886
    @Ibra12886 Před 3 lety +12

    Waqtiga adag ee coronaha yaa dhageesnayo😭😭 25/2/2021

  • @maslaxdeeqsi3919
    @maslaxdeeqsi3919 Před 4 lety +6

    2016 2020 ayan dhegen sanaye ee lkta isara sacN laga pilabo kuqabo lakta

  • @aminayusuf8697
    @aminayusuf8697 Před 4 lety +11

    2020 apriL aYaa daawanaya

  • @faysalabdimohamed4810
    @faysalabdimohamed4810 Před rokem +5

    First time i heard this song are 2015
    Still i love and heard 2022

  • @mohaabdidek7999
    @mohaabdidek7999 Před 3 lety +7

    Waqti iyo waayo nasiib uma yeelan inaan calfado jacaylkygii iigu horeey say qalbigaygana kama go do 😢😢

  • @iskufilaanmuse8955
    @iskufilaanmuse8955 Před 5 lety +26

    2019 😍❤💔

  • @tusmouhmed6861
    @tusmouhmed6861 Před 2 lety +3

    Illahow unaxriiso cawke😪
    2022ka ayan dib u dawanyaa
    Like ta isar hadad 2022 /7/28ke malin khamiisa

  • @amiraqurux2872
    @amiraqurux2872 Před 4 lety +5

    2020 yaa dhegeysanaya heestan jacaylkayga aad u jecel

  • @nasramahamed718
    @nasramahamed718 Před 2 lety +4

    Anoo iska maydh lehbaan hadana magacabay😰
    Anoo iska maydhlabaan murayad kaa arkaa 💔😓

  • @naadiamaxamuud3168
    @naadiamaxamuud3168 Před 2 lety +7

    11/2/2022🥰♥️ Amazing hees🥰

  • @hoodohappy6608
    @hoodohappy6608 Před 3 měsíci +1

    11/4/2024
    Maalin khamiis ah
    Saacada : 11:10 duhurnimo
    Meherada Hooyo igaga tagty iskaga dhagysanayaa
    Waa malinkii labaad ee ciidka ❤😂

  • @abdikaadirmohamedissa6382
    @abdikaadirmohamedissa6382 Před 11 měsíci +1

    ❤❤ waxaan markastaba rabaa
    ❤❤ mudadoo soo gabatoo
    ❤❤guurgeen meel mara
    Yaa ila dhageysanaya 2023❤❤❤❤

  • @marwayusuf830
    @marwayusuf830 Před rokem +2

    Ado mayl ijira ayad gacalow imuqata 💔❤️😭old is gold where are my future husband 13/7/2023 11:21pm

  • @Khadramubarak455-fe9ox

    Dadka 2024 kii jacaylku helaan salaamayaa😢❤

  • @xamzebaylo4471
    @xamzebaylo4471 Před 19 dny

    Hestan waxan soo Booqday 3/7/2024 Arabaca
    Intay Hesatani xasuus u tahay ❤Like❤

  • @abdirahmanofficial4825
    @abdirahmanofficial4825 Před 24 dny +1

    TaariKhdU waxa WeeyE 28 /june/2024 anoo subaxa MehersanaYa ayaan Heestan Habynkiii Oo DhaN Dhagysanayay oo Jawi Ku qadanayay♥️

    • @Ebyaan
      @Ebyaan Před 13 dny

      Eebbe ha isku kiin barakeeyo walaal, bata oo barakooba.❤

  • @ibramohaj8782
    @ibramohaj8782 Před 2 lety +4

    Waaaaw heesta heesaha wllhi majidho hees kamacaan

  • @abdiwalibeanofficial7979

    adoo malyl ii jira malaha Riyo kugu arkaa 😰
    2023 Yaa ila dawanaya 😰👋

  • @sahramohamud4896
    @sahramohamud4896 Před 3 lety +3

    2021 wali kaaama harin 🤗🤗😂✌️

  • @ahmednuurxiish5128
    @ahmednuurxiish5128 Před 2 lety +2

    Fv song Adaa maankiyo qalbiga Jclka kumeyracoo,Muteestay inaan kutabee hamoodin inaan Maine Xuska Iyo Ooda u.adkeee♥ Steel listenin After 6Yrs 7months 2022 August

  • @meymunaqaali304
    @meymunaqaali304 Před 4 lety +3

    2020 ya ila dawsnaya😊✌😘

  • @abdihafidduale5741
    @abdihafidduale5741 Před rokem +1

    Heestan waxaan kuxasuustaa inan aan jeclaa waxa aan dhagaysan jiray rabadaantii 2015 hada markaan maqlo waxaaihortimaada (samiya ❤)

  • @xildiid6708
    @xildiid6708 Před 2 lety +3

    sxbtey fahmo aya cawa heestan o xaaf ah luuq iga so dirti ayado complate ah aya youtupe ku dawadi 3 mara ku celiy xasuus aya igu reebtey 9-9-2021 00:41 arbaco faaaaa iyo aaayow wa is afgarad

  • @samiraokash7348
    @samiraokash7348 Před 2 lety +1

    Adaa maankiyo qalbiga jaceylka ku mayracoo 💕💕😘😘😘😘😘❤️❤️muteystey inaan ku tabo

  • @guleddayip4526
    @guleddayip4526 Před 2 lety +7

    still watching 2022 old is gold ✨

  • @rudwandeco12
    @rudwandeco12 Před 3 lety +2

    2021 yaa kale ee ilaa dawanaya

  • @zaamumahmed9664
    @zaamumahmed9664 Před 3 lety +54

    This song never gets old ❤ 2021

  • @dhagawayne3956
    @dhagawayne3956 Před 2 lety +1

    Wooow heestan 2006 ilaa hada 2021 kama xiiso dhaco

  • @sahradhalad5917
    @sahradhalad5917 Před 3 lety +4

    Waxan dhageysan jiray ano jacelkeyga calfan mantana wn calafday alxmdllhi wan kujclhy xaji😍😍

  • @hamz233
    @hamz233 Před 9 měsíci

    October 2023 yaa soo booqday xabiibul malayiin kii bk iyo mama sahra Jamhuuriyada barakaysan murtidii, xikmadii iyo fankii oo wadan ah allow dhowr❤️

  • @indhodeeralayabdirahman6705

    Soomalidu waa wada qolfoof
    Jooga uune qalbiga maqan 😂
    Old is gold ❤

    • @BadraBadra-cu9fj
      @BadraBadra-cu9fj Před 7 měsíci

      Haysta jacayladiina oo ha nooga tagina qalbiyo madhan 7:03

  • @Adde12
    @Adde12 Před 7 měsíci +1

    Welcome 🇺🇲🇸🇴
    Gacalisadi mustaqbalkay❤

  • @ubaxjaamac8275
    @ubaxjaamac8275 Před 2 lety +2

    1 oct 2021 3:08pm jimca after six years 😫✊in love 💗

  • @caytocali6988
    @caytocali6988 Před 3 lety +1

    2021 yaa daawanaya heestan macaan bk iyo sahra ilays axyaa hees

  • @user-sn2vl7ow4j
    @user-sn2vl7ow4j Před 2 měsíci +1

    Anoo iska maydh lebaan hadana magacabayaa Noo iska maydhle ban murayada ka arka waa hees aan xiiso dhac lahayn Wxn dib uso booqday 22/ May / 2024 😢❤

  • @amiiraabdi7441
    @amiiraabdi7441 Před 4 lety +9

    I respect Bk😍😘❤

  • @zhaaficiapdirahman3267
    @zhaaficiapdirahman3267 Před 5 lety +5

    All0w cimrigaga dheere bK😍

  • @ridwajama3732
    @ridwajama3732 Před rokem +1

    Yaaa dawanayaa 2022 /11/4 hees xasus qaliyaa igule

  • @AhmedSahal1
    @AhmedSahal1 Před 4 lety +4

    Waar yaa 2020 dawanaya sanadka labatanka labatanka

  • @badrudiinibraahim9968
    @badrudiinibraahim9968 Před 4 lety +1

    Yaa ila daawanaya inta Axdiga carona daawanaysa like saar from Kampala Uganda 🇺🇬

  • @asmaahmed9225
    @asmaahmed9225 Před rokem +1

    Af malab Uurkana mariiid Alle hanaga mooso ooo mcnow mehersigeena malaaig Hamaamulan 💋🖤❤ Erayo mugleh io Laba fanaan oo qiimo leh ❤😍😍😍😍

  • @Weris01
    @Weris01 Před rokem +13

    I always listen this great song every beginning of the year❤️🥰
    2023✨

  • @xamdisiciid228
    @xamdisiciid228 Před rokem +2

    Adoon muhashada maldihin mareegtan kugu jiraa marwoy muxibada jacayl misanka adaa hayee sidee mugdi kaaga galay axyaa erayo 😘😘 16/9/2022malin sabti ah anoo sarirtyda jiifa sacadu 10:28 kkkk iska falaad lee inta u qoray wixii iga danbeeya jacaylka muskiyo ooda u adkeeya😘🤣

  • @zuhrapea
    @zuhrapea Před 2 lety +3

    time 11:23
    date Wednesday /2 February /2022
    Habeen jacyl xasuus iii ahaan doontaa
    💯💯💯💯🥰❤❤❤

  • @user-ul8iz8uo7f
    @user-ul8iz8uo7f Před 5 měsíci +1

    adaa mankiyo qalbiga jacaylkaa ku mayracoo mutaystay inan ku tabeee hamoodin inaan maqnee xuskiyo oda uadkee
    muntaz abdeeeq c\salaan
    🥺❤

  • @Kbsl621
    @Kbsl621 Před 2 lety +8

    I have never every forget that time I heard this
    Absolutely amazing I love song

  • @khadarmaxmuud8152
    @khadarmaxmuud8152 Před 2 lety +2

    Alle ha unaxariisto amiin 😭😭😭😭😭😭😭 cawke

  • @khalidAbdilahi-cb1rx
    @khalidAbdilahi-cb1rx Před 2 měsíci

    2024 intaa dawanaysa isoo raaca

  • @Qaraamichanel241
    @Qaraamichanel241 Před rokem +2

    Ano fadhiya dhagaysanaya ciyalki danbow stil now😮😅

  • @munahussein3055
    @munahussein3055 Před 4 lety +4

    2019 aya ila dawanaya😂😂