Cadayntii Nebinimada Rasuulka CSW Sh.Mustafe X Ismaaciil

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2013
  • Kala Soco Muxaadarooyin iyo Duruus Cusub Channelkan Baraarug Media
    / baraarug2011
    Sidoo kale ka Dhegeyso Quran,Tafsiir,Muxaadarooyin iyo Kutub www.baraarug.net

Komentáře • 68

  • @abdikarimali3144
    @abdikarimali3144 Před 4 lety +2

    Malikul Mulk
    Thul Jalali Wal Ikrann
    Thul Cashril Majiid, Faculun Limaa Yurid
    Ar-Rahmaan Calamal Quraan
    Laa ilaaha ila laahu Wahdahu laa sharika lahu lahul Mulk Walahul Hamdu Wahuwa Alaa Kuli Shay’in Qadiir.
    Ameen Ya Rabi
    Muhammad SCW
    Hasbuk Barakallahu Fik Jazakallahu Khayr Sheikh Mustafe Xaaji Ismail

  • @saidhaye5343
    @saidhaye5343 Před 7 lety +7

    aaqirana abaalkaga janatul firdowsa haka dhigo shaqada ad ino haysana ilaahay cajas&quus midna kama galiyo kuwad ku faraxdo rabina kugu abaal mariyo miro ka aflaxana inagana hanaga yelo aamiin aamiin

  • @ahmednurmohamedhashi9046

    Ilahay ha ku xafido Amin Shiikh key guyoow

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa Před 4 lety +4

    Maashaa Allah . Ilahay Janada hanagu kulmiyo dhamanteen. Nabi maxamed Scw

  • @omarmohammed5739
    @omarmohammed5739 Před 6 lety +8

    #TAQWALLAAH_تقوالله
    (وَاتَّقُوا اللَّهَ وَاعْلَمُوا أَنَّ اللَّهَ مَعَ الْمُتَّقِينَ)

  • @hamseadam670
    @hamseadam670 Před 9 lety +2

    Mansha alh sheekh mustafe ilhy cimriga hakuu siyaadiyo adeer miisanka xasanaadkana hakuugu daro waxad noo soo jeedisay muxaadaro qiimo wayn xanbaarsan rabi ku Wii wax ku qaato ha naga yeelo aamiin aamiin aamiin aamin aamin

  • @maxamedcabdicali5859
    @maxamedcabdicali5859 Před 3 lety +1

    cadeyn ti nabi maxamed scw scw amin amin sheekh mustafa xaaji ismacil Harun alaha xafido kusiliya Nabi maxamed scw scw scw scw waxan alah sub xana Wa ta cala ka bari nay caala mul Islami Lagu xukumo Kitab ka quran ka Karim ka ah amin amin scw scw scw

  • @TK-fe2me
    @TK-fe2me Před 6 lety +12

    Allaha kaa abaal Mariyo, Sheikhul Islaam Mustafa I. Harun. Annagane siiradii Xabiibkeena (Mohamed SCW). Allaha nagu anfaco.

  • @omarmohammed5739
    @omarmohammed5739 Před 6 lety +3

    Jazakallaahu Khayran WaAxsanalaahu Ilayk Shiikhanal Faadhil Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun Xafidakallaah Fidunyaa Walakhirah

  • @abdullaahicascasey4535
    @abdullaahicascasey4535 Před 5 lety +2

    Eebboow(Swt)
    ha ku badbaadiyo Aduun iyo Aakhiraba.

  • @mohakulane3735
    @mohakulane3735 Před 7 lety +2

    Ajar iyo xasanad aan lasoo kobi karin Allah ha ku abaal mariyo sheikh Mustafe Aamiin

  • @maxamedcabdicali5859
    @maxamedcabdicali5859 Před 3 lety

    Sheekh mustafa xaaji ismacil Harun alaha xafido kusiliya Nabi maxamed scw amin amin waxan alah sub xana Wa ta cala ka bari nay in adunka o dhan Lagu xukumo Kitab ka quran ka Karim ka ah amin scw waxan alah

  • @khaalidmaxamed8798
    @khaalidmaxamed8798 Před 5 lety +2

    Masha Allah tabarakallah,, jasakumullahu khayran sheekh mustafe xaaji haaruun alle ha ku xifdiyo anagana alle ha nagu anfaco Siiradii rasuulkeenii ( Muhammed ) Scw Scw Scw aamiin yaa rabi

    • @zhavicimohmett6558
      @zhavicimohmett6558 Před 4 lety

      3💕💕💕💕💕💕💕😎😎☺️😎😎😎🍑🍑🍑🍒🍒🍑🍑🍑🍓🍒🥔🍒✨✨🎈🎈🎈🎈🏔🏔🏔🏝🏔🏔🏔🎈🎈🎈🎈🎈🏔🏔🏔🏔🏔🏔🏔🎈🎈🎈🎋🎊🎗🎫🎃🎉🎃🎃🎃🎗🎁🎍🎍🎍🏔🎚🚻🇦🇼

  • @kaltoumwaiss2763
    @kaltoumwaiss2763 Před 5 lety +1

    Mashallah illhay janatuul firdowsa acla haa kuu geeyo smiin

  • @ifarxmohmmed3610
    @ifarxmohmmed3610 Před 5 lety +1

    mansha allah rabi ajar iyo xasanad hakasiiyo sheekh mustafe scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💕❤💕💕

  • @asrapilplayer9473
    @asrapilplayer9473 Před 4 lety +1

    Mshlah Tabarakalah sh.mustafe haji harun alle haku hafido anagana hanagu Anfao

  • @EngAbdirahmanHaji
    @EngAbdirahmanHaji Před 10 lety +2

    Mashalaah ALLAAH haku xifdiyo shiikh Mustafe, waad mahadsantahay Abdifatah hassan.

  • @richardadamwais9734
    @richardadamwais9734 Před 7 lety +9

    from djibouti machallah i love the history ours beloved may allah bless you

  • @sahrobeuty546
    @sahrobeuty546 Před 3 lety +1

    MashaAllah shukran sheq allah ka abal mariyo

  • @user-ur4kf5np3v
    @user-ur4kf5np3v Před 5 lety +1

    Masha allah .
    Ilaahay ha inagu anfaco .
    Shiikhana ilaahay ha xifdiyo .

  • @calicabdinuur1380
    @calicabdinuur1380 Před rokem +1

    maasha alaah

  • @saidhaye5343
    @saidhaye5343 Před 7 lety

    acw ilahay ajar&xasanad haka siyo inagana kuwa ku aqli qaata haynaga dhigo fahanka anu ka kordhisanayna ku ka balaran aduunka alah haku siyo inagana xaqa hayna garansiyo aamin

  • @ahmedmahamedyuusufyuusuf8119

    Ilaahey ha ku baariko sheekh

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 Před 3 lety

    Jazakalah sheekh

  • @aliismail5622
    @aliismail5622 Před 7 lety +2

    alaahu akbar ilaahoow dembigiisa dhaaf if iyo aakhIROBA

  • @ahmednurmohamedhashi9046

    Cafimad iyo cimri dheer

  • @ahmednurmohamedhashi9046

  • @saidabdi9439
    @saidabdi9439 Před 8 lety +4

    masha allah ustaad keena mustafa ismail haruun

  • @user-hl5of6wn9y
    @user-hl5of6wn9y Před 2 měsíci

    Masha allah❤❤❤❤

  • @mohamutbareeejoz9868
    @mohamutbareeejoz9868 Před 8 lety +1

    jazakallah shiikhuna Mustafa

  • @sabrinayounisaden6413
    @sabrinayounisaden6413 Před 6 lety +1

    JazaakAllah khairan sheikh.

  • @mymesqad9819
    @mymesqad9819 Před 5 lety +2

    Ijazakallah kheyr Sh.Mustafa SCW SCW SCW . fiicnaan lahayde inuu Abii Jahal Malaa"igtu Cad cad u gooyso kuwa gadaashiis ku dayanaya ayaa laga badbaadi lahaa

  • @safwaanali7186
    @safwaanali7186 Před 7 lety +1

    ilaahay hakaaa awaal mariyo aduun yo iyo aqiraba

  • @mohadanibol5655
    @mohadanibol5655 Před 3 lety +1

    Allahu akbar

  • @eidosmaan2123
    @eidosmaan2123 Před 10 lety +6

    فـالعالـمون العامـلـون بعلمـهـــم * بـاقـون مـا بقيت هنـاك سـمـــــاءُ
    لـله طـوعا أوقـفـوا أبدانـهـــــــم * ولِـنـشـر ديـن الله هـم أُمنـــــــــاءُ
    فهُمُ المصابيح التي نُبصر بهــــا * إن داهـمـتـنـا لـيلـة ظلـمــــــــــاءُ
    SHeikh Mustafa xaji Ismail Harun,Allah cimriga haw siyaadiyo, Miisaanka xasanaadka hawguna daro dadaalkiisa dacwadeed ....aaamin

  • @cabdulahiaxmed5882
    @cabdulahiaxmed5882 Před 6 lety +1

    sheeq mustafa xaji usmaaiil xafidahu laah

  • @mohamudosman7073
    @mohamudosman7073 Před 2 lety

    Allah haku xafido

  • @liverpool201071
    @liverpool201071 Před 4 lety

    Jazaaka llaahu kheyr

  • @yusuufadan6802
    @yusuufadan6802 Před 5 lety +1

    Mashah allah sheekhunaa

  • @abdisalanfarah9487
    @abdisalanfarah9487 Před 4 lety +1

    Csw xabiibullaah csw xabiibullaah csw xabiibullaah kuwii raaca Allah heynaga dhigo

  • @ahmednurmohamedhashi9046

    Axmednur seyga rushka noloow Shikheygiyow

  • @anwarhaaji6411
    @anwarhaaji6411 Před 4 lety +1

    Scw

  • @blackboy-lf8rr
    @blackboy-lf8rr Před 5 lety +1

    jazaakalaah💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 Před 2 lety

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @JiheeyeYT
    @JiheeyeYT Před 6 lety

    Allah hanoo xafido Sheikh Mustafe

  • @mohamedengland8187
    @mohamedengland8187 Před 5 lety +2

    ALLA WAX DHOWRA SAX

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 Před 6 lety +1

    Mansha Allah sheeq mustafa

  • @nuuraomar297
    @nuuraomar297 Před rokem

    City

  • @khadarismaciil8044
    @khadarismaciil8044 Před 4 lety +1

    Mash Allah

  • @abdelfatahguled7913
    @abdelfatahguled7913 Před 7 lety

    illahay cimriga iyo cafimaadkaba ha ku dheereyo sh.mustafa ismaacil jasa,akumullahu kheyra jasaa.

  • @jiilkacusubarooryo4474

    Shiikh mustafe allaah haku xifdiyo

  • @cabdulahiaxmed5882
    @cabdulahiaxmed5882 Před 6 lety +1

    baaraku laah

  • @mouktarm.6221
    @mouktarm.6221 Před 7 lety

    mashallah sheikhuna jazakallahu kheyr

  • @ahmednurmohamedhashi9046

    ILAHAY HAKU XAFIDO SHIKH MUSTAFA ADUN IYO AKHIRABA AMIN

  • @maheryare332
    @maheryare332 Před 4 lety

    Rho

  • @mahamudnur1582
    @mahamudnur1582 Před 5 lety

    Ilaa iminka manan garan ujeedka dhowrka qof ee disliked yidhi!

    • @xafiidhabdalah9073
      @xafiidhabdalah9073 Před 5 lety

      Gaalo weeye oo ukeedkoda yahay diinta magaceeda hoos u dhigaya

  • @simonkabaskova9911
    @simonkabaskova9911 Před 3 lety

    Kabatí

  • @safwaanali7186
    @safwaanali7186 Před 7 lety +1

    ilaahay hakaaa awaal mariyo aduun yo iyo aqiraba